Abwaan Sulub Cumar Axmed Ahun | Qoraa Axmed Faarax C. Idajaa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 15

  • @boqoreqaysboqoreqays3987
    @boqoreqaysboqoreqays3987 2 роки тому +1

    Aun abwaan sulub cumar wuxuu ahaaa abwaaniinta fara kutiriska ee jacaylka lagu xusuusto

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe Рік тому +2

    Cajiib !! Heesaha uu hal abuuray AUN abwaan Sulub wey wada hirgaleen. Waqtigu wuu saameeyaa noole iyo ma noole laakiin heesaha abwaan Sulub wey ka samata baxeen waxyeelada waqtiga, waa heeso aan weligeed gaboobeen oo xilli walba la jaan qaada, Balse waxaan odhan karaa waqtiga iyo heesihiisu waxay noqdeen lammaane wax wadaaga. Mahadsanid walaal Dalmar.

  • @MohedDhere
    @MohedDhere 8 місяців тому

    Alle ha u naxariisto abwan sulub cumar
    Roobkii helay raaydab khaatumo
    Laguma reeyaan wuu ina kala raray

  • @xaajisuuriyaan952
    @xaajisuuriyaan952 2 роки тому

    Ilaahay haw naxariisto sulub cumar iyo inta kalee dhimatayba aaaamiin aaamiii

  • @haweeyasnm1988
    @haweeyasnm1988 3 роки тому +2

    Caseyska Dalmar aad ayan kaga mahad celinayaa inad suuganteenii iyo heesaheenii abwaaniinteenii iyo fanaaniinteenii horey ad inoosoo bandhigtay heeso badan aan ilaway qaar anaan horey u maqal wan ka hel

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed 2 роки тому

    Alaha unaxariste abwanki jacayl wayn yaa halelay waa mucjiso jacaylka runta ah marku kutaabto subxanalah

  • @mowlidkhayre1007
    @mowlidkhayre1007 2 роки тому

    AUN sulub taariikh jacayl buu lahaaye noosoo gudbiya

  • @abdnadirabdi2205
    @abdnadirabdi2205 6 місяців тому

    AFKAAAGA CAAANO KAGU QABAY IDAAJA SOO BADI TARIIIKHDA