Maxamed Axmed Kuluc Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥 Iyo Heesta "SIDA MAYSKU QABNA"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 35

  • @Madadaal
    @Madadaal Рік тому +14

    Sidaa maysu qabnaa mise waan qasanaa. Ruwaayadaa waxaan ku daawaday magaalada Burco 1976 kii. Ilaahay haw naxariisto Kuluc, Magoo iyo Abwaan Kaariye.

    • @somtelsl3906
      @somtelsl3906 8 місяців тому

      Cajaladii laga duubay oo dhagaysi ah meelna ma ku garanaysaa inanan dib u dhagaystaan jecelahay

    • @user-jaceylku
      @user-jaceylku 5 місяців тому +1

      Anigaa haya ila soo xiriir

    • @mohamedhassanhoussein8627
      @mohamedhassanhoussein8627 2 місяці тому

      Ninkan leh burcaan ku daawaday tolow intuu jiray da'diisu anuu 82 ayaan iyadoo cajalado ku duuban ku dhagaystay maantana 60 ayaa ayaa jiraa ruwaayad cajiiba ayay ahayd meecaad ayaan xasuustaa oo moofo furi. Lahaa oo kuluc u sheqeeyo

  • @user-jaceylku
    @user-jaceylku 5 місяців тому +5

    Eebe haw raxmado kuluc iyo magool riwaayadii sidaa maysku qabnaa mise waan qarsanaa
    Fikradii Aun abwaan maxamed cali kaariye dhakhtarkii jaceylka

  • @Lakicali-kq3ng
    @Lakicali-kq3ng Рік тому +3

    Ilaahay ha u naxariisto magool iyo kuluc iyo gaariye

    • @mohamoodhassan9068
      @mohamoodhassan9068 6 місяців тому

      Ilaahay haw naxriisto Abwaan maxamed cali kaariye iyo maxamed iyo magool
      Waa riwaayadii la odhan jirey( sidaa maysku qabnaa mise waa Qasanaa )
      1976 .
      Waxaan ku daawaday magaalada wanla/weyn
      Annigoo macallin ah waqtigaa.

  • @MMohamedMHassanindhageelle
    @MMohamedMHassanindhageelle Рік тому +4

    ALLAH ha u naxariisto fannaaneentii hore idilkood.

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 Рік тому +1

    Alla yacizak aad iyo aad umahad santahy in uu xasan greet laxameyay waad ka dhadhami neysa Allh unaxaristo dhamantood

  • @CabdiGaydh
    @CabdiGaydh Рік тому +4

    12 music
    1 abwaanka
    1 mulaxamka
    2 fanaan
    = 16 qof ayaa isugu tagay fanku waa kii hore AUN intii dhimatay

  • @barkadcabdi9221
    @barkadcabdi9221 3 місяці тому

    Allaah subxaanahu watacaalaa ha u naxariisto aamiin aamiin aamiin

  • @waabarijama8389
    @waabarijama8389 Рік тому +8

    Fanka qabiil uma baahna ee dowlad & qaran taageerto buu u baahanyahay (old is a gold)

    • @SuperAbdul0000
      @SuperAbdul0000 8 місяців тому

      Muxuu yahay qabilka ka dhexhadlaya ?

  • @maxamuxasan4186
    @maxamuxasan4186 6 місяців тому +1

    Waa riwaayadii sidaa mayskuqabnaa mise waa qasanaa maxamed axmed kuluc iyo xaliimo khaliif cumar magool abwaankuna waa maxamuud cali kaariye dhamaantood ale hawramado❤

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 9 місяців тому +1

    Ilaahay ha u naxariisto dhamaantood

  • @cumarmaxamed8253
    @cumarmaxamed8253 Рік тому +5

    Cajiib laba qof oo aan dib loo arki doonin Cid badashana aan la heyn AUN

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan Рік тому +2

    Hees xusid mudan AHUN Labada fanaanba

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 Рік тому +1

    Heesihii waayo waayo ❤

  • @cumarmaxamed8253
    @cumarmaxamed8253 Рік тому +3

    Heestu waa ujeedo badan

  • @xkadedkardhow3534
    @xkadedkardhow3534 3 місяці тому

    Sidearm may,asku qabnaa mise waan qasnaa Ahns abwaanka kaarye laxanka aimed nuir ,Jango.

  • @user-yf2fy9sj8c
    @user-yf2fy9sj8c 9 місяців тому +1

    2 dooda allaha u naxariisto

  • @barkadcabdi9221
    @barkadcabdi9221 3 місяці тому

    Yaa salaam

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 6 місяців тому

    Allaha u wada naxariisto 😢

  • @sayidhabiib478
    @sayidhabiib478 7 місяців тому +2

    Bahdda waayo waayihii wacnaa
    Marka hore aad baad mahadsantihiin
    Heeso badan oo aanan horay umaqal baan rugtiina kabartay
    Waxaan ka loo aan idinn ku bugaadinayaa in aad inta badan heesa soo raacisaan abwaankii curiyay magaciisa iyo laxamaystihiiba
    Ugu dsnbaym Waxaan idan ka codsanayaa in aad soo raadisaan
    Oo aad soo gali saan adii hay suuro gal tahay hees dhawr jeer la I way diiyay oo aan intarnaydkana ka waayay
    Heesta magaceeda waxaa la yiraahdaa
    Malab iyo sabiib
    Waxaa qaaddi jiray cabdalle Yuusuf hanuuniye
    Waxaa erayadeeda ka mid ah
    Malab iyo sabiib
    Midho canab tufaax

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 3 місяці тому

    Ahun murxuumiinta

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 10 місяців тому

    Heestu waxay dhaliilaysay midnimadii waqooyi iyo koonfur ee uu khalalku galay,dadku jacayl kaliyay moodaan.

  • @adenhussein6497
    @adenhussein6497 10 місяців тому +1

    Waxaan arkay dad leh heestan waxaa codeeyey ama laxanka saray Hassan great sida xaqiiqada heestan waxaa laxanka saaray C/qadar Hassan allah naxariisto wuxuu ku dhintay dhoobley 1991

  • @mubarakfarahkedie6128
    @mubarakfarahkedie6128 11 місяців тому +1

    ❤👍👍👍👍👍

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 Рік тому

    Lol yaausheegaahaa 🤨😂🌺🌸🎆💙🎊✌️👋👋👋

  • @Abdi989omr
    @Abdi989omr 29 днів тому

    🔇🔕

  • @daudbulxan6148
    @daudbulxan6148 11 місяців тому

    22\2\2024

  • @Abdi989omr
    @Abdi989omr 29 днів тому

    🔇🔕 9:9

  • @Abdi989omr
    @Abdi989omr 29 днів тому

    📵🔕🔇

  • @Abdi989omr
    @Abdi989omr 29 днів тому

    decline