Ciidamada itoobiya maxay ku soo kordhiyeen dalka, ciidamada masar ee soomaaliya imaanaya, fursada

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024
  • Ciidamada itoobiya maxay ku soo kordhiyeen dalka, ciidamada masar ee soomaaliya imaanaya, fursada soomaaliya, maxuu xambaarsanyahay heeshiiska qaahira iyo muqdisho?
    Xil. Hore Zakariye Xaaji ayaan wax ka weydiinay sida itoobiya dalka ku soo gashay & xadgudubkeeda madaxbanaanida soomaaliya.

КОМЕНТАРІ • 2

  • @mohamedkhalif9895
    @mohamedkhalif9895 День тому

    Sakariye ruug caddaa siyaasadeed taariikhna ku leh halgankii itoobiya looga saaray muqdiaho sanadkii 2009 ki allaha ku xafido xildh

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 День тому

    Sakariye,waa runtii Somalia way isdifaaci karta,Masarna danteena ka aragnay sida hubka.