WARARKA SOOMAALIDA: SAFARKA XASAN SHEEKH EE ERIREA + SOMALILAND + BALLIDOOGLE + JIGJIGA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 11

  • @FalastiinUpduqadir
    @FalastiinUpduqadir 27 хвилин тому +1

    Masha allaah guuuul umada somaliyed ❤

  • @OglaMohmed
    @OglaMohmed 18 хвилин тому

    Masha allah Guul♥️🇸🇴 somaaliya

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 2 години тому +2

    Waan dadaaleynaa ee waa inaan u adkeysanaa nolosha adag ee aan ku jirno.
    Dal kasta oo horuu maray wuu soo maray noloshaan adag lkn shacabkooda iyo dawladooda ayaa isla jaan qaaday oo madaxdooda dhiiri geliey oo la shaqeeyey oo u samray dhibka

    • @mrniceguy8663
      @mrniceguy8663 Годину тому

      Dalkii dowladle baa kabaxsada balse ded camar dowlad utahey mahagaago

    • @FalastiinUpduqadir
      @FalastiinUpduqadir 27 хвилин тому +1

      waxad u ektahay oromo😂😂😂😂

  • @SugeAle
    @SugeAle Годину тому

    Abaar iyo gaajo Allaha idinku rida been badanaa in ay umada niyad jabiyaan ayeey rabaan Kuwa dhahaya gaajo ayaa jirta qolada Aan u aqaan #qasaarada #Midoow #day ayaga ayaa lugaha qabtay duli Allaha badee

  • @MustafeAhmed-n5r
    @MustafeAhmed-n5r 22 хвилини тому

    Taasi waa shaqadii kulmiye e wax
    Kale mahayaa

  • @abdimuktar3153
    @abdimuktar3153 43 хвилини тому

    I am surprised that everyone who holds the office of the UN began that "in Somalia, there is famine, drought, floods and insecurity," which is to make money from the UN top staff like James sworn..

  • @abdisamedibrahim
    @abdisamedibrahim Годину тому

    Wasiir.
    Kaahin
    Beenaale

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 Годину тому

    Hassanow koox reerkiinaa dal xoreyn meysee meeye gorgor iyo duufaan haramcad waadigii cadow uloogey ka adeejiyey TikTok iyo. Mahad salaad
    Maxishoode aan qajilin Hassan shiikh

  • @ismaciilmaxamed3102
    @ismaciilmaxamed3102 2 години тому

    Ree soomaaliland ufiirsada hbn xaqiraadda inagula kaco xittaa isma oga sorry???!!!