DEG DEG Dhalinyarada Awdal oo Ku Dhaarteen inay Calanka Buluuga Ka Taagi Doonaan Somaliland

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 лип 2024
  • DEG DEG Dhalinyarada Awdal oo Ku Dhaarteen inay Calanka Buluuga Ka Taagi Doonaan Somaliland
    awdal, awdal state, awdal state movement, awdal media, awdal state of somalia, awdal college, awdal media group, awdal news, awdal hees, awdal media production, awdal history, awdal college epidemiology, awdal state hees, awdal dhaanto, hctv, somali, somaliland
    ~-~~-~~~-~~-~
    Please watch: "DEG DEG Somaliland oo Weerar Ku Qaadi Rabto Gobalka Awdal Hub & Ciidan"
    • DEG DEG Somaliland oo ...
    ~-~~-~~~-~~-~
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 36

  • @YaqubCabud
    @YaqubCabud 17 днів тому +1

    Guul awdal state garabkiina taganahay viva somalia

  • @mohamedahmed9928
    @mohamedahmed9928 23 дні тому +2

    Waxaad ka heshaan waxba cidna ha ka siin. Hawsha wada idinka iyo profesor kas
    ta wada hore u soco.

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 15 днів тому

      Oo yaad rabtaa inaad u dawladeysid adoo idoor ah Muqdisho ayaa noo balan ah iyo midnimo somali 😂😂😂

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k 18 днів тому

    Awdal stetd horay usocda guul

  • @mustafqalbi_dacadchannel7740
    @mustafqalbi_dacadchannel7740 23 дні тому +1

    Garab istaag ayey ubahanyihiin reer awdal qofkii somalinimo kudhimanaya aya diirkaaga ah

  • @shamsaahmad3036
    @shamsaahmad3036 24 дні тому

    caawa war farxad leh oo aan la ilmeyey ilaah somali qalbigooda burcad ha isu mariey amiin 😢😢

  • @IbrahimFarah-gh5cf
    @IbrahimFarah-gh5cf 16 днів тому

    Guul huush iyoqudhunbiirso

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 23 дні тому

    Nin weeyn oo qabiil lee yaqaano kuwaan cadaabta waxaa geeynaa qabiil🎉🎉🎉

  • @shamsaahmad3036
    @shamsaahmad3036 24 дні тому

    somaliya ha is raacdo ha midoowdo guul insha alaah ❤

  • @lanebrown2605
    @lanebrown2605 16 днів тому +1

    Awdal wlhi somaliland bahi aad uu wayn ayay uu qabta balse bulsha waynta reer awdal waxan leyahay war qoriga qata oo gala dagalka

  • @FARXAANIITO
    @FARXAANIITO 24 дні тому +1

    Hargeisa saan ku noolahay waxaan rabaa in awdal iskantagto

  • @user-or6cj4cb5e
    @user-or6cj4cb5e 23 дні тому +1

    CIDII LAGUMAYSTAY BAL AN ARAGNEE HAGOOSTAAN😂😂

  • @fighterforlife5284
    @fighterforlife5284 23 дні тому +1

    🤣🤣🤣🤣🤣 Somaliland will be a country soon!

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 24 дні тому

    Daqonta waa lagu dayaa haday fahmiwaydada goshaa loo galiyaa lakin waad soo jeedaan waxana ugu wayn ee Djibouti cabsigaliyay Eretrea oo donaysay waligeed inay somaliland saldhig ka siiso Canfarta Agabar ama Cabdi Geedi

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 23 дні тому

    Somalia waa somaalia federal ka SOMALIA waa soo socotaa

  • @FARXAANIITO
    @FARXAANIITO 24 дні тому

    Masha allah

  • @user-kw4fr6zg1d
    @user-kw4fr6zg1d 23 дні тому

    Waa kaa caqliga abgaalku , Adeer reer walba magaaladoodey xukumaan cidna loo dawladeyn maayo laxeeey labada shabeelle iskaga meerayso

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 23 дні тому

    Good Job samaron

  • @user-or6cj4cb5e
    @user-or6cj4cb5e 23 дні тому +1

    NIO REERKAN NIICLEYAASHA AH
    INGIRIISKU SHEGE DHAHAY HADAY KUGU SOO SOCDAAN WAR BAY KUSO WADANE DAA HADAY KASII SOCDAANA WARBAY KASII WADAANE DIL 😂KUWASA HADLAYA WLHI WAA CAJIIB😂😂😂😂😂

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh 23 дні тому

      REERKA HA WADA SIMINE KALA REEB OO OGOOW WAXAA KA DHASHAY JANARAAL YUSSUF TALLAN OO JANANKII FAQASH U BIXISAY LUG ISAAQ OO WAXAA KALE OO DHASHAY DAHIR RIYAALE OO WAXAA KA DHASHAY MUJAAHID CABDIRAXMAN AW CALI FAARAX IYO SHEEKH CABDILLAHI SHEEKH CALI JAWHAR IYO KUMANAAN KALE OO HALDOOR IYO MUDA AH OO AAMINSAN SOMALILAND.

  • @user-iv9kv5pp6c
    @user-iv9kv5pp6c 24 дні тому

    Kayar 1:54 xagee lagu..dhuuuuso gumaystay.

  • @mohamedosman1986
    @mohamedosman1986 24 дні тому

    Samaroon waa wecel darood sool wey tagtay anakuna wan gosaneynaa walidin babies inaa bal xabad rida idinka iyo darood iyo hawiye dabadaa idinka wasayaa

  • @ayaanleg
    @ayaanleg 24 дні тому

    Car bal is dhaqAAJIYA, XAFAJOOY

  • @user-fd3io4qr5j
    @user-fd3io4qr5j 24 дні тому +1

    Okej maxuma Awdal waa lada degan yahay Oo jibriil Abokar ayaa dhinaca kugu oo macnaheedu yahay Dagaal lugu dhex dagaalamo Boorame ilayn ma soo gaadhi karaysid Hargeisa iyo Gabiilay Saylacna ku darso Ciise muuse Xiibta ayaa ku soo durkaaya taa ha ilaawin….
    Waa Khayran katiiran

  • @djamasaid6839
    @djamasaid6839 23 дні тому

    Ciyaal waxba ogayn
    Hadii xamar lagu noqdo samaroonay wxba la ina waydiin maayo
    Been yaynaan isku sheegin
    Dir baa la ina odhanayaa ama waqooyi iyaga uunba macaanka qaadanaya
    Halkanbaa la inoo qaatay aynu 2 ka nahay

    • @djamasaid6839
      @djamasaid6839 23 дні тому

      Imikaba xamar waan joogna mxn ka nahay
      Bal hal wasiir oo macne leh oo ay samaroon leeday sheega
      Waxuba waa isaaq
      Aqal sare , maxkamada sare, rasial wasare ku xigen , wasiir maaliyadeed ,
      Waxii muuqda oo dhan iyaga haysta hadii toos loogu biirana iyaga unba loosii kordhinayaa adiga cidi kuma taqaano yaan been la inoo sheegin

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 15 днів тому

      ​@@djamasaid6839 beentaa awdal state waa gaar kasareysa dhamaan cadkooda miiska uu saaran yahay idoor bey uga tageen hadana wey doonan 😂😂😂

  • @user-iv9kv5pp6c
    @user-iv9kv5pp6c 24 дні тому

    Cidii .la gumaystay hayska tagto.cidii Nabada Nacebna hayska tatto.. hadaan.

  • @falisa576
    @falisa576 23 дні тому

    Waxan maqli jiray reer .....hebel maalintii
    Doonta ay ku yimaadeen buu qabasho
    Lahaa.marka maalintii SSC ay jabisay
    Jamhadii SNM o laga furtay wixi ciidan
    Iyo tikniko ay wateen faro bananayen
    Ayey ahayd reer Awdal inay kaga
    Bilaabaan dhinac dagaalka maantay
    Gobal ka madax banan sida sool bad
    Ahayn lahaydeen

  • @farahboss9600
    @farahboss9600 23 дні тому

    Gudpbiirsey nacnadoodu waa labo casho miye6 dagaalamaan waxay ka mid yihiin dumarka isaaqu qabo

  • @adowmohamed2144
    @adowmohamed2144 24 дні тому

    That's good news

  • @AbdicasiisMohamed-pr7tu
    @AbdicasiisMohamed-pr7tu 23 дні тому

    Waxan waa been waa qurbo joog dadka guduhu ma ogola in somaliland kabgoogoyo

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 23 дні тому

    33 SANNADOOD OO DIBU DHAC BAAHSAN. IYO DHULKII OO CADOWGA LA IIBIYEY. MALINTII MUUSE LOO DHIIBAY AYAA NIN REERB URXO AH YIDHI, DUSHIISA AYEY KU BURBURAYSAA. SOMALILAND WAA FASHILANTAY.
    LAGU KALA CARAR.

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh 23 дні тому

      XAASHAA LILAH SOMALILAND MA FASHILANTO E MUNAAFIQIINTII IYO KHAAIMIINTII BAA GODKII AY KU DHUUNABYEEN KA SOO BAXAY OO MOODAY IN WAX DHECEEN!!!!!!