Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
ALLAH HAU NAXARIISTO abwanadi somaliyed e qaaliga aha E sharafta badnaa, taariiq iyo magac ayaa ka harey . Murti iyo xikmadi ay ka tageen aya la isticmalaya e wax ka dambeyey iyo hal erey o murti ah ma jiran mana la keeni Karo.
ALLAH HAU NAXARIISTO Maxamed cumar nuur nidaamiye iyo Maxamed cumar nuur huriyo ayaa isku magac ah, sadexda magac e ugu horeya ayey isku magac ku yihiin.
Maa Shaa Allah, Abwaan iska dheh!!!
Allaha u naxariisto Abwaanka
Maxamed cumar nuur nidaamiye ❤❤
Allaah u naxaristo ❤❤❤😢😢😢
AHUN ustaad Nidaamiye
Habar gidir cayr ayuu ahaa
Waaw
M c nadamiye qofti u jeclaa ninka gursaday hadaa taqanid farta taag
Noo sheeg sxboow qisadaaas
Abwaan Maxamad cumar nuur nidaamiye waa nin habargidir ah oo cayr ah oo ka ah cabsiiye
Cayr waayahay lkn cabsiiye maahan sxb ee reer caalin ugaas oo cabsiiye kaweeynaa
Badanaa abwanintu ma guur sadaan hablaha ay jecladaan e ay ammaanaan , taas aad bey U badan tahay o loo arkey.