Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Q2aad Jacaylkii dhabta ahaa ee AHN abwaankii Sulub Cumar Iyo suugaantiisii

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024
  • Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

КОМЕНТАРІ • 47

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow Рік тому +26

    I really like the young man how he represents the book .. appreciate his efforts to write this wonderful abwaaan's history... I don't miss to watch this program.. hereri media you deserve one million subscribers.... ❤😊

  • @user-rl9tp7qo7g
    @user-rl9tp7qo7g Рік тому +5

    Walaahi.wanqiiroday.heesuhuu.sameeyey.wanla.yaabay.alle.ha.unaxariiste

  • @abdinasirshhussein4866
    @abdinasirshhussein4866 Рік тому +5

    Mashallaah waa Mawsuuca fanka iyo heellada ah ustaad Barkhad Ciise,

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Рік тому +7

    BUUGGAAS INSHAA'ALLAAHU WAAN DALBANAYAA

  • @Gaabane205
    @Gaabane205 Рік тому +8

    Cirriga cuudka iyo cilmiga Allah ha kuu bareekayo Nolasha inta aan nooshahay @Abdisalaan Hereri

  • @abdulkadirmohamedahmed6858
    @abdulkadirmohamedahmed6858 Рік тому +8

    Waa mahadsan yahay Barkhad, laakiin xoogaa khalad xagga taariikhda siyaasadda ah ayaa ku jiro waana sidan; Shirkii Addis wuxuu ahaa 1963, waxa lagu aasaasay ururka midnimada Africa OAU. Waa halka Xayle Salaase marsiistay madaxdii halkaa joogtay in Xuduudihii gumeysigii ka tegey sidoodii ahaadaan. Markaa Lamumba ma nooleyn. Lamumba waxaa la dilay 1961. Hadduuu noolaa lahaana ma aqbali lahayn arintaa Xeyle Selase iyo Jomo Kenyatta iyo Tafawa Balewa wateen ee wuxuu raaci lahaa Nkruma, Nasir, Adan Cadde iyo Axmed Sekature. Raggaa dambe waxay doonayeen in Africa OO dhan hal dowlo noqoto OO hal madaxweyne leh hal calan iyo hal Ciidan leh.
    Khaladka kale wuxuu ahaa Tafawa Balewa ma ahayn Kongo ee wuxuu ahaa Nigerian.
    Arrinta Xuduudaha ee lagu qoray Charterkii Africa ee 1963 Aadan Cadde wuu diiday. Waxana dood adagi dhex martay asiga iyo Xeyle Selassa.

    • @MohammedAli-nx2kl
      @MohammedAli-nx2kl Рік тому +2

      Waad ku Mahadsantahay tariikhda inoo saxday Qoraagu waxaan u fahmay in Sugaanta Abwaanka uun raadinayay sidaa daradeed dariikho siyaasi oo anu si fiican u baadhin bay lagashay waana muhiim in u ka digtonaado si anay Buugisa uga dhawicin.

    • @hudafuture1330
      @hudafuture1330 Рік тому

      NO problem wiilka buuga wali muu soo saarin balse dadaal badan wuxuu galiyay tariikhda suugaanta abwaanka iyo saldhigeeda . Wax Dhaliil laga dhigana uma arko .
      In badan waxanu aragnay dad wax qalalan noo qora balse qof tarrikh iyo baadhitaan badan ku sameeya waxa uu qorayo sida barkhad waa nagu yaryahy waana bogaadinayaa .
      maryoolay wanaaga dhan Alle waa ka qariyay eee waxay raadiyaan waa inta yaree khalad ku jirta ili ma aragtay ba ha noqotee

    • @M.Suriyan
      @M.Suriyan Рік тому +2

      film kaas ahaa xaduudahii gumaysi sidoo haloo daayo Somalia iyo Ghana bas ayaa diiday, Ghana united state of African u doonaysay iyo Somalia oo soomaali mida doonaysay.

  • @jakuukakin1024
    @jakuukakin1024 Рік тому +4

    Masha Allah

  • @khalifhassanmohelmi1598
    @khalifhassanmohelmi1598 Рік тому +5

    Jacayl Laadar weeyoo
    Ninkii ladan ma doontee
    Ruuxii laciifiyo
    Nin liituu halgaadaa!
    Waad Mahadsantihiin Abdisalaam Ibrahim Hereri iyo Barkhad Ciise Odowaa.

  • @mahadabdillahi2478
    @mahadabdillahi2478 Рік тому +3

    Boodhari u dhintay jacayl dabadii, in kastoo uu jiro Ismaaciil sheekh Axmed, Sulub la dhintay jacayl baa dahsoonaayood qoraa, u soo bandhigtay dadwayne u oomanaa.

  • @farxanmohamed4871
    @farxanmohamed4871 Рік тому +1

    Abwan sulub cumar alle ha u naxaristo

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 10 місяців тому

    Barnaamij aad u xiiso badan weeye runtii. Musica dhammaadka aad ku gabagabaysay waa heestii sidii hogosha roobka

  • @tiger4437
    @tiger4437 Рік тому +1

    Hareri barqad wu ka yabiyey. Masha Allah wa abwan so koraya.

  • @abdijama9829
    @abdijama9829 Рік тому

    Masha Allah, Mahadsanid Abdisalan Hereri iyo aqoonyahanka suugaan dhaadhiga ah ee nooleyay Abwaan Sulub (Ahn)

  • @jabiibocali7336
    @jabiibocali7336 Рік тому

    Mncha Allah hereri nin qiimo leh alle haku sharfo adeer qali sido kale ninka barkhad ciide Khartoum ayan ku arki jirey mar aan joogey lkin maan wareysan abwaan sulub cumar alle naxariisti janno haka warabiyo

  • @abdulhakem9340
    @abdulhakem9340 Рік тому

    Mnsha Allah Hal Abuur barkhad ciise iyo hereri ba waan salaamayaa

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Рік тому +3

    HAASAAWAHEENNII MAW SOO HILOWDAA,,,,,,,,,,,,,HABEENKII MARKEY TAHAY MALAY KAA HORKEENAA.

  • @diiriyeoomaar816
    @diiriyeoomaar816 Рік тому +3

    Herari

  • @mohamedbulale8700
    @mohamedbulale8700 Рік тому +6

    Asc cabdisalan hereri iyo barkhad waa nin yar oo waxbadan baadhay

  • @nimoaahmed5551
    @nimoaahmed5551 Рік тому +2

    barkhad ciise indr hawl adag ayaad qabatey runtii ilaahey haku garab galo.

  • @luulsuuley1884
    @luulsuuley1884 Рік тому +4

    Buuga sulub goormee heli karnaa

  • @Salma.Ismail
    @Salma.Ismail Рік тому +3

    Garxjiiskii hore & Jacayl maxa kala haystay

    • @mohamedhakar6926
      @mohamedhakar6926 6 місяців тому

      inadeer garxajis waa dadka baray umad soomaaliyeed fanka iyo jaceylko waxa oo yahay

  • @hirrowleofficialchannel3186
    @hirrowleofficialchannel3186 Рік тому +2

    Cajiib❤

  • @luulsuuley1884
    @luulsuuley1884 Рік тому +3

    Barqad ciise was nin waxtar leh oo oo taariikhda dhowrayo alaha dhowro

  • @shamsomahadmaxamuud4572
    @shamsomahadmaxamuud4572 Рік тому +2

    Cajiib 💯✍

  • @dalmarabdi877
    @dalmarabdi877 Рік тому +3

    Tumatidii jecelka kaas lia fiican

  • @MohamedAli-qz7gy
    @MohamedAli-qz7gy Рік тому +2

    Waxaaan sugnaaba waa buugaa insha allaaah

  • @Aamiin.qurpawi
    @Aamiin.qurpawi Рік тому

    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @suhaybozil7778
    @suhaybozil7778 Рік тому

    Nin cilmi badane alle cilmiga ha usiyaadiyo

  • @user-io3md7go3i
    @user-io3md7go3i Рік тому +3

    Jacaylka dhibkisaa wataa

  • @Engjaawo
    @Engjaawo Рік тому

    ❤ waan soo dhawaynaana buuga iyo qoraagaba insha allah wanu sugaynaa❤

  • @maxamadcoday4592
    @maxamadcoday4592 Рік тому +2

    haatuf kiyo dabayla war lahubo usoo dhiib..........

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 Рік тому +1

    Xodxodashadu waa xirfad Raggu is dheer yahay, marka waxaa Sulub Cishqigiisa ka muuqda inuusan aqoon u lahayn shukaansiga waana taas sababta gabadhu uga carartay waayo Haweenku waa ku jecelahay oo mutuxan ma aqbalaan xataa hadaad u dhimaneyso, sababtuna waxaa weeye gabdhuhu inay qiimo leeyihiin iyo in la sharfo labadaasba ma arkaan oo waa dad meel la’

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg Рік тому

    Barkhad Tolow halkuu joogaa iminka

  • @Matildaschannel-kx8rz
    @Matildaschannel-kx8rz Рік тому

    Barqad waanu kasugnaa

  • @abdirisakmohammed7293
    @abdirisakmohammed7293 Рік тому

    Heesta muusikeeda soo saara iyo fanaanka qaada

    • @dhaqanemedianews1570
      @dhaqanemedianews1570 Рік тому

      HAWEENKA IYO GEELABA WAA LA HIDO RAACA WAXA KU LUUQEEYA MAXAMED MOOGE LIIBAAN

  • @maxdar11
    @maxdar11 Рік тому +1

    Waar illayn sulub ayaa ina habaaray waxan uu sheegay intooda badan way dhaceen kkkk

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg Рік тому +1

    Barkhad waxaa kaloo ku jirey riwaayadda heesta ay qaaddo magool ee tiraahda beryahaa ninkaygii awood aan ku booqdo ku bariidsho waayey

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 8 місяців тому +1

    Barkhadddd still im looking for you bro ,i changed my old user name😢please your contact ❤