SAGAL OO KU GACANSEERTAY FAADUMO BARAMBUR ,

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 чер 2024

КОМЕНТАРІ • 39

  • @bassflix5982
    @bassflix5982 2 дні тому +5

    Nagta suasha la waydiiyey somali ma taqaano wadar iyo waxid yaa walan😂😂😂 waxid ayaa walan oo Hal qof ah WADAR WAA DAD BADAN OO GAMAC AH ee ha la saxo qofka markii ay somaliga qaldan inshallah🤲🏽. Sucdi iyo teamkeeda we love you❤

    • @Xilkas0000
      @Xilkas0000 День тому

      Wadarbaa waalan maxay tahay😂😂

  • @user-qk7yj5zm2e
    @user-qk7yj5zm2e 2 дні тому +5

    Qof taakurusalaad ah siduu unoolyahay aniga waan yaabey

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 2 дні тому +6

    Sagal maxay is qaad qaaday 😂😂😂😂
    Naa is hubso

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 2 дні тому +2

      Meeshey isu maleysay ma jirtay waxaasan daawan jiray sorry

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 2 дні тому +2

    Sagaleey ayeeyo macaan gabadha walaasha sinafa ku xaliya dad is fah maad aheyd deene ayeeyo yaal layku kii dirin ooshaydaan idinka dhexe shaqeysan

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 2 дні тому +5

    Sagal caybadanaa mee ninkeedi maxuu u qabsan waayay.

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 2 дні тому +3

      Qof weyn waaye sidey u hadashay waa qaadan waayey

    • @bashiircabdisalaam6302
      @bashiircabdisalaam6302 День тому

      nimanka marexan nagahooda aad ayey uga danbeyaan saax iyo khalaad kuliba dhawr good Ryan arkeey

  • @anabellarobleh1077
    @anabellarobleh1077 2 дні тому +2

    Ano réer djabuti ah aya sucdi wata wayo somalino naga badan

  • @Rustus47w5w8Hfzjts5sakus
    @Rustus47w5w8Hfzjts5sakus 2 дні тому +1

    Daad biisiinka laaagu agmaariijiiraay baad xaafaadooda taag taay sucaadeey.

  • @mamaduaa477
    @mamaduaa477 День тому

    Ascwb Alaah ka cabsada dhamaanteen aan ka Cabsano tal labaad ha Kamala xishoo no oo ha la qariyo ceebaha Muslims qofkii Astro ALAAH ayaa centroids Astro Aduun iyo AAKHIRo Subxaanaka yaa cadiim jzklq ninja hadlaayo Adeerkeed dhalay maashaa alaah Waa Akhiyaar jzklq

  • @zaniabdi9557
    @zaniabdi9557 2 дні тому +1

    Habertaan naasaha Ruxeysaa yay ka awood badentahey . Sagel ureyso

  • @AhmedMohamed-bo6ss
    @AhmedMohamed-bo6ss 2 дні тому +2

    War gabdha diindda bar haad ader utahay

  • @kaahofarah5521
    @kaahofarah5521 2 дні тому +3

    Filmku sucdiyuu ku shidnaa

  • @rahmahassan7793
    @rahmahassan7793 2 дні тому +2

    Isla waynaa naagtu😮😅

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 2 дні тому +1

    XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 2 дні тому +4

    سبحان الله
    Salaada qof ka tagay ma noola

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 День тому

    😂😂😂😂😂wadar walan 😂😂😂

  • @aminaidris426
    @aminaidris426 22 години тому

    Salaada ilaaheey baa ku leh hadii aad u naseexeyso oo tuko aad tiraahdo waa wax fiican laakiin wixii idin dhexyaalo xaliya dadka qax qabiileynaya walaalalayaalow arintaan wanaag ku dhex gala

  • @user-jl9wy2mb9u
    @user-jl9wy2mb9u День тому

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @AhmedMohamed-bo6ss
    @AhmedMohamed-bo6ss 2 дні тому +2

    Sucdiokabahalatulmartaysagal

  • @l.dzheif3252
    @l.dzheif3252 18 годин тому

    Sagal is daji abye wa Dadki garabtka aad shalay wada shaqaysanayseene dahir warkisa iska daa

  • @l.dzheif3252
    @l.dzheif3252 18 годин тому

    Kkk naga warsug iyo I qabsoontay oo ma dahir ayaa dhalay dad wada mental health ah war away wadanki dadkasi iyaga cayshoow milix ahaaye

  • @MohamedAhmed-rt3tg
    @MohamedAhmed-rt3tg 2 дні тому +2

    sagal somali ineysan tukan beesha caalamkaa og

  • @Malyuunabdullahi-ji6ft
    @Malyuunabdullahi-ji6ft 2 дні тому

    Su mash aan qabo waxa weeye sagal salldead ma marak is dagasheybey salad lagan noqoday shalayab ma oran jirin mid kle salad alle ku leh adiga dhibak ka hadal waxa kama kalin salad alla iska alla kula sibtamayo viyosk male qaldan buu ka kalay imaanak alla haku galiyo

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 17 годин тому

    Yaahuu boqolkee fiqi muxmed kkkk baa boqolaa yaayah waa aduunyo gadoon walee

  • @l.dzheif3252
    @l.dzheif3252 18 годин тому

    Salaada iyo soonka Alle ayaa ku leh ee dantada ka hadal kkk sagal wa imtixaan sucdi iyo sagal walalo ayad tihiine qabiil na hadi u wax tarayo soomaaliya ka firiya

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 День тому

    Sagal iyo sucud hada isa dakal maxa qabil lo caya caba wye waxa shalya marka is barysan ma qabil ba is kin barya ay is bartay war xishod o ilahay ka cabsad

  • @shukridaahir9537
    @shukridaahir9537 2 дні тому +1

    Sucado waa dooqan wallhi qabil waxab kuma taarayo ee dadka haa isaaga dheelin

  • @zeynababdullhizeynab1769
    @zeynababdullhizeynab1769 9 годин тому

    Maxakamed wa tii ilaahay wll wax maxakamed o jirtana malahan. Maxakamed kulahaa uff

  • @user-yd8ej6by2o
    @user-yd8ej6by2o День тому

    Marba hadii salad la aan tahay qalaas wey iga dhimaty

  • @SamiyaSiman-cm5jv
    @SamiyaSiman-cm5jv 2 дні тому

    Sagal wet iscebeysay

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 2 дні тому

    Sucdi Naagahan waalan oo KANINIGA QATAAN yeey kugu DIRIN Sagal yaa h Sababta Adiga iyo Sagal idinka Saxiib Aheeden haddana Heshiin kartiin oo Qof Walba Wuxu Rabo sameysanayo 👍🏻👍🏻👍🏻 NAAGAHAN Dibada jooga yeey Been ku Sheegin Qaarkood KURYO MA QABAAN NAAGO AYEEY QADAAMADO EEY U YIHIIN 👍🏻SUCDI ANIGA IMA TAQAANID LAKIIN HABAR YARTEY AYAA TAHAY WAXAAN KU SHEEGIN WAX RUN AH DANTADA RAAC DADKAN HA MAQLIN PLEASE 🙏🙏🙏🙏 ANIGA WAXAAN AHAY OSMAN MAHAMUD👑🇸🇱💞 HOOYADEY WAXEY KA DHALATAY SACAD SACIID QOLADII UGU TAAJIR SANEED OO SHIRKADA KU LAHEED ITALIYA ILLAA FRANSISKA KA JOOG SHAQADAADA WADO QOFNA HA MAQLIN YEEY KU WALIN NAAGAHAN MAGAFE SOO KUFSADAY 😡ADDUUNKA WAXAAN UGU JECLAHAY REER ABTIGEY ❤❤❤❤❤🙏🙏🙏

  • @Sara-bl1vn
    @Sara-bl1vn 2 дні тому

    Candho ruufiyan 😮

  • @ubaxjaamac8777
    @ubaxjaamac8777 День тому

    Dhilo sagal iskafaan

  • @zaniabdi9557
    @zaniabdi9557 2 дні тому

    Sagel Lacag denbe ka sameynmeyso . Succdi

  • @zahramohamed4883
    @zahramohamed4883 День тому

    Sagal waa nacas