Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

HANNA PARANTA OO DHAARINEEYSA GEBEDHII QASHINKA LAGU RIDAY AYEEYDEED!! YAABKA ADUUNKA!!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 лип 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

КОМЕНТАРІ • 35

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +4

    ua-cam.com/video/f40thDkdllI/v-deo.html
    ASXAABTEEYDA CHANNELKAANA WAAD NAGALA SOCON KARTAA, SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TA HANAGA HILMAAMIN!

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому +7

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @kaltunsaxansaxochannel6650
    @kaltunsaxansaxochannel6650 Місяць тому +3

    Walal macan nimco shekadan way iga murgisay markan arkay waxanse la yaabay ninkan hel gabadha waan dhalay ee sidan u hadlaya xitaa haduu dhalay waaba cabsi cabsi yaa aabe ka dhubanaya subxanallah anigu gabadha yar ka carar baan odhan wuxu u eg yahay madhar. Aad baan kuu salamay nimco sharafey Walal ❤❤❤❤❤❤

    • @Aziiza_A
      @Aziiza_A Місяць тому

      Wuxuuba leeyahay hooyada gabadha dhashay aya wax qastay oo ka qarineysay ninka hada qabo maxaa keenay iney qariso bisinka😢

  • @sahrahuseen5307
    @sahrahuseen5307 Місяць тому +1

    Wan ku salamay abaayo ayeyd waxabey qarinesa Subhanlah

  • @AhmedAweis-io5jh
    @AhmedAweis-io5jh Місяць тому

    fikirkeyga, Ninka Nuur, 1- wuxuu qalad ka galay gabadha yar uu ogaa inay Aabbo leedahay uu ka dhigay qof aan Aabbo lahayn waliba ka Been Abuurtay gabadha Hooyadeed, 2- waxaa ka fahmay inuu gabadha Rikaato ku heystay marna Familka gabadha ku Marin habaabiyay inay gabadha dhimatayoo ay Diyaaradd la dhacday , gabadhana uu ka dhaadhiciyay inaysan cid lahayn Dadkeeduna ay naceen,3- waalidka gabadha dhalay waxay sameeyeen mas'uuliyad daro weyn iyo dayaca waqtiga dheer ee gabadhooda.

  • @user-wn9ez3mw9v
    @user-wn9ez3mw9v 21 день тому

    Gaajada iyo coladaha waxan aa laga dhaxlaa laakin Somalida ma rabto inay barato siday uga bixi lehed😢!.
    War, wabaa, waali, isku dir iyo waxan faiido leheen eey waqtigodi ku qateen.

  • @munaismail2019
    @munaismail2019 Місяць тому

    Ilaa hada kama fahmin Hooyada Gabadha dhashay inay rabto haday rabaan waxay ogaadeen siday sheegeen 2022 kii haday Daacadyihiin oo rabaan Gabadha maxay dib uga noqdeen

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 Місяць тому +1

    Waxaa fiican in labada dhinac la dhageysta seef laboodka reer tiktok

  • @nasrayasin4472
    @nasrayasin4472 Місяць тому

    I feel bad for the poor girl! Waaa la isku dulhaystaaaa . Gabadha yar gabadh fiican oo edeb leh u eegtay. They gave her mental damage.

  • @user-mp5bi5nj7i
    @user-mp5bi5nj7i Місяць тому +1

    Rerkan wax badn bay qarinayan gabadha ilhay ha ugargaro ayeyo warkeda mafadhinin difac bay kujirty ilhaow xaqa so igtiimi

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Місяць тому +1

    Subxanallah somali melay u socdan yaabadana

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому +2

    Wcs walshey naima allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh yaab umadan allh haso hanuniyo acdubilh subxanllh subxanllh subxanllh

  • @fadumaabdiduale1624
    @fadumaabdiduale1624 Місяць тому

    Waxaa noo cadaaday naciimaay in lacag larabo oo reerahu is yaqaaneen awl horaba .😮😮

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 Місяць тому

    سبحان الله 😮
    نعيمه اخر الزمان

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla Місяць тому +3

    Kkkkkkkl hana waxdhaarinaysa waa yaab

  • @nasrayasin4472
    @nasrayasin4472 Місяць тому

    Hanna is dramatic, hooyadi waa dhaaratay maxaa kaga celcinaysaaa ?

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 Місяць тому

    Was.Mt beautiful 😊

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed Місяць тому

    Masha allha abayo naciimo mafahmin sheekadan

  • @omarkhaali556
    @omarkhaali556 Місяць тому

    Sidey wax udhaarineyso ayaaba qaldan naagtan Hanna ladhahaa, dankale ayeydan iney meeshan sookorto uma qalmin hadaa is hubto waxa lasheegaa been ey yihiin waalaga aamusaa

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 Місяць тому

    Waxaa funny ah in dadku dhahaan had iyo jeer waa la ii soo share gareeyey clip kaan iyagoo sali u dhexyaal baraha bulshada oo risiqooda ka shaqaysta hadalka dadka in ay shaandheeyaan

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 Місяць тому

    Naima falanqeyntaada ayaan sugeynaa warkooda waa aragnay.

  • @fadumaabdiduale1624
    @fadumaabdiduale1624 Місяць тому

    Dadku waa dad is wwada gara naaya eee maxay markii hore isu raadin waayeen .
    Xagee talefoonada laga sooo guray dad waligoodba iska war haya ayay u eg yahiin .

  • @bellasharif9501
    @bellasharif9501 Місяць тому

    Iyaa aboow war kaan waraa ku dhiman.

  • @fadumaabdiduale1624
    @fadumaabdiduale1624 Місяць тому

    Allaylahe. Koonfurtii waa u dhamaatay waxaa laga adee jiyey daahir iyo hana .
    Waxaanse la yaabaa dadka labadaas maxkamada u yaqaana .jaaamacada magaalada aan degenahay horteeda waxaa seexda 3 shahaado nin haysta .
    20 sano ayuu jaamacada madax ka ahaa 3 habsan ayuu yeeshay markaaas ayuu ka tegey noloshiisii .waxaa fiican kaas in madax wayne loogas dhigo .waayo isagaaba 2 daas dhaama .

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 Місяць тому

    Yasir ale
    Illaahow na mooti adunyo nin joogow maxa araktii kulabaan.
    Illaah ha uu gargaaro gabadha yar iyo ilmaheda.

  • @nasrayasin4472
    @nasrayasin4472 Місяць тому

    Bal dadkan eegaaaa , kabasoo Qaad inay ninka uga tagtay gabadha oo Qashin lagu Ridin , maxay 20+ ugu soo noqon waayday gabadheeda oo u kaxaysan waaayeen ??

  • @Abdi123m6
    @Abdi123m6 Місяць тому

    Reerkan gabadha way dhaleen lakiin had m rabaan sid ka muuqata hadalka ayeeyad waxayba rabtaa in ay gabadha ayr u hanjabto 😮bisinka

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Місяць тому

    Ax somali rafaday hooyo wax dhashay ayanu ulnimo ku kaxaynay weliba nin leh waa inay qaan gaarto hadii kale nin iyo ilmo uma dawoon karto nuurna islantisa wu jecelaa

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 Місяць тому

    Wcs.My beautiful 😊

  • @nasrayasin4472
    @nasrayasin4472 Місяць тому

    Hhhh. Hana tiiyo tissue ilin beenbeena iska Masaxaysa Ayaan ku idhi stop it , block ayay isaartay !

  • @hsaksa8264
    @hsaksa8264 Місяць тому

    Kkkkkkkkkkkkk

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 Місяць тому

    Waa aren't lalayaabo.

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Місяць тому

    Soray nuuriw