MAXAA LAGU HAYSTAA DIYAARADAHA XIL. ZAKARIYE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 130

  • @naimoelmi4856
    @naimoelmi4856 3 роки тому +3

    Qays waan u xiisnay ee noosoo badi barnaamijyada

  • @wacanepro3496
    @wacanepro3496 3 роки тому +2

    keep going big brother

  • @harunsheikh8520
    @harunsheikh8520 3 роки тому +4

    I missed ciribey. Welcome back.

  • @xafsomohamed3783
    @xafsomohamed3783 3 роки тому +3

    Ayaale waad mahadsthy lkin qays waanin waxabdn oge yaalg waayin hanoolaato

  • @abdiharman7451
    @abdiharman7451 3 роки тому +5

    DUQA ZAKARIYE DHAGO-LIBAAX AYAA LOO DHIIBAY, FARSAMO KALE BEERIHIISA HA KU XALISTO, BAABUUR QARXIS AYAA DADKII LAGU BAAB'IN JIRAY, SHEEKO DRONS YAAN SOOMAALI LAGU GAADIN.

  • @lulali6059
    @lulali6059 3 роки тому +1

    Welcome back qeeys ciribey ! I like this guy interview

  • @haa7643
    @haa7643 3 роки тому +2

    📌 Weli *1K* ma aanan gaarin ee maanta waa Jumca Allah dartii xargaha u so goosta oo *3M* i siiya . Allah idin barakeyo.👍🕋🔝

  • @dalkeenaguul6442
    @dalkeenaguul6442 3 роки тому +1

    Hanoolaato waan ku salaamay, waxaa fiicnaanilahhayd in aad si toos ah u wareysatid (XIL. ZAKARIYE) Maxaa yeelay asaga ayeey quseesaa, waxaase cajaa'ib ah in uu nenkaan ninkale Businesskiisa uu leeyahay ii shheeg wax walba, miyeyse aheen arintaas aqli-xumo. mahadsanid.

  • @musea.jimcale2014
    @musea.jimcale2014 3 роки тому +4

    Wuxuba waa sheeko baraley lagu marin habaabinayo bulshada
    Ogaada kiisas la galay ayaa la rabaa in lagu qariyo
    zakariye waa CBB.

  • @warbaahintadhacdo7560
    @warbaahintadhacdo7560 3 роки тому +1

    War sxb Qays soo laabasho wanaagsan. Fallanqayntaada waanba u xiisnay.

  • @AliAhmed-pu8pk
    @AliAhmed-pu8pk 3 роки тому +2

    Thank you guys. This is a prove that we have long way to go as people who share same jurisdiction. It teaches us even the parliament member who we rely on don't know what can be imported or not. It may tell us this electronic units may already arrived in different airport. We need real goverment who we can trust. We have to dissociate ourselves from any politica unit below real republic.

  • @abdirizakdhoodhe9136
    @abdirizakdhoodhe9136 3 роки тому +1

    Welcome Back Qays Ciribey🙏
    Sallamulah Walal Ayaanle Xuseen Abdi🤝

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 3 роки тому +1

    Finally Qeys Ciribeey wuu soo laabtay😍🥰

  • @dalkeenaguul6442
    @dalkeenaguul6442 3 роки тому +1

    Fatlan inta iskuday in aad si toos ahh u wareysatid (XIL. ZAKARIYE) channal kaaga mahadsanid.

  • @sheikdeeq5915
    @sheikdeeq5915 3 роки тому +5

    Zakiriye dawlada ayaa dirsatay aduunka ayan lagu jahwareerin hayaa

  • @alalialmaqribi4188
    @alalialmaqribi4188 3 роки тому

    Halkuu ka keenaa shakhsi lacagta iya miizaaniyada lagu buufinaayo beeraha???

  • @nomadsstar
    @nomadsstar 3 роки тому

    Waa cajiib

  • @bestmayraaled8077
    @bestmayraaled8077 3 роки тому +2

    Aniga Waxay ila Tahay Diyaradaha Drone Ka Ah Waxa Keni Karo Dowlada Bes Xildhiban Kii Hore EE Zakariya Waa In La Xiraa

    • @sheekadaDahab
      @sheekadaDahab 3 роки тому +1

      Exactly. Xattaa wasiir inuu keeno waa qalad. System ayaa leenahay dowladda ayaana masuul ka ah arimahaan oo kale

    • @arahman7020
      @arahman7020 3 роки тому

      Sabab?

  • @kaahiyekaafi201
    @kaahiyekaafi201 3 роки тому +1

    sakariye arinkiisu waa RAAD GADASHO. waala is wada ogyahay.

  • @mariamab5746
    @mariamab5746 3 роки тому +2

    maya waa sheeko cusub kuwa ka qaatay iyo asaga weey is ogyihiin dadka ayaa lagu layn rabaa ee ilaah umada haka qabto shartooda oo maqaraxii dhulka ayaa dadka ku filnaan waayey walaahi anakaa yaab aragnay

  • @mariamhaji2132
    @mariamhaji2132 3 роки тому

    Asc walal hadii aad darog dalak keenato ma waxad rabat in laaga iibasado? Marakad ladahay lacagha loo casho ma waxad rabat in qof walib waxa uu rabo kaano maxa keenay hadalkaasa.

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 3 роки тому

    ayaanle waxaa kuufiican in aad sekeriya toos uwaraysatid midkaan asaga a is cajabiyay

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka2578 2 роки тому

    Zakariye waa khaain

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 3 роки тому +2

    HI I'm the first one that liked your video 😂

    • @hagal5522
      @hagal5522 3 роки тому

      I'm the Frist dislike

  • @qureaashadnan8756
    @qureaashadnan8756 3 роки тому +1

    Frist one

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 роки тому +2

    Zakiriye wa nin magcisa lagu soo qorety waa in la waydiiyaa waxa somaliya oo dron shaqo ku laheyn ama cirkaba wx u geeyye

  • @rajowayn5407
    @rajowayn5407 3 роки тому

    Qays waa mucaaradnimo warkiisu

  • @ayaanali8203
    @ayaanali8203 3 роки тому

    Qeys iyo ayaanle wan idin salaamay shaqo wanagsan ayad ino haysaan wan idinku xisaabtanaa mustaqbalkana qeys waxan ka sugaynaa in uu madaxda wadanka ka mid noqdo

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 3 роки тому +1

    Waa O'Day ku wareeray siyaasada soomaliya haddaba wuxuuva keenay Drins ha la ilaaliya ummadda Soomaliyed waxa ku Soo vbatay cudurkas waalada bir yaan la isugu dhiibin qorigi ayaa call loo la yahay ka waran diyaarada.Drins odaygu. Ha laga fariisiyo ummadda waa digdigle ku wareeray siyaasada soomaliya.

  • @mohamedaden8748
    @mohamedaden8748 3 роки тому +1

    Zach comes across as someone used , chewed and spit out . That is the trade mark of CONFUSE THE CAT INC . He got himself into a deep blue sea from which he doesn't know how to swim out . Being a die-hard brown nose is what led him to the notorious TOBACCO ROUTE .

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 3 роки тому

    Mahadsanid

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 3 роки тому

    Xildh. Zakariye doodiisu waa mid jaban, waana in sharcigu dalka ka shaqeeyaa. Drones ayaan soo iibsaday ee ha la ii soo daayo....what?

  • @abaadirmuxumad2458
    @abaadirmuxumad2458 3 роки тому

    daroneska beeraha lagu buufinhayo.waa hawiyaha.xoolaha canal ah iyo Ahmed made.kuwas beeraha.ah

  • @maxamuudxaaji2909
    @maxamuudxaaji2909 3 роки тому +2

    Anigu ninkaan zakariye la yiraahdo tuhun wayn baa iga galay
    Xildhibaanka warkiisa ha caddeeya

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 3 роки тому +3

    Ayaanle wad mahadsan tahay diyaaradahan wax infarmation naga siiya

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 роки тому

    Diyaaradahan waxaa lagusooridikaraa kuwakale ee madaxdu isticmaalaan, ingiriisku wuu kamamnuucay dalkiisa

  • @jiifcaaqildulmidiid4139
    @jiifcaaqildulmidiid4139 3 роки тому +1

    qays wax walba hadhexgelin shiiqul kulli hanoqon

  • @essamusa7060
    @essamusa7060 3 роки тому

    HAYE HAYE, HANOOLAATO WELI MA QAYDBAY DABADA KAWADAA?

  • @yassinawil5158
    @yassinawil5158 3 роки тому

    Markuu isagau waydiinayo sualaaha ee muxuu yahay aqoon ma uleeyaahay diyaaradaha guud ahan gaar kuwan drones ka ah

  • @mahamedabdihussein1471
    @mahamedabdihussein1471 3 роки тому

    Xildhibaan ka madaxda lagu qaarijiyo u geensaday kaas Ithopian la shaqeystaaa

  • @falcon4137
    @falcon4137 3 роки тому

    Runtii waan dhuuxay warbixinta wareysiga waxaase idin xasuusinayaa
    Kolka alaab dowladdu la wareegto taasoo sharci daro ku soo gashay dalka Wax la yiraahdo lacagta ayaa laguu celinayaa qaanuunka aduunka meelna kagama qorna xildh ka tirsan xukuumadda aheyd a inuu ilaasho wax Waliba oo u muuqda inay dhib sababi karto inuusan hor boodin waa isagoo mindi halka ka baxsan suuqa la dhex maraayo oo hadana ku doodaayo waxaan ahay masuul Haddii uu cadeyn Kari waayey oo uusanba garaneyn waxa uu dalka soo galiyey waa dambi waa qeyro masuulnimo waxaan haboon inuu cudurdar bixiyo isna casilo oo uusan mar dambe u soo tartamin inuu dalka xil ka qabto ee shaqo tago indho adeyg shaqeyn meyso. Idinkuna iska dhaafa inaad tiraahdaa waa la dhacay waa ceeb waa mid aan ku jirin Nidaamka Warbaahinta waxaa loo arkayaa waxaad sheegaysan inaysan dhexdhexaad aheyn

  • @encrypted983
    @encrypted983 3 роки тому

    Dowladnimadu dan nooguma jirto hadii xoolahaaga ay kaa xoogi karaan.

  • @jameswilliam5247
    @jameswilliam5247 3 роки тому

    Mashruucan Xaarmaajo ayaa ka dambeeya oo yiri soo iibi waana diyaarad militari ah

  • @xafsomohamed3783
    @xafsomohamed3783 3 роки тому +2

    Qaysan waxaan leeyhy waxaayhy waay arg

  • @Seexo123
    @Seexo123 3 роки тому +2

    Xaq ayuu uu leeyhy inanu ku siinin sababto ah waxani waa business

  • @Nexxett
    @Nexxett 3 роки тому

    Goormuu ninkaan khabiir xagga diyaraadaha bila Paylootka noqday ... Mala waayay qof cilmiga duulimaadyada wax ka yaqaaan. Misa waxeey idin katahay ninkaas xildhibaanka ah hala dacaaayadeeeyo ?

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 3 роки тому +1

    Zakariye muxuu yahay dowlad baa diyaarado gataan ama shirkado suu ku soo gatay

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 роки тому +1

    Zakirey dadka Somalida ma haa wagi jalle siyaad wax bay barteen taasna ku darso aqoontaada

  • @statsm8339
    @statsm8339 3 роки тому

    Dalka wasaarad beero ayuu leeyahay, waxaa jirto hay'ad la dirirto ayaxa. Macquul maaha hadalka Sakariye.

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 3 роки тому

    Xaarmaajo god ayu.noogu jiraa laangaab zakariye wa basaas xaarmaajo hadaan ku qabano
    abaalkaga aya ku marsineynaa.

  • @nomadsstar
    @nomadsstar 3 роки тому

    Waxaa hubaal ah, in Xildhinaan Sakariye uu yahay waddani, geesi ah.

  • @AhmedSaid-zn3hu
    @AhmedSaid-zn3hu 3 роки тому

    Ninkan waayo, diyaaradda ma arkin sidoo kale diyaaradda magaceedana ma ka helin sidee bu u naqdinya

  • @abdihagi3517
    @abdihagi3517 3 роки тому

    Waa wax lala yaabo arinta Xil, Sakriye see ku Dhacday Xildhibaan inuu Wadanka soo Galiyo Drones Asagoo sheeganaaya Magac Ganacsade Wadanku Sharci malahan miya? Meeday Xildhibaan Sakriye Dhaartii ?
    Darones waa laayaqaan Shaqadooda , Sakriye Beenta Shacabka Soomaaliyeed ka Jooji.

    • @arahman7020
      @arahman7020 3 роки тому

      Drone ta waa la keeni karaa hore na waa loo keeni jiray
      Gaar'ahaan kuwa wax lagu duubo oo xaga media loo isticmaalo

  • @happysomalifamily9966
    @happysomalifamily9966 3 роки тому +4

    What I have failed to understand is that why do you invite this men whom is not security agent for the somalia government to your panel. Secondly why is he concerned about Mr zakaria business its mind bufffling to be honest the irony is amazing 👏🏿 😉

  • @duniyomahamud9232
    @duniyomahamud9232 3 роки тому

    X, Sakariye waxaa la yiri sida Muuqato Anigaa keenay oo beeraan ku waraabi rabay Beero u sheeg Dadweeynaha waa xeelad eey ka dambeeyaan Farmaajo iyo Fahad

  • @fardosa1236
    @fardosa1236 3 роки тому +1

    Xildhibaan zakaria waa ku qaldan yahay inuu yeesho diyaarado basaasuin ah isagoo aan dowlad ahayn markaa dawladu way kusaxan tahay in ay xanibto iyo waliba inay lawareegto

  • @wacanepro3496
    @wacanepro3496 3 роки тому +1

    ua-cam.com/video/ltHTSYe1jOs/v-deo.html
    TPLF O KUDHAWAQDAY WAR KANIXIYAY ABIYE AHMED & QABSASHADA TPLF EE WADADA MUHIIMKA AH& ONLF O SOSART

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 3 роки тому

    laangaab zakariye

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 3 роки тому

    Zakariya waa waddani siday ugu haayeen baa maanta caddaatay inu kamid yahay ruxaanta fahad ee dadka madax jabisa

  • @suadabdi5
    @suadabdi5 3 роки тому

    Waxa meesha daawaday iyo ninka hadlaya waa dad qabyaalad dishay, ninkan hadlaya dawlada nacyayb keeda uun ayuu yaqaan

  • @shaaficiali1056
    @shaaficiali1056 3 роки тому

    waxba kaama fahmin sharciga iyo saaxiib tinimada kala saar

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 роки тому

    Zakiye hadaanad aqoon noocaa sided u soo iibsatey waxaa aaand garneyn mlaa dronba ma ahaa wa xaar dooofaar waxad soo ibsatey hadaan la garneyn

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 3 роки тому

    Xildhibaan xalane isku qarxiyey ayaan
    Haynaa sakaye oo kale ayuu ahaa,
    Tan labaadna qawiiniinta dowliga ah
    Waa wax qoran sida xeer somaliga
    Maaha meeshaa doonto aad ka
    Bilaabaneyso iyadoo heyb loo eegayo ,
    Kan dowligu waa gar cadaawo waxan
    U naqaanay sidaa u hadleysaan geedka
    Hoostiisa geysta horta xaajada!!

    • @ggtl304
      @ggtl304 3 роки тому

      Xalane ma Muslim baa jooga 😅,waaba halka dhibto idil laga soo asaaso Somalia lagu haayo oo shababka laga soo biilo

  • @habibamahamud7544
    @habibamahamud7544 3 роки тому

    Asc

  • @alalialmaqribi4188
    @alalialmaqribi4188 3 роки тому

    Musiibadaan bal arag
    Umadda
    Ra yiga dhiibanaysaa, ma dad ingiliiz ah ayay lahad layaan

  • @youtubelovers5056
    @youtubelovers5056 3 роки тому

    Sheekadaan waxay u eg tahay in sakariye la adeegsaday oo uu lacag qaatay mana laha isaga sida hubka iyo qaraxa loo keeno ayaa la rabey in loo soo geliya calaa kuli sakariye waa in la xiraa diyaaradahana dowladu la wareegtaa wax aan sharci ahayn qofka keena maha in loo lacageeyo ee waa in lagu ciqaabaa ayaanlena in farmaajo loo caayo uun bay waraysigii ahayd waana loo caayey

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 роки тому

    Markeynka wa waxuu ka boodey waaa drone chines ah

  • @xabiib-nuur
    @xabiib-nuur 3 роки тому

    Saaxib zakariye waa wadani tass la ii sheegi maaso waa beelow qaabiiliste oo qiiq isku qariya

  • @Fanaata
    @Fanaata 3 роки тому

    NISA AYAA SOO SAARTAY DIYAARADAHA INUUSAN ASIGA LEHEEN SHEEGADIISANS EY TAHAY MID BEEN ABUUR AH

  • @samiraomar1103
    @samiraomar1103 3 роки тому

    8 ma aha ee waa 6 diyaaradood!

  • @nasrichannel9994
    @nasrichannel9994 3 роки тому +2

    Qays runtii marka uu Soo galo anigu waan dhamaystaa wllkay qays aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay ayaanle waxaan kula talinayaa waar ninkan mar walba oo aad ka hadlayso mowduuc ninkan nosoo fadhiisi si cilmiyaysan ayuu u hadlaa oo waadix ah

  • @kaahiyekaafi201
    @kaahiyekaafi201 3 роки тому +1

    leelkase oo 100 nin dhameen ha ceshan waayaan sakariye farmaajo meel idin geemaa.

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed2486 3 роки тому

    Magaceeda ayuu garanwaayey oo uu ii sheegi waayey aa! dee magacyadoodu waa drones , waxay qabanayaan wuu sheegay hadduu ninkan wax fahmi karo. Xukuumadu waa ila mooriyaan!

    • @arahman7020
      @arahman7020 3 роки тому

      Drone waa adigoo yidhaahda waa gaadhi! Drone waa diyaarad kasta oo aan pilot saarnayn

  • @salebanawil9993
    @salebanawil9993 3 роки тому

    Wixi xunba xaawaa leh miysa
    Mbb du qof ay fire gareeyaan ayey nagu qasbayaan inaan anaga hire gareeyno mayeelano
    Xildhibaanku nin wax garadaan ku ogaa lkn dhibku waa cida uu lashaqeeyo oo ah dad Somalida hoos udhigaya

  • @yasinjama2638
    @yasinjama2638 3 роки тому +3

    Sekeriye waa tuug diyaaradaha lacaguu ku gadan karo ma haysan lkn waa cashuurtii xamar shacabka laga qaaday oo la rabo in misna lagu laayo awalba iyagaa dadku doortay dad dhibkooda jecel
    Meel amni la aana oo shacabkii dhibaataysan yihiin beerro diyaarado cidi usoo qaadanaysaa oo isku hawlaysa ama qarash ku bixinaysa xiligan ma jirto
    Waxa u dirsaday farmaajo iyo fahad yaasiin
    Maadama isaga loo dirsaday
    Sakeriye wuxu isleeyahay hadii dad lagu weeraro
    Farmaajana fashilmo yaan adiga qaladka lagu saarin buu isleeyahay
    Maadama markuu la soo degayay ay dad badan ku arkeen inuu isagu keenay oo loo dirsaday

  • @ruunomar7848
    @ruunomar7848 3 роки тому

    Waa tuuga sakariye

  • @munamahmed1572
    @munamahmed1572 3 роки тому

    Soomaaliyeey yeynaan is idha tirin. Zakariye waa ogyahay wuxuu ku jiro. Waxaa laga yabaa inuu dadkale daboolayo

  • @mariakarlsson356
    @mariakarlsson356 3 роки тому +2

    Waa beenloow farmaajo iyo fahad ayaa qadar usoo iibisay in lagu dhibateeyo masuuliyiin iyo qof walbo oo fikirka farmaajo iyo fahad kasoo horjeedo inuu kulayo

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 роки тому

    Yaa ogolaansho uu kusoodejiyo siiyey.

  • @mohamedkulane4844
    @mohamedkulane4844 Рік тому

    Odaga Diyaaradiisa halasiiyo

  • @zahraahmad3686
    @zahraahmad3686 3 роки тому

    Marumeysatay.imaraadka.kusoo.dhax.qarsanayo.budland.na.markii.goranka.laga.soo.sharciyeyo.ayay.rabaa.in.garowe.lageyo.kadibna.nabarada.laga.bedelo.basaas.imarad.kadibna.garoowe.maamusho

  • @P.Y.L1998
    @P.Y.L1998 3 роки тому

    Horumarka Puntland laga xun yahay

  • @aliabdi181
    @aliabdi181 3 роки тому +1

    This guy is lier zakariye said it was made in China already in an interview why didn’t he bring the papers zakariye sent him we should just take it for his word ?

  • @issadihre2066
    @issadihre2066 3 роки тому

    Xl sakiye Beerbo malahan Asaga Ii cidiisabo

  • @kismayo30
    @kismayo30 3 роки тому +1

    Ayaanle xildhibaan zakariye wuu sheege in drone ka lagu sameeye China

  • @mohamudosman9085
    @mohamudosman9085 3 роки тому +1

    Kan ma diyaaraduhuu bartey mise waa iska indha adeygayaa

  • @kisima5420
    @kisima5420 3 роки тому

    Zakariya waa ibnu adam wax kastana ka filo marka amniga dadweynaha somaliyeed ayaa wax kasta ka muhimsan sida wariyaha uu sheegay diyaaradan beer ma waraabin karto 18 liiter ka badan maqaadi marka dowlada hadey fasaxdo diyaaradaha oo shacab somali laku xasuuqo wariyahaan muxuu dhihi
    Batter be safe then sorry

  • @sheikdeeq5915
    @sheikdeeq5915 3 роки тому +2

    War nin adag ayaad soo celisay ninkani waa Politician analyst

    • @happysomalifamily9966
      @happysomalifamily9966 3 роки тому

      Do you know that politics analyst you go to university and study minimum 4 to 5 years?

  • @jiifcaaqildulmidiid4139
    @jiifcaaqildulmidiid4139 3 роки тому +1

    Qays ciribeey ma CID ama laanta baarista Nisa ayuu isku badalay,waa sidee waxaa iri ,waxaan u sheegey inuu caddeeyo sidee eraydaa loo qoraa cajiib.

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 3 роки тому

    Maya adeer Zakariya waa aabe soomaaliyeed waana wax garad laakiin waxaa laga yaabaa in wax kahoos bexeen ma ka ah wax qarib iyo umada soomaaliyeed dhib ugayso

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 3 роки тому +1

    Waan u baahneyn

  • @samadoon313channel6
    @samadoon313channel6 3 роки тому

    Zakariye waa alhabaab iyo daacish hala xiro

  • @adamsahal5155
    @adamsahal5155 3 роки тому

    Jaahil murakab

  • @hiranstate9407
    @hiranstate9407 3 роки тому

    Kkkkkkkk

  • @hassanyoonis2566
    @hassanyoonis2566 3 роки тому

    Kii dabaalka ahaa ayaa nagu soo celisay

  • @camel000
    @camel000 3 роки тому

    Zakaria aqoon inta ku gaarta wey yar tahay markaas bey rabaan in ay Drones ka sida ay u shaqeyso u shegaan bey rabaan
    Zakaria Oxford university ka soo baxay
    Mid dood maqaaxi ka soo baxay baa wax u shegaya

  • @caynashemuse9974
    @caynashemuse9974 3 роки тому

    ninkan isnebar halagu togto xildhibanka haduu fah fahin kabixin wayo

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 3 роки тому

    Beenaale

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 роки тому +1

    Craabey Zakirey waa alshaabtaa dalwada Farmjaa kula jiraa NIsana ma qaban ee ciidbka Afrkaanka qabtey oo u dhibey NIsa ooy u haystaan dawalad kkk