Mucjiso ayaa la tusay ganacsadihii dadka dhintay deenta ku sheegan jiray waxa uuna noo sheegay in ha

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 285

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql 7 місяців тому +25

    Allow xaqa nagu suk shaydaanka xumaan qurxintiisa alloow naga celi Alle qalbiga nagama raaciyo aduunka jeceelkiisa Aamiin Yaarabi

    • @kaltumofarah8933
      @kaltumofarah8933 7 місяців тому

      Dadkii uu lacagta ka qaatag ee dhintay sadaqad u bixi

  • @hibaqkhalif
    @hibaqkhalif 7 місяців тому +15

    اللهم اكفنا بحلالك عن حرامك وأغننا بفضلك عن من سواك

    • @coco_123-c9c
      @coco_123-c9c 7 місяців тому

      اللهم امين يا رب العالمين

  • @illintir
    @illintir  7 місяців тому +62

    Waa qiso hada taagan fadlan share dhaha walaalo mahadsanidiin ❤😢🎉❤🎉😢❤🎉❤😢

    • @CabdijibaarMuxumed
      @CabdijibaarMuxumed 7 місяців тому +1

      Asc

    • @CabdijibaarMuxumed
      @CabdijibaarMuxumed 7 місяців тому +1

      Adeeka oo luma labajikiis oo ay kasoowaregta todobaatan sano oo kulumay dama gaasham gaarahaan lamadagaan oo ahaa beer sugule rouble oo la odhanjiray

    • @Daqare666
      @Daqare666 7 місяців тому

      Qabuuraha DAD qoto u sheeg sida Damujadiid Qabri Quute

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 7 місяців тому +2

      Sadaqada ha u niyeysto qofka uu ka dhacay inuu u sadaqeyo

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 6 місяців тому

      Asc waxa ladhahay meyd Xante mayor madhaqdo

  • @fadumoelmi6895
    @fadumoelmi6895 7 місяців тому +8

    Subxaanallah ilaahayow iimaanka hanaga qaadin anaka iyo intii islaam ah ba Allahuma aamiin odaygaana Allah ha caawiyo insha Allah

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 7 місяців тому +25

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 6 місяців тому +4

    Ok gabadhas Astiiqfarta habadiso iyo laaxawla wallaaquwata illaabillaah iyo saliiga nabiiga Scw ❤❤❤

  • @sahrahassan4353
    @sahrahassan4353 7 місяців тому +46

    اللهم استرنا فوق الارض وتحت الارض ویوم العرض علیك

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 7 місяців тому +26

    Kuwa ku ilmodhalayo guryo aysan lahayn ama guranayo beer aysan lahayn hadaba waa maqshaan waana aragtan uceliya dadka hantidooda cafisna weydiista wb tawfiiq.😢

    • @marwoyusuf906
      @marwoyusuf906 6 місяців тому

      Waxaas waayahaan majiraan xiligii maxkamadaha islamiga kuwii ugudanbeeyay lagafujiyay dad baadiyo waligood joogeen ama gateen gurigoodiiyaa hungurihayaa ileen guryihiiyaa qaalinoqdeene

  • @SomaliWillmarTv
    @SomaliWillmarTv 7 місяців тому +6

    Odaga ha joogo Muqdisho lacagtana ha baafiyo dadkii uu ka qaatay Allaha u keeno

  • @SaidMohamedElmi-z9l
    @SaidMohamedElmi-z9l 7 місяців тому +8

    ADDUUN WAA KAASAA,
    ALLOOW KHAATIMADEENA MID SUUBBAN KA DHIG.

  • @AminaAhmed-v4r
    @AminaAhmed-v4r 7 місяців тому +24

    Subxana lah ilaahow noo danbi dhaaf ilahow iimaankena adkey walaahi waa qalbi xanuun 👍

  • @foozia426
    @foozia426 7 місяців тому +6

    Ilahayow xaqanaas hanagu dilin ya rabi

  • @SomaliWillmarTv
    @SomaliWillmarTv 7 місяців тому +4

    Odaga ha joogo Muqdisho lacagtana ha baafiyo dadkii uu ka qaatay Allaha u keeno Allaha caafiyo danbigana Allaha u dhaafo

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 7 місяців тому +8

    سبحان الله
    Dadkii ha u sadaqeeyo haduu ehelkii heli waayo 😭😭😭😭

  • @KhadijaAbdalla-i2s
    @KhadijaAbdalla-i2s 7 місяців тому +11

    Inta uusan xasuusan muu sadaqo u bixiyo oo u niyaysato ama ceel iyo masaajid wax ha ugu daro hana u duceeyo dadka uu lacaha ka qaadi jiray uusan aqoonin in sha Allah wuu caafimaadaayaa

  • @LIIBAANMOHAMED-i6f
    @LIIBAANMOHAMED-i6f 6 місяців тому

    Ku saliya kan ugu qeerka badan koonka nabi muhamad salalaahu calayhi wasalama ❤

  • @HusseinNaji
    @HusseinNaji 7 місяців тому +6

    Ciddii uusan garanayn intuu u niyeysto ha u sadaqeeyo. Ilaaheyna ha u dambi dhaafo. Aammiin

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 7 місяців тому +4

    Subxaana Allaah Subxaana Allaah Subxaana Allaah Illaahoow noo Danbi dhaaf Aabahaas Allaha Caafiyo, Dadkii uu xasusto Wuxuu awoodo ha u Sadaqeeysto. Waa imtixan waa imtixaane Alloow na badbaadi Alloow na badbaadi yaa Rabi .

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 6 місяців тому +2

    Masha Allah Haku barakeeyo wariye caawiye dadka Masaakinta ah

  • @RaliyaAbukar-bv6jr
    @RaliyaAbukar-bv6jr 7 місяців тому +6

    Subxanalaah illaheyow na astur waa qiso xanuun badan

  • @shahad2629
    @shahad2629 6 місяців тому +2

    dubxaanalaah ilaahey ha caafiyo adkaarta habadsado

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 7 місяців тому +7

    Aduunkaan waxaan la arkeeyn waa wejiga allah Allah dhibka hakabixiyo ninkaa gabadha rakaatada ninku ku hayo allah hatalo saarato ha guursato caruurteedana yaanyo ha ugoobaysato mid kaqayr badan ayada iyo caruurta isku haysanaya allah ha ugu bedelo

  • @Janno190
    @Janno190 7 місяців тому +1

    Subxaanalah waxa Ku soo dareeray umadii uu masabiday ee maytaadka ahaa imaanlaawe ayuu ahaa subxaanalah

  • @maaidoCabddi
    @maaidoCabddi 6 місяців тому +1

    Subxaanallah allow iimaanka hanaga qaadin yaa rabi

  • @sadam1318
    @sadam1318 7 місяців тому +4

    subxaanalah ilaahay mar ayuu ku
    soo qabanaayaa

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 7 місяців тому +3

    Dadka dadka xolohoda iyo dhiigiisa xalal sada walahi dhibato ayay ku sugan yihiin aduun iyo Aakhiraba xataa faracoda ayay dhibato u tahay xarantas walidku uu geysanayo. Xasbunallahi wanicmal wakiil.

  • @xamdixarako2479
    @xamdixarako2479 6 місяців тому +1

    Allow iimanka noo adkey yaarabi imaaan alaa uur buxsho wlhi iman darada dhibatadaasee ledahy allow ino adkey imaaanka😢😢😢😢

  • @hanishire-t2z
    @hanishire-t2z 7 місяців тому +2

    Wallahi waa qiso xanuun badan allaha kacafiyo tankale dadka uu aqonin masjid ha ugu daro tan waa fariin

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 6 місяців тому +1

    Aduun wakaas allow qatumada nodhig khaaatumo subaaan Allahuma amiin

  • @sucadasucada6843
    @sucadasucada6843 7 місяців тому +3

    😢allhu akbar allow imanka ngu suug😊

  • @XildhibaankaXaji
    @XildhibaankaXaji 6 місяців тому +1

    Ilaahrey ha ka dulqaado,
    Dadkii uu lacagta ka qaatayna alaha tusi oo fadhigiisa ugu keeno.
    Ha naadiyo.

  • @jamaaden636
    @jamaaden636 6 місяців тому +1

    Cabdi casiisow allaj kaa xafido doqomada dila aqoonyahanka iyo haldoorka

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 7 місяців тому +2

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ashawooo
    @ashawooo 7 місяців тому +4

    Hadi uu yaqana dadki waxa ku laha ha radiyo Caruurta aye dhalina rabi wuu cafinaya hadi kale Lacagta dadka kala waxa ka codsanaya ina inta uu kasen ha bixiya lacagtasa ha siya masakinta kala inshallaha wuu fiican aya

  • @SofiaRooble
    @SofiaRooble 7 місяців тому +3

    Ilaahey wuu isarkayee waa adoonkaagee ufududeey inuu iska bixiyo caafimaadna sii
    Ilaahey iyagana dadkoodii inuusiiyo ha ukaso

  • @abdullahihussein3808
    @abdullahihussein3808 7 місяців тому +3

    Ilahay subxanahu watacalaa hanacafiyo walakaaasna allaha kadulqaaado dhibka haysta

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 7 місяців тому +1

    Subxaanallaah aduunkaan jaceylkiisa waxwalba waa lagudhiiranayaa ilaahow xalaashaadaan kuweydiisaney xaraantana waakaamagangalney

  • @sihaamelmi8188
    @sihaamelmi8188 7 місяців тому +3

    ALLAAHU MA NAJEYNAA INAAN MEYD AAN HADLI KAREY AAN RIBO SAARO WAA MUSIIBO XUN WAANA TAN MAANTA HAYSATA NINKAAN

  • @kashkash7600
    @kashkash7600 7 місяців тому +3

    Hadii uusan garanaynin dadkii ha u niyeeysto masjidna ha ugu dhiso

  • @fuadmohamed1055
    @fuadmohamed1055 6 місяців тому

    Ilaahey utoobad keen Ilaahey hakuu naxariisto Aamiin

  • @nasraahmed1706
    @nasraahmed1706 6 місяців тому

    Subxaan Allah waxaan odaygaas kula talinlahaa inta uu umalaynayo ee ugu badan dadkii dhintay ha usadaqeeyo masaajida iyo ceelasha biyaha ha oogu darro sadaqo hana dhoho illahayoow midwalba xaqa uu igu leeyahay adigaa garanaya ee uqaybi hana wado sadaqada inta ay riyooyinkaasu ka istaagayaan waayo inta ay riyadu socoto wali waxay ka dhigantahay wali xaqbaa lagugu leeyahay illahayna ha utoobad keen insha allah waad caafimaadi

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql 7 місяців тому +4

    Waxaan ka faaiday in hadii Alle wuxuu nafaray aan yeeli laheyn in aan dhiba lakulmi lahay
    Gabadha waxaan kula talin lahaa in ay wax walbaa u dayso ilmaheeda nina eeyan guursan inta ilmaheeda lugahooda isku taagayaan ayna Alle u baridaa kuna dadaashaa sida caruurta wax u baran lahaayeen Nin iyo qawaadkiisna kaba tirtirtaa maskaxdeeda illaa iyo waqti danbe oo ah marka keeda ugu yari guursado hadii alle idmo wabilaahi towfiiq

    • @Xalimo421
      @Xalimo421 7 місяців тому

      Dareen u baahasho Nin ayeytacbaan la thye,Sideey ka yeesha arintaas?Wa dhibaato.Hadaan aniga ahay wxn yeeli laha in an Mid 2 maalin isbuucii xaalada dajiyo si qarsoodiya u guursado ka dib Daawo u qaato in uur la qaado🤣Ilaahey ha u gargaaro.Wey soomi karta si aysn xaaran ugu dhicin.

  • @SahraDahir-v6j
    @SahraDahir-v6j 6 місяців тому +2

    Qureesho Qureesho qawlka dhanto yaa udhiib ugu dhiga,❤❤❤❤❤ManshaAllah ❤❤😂❤❤❤

  • @tressahassan8947
    @tressahassan8947 7 місяців тому +3

    Subxanallah alow🎉soohadee❤dhaman soomali xaranti ayaa cadinoqotay😢

  • @AxmedabdiXaashi-eg8oo
    @AxmedabdiXaashi-eg8oo 7 місяців тому +3

    Ya rabbi illahay
    Hanaga bad badiyo deyn ta

  • @SahraIbrahin-k2m
    @SahraIbrahin-k2m 7 місяців тому +7

    Inta hartay iyo intu iloway sadaqa ha ubixiya adkaarahane haku dadaala

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 7 місяців тому +3

    Jizaaka laaha qeyr.❤❤❤❤

  • @asheekh15
    @asheekh15 7 місяців тому +8

    ilaahay odayga hawdambidhafo caafimaadna hasiiyo bal hayskudayo inuu sadaqada badiyo isagoo usadaqaynaya ooniyaysanaya dadkii deynta kulahaa ee dhintay inuu xajka aadana hayskudayo haduu awoodo

  • @SafiyoYusuf-tc6hc
    @SafiyoYusuf-tc6hc 7 місяців тому +5

    Subxaanallah arimahan ookale aad iyo aad eyey noogu badan yahiin qofkii nolow fursad ayad heysatan iska bixi xaqa bani aadamka😢

  • @deqadegan
    @deqadegan 7 місяців тому +6

    Nin ayada iyo caruurteeda kaafi Karo meyguursato

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 7 місяців тому +3

    Xasbiya laahu wanicmal wakiil

  • @maslah345
    @maslah345 7 місяців тому +7

    Ar somaliyey halaga digtoonaado xatooyada umada xoolahooda la dhacayo kow kufeker in uu ALLAH KU ARKAYO

  • @fiicaneefaceedkaroon3629
    @fiicaneefaceedkaroon3629 6 місяців тому

    Subxaannalh,Ilhow na Astur😢Aabaha Alh saamaxo sido kle Alh u kaso Dadki dhimn inu wada helo Ayna wada saamaxan,runti wa Arin Xnn bdn,subxannalh,Ilhy Anagana noma kaso.
    Gbdha,Qisadeda, Alh kula koriyo Caruuta,oo Haku Noqdn kuwa Tarbiseysan,Abahodna Mid Xaqa Yaqan Alh ka dhigo,Biilka Ilmahiisa maku xirna Noloshada wa inu taas Garta.Adina Salaad Istiqara Tuko wxii ku qeyr ahna Alh sc ka bari,Kuma dhahayo Guurso ama ha guursanin,lknse Qeyr wxi ku ah Alh ku siiyo wll❤

  • @degelkhayr
    @degelkhayr 7 місяців тому +7

    Dee midka ay guursanayso yeysan guursan haduusan biilikarin

  • @AdanSiyaad-mj8jr
    @AdanSiyaad-mj8jr 7 місяців тому +1

    Scw scw scw scw ❤️ ♥️

  • @abasshowqi538
    @abasshowqi538 7 місяців тому +4

    Nin fcn oo biil siiya, ninka kalena ka reeba ha raadsato, si kooban, weyna heli doonta insh'llh.
    Wa aragtideyda.

  • @hussenyabaq6331
    @hussenyabaq6331 7 місяців тому +3

    Odaga daynta maydka ku soo dalici jiray ilaahay ha ka aqbalo toobadiisa farajna alaha u furo waa arin culus
    Gabadhana waxaan kula talin lahaa ilaahay baa faxane nin iska guurso intaad xaaraan ku dhici lahayd caruurtana rabigi risiqa siin jiray baa jooga

  • @Sultan-ee3ej
    @Sultan-ee3ej 7 місяців тому +3

    Horey u soco Nin culus

  • @shucaybmooha7827
    @shucaybmooha7827 6 місяців тому

    سبحان الله

  • @AhmedSaciid-k8e
    @AhmedSaciid-k8e 6 місяців тому

    Qiso cajiib ayan kuu hayaa

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 7 місяців тому +3

    Dadka inta uu garayana xoolahooda ha u celiyo inta uusan garaneyna xoolohoodii ha u sadaqeeyo ilaahay dadkaas uu dulmiyey danbi dhaaf ha u weydiiyo asaguna ilaahay danbi dhaaf ha weydiisto

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 7 місяців тому +1

    Wahi inatana qiso dhagayasanay tanoakale walageya maqla Subxaanalaah

  • @InspirationalBakedCustar-s
    @InspirationalBakedCustar-s 7 місяців тому +4

    ninkale oo wax siikaro ayada iyo caroorteda allah usahlo ayaa dhi la haa

  • @FarhiyaAbdi-wi8dl
    @FarhiyaAbdi-wi8dl 6 місяців тому

    Reer xamar. Imanka haydinka qaad meel walbaaa way la gashay iman xumadu

  • @abdullomar8698
    @abdullomar8698 7 місяців тому +2

    Aabo hadhihin, xalkiisa wa in la qasaasa o gacanta iyo lugta laga jaraa

  • @OmarWacays
    @OmarWacays 7 місяців тому +2

    الصدقة التي يدفع أن ينوي الناس الذي اخذ منهم الفلوس

  • @mohamedabdikarin6843
    @mohamedabdikarin6843 6 місяців тому

    Dadka uu waayay masaajid ha uugudaro

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq 7 місяців тому +3

    Masaajid ugu dar ku dheh

  • @DeerowAbraham
    @DeerowAbraham 7 місяців тому +3

    Alle ha cafiyo😭😭😭😭

  • @xaawamaxamed3217
    @xaawamaxamed3217 6 місяців тому

    Sadaqajaariya Haugadhigo

  • @muizaahmed3363
    @muizaahmed3363 7 місяців тому +2

    Aabaha culimada ha utago ayagana talo hakaqaato illaahey na hautoobad keeno saa illaahey waaqafuuru raxiim me

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 7 місяців тому +4

    subxaanlaah

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 6 місяців тому

    Subxaan allaah Walee soomali wax aan lagu arkayn maleh kuwo mayd kufsaday xataa waa la sheegayey yaa allaah ilaahow umada xaqa tus. Islaantii qisa hore oo Saan oo kale ahayd baan la yaabanaa odayna mala helay maydka been ka sheega acuudu bilaahi ilaahow iimaanka hanaga qaadin. Hadii qof kasta oo dad dulmiya adiunka saas loogu ciqaabi lahaa Walaahay wadanku wuuba noo xasili lahaa

  • @abobasement346
    @abobasement346 7 місяців тому +1

    waa cadadah somalidah inay xaran ku noladan waxan kah xumahay in aan somalih Ahay

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 7 місяців тому +6

    Laaxawla walaaquwata illaabillaah culimada halaxidhiidho haykabixiyo daynta jaanisbuu wali haystaa

  • @xafsamaxamed700
    @xafsamaxamed700 7 місяців тому +2

    Allah haka toodab aqbalo

  • @hamoudjibril294
    @hamoudjibril294 7 місяців тому +3

    Al marxuun qaldaan

  • @abdiweliabdullahi2032
    @abdiweliabdullahi2032 6 місяців тому

    Waa cajiib

  • @DaauudhaashimiDaauudhashimi
    @DaauudhaashimiDaauudhashimi 2 місяці тому

    Xasbunaa alaah ilaahoow iimaankanoosug

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 7 місяців тому +2

    Subxana Allaha, Subxana Allaha, Subxana Allaha.

  • @zeinabumu.hamza.1233
    @zeinabumu.hamza.1233 7 місяців тому +2

    Subaxana llaaah

  • @z-1il
    @z-1il 7 місяців тому +1

    Subhanallah 😢

  • @muhuboabubakr-jg1kz
    @muhuboabubakr-jg1kz 7 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @canabosman4171
    @canabosman4171 7 місяців тому

    Allaha naga badbadiyo xaqa islamka badil inan ku qadano

  • @XiroXasan
    @XiroXasan 7 місяців тому +1

    Xasbiulla waa Nimaal wakiil subxana lalla

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 6 місяців тому

    Indha laaan ALLAHA kurido, Iyo Curyaamin-imo.
    Daadkaa Duco malaha.

  • @AhmedMohammed-k8n
    @AhmedMohammed-k8n 7 місяців тому +3

    Walhi ilhbaa og waxwalba alle ayaa og

  • @Faaduma2
    @Faaduma2 6 місяців тому

    Masaajid udhus uniyeyso Intii uu yaqaana hasiiyo

  • @alsal24sports87
    @alsal24sports87 7 місяців тому +1

    Subxanallah

  • @degelkhayr
    @degelkhayr 7 місяців тому +2

    Muu usadaqeeyo dadkii lahaa isagoo uniyeysaya

  • @maxamed765
    @maxamed765 7 місяців тому +1

    Ok❤ok❤ok

  • @anababdihirsi1471
    @anababdihirsi1471 7 місяців тому +1

    Subxaanalah

  • @jamaaden636
    @jamaaden636 6 місяців тому

    Haldoorku waxa ka qiima badan yahay 1000 qof oo wax marayaal ah

  • @XildhibaankaXaji
    @XildhibaankaXaji 6 місяців тому

    Shugran

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 7 місяців тому +2

    Walaalow arintaan waa nagu badantahay anaga hada saas ayaa na heesata dhulal iyo beero nalooga heestaa aan warqadihii original heesano dhibkaas iyo wax kawaran somaali waa isku sameesay hurdaa sheegtaaye wax kalana Ka daran iyo xisaabta qiyaame

    • @SharifAbdul-in3cu
      @SharifAbdul-in3cu 7 місяців тому

      Waxaan garanayaa guri uu lahaa sheekh kamid ahaa 11kii culimada ahaa ee uu Kacaankii toogtay 74kii oo markii iigu dambeeysay xoog loofah haystay caruurtiisii!
      Aakhiro war baa jira!!!!

  • @M45_0
    @M45_0 7 місяців тому +1

    Imanka allah ka qaad, ilaahy ma aminsanayn miyaa.

  • @ashaabdi6513
    @ashaabdi6513 6 місяців тому

    Ilaahay hakaakaafiyo biilkiisa ciyaalkiisasii haduukuxujeeyey

  • @SumayaMohammed-t7h
    @SumayaMohammed-t7h 6 місяців тому

    Alxamdulilaah ilaahay fiicanaa

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 7 місяців тому +3

    Ninkaan intuu noolyahay heysks bixiyo lacagta dad Kii dhintay dadkooda waa joogaan

  • @foozia426
    @foozia426 7 місяців тому +2

    Subxaanalaah