Fanaanadda Safiya Tusmo oo Somaliland Gurigeeda Uga Dumisay Calanka Somalia Dartiis.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 гру 2021
  • Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
    Don't forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
    FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
    QarriJiqood

КОМЕНТАРІ • 487

  • @gabbokhadar395
    @gabbokhadar395 2 роки тому +25

    Fariid Fariid dhazhay walhi Gob baad tahay Geesiyad ah alle cadawgaga kuuma jabiyo tusmoy Gobonimo ku waar ❤❤❤❤❤❤❤

    • @abdiismail6805
      @abdiismail6805 2 роки тому

      Somaliland guul somaliland guul somaliland guul

    • @abdiismail6805
      @abdiismail6805 2 роки тому

      Cadawga somaliland fii naar
      Cadawga somaliland fii naar

    • @abdiismail6805
      @abdiismail6805 2 роки тому

      Cadawga somaliland fii naar

    • @FrankBainbellz
      @FrankBainbellz 2 роки тому

      @@abdiismail6805 hooyadaa iyo hoyadeed soomali uun ba kaga dhaliyey koley xadaney habashi ku dhalin. Somalida hakala saarin qufilka iska fur oo indhaha open ka dhig ilbax maskaxdu somaliland uun yey arkin ee soomali oo dhan wa same

    • @user-ld9se3jw1j
      @user-ld9se3jw1j 7 днів тому

      Ajkgdsgk🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😢

  • @jalamadyare5128
    @jalamadyare5128 2 роки тому +11

    Hadal hadu micno leyahy wad ku hadashy lkn cidi fahmi lahyd ban gayiga joogin
    Never give up mom

  • @Hasuni675
    @Hasuni675 2 роки тому +13

    waxa guryaha uduminaya gabadh tidhi Somali ayaan ahay yaab iyo amakaak dadkani maxay yihiin ma amxara misa Tigrai Somalinimada miya danbiya Jigjiga ayaabad lacagkad doonto wadan kartaa wa reer somaliland sidaas aqoonsi laguma raadiyo, waxaase layaaba magalada Adisababa ayaan xafiis dowlada Ethiopia leedahay isugunimi anagoo dad badan oo Somali ah kudhawaad 50 dumar dayar ubadam Sim card ayaan qaadanaynay waxana lagu qaadanayaa passport 50 kii qof waxan umalagnaya waxan 10 qof gaadhay ayaa somalida kale ahaa 40 kale Hargaysa iyo birco ayay kayimaadeen kuligoodna waxay wataan passport somali ah Wan layabay war waabad kaxanaqay saan somalinimadee maxaa passport keeda idiin geeyey.
    reer waqooye waxan dhihilahaa wae Saad wax kuwadan wanaag laguma gaadho qaraabo goysnimana guul laguma gaadho wallahi illahay wuu idin soo dulayn uun markaad walaalihiin kacarartaan waxaase kadaran Somali galbeed reer hargaysa daqiiqad maka maarmaan 1 hal daqiiqo kama maarnaa kuwan kalana way kaxanaqayaa yaab

  • @Shafeecbashe
    @Shafeecbashe 2 роки тому +12

    Hoyaday iyo abahay anoo somaliyada i dhaleeen anoo somaliyadana wan dhimanaya 🇸🇴🇸🇴

  • @gem2144
    @gem2144 2 роки тому +9

    somaali Allah ayaa kaa dhigay cid kaa badali jartaa ma jiro waxa tahay geesiyad somaaliyeed mashaallah may Allah protect you from the evil of the ignorant people amin yaa Rabi 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌷🌷🌷🌷☝🏽☝🏽☝🏽☝🏽

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 2 роки тому +5

    Cajuuso orod meesha laga yaqaano calanka buluga ka dhiso guriga

  • @khadijasamater7211
    @khadijasamater7211 2 роки тому +22

    Subxanallah! Wallahi sidan waa xaq daro😭😭😭
    Somali hadeynu nahay anaga isku cadaw ah😭😭😭
    Walashey mcn Safiya tusmo, Alle xaqaga hakuso dhiciyo asaga awodaas lahe amiin yaa Allah🤲🤲🤲

  • @queentacadalefaadumoladan4122
    @queentacadalefaadumoladan4122 2 роки тому +6

    Fariid fariid dhashay saxiix soomalinimadada cidna ha u daba fariisan inshaa allh guushu waa dhankada xaaqaada waad heli huuno

  • @abobasement346
    @abobasement346 Рік тому +4

    waa Dulmigah kah socdah mamulkah hargaysah ilahay ku reb museh fircon wuu jabih in sha Allah

  • @shucaybhindi2567
    @shucaybhindi2567 2 роки тому +11

    Calanka somalia meel ayuu leeyahay boorama waa somaliland

  • @rahmaabdi1458
    @rahmaabdi1458 2 роки тому +13

    Mashaa Allaha
    Safiya turmo
    You are right
    Allaha ku xafido sister
    Guuleyso 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @shaaculwali8129
      @shaaculwali8129 2 роки тому +3

      Go to Hamar

    • @LUCKY-zn6tq
      @LUCKY-zn6tq 2 роки тому +1

      That flag sister I heard is Satan flag no wonder somali is fail state 😒

  • @demhaihaludba2833
    @demhaihaludba2833 2 роки тому +14

    Mashaallah,wan kugu tagersanahy fikirkada salimka ah,waxad tahy inan somali oo weliba qimo iyo qaderin mudan,nolow weliga,tan guriga rer somaliland waxan ushegi guri iyo hanti la buburiyey arsi magashee sumcadina kusi dhumi ee inanta xaqeda siiya oo Allah kabaqa,

    • @AbshiroYaasiin
      @AbshiroYaasiin 19 днів тому

      Anoo soomaali yaandhashay ano soomaaliyaan dhiman cadowgaa jab ax yaa wadani

  • @fatimasalad8325
    @fatimasalad8325 2 роки тому +5

    Mansha allah gabara somaliyeed xaqaq allah kuu badabadiyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sahramohamud5180
    @sahramohamud5180 2 роки тому +9

    Nayaaa wadanka somaliland sharci baaah u yaaaala naga aaamu wadaaa dagenayde 😂

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 2 роки тому +1

      Walaal haddey wadda deganeyd maxaa looga canshuuray oo loo aran waayey meeshan waa wadda cidi kaa canshuuri mayee isaga tag cadaalad darada haku taageerin ruuxaan qiyaamaha kula qaybsaneyn dambigaa

    • @sahramohamud5180
      @sahramohamud5180 2 роки тому +1

      Huno gabadhani shakhsi xumeeyay ayay wadan dhan u ceebeynaysaa
      Teeda kle hadaa laga qaldanyay May wado saxa marto halkey somalia noo hormarisay oo noola daba socotaaa

  • @jamaducaysane9069
    @jamaducaysane9069 2 роки тому +6

    Adeer hadaad heystey danbi maaha gabadh soomaliyeed baad tahay fariiiid. 👍👍👍

  • @amaalxilwah
    @amaalxilwah 2 роки тому +3

    ilaaahay si degdeg ah ha uga jaaso mariyo wixii gabadhaaa dulmiyey.

  • @halimomohamed8199
    @halimomohamed8199 2 роки тому +7

    Geeseyat soomaali I like hadalkeeda xayigah ma sha allah abaayo xoolo waa lahelaa laakin Naftaada ilaasho

  • @michelehawthorne2637
    @michelehawthorne2637 2 роки тому +3

    sorry stay strong and hopefully you will get justice from the world because the so called Somaliland is a one of the states of Somalia 🇸🇴and they have no rights to destroy your house and abuse people every day because of their tribe. They want to be one tribe and call them selves a country and destroy the rest of the people someone has to stop them ASAP.

  • @DriveToSuccess-
    @DriveToSuccess- 2 роки тому +5

    masha allah safiyo tusmo banaankaaga ayaa ku dhacday xur baa atahay xurnimadana yaan lagaa qaadin

  • @mandeqlivetv3790
    @mandeqlivetv3790 2 роки тому +14

    Laakiin waa in magdhaw lasiiyo waa muwaadinad wado qabatay gurigeediiye

    • @shaaculwali8129
      @shaaculwali8129 2 роки тому

      She is american citizen and she does believe Somaliland.

    • @A3000BC
      @A3000BC 2 роки тому +2

      Safiya wasmo ma dameertii kuxaartay baa kugutidhi waa muwaadinad?

    • @mumyynunaa713
      @mumyynunaa713 2 роки тому +1

      Muwadinad maha waa cajuun doon waa cadho nin ka kacday

    • @shaaculwali8129
      @shaaculwali8129 2 роки тому

      @@mumyynunaa713 Runtaa

    • @LUCKY-zn6tq
      @LUCKY-zn6tq 2 роки тому

      @@shaaculwali8129 there also Americans citizens that believe somaliland who is white then snow safiya wasmo.

  • @slgtiktok1374
    @slgtiktok1374 2 роки тому +5

    Lioness ladie brave we are hire to support u sister tusmooo we love u sister

    • @abdulqadirsalim8594
      @abdulqadirsalim8594 Рік тому

      WAA CUNSIRIYE WAA DAD XUN SAAS U ARKAA MAAMULKA MUUSA BOOXI A.M.DALIM CUDA LEH KA SOO JEEDKA SAFARADA USA SHINGAANI MUQDISHO SOMALIYA

  • @xadiisxadiis2169
    @xadiisxadiis2169 2 роки тому +5

    Mogadishu ayaa luguu rari ciilna arki maysid insha allaah

    • @saeedbuni2567
      @saeedbuni2567 2 роки тому

      Kkkkkkkkkkkkkkll qadaadweyn horo ka ka xaysoooo

    • @HamzeMed-py6up
      @HamzeMed-py6up 21 день тому

      ​. Karax aya kaa socda mugdisho

  • @umucabdalabitucali2287
    @umucabdalabitucali2287 2 роки тому +9

    Waan ka xumahay walal badal kher badan alaha hakuugu badalo

  • @bashiirfatax8010
    @bashiirfatax8010 2 роки тому +16

    Waa libaaxad tusmo hadalkeeda halkeeda ayay dhigtay waa fariid maashaallah aad baan uga xunahay guriga lagaa dumiyay waa qalad in gurigaa lagaa dumiyo.guul kuu rajaynayaaa

  • @nurap3027
    @nurap3027 2 роки тому +6

    FARIID SOOMAALIYAD BAAD TAHAY SAAFIYA MASHA ALLAAH HORAY U SOCO

  • @isxaaqsomaliland2898
    @isxaaqsomaliland2898 2 роки тому +4

    Somalia tag hadaad rabto

  • @zahrahassan523
    @zahrahassan523 2 роки тому +11

    WA DAD AAD U XUN , GURI DHAN INEY DUMIYAN WAXAS DOWLAD MAHAN IGORANT 😐

  • @fadumomuhumed5481
    @fadumomuhumed5481 2 роки тому +4

    Mnashallah waa sax Allah ha xifdo misken

  • @husseinmohamud353
    @husseinmohamud353 Рік тому +4

    Safiya join the liberation of awdal, we must liberate ourself from slavery, and serfdom. One community calls itself somaliland join the cause of shading down Isackland . You cannot accrpt slavery. The Guthubirsi or samaron must have freedom . Join Sol to bring back dignity.

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 2 роки тому +29

    Excellent points ,Safiyo Tusmo si fiican baad u hadashay, ku dhisan Aqoon, Garasho iyo aqlaaq wanaagsan, anshax leh.
    Maamul jabhadeed waa noocaas xeer,ma qabto, moralna haba sheegin.
    Safiyo Tusmo allaha ku xafido, kuuna Hiiliyo Abbaayo

    • @abdiismail6805
      @abdiismail6805 2 роки тому +6

      Somaliland guul somaliland guul somaliland guul

    • @abdiismail6805
      @abdiismail6805 2 роки тому +6

      Somaliland guul somaliland guul somaliland guul

    • @abdiismail6805
      @abdiismail6805 2 роки тому +6

      Somaliland guul somaliland guul somaliland guul

    • @abdiismail6805
      @abdiismail6805 2 роки тому +6

      Calanka shaydaanka Somaliland waa ka xaaraan

    • @samatarismail3215
      @samatarismail3215 2 роки тому

      @@abdiismail6805 😅😅😅

  • @hoodohasan9689
    @hoodohasan9689 2 роки тому +14

    Waa cunsuriyiin somalind

    • @denbel426
      @denbel426 2 роки тому +8

      Just like you are racist

  • @cantar64
    @cantar64 2 роки тому +4

    Tusmo you are hero. Waa xaqdaro waxa kugu dhacay ee loo dumiyaya gurigaaga. Si fiican ayaad u dacwootay laakin waxaa ku helay dad gun ah oo cawaan ah oo dhago la. waxaad tahay fanaanad qaran ilaahay ha ku gargaaro.

  • @dagandaacad3066
    @dagandaacad3066 2 роки тому

    Soomaalinnimo ku dhimo waa guul guri baad sheegtee geeri xittaa waan ku badalan karnaa soomaalinnimo jiilka maanta haddaan nahay soomaalinnimo naga badan ka naxow nafta waa.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴.

  • @asmasalah727
    @asmasalah727 8 днів тому

    Inder guulayso

  • @mayAdam8888
    @mayAdam8888 2 роки тому +6

    Safiya, aad ayaan uga xumahay dhibaatada kusoo gaartay. Nimankaan cunsiriyiintaa een dawlad dhaba ahaayni qofkay arkaanba xabsiga ayeey u kaxeeyaane xaqaaga Allaha kaasiiyo.🤞

  • @engabdirahmanadem808
    @engabdirahmanadem808 2 роки тому +11

    Siyaasada iyo Gurigeeda is dhex dhigaysa waxa la mooda in Somali weyn ay wax ka xod xodaneyso anu waxaan ku dhihi lahaa Somalia waxba kuma qabaneysee halka alle ka beeray laabta u si daa hadi kale Somaliland ha imane Muqdisho ka dhiso guryahaaga

    • @saciidnuur6062
      @saciidnuur6062 2 роки тому

      Eng magac qasaray waar is xureya walaahi gumeysi ayad ku nooshihin,, ee isxoreey waad dhimate, somali kuma so socoto qaraxyada aad xoriyada ku radsanaysan ka joojiya mushliminta, hoog iyo ba a ku nooshohiin safiyana, cadalad aya u hilinaysa,,insha allaah, daalim marna na najaxo wabilaahi towfiiq

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 2 роки тому

      Muqdisha hadey ka dhisan lahayd maanta may murugooteen laakiin waxay jeceshay meeshay kasoo jeedo sorry hooyo meeshey kasoo jeeday lugu bahdilay oo loo awood sheegta

    • @nimoabdulahi8328
      @nimoabdulahi8328 2 роки тому

      Ilaahay badal khayr qaba alaha Ku siiyo ayagana hoostooda ha ka helaan

  • @user-mm5ye3ul8r
    @user-mm5ye3ul8r 14 днів тому

    Wa runta somalinimadadku dhimo allana haku gargaro 😢😢😢

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 2 роки тому +6

    Allana La kala Baryi Og, Hadalna La Kala Odhan Og..... Hadalka Bartiisii Baad Dhigtay, Aqalkaagana Xaqbaad Uleedahay In Laguu Mago, Waayo Xeer Qorayaayi Ma Jiro In Xoolaha Shacabku Usoo Tiir & Tacaba Beeleen Gar & Mag La'aan La Burburiyo, Halagaa Gar Baxo Walaal...

  • @Bashiradanbarre2024
    @Bashiradanbarre2024 2 роки тому +2

    Gabadhaan somaliyed runti wana nasibdaro

  • @ericjohan7652
    @ericjohan7652 2 роки тому +7

    Suxbxaan Sharciga cadalada ee hada Waqooyi Galbeed (BOORAMA). ee SOMALIYA yala bal i sheeg Ali H Nour oo . Thanks. Safiya walaal wan ka xunahay sida lagula dhaqmay SOORY.

  • @hawoosman3215
    @hawoosman3215 2 роки тому +2

    Maasha allaha guulayso waligaa safiyo gabar soomaaliyeed

  • @Angela_love126
    @Angela_love126 2 роки тому +4

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍♥️♥️♥️♥️

  • @kaltuumotalaash2441
    @kaltuumotalaash2441 2 роки тому +3

    Waa Dulmi

  • @indhayare11
    @indhayare11 2 роки тому +17

    Somaliland cadaaladda aad bey ugu yartahay, qofkii cod kar ah ama wax fahmayaba xarig bey la beegsadaan,
    Allow cadaalad waarta
    Safiyoow Somalinimo kayar haku qancin

    • @shaaculwali8129
      @shaaculwali8129 2 роки тому +3

      She is still searching for Cajuun

    • @Hana-997
      @Hana-997 2 роки тому +1

      @@shaaculwali8129 war ma walibaad xayrankaas daba wada gabadha, mashruuc kale raadsada.

    • @shaaculwali8129
      @shaaculwali8129 2 роки тому +2

      @@Hana-997 Maya, I am always pro Safia but she is making a big mistake by mixiing culture and nationalism with politics. That is a deadly cocktail.

    • @hawamohamed2377
      @hawamohamed2377 2 роки тому

      Safiya Tusmo qasri qurxoon janatul firdowsa allaha kaaga dhiso,
      Hana u bixin calalada ninba xaafadii ka taagey, caalamkoo idil kama shakiyaan inaad soomaali tahay, Cawaale ha jiro🇸🇴❤

    • @shaaculwali8129
      @shaaculwali8129 2 роки тому

      @@hawamohamed2377 Safia is really suffering from depression. She needs medical help. Her problem started from her first marriage and never recuperated.

  • @ridwaankhalif3526
    @ridwaankhalif3526 2 роки тому +6

    Habaryar kalaaay gaarissa kadisooo 💕

  • @ikraanabdulahi7272
    @ikraanabdulahi7272 2 роки тому +1

    Safiya tusmo qaali dumar farxad kunolow abid ❤❤ alle waxan kabaryayaa gurigaga iyo wax walbo aad tabaneso illahayineey sifudud kugu dhabaato wan kujecelnahay allaha w❤❤❤❤❤

  • @Angela_love126
    @Angela_love126 2 роки тому +3

    keep going insha allah abaayo 👍👍👍

  • @gem2144
    @gem2144 2 роки тому +5

    may Allah destroy every corrupt system and deal with every evil person amin yaa Rabi 🤲🏼🤲🏼 🇸🇴🇸🇴💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 2 роки тому +8

    Somalinimo wax ka yar haysu quurin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @nuuraadam3677
      @nuuraadam3677 2 роки тому +1

      Wa mxay cuqdada ku haysata ee dalkagag ugu fanki wayday calanka Somali mx ku geyay

    • @jinofarh3309
      @jinofarh3309 2 роки тому

      tgvt

  • @garaad9396
    @garaad9396 2 роки тому +5

    Walhi waa wax laga xumado 🥺🥺🥺

  • @samiira5275
    @samiira5275 2 роки тому +5

    War heedhe Soomaaliland xarig maahe xuquuq iyo xaq kale ma jidho miya waxaay dee. Waxaasi waa wexee dowladuhu ku dumaan ee dadoow hadaa xaqa ka aamustaan waa adinka cida ciqaabtiisa mari

  • @abdirashiddirie3522
    @abdirashiddirie3522 2 роки тому +5

    MashaAllah

  • @maxamedxasan309
    @maxamedxasan309 2 роки тому +3

    mshaa allah wllo allah ha ku xafido

  • @sagalhirsi2284
    @sagalhirsi2284 2 роки тому +2

    🇸🇴💙⚪️

  • @hoihoii914
    @hoihoii914 2 роки тому +2

    iska daaya sheegashada dadka iyo dhulkooda reer sool,sanaag iyo awdal nacab uma hayaan calankooda buluuga ah garan mayno snm waxaad tihiin dad buka ilaahay ha idin caafiyo

  • @Warsame.-ru6ls
    @Warsame.-ru6ls 17 днів тому

    Maasha Allah walaal naag naag dhashey nooloow wiligaaa

  • @nuraali8671
    @nuraali8671 2 роки тому +2

    Sad 🥺🥺 that she has to struggle it's not fair. These people had their own agenda.

  • @khawlahsahal5780
    @khawlahsahal5780 2 роки тому +3

    Waa gabar aad uqalbi wangsan
    Dadka reer borama dadka lama mid ahan

  • @hibaaqnur1436
    @hibaaqnur1436 2 роки тому

    Allah ka cabsigii baa Laga tagay reerahaas kalena ma calanka jarmalkaa looga dumiyay. KUWA burco iyo hargeisana ma calanka cabdikqaadir jaylaani baa looga dumiyay yaab badanaa

  • @nadiamohamed1282
    @nadiamohamed1282 2 роки тому +1

    GEESIYAD BAATAHAY AFAR JEEB LAYAASHA AAD ISKU QABIILKA TIHIIN BAANA SABABTA ISKA LEH.. HUWANOOW CALANKA BULUUGA WALIGAA ILAAHEEY HAKULA JIRO. TAAJIRAD BAA TAHAY MAANSHAA ALAAH BARIBA GURI BAAD DHISAN DOONTAA INSHA ALAAH

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 роки тому +2

    Aniga oo reer somaliland ahna gurogaygii sanad ka hor wado ayaa dayrkii oo dhan waa la dumiyey gabdhaan gurogeeda somalinimo looms dumin ee wado ayaa waxoogay ka soo gashay guri kasta oo wado soo gasho waa la dumiyaa ee hadii somali nacayb jiro kuwa 30 sano nala joogaybaanu soo safari lahyn ta kale somalinimda anagaa idin ka jecel oo asal ah

  • @salasyare6180
    @salasyare6180 2 роки тому +1

    Laandheerad guuleyso habo

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 2 роки тому +1

    Geasinimo waa loo dhashaa safiya tusmo dadbadan baad u tahay tusmo viva my dear sister

  • @abdirashidboqortooyo7286
    @abdirashidboqortooyo7286 2 роки тому +2

    Qofku ma xuska sawtii clip kii horena lahayd anoon laba cisho Borama joogin baa gurigayga la duminaya imikana laba bilood iyo hidhiidhi bay sheegaysa.
    Dhinaca kale waa qalad in gurigaaga la dumiyo iyadoon laga talo galin laakiin waxaad heli lahaydba adaa dhiiqo cagaha sii gashanaya, Madaxweyne Muusena hadii buluug latuso adiga iyo gurigaba liinta la idiin khamiirinaya kkkkkk.

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi 22 дні тому

    MAMULAKA BOORAME GABADHASI XAQEED SII FADLAN NISSA SOMALIA JABUTI SADAQ JOHN❤❤❤❤❤

  • @mohammedadem7879
    @mohammedadem7879 2 роки тому +11

    Habo gun baa Allah qoorta kuu sudhaye xamar noogu kaalay anagaa guri kuudhiseeynee

    • @moktar837
      @moktar837 2 роки тому +2

      Xishood halkaad ugu yeedhayso waan xishoonlaha anigu bal warka yara dhagayso. Dhul nabad ah ayay joogta. Hawguyeedhin meel labadii nin ee ugu sareeyay ciidamo madaxtooyada dhexdeeda isku horfadhiyan

    • @shaaculwali8129
      @shaaculwali8129 2 роки тому

      Adiga iyo hooyada baa gun qadhuun ah

    • @moktar837
      @moktar837 2 роки тому

      @@shaaculwali8129 hooyada anigu waxba ka sheegimayo waa hooyo lakiin oohinta iskada

    • @mohsaed7055
      @mohsaed7055 2 роки тому +2

      Adinkiibaa Gubanayee Maxaydin Dhisi Kartaan
      Adinku Dhista Kuwaad Noo Dhisaysaan Waana Iga Tallo

  • @ayanelmowge2150
    @ayanelmowge2150 2 роки тому +3

    Mansh alaah guul

  • @wardaaabi2777
    @wardaaabi2777 2 роки тому +2

    Allah hakuu naxariisto inader allah ayaa og qof kaad tahay OO allah hakuu soo hanuuniyo

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 2 роки тому +7

    Absolutely. Hadalka.meeshii .uu lahaa Ayey dhigtay.s Tusmo
    Cadaallada.Waarka Taala Ee Somaliweyn. Alloow nagu Astur.

  • @TIJAABISTV
    @TIJAABISTV 2 роки тому +4

    Waxaano kale waa ceeb

  • @user-zw2bx2rg3i
    @user-zw2bx2rg3i 22 дні тому

    ZAYLAC LUGHAYA STATE.OF.CIISE. 🇸🇴. SOMALIA

  • @asalcabdalasaciid6548
    @asalcabdalasaciid6548 2 роки тому +3

    Kkkkkkk tusmo adigu calan uubaad xidhataye kuwii wasiirada ahaa hadana ka ah ayaa guryo ku le sida BAYLE DUBE MAHDI GUULEED kuwaa maa laga dumiyo malaha lacagtaad ku dhistay ayaan xalaal ahayn

  • @aminaosman1520
    @aminaosman1520 14 днів тому

    Fananad tusmo waa fananad soomaliyed eecusuriyada reer isaaqoow xishoda cawaan waxmagarata badtihine samaroon oorer boramaa ayaa idinkaa Cilmi iyo madi iyo caqliba idin bara xitaa diinta idinbara hadeysan aheyn Rerka samaroon là aantod waad galobi laheyden ee umahadnaqa Allaha idinkala dhigey jaar reerkaa viva SAMAROON❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-vx7qp3mi9x
    @user-vx7qp3mi9x 2 дні тому

    Soomlin waa daalimiin. Ilaahay madaxda. Aydhis hakuwada rido

  • @user-zw2bx2rg3i
    @user-zw2bx2rg3i 22 дні тому

    CAFAR. CALII. LAA HADAL. HAKAA DIIHIIFAACAN. . RER
    SHEIKH IISXAAQ

  • @mohamedmohamuud2514
    @mohamedmohamuud2514 2 роки тому +1

    Adaa kaqiimo badan

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 Рік тому +1

    Why they didn’t tell her stop building first place African style

  • @mohamedmohamuud2514
    @mohamedmohamuud2514 2 роки тому +3

    Safiyo Allah kulagarabgalo waxad matalesa Somalia Somali land raga joga oo dhan

  • @SahelValleyInsurance
    @SahelValleyInsurance 2 роки тому +18

    Stay strong sister ALL Somalis support's you..🇸🇴 🇸🇱
    We are watching your situation and how your house is destroyed in Saudi Arabia.🇸🇦 🇸🇴

    • @maxamedxasan8045
      @maxamedxasan8045 2 роки тому

      P0 0000pp pop

    • @zayaamad3080
      @zayaamad3080 2 роки тому +1

      It is the fence they destroyed because it was on a road

    • @michelehawthorne2637
      @michelehawthorne2637 2 роки тому

      Saudi Arabia didn’t destroy her house the so called Somaliland destroyed her house because of her tribe they want only Isaaq to be country and live and destroy the rest of the people she deserves to get justice and some has to stop these ignorant people ASAP .

  • @user-zw2bx2rg3i
    @user-zw2bx2rg3i 22 дні тому

    ALLAA.. HAAYOW. DAD. MAXAA. KALAA. XAYSTAA

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 роки тому +2

    meesha sharci baa yalaa yaa ku fasxey inaad waddo ka dhisto in lagu soo qaad qaado rabtaa

  • @alicamaley8746
    @alicamaley8746 2 роки тому +1

    Safiya tusmo ilahey haku dhowro kuwa. Xaqdarada kugu hayana ilahey wajibkooda ha maryo

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi 22 дні тому

    Ok shugran Abayp 😢😢😢😢😢 1977

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi 22 дні тому

    NUR SOMALIA NFD JABUTI OGADENYASOMALIGALBEED VON SOMALIA ❤❤❤❤❤ 1915 1944 1988 77 67 60 SOMALIA KINGS IN AFRIKA UND ARABA SOMALIAYA❤❤❤❤❤

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 19 днів тому

    Calaanka Somaliya ninki jeceel xamar hantidisa ha geysto oo haka dhisto

  • @ubahadow7662
    @ubahadow7662 2 роки тому +1

    🇸🇴👍

  • @jawaahirjawaahir
    @jawaahirjawaahir 10 годин тому

    Walaal,waxaad,tahay,daarood

  • @AmiraAhmed-gb8sh
    @AmiraAhmed-gb8sh 2 роки тому +2

    Baylaguba walle waatahay🤔

  • @ismailsaid3200
    @ismailsaid3200 2 роки тому +1

    Safiyo wllo ax ax ax ax ax ax ax ax 😭 sorry Wana kaxumahaya qaasarha kugudhacaya

  • @mannaadde7421
    @mannaadde7421 2 роки тому +3

    Mcnto alah ku xafido mesha iska so tag

  • @abdimahamedhoussein3812
    @abdimahamedhoussein3812 2 роки тому +1

    Safiya tusmo keep going tolka ayad dhex jogta ha lagugu dhex dilo ama cadalad hel

  • @mubarikadnan2362
    @mubarikadnan2362 2 роки тому +2

    Ilaa habeenkan caqliyaysatay dumi wado wayjirtay iskadaa guriye xaafado dhanbaa la dumiyaa 2008 waxaan xasuustaa gurigaan ku kornay kuna dhalanay in dumi wado ku dhacday salaad horena dayrka hore iyo qol kamida kuwa albaabka udhaw in la jiidhay la,muran balse dhaafnay jagooyin nool xtaa isla sanadkaa naga jiidhay wado ee markaa edo shaydaanka iska naar dalkuunbaa laguu qurxinayaaye calanka somaliyana somali oodhan baa og in xtaa hadii ka muuse biixi lagu arko la duminaayee

  • @mandeqlivetv3790
    @mandeqlivetv3790 2 роки тому +2

    Dee wado ayaa lagaa iibiyay .... asxaana laguu samayn waa anigu sidaasaan u arko

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi 22 дні тому

    SOMALIA NISSA 1960 BRO 77 😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @shaamredbill4112
    @shaamredbill4112 2 роки тому +3

    May be lacag ribo ah beey ku dhistay 160k Qof aan shaqeyn america kama keeni karto waa is la soconaa! Koleey ilaah baa Qoftaan mashaakil ku saliday every year dhib baa heysto ilaah hakaa saaro!!

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 2 роки тому

      Laba truck oo ay leedahay baa u shaqeeya ha iska hadlin adigoon Wax ogayn xoolaha tahee

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 2 роки тому

      @@mohamed88466 xagay ka keentay caydh bay qaadataa ssi bay ku qaadataa wiilkan buka xagay ka keentay labada truck markaa ma prostitute baa alaylehe waan u malaynayaa

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 2 роки тому

      @@shankaroonland7480 hhhh waad xanuusansaaye maraykan caydh laguma qaato yurub baa caydh lagu qaataa

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 2 роки тому

      @@shankaroonland7480 anigu si dhaw baan u aqaan gabadhan hadii ay xaasidnimo kaa tahayna orod oo ilaahay u cadhoo ilaahay baa siiyay ileene

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 2 роки тому

      @@mohamed88466 wasakh bilaa diin iyo caqiido ah yaa ILAAHAY SWTu cadhoon Kara?cuqubo kugu dhacday ILAAHAY MAHAD Iyo shikri baan u hayaa aan iga dhigin taasoo kale. Hadaad si fiican u taqaan Inay welfare qaadato iyo inay wiilkan buka ssi ku qaadato ayaad ogaan lahayd kaalay indha dadka qabo qof kasta oo maraykanka ah soomaaliga iska daayoo maraykanka 50state jooga mid waliba wuxuu qabto iyo inta cashuur uu bixiya waa public record jaahil fooqal jaahil. ILAAHAY u cadhood waxaan kaa tidhi bilaa diin baad tahay ILAAHAY SWT MAHAD iyo shukri joogto ah baan u hayaa adoonkiisii baan ahay doqonoow ku noqo hadalkaaga

  • @garaadmire7380
    @garaadmire7380 Рік тому +1

    Mogadisho ka dhiso guri oo ku raaxayso

  • @bomarble7489
    @bomarble7489 2 роки тому

    Qaadland ma istaahisho in gurigaas Quruxda badan laga dhiso , iska sabar Safiyo wadaniyad baad thy, aqoonsi sidaas kuma helaysaan qaadlandoow.

  • @QOFKA.2469
    @QOFKA.2469 2 роки тому +1

    Gabadha gurigeeda ha loo dhiso dhulku waa banaan wadadana dhinca ha laga mariyo Ilaahay ha laga baqo ciideedii ayey joogtaa gumaysiga ha laga daayo soomaali waa soomaali

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi 22 дні тому

    ABAYO❤❤❤❤❤

  • @zakariyahassan778
    @zakariyahassan778 2 роки тому

    Yahuu Somalia iska Soo aad