Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Ala walal nasra😊
❤❤❤ Masha allah.
Abwaan sulub cumar Ahmed Allah unxriisto 😢😢😢😢hayankii caadada u ahayd somaalidadarteed abwaan sulub cumar Ahmedwaxa uu u wareegay tuullasa laanmullaaxo oohalkaas ayuu degganaa in muddo ah waxa ay maalmuhu bareen gabadha uu jacayl ba an u qaaday gabadhaas ayaa noloshiisa oo dhan ku soohdayd oo meel weyn kana taallay ilaa ay godka ku hubsatay ,sida aynnu kala dhex baxi karno dhammaa. heesihiisii waxa uu kana war bixinaya ilaa iyo meerkat uu jacaylkiisu gaadhsiisnaa sida qof harraad taqajilan la ah oo hogol biyo sida qofkaa oomani kolka uu darruurtas biyaysan dhankeeda daymoodaba ,ay Saratoga ugu beerto ayaas laxow iyo meerkat uu jacaylkiisu gaadhsiisnaa sida qof harraad taqajilan la ah oo hogol biyo sida qofkaa oomani kolka uu darruurtas biyaysan dhankeeda daymoodaba ,ay Saratoga ugu beerto ayaas laxow igu abuurtaa ayuu leeyahay humming oo dharaartii aan halacsaday ayay huq iyo xanun igu abuurtay ayuu abwaanku ereyadan ku leeyahay sida hogol bislaatayoo adiga oo haraad qabadusha kaa hadhaysayooweli heego dhicin baa markii aan ku halacsadayhinif Layla tidhiyoohuq baa igu abuurtee
Allaha u naxariisto abwaan Sulub Cumar🤲🤦♂️ Alla Xumaa bahalku Marka Lagula Fahmi waayo💔
Qurxley tahy mku malenin mshlh🎉❤😂
Waad mahadsantahay lkn waxaad sooqaaddaa caashaqii kaariye
Jacaylow Aabaha Was...
dhamaadkii 30 neeyadii haduu dhashay 92 kiina geeriyooday nin yarbuu ahaaye 90 muu gaadhin
❤
Markaa ilaa kontoneeyo ayuu ku dhintay alahaw naxariisto
Mahadsanid
🎉❤❤
Wan ku celahay kaa waean😂
Afkaaaga caano laguqabay
Ala walal nasra😊
❤❤❤ Masha allah.
Abwaan sulub cumar Ahmed
Allah unxriisto
😢😢😢😢
hayankii caadada u ahayd somaalida
darteed abwaan sulub cumar Ahmed
waxa uu
u wareegay tuullasa laanmullaaxo oo
halkaas ayuu degganaa in muddo ah
waxa ay maalmuhu bareen gabadha uu jacayl ba an u qaaday gabadhaas ayaa noloshiisa oo dhan ku soohdayd oo meel weyn kana taallay ilaa ay godka ku hubsatay ,sida aynnu kala dhex baxi karno dhammaa. heesihiisii waxa uu kana war bixinaya ilaa iyo meerkat uu jacaylkiisu gaadhsiisnaa sida qof harraad taqajilan la ah oo hogol biyo sida qofkaa oomani kolka uu darruurtas biyaysan dhankeeda daymoodaba ,ay Saratoga ugu beerto ayaas laxow iyo meerkat uu jacaylkiisu gaadhsiisnaa sida qof harraad taqajilan la ah oo hogol biyo sida qofkaa oomani kolka uu darruurtas biyaysan dhankeeda daymoodaba ,ay Saratoga ugu beerto ayaas laxow igu abuurtaa ayuu leeyahay humming oo dharaartii aan halacsaday ayay huq iyo xanun igu abuurtay ayuu abwaanku ereyadan ku leeyahay
sida hogol bislaatayoo
adiga oo haraad qaba
dusha kaa hadhaysayoo
weli heego dhicin baa
markii aan ku halacsaday
hinif Layla tidhiyoo
huq baa igu abuurtee
Allaha u naxariisto abwaan Sulub Cumar🤲🤦♂️ Alla Xumaa bahalku Marka Lagula Fahmi waayo💔
Qurxley tahy mku malenin mshlh🎉❤😂
Waad mahadsantahay lkn waxaad sooqaaddaa caashaqii kaariye
Jacaylow Aabaha Was...
dhamaadkii 30 neeyadii haduu dhashay 92 kiina geeriyooday nin yarbuu ahaaye 90 muu gaadhin
❤
Markaa ilaa kontoneeyo ayuu ku dhintay alahaw naxariisto
Mahadsanid
🎉❤❤
Wan ku celahay kaa waean😂
Afkaaaga caano laguqabay