Addis Ababa: Somaliland xafiis DHL ayay safaarad ahaan u isticmaasha" Yaab ...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 лип 2024

КОМЕНТАРІ • 76

  • @user-fc8fj2jt2f
    @user-fc8fj2jt2f 6 днів тому +3

    Jasjaska inshallah uu rumobe
    Somaliland oo farxasan waad arke xaased

    • @mohamedbarre2566
      @mohamedbarre2566 5 днів тому

      Xaasid kuguma ahn e adaa umaleeye waayo nina wa nin noloshada ogol walalka ah abe hooyo wadaagtan rabo inu ku qabto o talo kugu yeesho nina wa nin dhul io bad usa lahyn o rabo inu qaato o waxba ku ogeyn weeye wllo itopia ana ima necba adna kuma jecla iskumid ba unahy labadeenaba, waxa marqaati kugu filan in Kuwa deeganka Somalida at itopia maamusho ay laayen barakiciyeen dul badan o somali lahydna lagaso qixiyay o oroma io canfar cidamada itopia uhiiliyen ciise io geri io gare dhulkoodi laga qaaday. Marka wax hubso wllo.

  • @maxamedmaxx
    @maxamedmaxx 5 днів тому +3

    Jealous of Somaliland's success,

  • @user-lc5pr1ou7j
    @user-lc5pr1ou7j 4 дні тому +1

    Inshallah Somalia Guul

  • @MOHAMEDGEESI
    @MOHAMEDGEESI 6 днів тому +4

    Iska hadlaw ina higare

  • @abdiiabduosman4746
    @abdiiabduosman4746 6 днів тому +1

    Mahadsanid shakh jamac...

  • @AliAbdirahman-ji7xt
    @AliAbdirahman-ji7xt 5 днів тому

    Noor and Jama for sure your presentations is very interesting

  • @FoziaMohamed-os6rv
    @FoziaMohamed-os6rv 6 днів тому +1

    Jamac galad cid kaa fuul xuma badan ma jirto ee dadka xamar qurux iyo calar kuma gaartid af edeb u yeel

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t 5 днів тому

    Waxa marnaba aan suuragalayn dalka kaa maqnaa intii aad wax isugukiinjiray in kabadan oo 30 sano aad isu dowlad ahaydeen 34 sanana kala maqnaydeen Ayaan maanta xukumaa waa wax aan dhacayn Soomaaliland guul guul

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 5 днів тому

    DHL bakhaar ay leedahay ma iyagaa awooda lacag badan bay leeyihiine War waa waxan jirin.

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 5 днів тому

    Scw❤❤❤waan ku salaamay jaaamacow adiga iyo saxiibkaa salaan ka timid dadka kugu xidhan.

  • @daus4315
    @daus4315 5 днів тому

    Kuwan Camal aan Somaliland ahayn malaha iyagoo waxay doonaan iska odhanaya, ILLAHOW dhawaan na tus Ictiraafka Somaliland kuwani muraaradilaac iyo xaasidnimo ha u dhintaane.

  • @Abz_146
    @Abz_146 5 днів тому +1

    Mutu biqaydikum

  • @saeedisa9798
    @saeedisa9798 6 днів тому +1

    Nimanka markii ay maalin cad, dad muslimiin ah oo walaala hood ah hantidoodii dhaceen oo hadana deegaan koodi kamasaa furiyeen, ayaa cuqubo kudhacday.
    Waa in latoobad keeno.

  • @abdiyahyamogow5765
    @abdiyahyamogow5765 5 днів тому

    Asc bahda daljir tv waxan niga so salame garissa cawa ad iyo ad ayan qosley sxbkey jamac si gar ahan ayan usalamaya sxbayal Somaliland ruun aya lowshege ilkn ruun marabto

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 5 днів тому +1

    SOMALILAND Wlhi idinkunba ku xiiqi

    • @TewodrosBethlehem
      @TewodrosBethlehem 5 днів тому

      Oo bowe wlaaladin alshabaab laynayso koonfur ta xage kuhaleynaysaan anagu alshabaab waa isla iildaranahay 😂😂

  • @mohamedabdi2176
    @mohamedabdi2176 6 днів тому

    absolutely maanta waad uqoorgoyseen

  • @user-ej7up3kl6i
    @user-ej7up3kl6i 6 днів тому +1

    Waraa ogaadeenoow naga dhima
    Beyahan waa naga xuntahaye

  • @ahmedabdi8843
    @ahmedabdi8843 5 днів тому +1

    Jaamac miyaanad daalin wali mise naqaska ayaad iskaga sii daysaa Somaliland warkeeda hhhhj

  • @shaaficimaxamuud4109
    @shaaficimaxamuud4109 5 днів тому

    Jaamacoow sxp dhinaca midigta adigoo fadhiya weli lama arag

  • @jibrilbuniabdle3010
    @jibrilbuniabdle3010 6 днів тому +1

    War maxaa inka galay idinkagalay kkkkkkkk habeen iyo maalin isaaq isaaq kahadal shidaalkiina ladaldalanoyo maalin kasda 100 booyadood ayaa jigjiga kor ushaafa. Kkkkk wayaab muuse muuse. Ayay. Naftu kaka mixi

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 5 днів тому

    Jaamac gallad alle ha ku xafido mudane.❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @OmarMohamed-zq7us
    @OmarMohamed-zq7us 6 днів тому +1

    niyow ninkaas waraysiga wadaa horta ma meel kalaa looga yeedhaa marka u wraysiga bilaabo
    muxuu dhagaha la taagaaa😂

  • @user-rx8mi7hl5n
    @user-rx8mi7hl5n 6 днів тому

    WAXA XAQIIQ XASSAN DHIIQO IYO KOOXDIISU BADII GATEEN

  • @user-jw4bd6hq8z
    @user-jw4bd6hq8z 6 днів тому +1

    Saxaafada waxaa qaribay Daarood oo xanuun ku dhacay ala hacaafito amiin

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 5 днів тому

    Jamac always right.😂😂😂😂😂

  • @abdifarah4164
    @abdifarah4164 4 дні тому

    Habar Awal miyaa XABASHI naga IIBSATEY? anaka oo XORNIMO isku Ogeyn?
    XAMAAS iyo XUUTIYIINTA TABO iyo HUB CULUS halaga raadsado! OGADEYN XORAYN!

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 5 днів тому

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣💯💯

  • @Khadarbaashe2024
    @Khadarbaashe2024 5 днів тому

    Ciilbadanaa marka Somaliland kaa guulaysato. Ee aad garan waydo wax aad samaysid..Sidee isaga celina Somaliland. DHL kkkkkk ma taasaad miciin bideen cagdheereey.. timirtiihoreba dabloo waa

  • @abdihassan2371
    @abdihassan2371 5 днів тому

    Jamac uraag iyo farxiya jeesto
    Meesha wey ku caweeyaan
    Waar hooy doqmo yahow jinacsaley lagaa qaadye jigjiga ilaasho
    Waxaad tihiin Tii hoosteetu qudhuntay intey cidkale hoosteeda ka shaqayneysey........... Kkkkkkkkkkkkk

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 6 днів тому

    Waji dhicisloow ciilkii beentii siyaad bare aad la waydeen dhuka isaaq ee xeryaha qaxootiga laydiin daji yay baa qaadanaysaa baa Wali calooshu kula huraysaa Jamac gallad adoo qaxootiga Hargeysa ahaa oo ay kuu suura galiwayday xitaa ogaadeenkii darajada beentaa iyo office managers iyo basaasiin dhagadhageeyayaal ahaa waad ka mid noqon kari wayday Kenya a waa laydka soo saarayaa kismaayona dadkii lahaa baa leh (dhul ninkiisii baa iska leh) dhulka isaaq samaroona waa laydinka hoos saarayaa dhagaxbuur iyo qabridaharaa Ethiopia idinku soo oodaysaa xitaa jigjiga ma lihidin sheekhaashtii jidwaaqdii bartirihii, iyo jaarsadii baa gacanta ku dhigaya taariikhbaa is qoraysa nin waliba asalkiisii ku noqonayo dhawaan laabta u siidaa

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 5 днів тому

    Wllhi nin weyn baan kuhaystey arintaa

  • @AliAhmed-zo1mc
    @AliAhmed-zo1mc 6 днів тому

    KULANKII REER AWDAL STATE WAXAY KU ARKAN IN U YAHAY QALAD INU YAHAY WAYO QUF AQAL KISA. MURUAN LAMA GALO SE WIXII SOMALIA 🇸🇴 KA SOBAXA RALI BAN KANAHY AWDAL STATE GUUUUUL SOMALIA HANOLATO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 5 днів тому

    Wax ay nasoo dhaweysey majirto dhulkayahiibanu nimi

  • @FaysalQurbaawi
    @FaysalQurbaawi 6 днів тому

    Kkkkk jamac marba waa nooc..
    Waa eray sameeye
    Run iyo Been tii la doono ha loo raaco

  • @user-rx8mi7hl5n
    @user-rx8mi7hl5n 6 днів тому

    XASSAN DHIIQO WAA TUUG

  • @user-rx8mi7hl5n
    @user-rx8mi7hl5n 6 днів тому

    XASSAN DHIIQO WAA TUUG WAYN

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali9690 6 днів тому

    jaamac galad saaxiib s/land shirka turkiga waxba uma aragto waayo shirka looma qaban soomaaliya iyo soomaaliland lkn itobiya waxay kala yeelaan aynu aragno

  • @buufiyahaweyn7430
    @buufiyahaweyn7430 6 днів тому

    HHHHHHH YAA KU SOCO CAGDHEEREY ANAGA MAAHA LAKIN CIDAD WAX U AKHRIYEYSAA INAGAMA DHAXEYSO AMAAN ILAA QITAMAHA KKKKKK FAA IIDO WANAGSAN AYAD KA GAADHI DOONTANE
    WAATAHEY NINKA MUNAFAQ NIMO MIDHA DHAL KA SUGAYA AAN EEGNO WUXUU KA HELO EESH QIYASAK ILEN ADUUNYADA ILAHAY AYAA ISKA LEHE

  • @Khadarbaashe2024
    @Khadarbaashe2024 5 днів тому

    Afka dhoqoshka ah edeb ma leeyahay waa maya maya maya

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 5 днів тому

    Jaamac tolow odaygu ma minyaro Doon baa??

  • @ashahandulle2085
    @ashahandulle2085 6 днів тому

    Dhegeyso abi iminka

  • @user-qh8qe6oe5v
    @user-qh8qe6oe5v 6 днів тому

    Jamac galad sedi sidaa hanogu fogan Musa naqawiyay Naga yaree

  • @marwaancapitahnolixle402
    @marwaancapitahnolixle402 6 днів тому

    Somalind tvgani waa unecebyahay

  • @user-gc8jb4zz2m
    @user-gc8jb4zz2m 6 днів тому

    Haye jaamac qabyala

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 5 днів тому

    stop fake news 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂stop 😅😅😅😅😅

  • @kaysenur1592
    @kaysenur1592 6 днів тому

    Maxaa nalaga qaadayaa hadaanu u badano sidiinoo kale ayaanu gumaysi galaynaaye idinkuba waydinkaa ku faraxsan ay madaxdiinii qaarna leeyihiin kenyan ayaanu nahay qaarna Ethiopian.

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 6 днів тому

      Dadku markay nimcada Allaah Ku shukrin Waayo laga qaada waana mida Guud ahaan Soomaali haysato.
      Laakiin Isaaq deegaankooda namad ayuu ahaa noolasha oo dhana waxaa Fure u ah Namada
      Hadii aad gumeeysi rabtaan
      u yeerta laakiin hanagu soo hooyina.

  • @leabantwin7480
    @leabantwin7480 5 днів тому

    muusana way soo daba dhigeen.

  • @abdullahielmisheikh5066
    @abdullahielmisheikh5066 6 днів тому

    Runta ayaad u sheegtay 😅😅😅😊😊

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali9690 6 днів тому

    s/land arinteeda wax iska bedelayaa ma jirto somaliyana uma joojinayso

  • @kaysecabdilahi3273
    @kaysecabdilahi3273 5 днів тому

    Jaama iska dawarso

  • @marwaancapitahnolixle402
    @marwaancapitahnolixle402 6 днів тому

    Cbb

  • @alicusman6782
    @alicusman6782 6 днів тому

    😂😂😂😂😂

  • @asxaabi
    @asxaabi 5 днів тому

    halkani waa radio DAAROOD, arrimo waaweyn ayaad ku ciyaaraysaa nacas waxaa aad akhriyeyso waa la iskaga danbayn jaamac sakhraan urite iyo beer cunay cabay

  • @zakihaile9736
    @zakihaile9736 6 днів тому

    Walee cagdheer baan wax fahmin 😂😂🤮

    • @omarmahdi4325
      @omarmahdi4325 5 днів тому

      Jamaac real somali patriot mashallah .

  • @ashahandulle2085
    @ashahandulle2085 6 днів тому

    Dgeyso Mustafa cagar

  • @Jacaylmohamed1
    @Jacaylmohamed1 6 днів тому

    Wacaleykumu salaam WA raxmqtullahi wa barakaatuhu

  • @phprince5153
    @phprince5153 6 днів тому

    Qabiil masayrsan oo caraysan waxba kama xishoodaan!

  • @mohjama399
    @mohjama399 5 днів тому

    Beenaale

  • @user-nm8pr8vy7f
    @user-nm8pr8vy7f 6 днів тому

    Sida jamaac warka

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 6 днів тому

      jaamac neef kkkkkkkkkkkkkk

    • @user-fm8ej5yb4f
      @user-fm8ej5yb4f 6 днів тому

      @@user-sz7sn2rv9rOromo dameer👉🏾🫏ah Oromo dawarasato 👉🏾🌮☕️

  • @mehdiahmed3639
    @mehdiahmed3639 6 днів тому

    Jamaac iyo saciibkis ,beenta qubaayan 😆

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve 6 днів тому

    Wacaleykum wasalaam jaamac gallad

  • @Khadarbaashe2024
    @Khadarbaashe2024 5 днів тому

    Jaamac galad afka see u furtaa marka afkaagu saa u egyahay. Miyaad waysay daarood ilkaha kuu dhaqa

  • @user-rx8mi7hl5n
    @user-rx8mi7hl5n 6 днів тому

    WAXA XAQIIQ XASSAN DHIIQO IYO KOOXDIISU BADII GATEEN