Dhamaantood Mustafe martin ayaa igala fiican waa nin cod kar ah umaddana warka deeqsiin kara waxna uso dhicin kara xataa koonfur iyo waqooyi isku keeni kara iskuna wadi kara reer moqdisho ayaan ahay mustafe nin kaa roon ma heynee somali oo dhan isku keen ee xukun mustafe tartan guuleyso.
Kaftankiina wax hawgu dhimina qaranka.Xaafad aan Hargeysa dawladu ka talin ma jirto.Haasaawaha ha foolxumaynina! Wa taladiii Sharmaarke from East Burao.
Xadhaadho dhego uma laha wuxuu ku hadlayo ninkan uu soo marti geliyey, isaga ayuun baa dacaayaddiisa rakhiiska ku afgoynaya mar walba Mustafe. Cali Caliyow xagguu ku noolyahay. Xadhaadhaa Somaliland keenay.
Laba jiran baa tihiine Somaliland qabiilo maaha waa xisbiyo iyo ururo iyo doorasho ee horta laqa. Dareenka shacabkuna waa xor, waa la heesayaa waa free speech wadanku Djibouti na waxba nooga sheegto anaga ee abwaaniyiin Somaliland ah. Martin aan la kaftamee kulmiye wuu soo noqonayaa ee miyaanad Hargeysa kusoo noqonayn Liin dhanaan tii miyaanad xusuusnayn
Wadani baan wadanaa. Muuse waa bedeluu. Guul Dr Ciro ❤
Wadani la dooran maayo ee miraaladilaacaa iska sug ha sii xiiqine.
Guul wadani guul somaliland Insha Allah
Maasha Allah Wuu Guuleysanayaa dr Cabdiraxmaan Cirro
Palestine 🇵🇸 is free from the sea to the river. Your sister Sarah from Gaza ❤
Palestine will be soon free InshaAllah ❤
Free Palestine insha allaah from somaliland
Well done Musdafe 🎉❤ Geesi hadal cad👍
Viva waddani
Guul wadani rajada shacabka soomaaliland
Guuul wadani ❤❤❤
Waa habeen badhtankii waa saacatul ijaabo ilaahay awooda lihi sinabad qabta hanoo dhaafiyo insha allaah
@@sahradhoolchannel8657 Allahuma Amiin ya Rab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Guul Kulmiye 💚💚💛💛
Dhamaantood Mustafe martin ayaa igala fiican waa nin cod kar ah umaddana warka deeqsiin kara waxna uso dhicin kara xataa koonfur iyo waqooyi isku keeni kara iskuna wadi kara reer moqdisho ayaan ahay mustafe nin kaa roon ma heynee somali oo dhan isku keen ee xukun mustafe tartan guuleyso.
@@AliMohamed-ub6ob waan kugu Raacsanay 👌🏻
Waagaa iftiimay waa wadani ❤❤❤
Mashaa Allah congratulations reer soomaaliand naga qabta siyaasiyiinta soomaaliyeed oo caada qatayaasha ah adeerkay Dani qurux ku xijiya noosoo gurmada anagana from Galkacyo
Dalka guushii waa dani
Ali xarare ,
Ciilqabe iyo chiropractor baqatay mouse biixi waxasii waxbaa kamo qado Adawgii hajabo
Mouse biixii guul guul somaliland
Guul mouse
Kaftankiina wax hawgu dhimina qaranka.Xaafad aan Hargeysa dawladu ka talin ma jirto.Haasaawaha ha foolxumaynina! Wa taladiii Sharmaarke from East Burao.
Bal kan la yidhaa xadhaadho ee raqiiska ah ee jecel negative Somaliland inuu ka faafiyo. Kan dulliga ah ee u jiibinaya ayaa ka daran.
Nacas ayaa dadka caayo ee wax iskula har jaahil.!
Thanks true story 🎉
Vi va wadani 🧡🧡🧡🧡💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻
Cali xaraare waa nin adag.❤
Lkn joojiya waa wadani maaha wadani waxa wax badalaaya lkn waa shacabkii somaliland waliba reerkii uu muusa kasoo jeeday
Hawiye=HAITI MORYAN is badal ma jiro QARAX jogta ah
Tonton mechout😂
Edna Voodoo oo naasaha dhiig kada’ayo kawaran😂
Jabuuti baaba kadebaysa ee xaguu dareen shacabku joogaa soomaalidu awelba soomaaliliand way necbaayeen soomaaliliand na waxba uma noqonayso 😙😙😉
Jabuuti shalay muusey dhistay lacag iyo taageero ku bixisay maanta isbahaysiga haday dhisto maxaa ku jaban waa suaale si bilaa caadifada caafimaad qabta car uga jawaab
Alla xadhaadho muxuu Mustafe negative ku riixayaa. Taasina waa Somaliland nacayb. Xadhaadho, sheekadaadu waa caddaan oo kaa socon mayso ee beeddel.
Hilaac/wadani labada ugu cad cad dorashada in kasto labadan ay is necebyihiin
Waa runti gusha musa bixi waa burburka Somaliland
Marka uu Cali xaraare uu la jiro Mustafa Martin waanu dawanaa
War Salaamu Calaykum ku billoow.
Cali xaaarrare uuun waddni yahy yaa ila arka😂❤😅
Waxaas oo dhan waa HUNGURI lacagahii dowladii Siilaanyo la cuni jirey ayaa la waayey.
Dadka wadanka joogaa Shiling ayey yaqadiin.
Ka cun oo ka codee weeye arintoodu.
Haa waa labuufiyay muuse shaani
Halkaa wuxuu ka Qirey Martin in Cirro waxba aheyn oo aanu wax isbedel ah keeneyn.
ilaahay waxaanu ka baryeynaa dabayl caafimaad inuu gaadhsiiyo somaliland iyo dhamaan aduunkaba
Maratan waa hadal yaqan dhashii aar libaax wad ku banaantahay 👍🏽✅
Markaa gaadhi koro ama aan suuqa tago hargeisa waxan maqalaa Mayer moogo looducaynaayo iyo Musa oo lahabaaraayo
JAAFKAKALASARGOYNTA DOORASHOOYINKA
Kanlabeebka ah ee waryaha ahi cid uu isku xoqo ayaanvuu raadsadaabeeen uyyo khayaali ayuunbaad sii deysaa somaliland⁹⁶
Wuxuu sheegey Martin in uu isbedelku yahey Reer uun oo hadaanu GARXAJIS nahey mar uun kursiga fuulo.
Ciro 2017 kii ayuuu khaisey ee wax dhaama muse lama hayo.
Somaliland waa Kulmiyeh Muse FAQASH iskujabiyee..
HODHOWDHOW FAQASHOW
khayr insha alaah somaliland
Annagoo sacad muusa ah ayaa badalayn muuse biixi adeerkay
CALIYOW HEESAHA WAXAA ISKA LEH ABWAAN ABABE WUXIUNA KU SAMEEYAY MAGAALADA BOORAMA ARINTAASI WAY KA HOOSYAY MAXAMAD MARTHIN
Martin wuu uqalmaa inuu Somaliland iyo Soomaali weeyn madaxweeyne kanoqdo.. waa nin niyad wanaagsan 💌
Waxaan xusuustay gabaygii ahaa, " afku wuxu la xoogyahay maqliga xowda kaa jara eh", markaan eegay heesaha sida gantaalaha u dhacaya!
Isbedelka si fiica buu uga hadlay wax isbadal ahi mamuuqdaan
Msha Allh heesahasi waxay ka, imaadeen awalan Saylac Awdal sida miyay ahayn cali harerow indr Yaaa'
Ali hareera oo xidhay dharkii oranjiga ahaay taageero u muujiye wadani
Adkatey 😂😂
Viva waddani, somiland o dhan waxykuheshiisey in muse farta lagu eryo ill jufadii u ka so jeedey aya diidey, marka hadu dagaal rideyoisagey u taala
No no yurub geenyo waa Arab qadra sinimo waa Habaryoonis
Jeegaantii qorax baa kusoo baxday, run🙏
21 Oktoo🎉waa tee tuma
Habar jeclo waxay isleeyihiin garxajis ayaa dhulbahante idin ka celinaya oo dhul idiin boobaya.. waa aqli idoor oo liita
Sheeko huwan dhintay iga dheh
Axmed Aarshe iyo khadra silimo.barnaamij noqonmaayo ee wax kale ka ka hadla.
Warka horta dhegeeso? Markaasaad wax ka sheegi
U cid martini waa ka dhacay kkkkk odeyga igadaa kuyeen😂😂
Taa uun buu run ka sheegay abdirahman ciro muse ma dhaamo wax dadki iyo dalku ku haboon keeni maahyo wale
Sool dhig sool waa maamul
Ali harare❤❤❤❤❤❤
Horta reer usa lebis xumaaa, dharkaba 😂😂sisa loo xidho maba yaqaanaan, 12 months hawai uun bay gashanyihiin
Kkk su Ashii wuu kumargaday hadii c.raxmaan laga guulaystay?
Xadhaadho dhego uma laha wuxuu ku hadlayo ninkan uu soo marti geliyey, isaga ayuun baa dacaayaddiisa rakhiiska ku afgoynaya mar walba Mustafe. Cali Caliyow xagguu ku noolyahay. Xadhaadhaa Somaliland keenay.
Martin wa iga qosliyay 😅waxwayn makeenayo
Somaliland Wadani bay iskugu biyoshubteen
Odayaal asasaqay ha noqonine, nimanyahow anigu waxan idin oranla cimri bad jogtane u daneya Midnimo.
Ali Harare
Waad la heshay daanta galbeed ee marinka qaza
SHAQO KALE SAMAYSTA
huwanti ayaa isku camirtay
Vivi wadani down muse judaan
Cali xaraare waxaan ku moodi jiray weriye dhex ah laakiin waxaad u muuqataa cunsuri oo wanaaga iyo horumarka ka socda somalilan kaxun oo xaqiraya
Iidoor😂 waliwaxay ku’andacoonayaan iney dowladyihiin😂
Sheekadaas Harti ayaa boholaha xargega kuduugey😂
Dowlad aan Soomaaliya ahayn majidho!🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Siilki hooyda usheeg afkanool xaroood uray reer qaxaye hooyda ws jilicsan jilicasn dhalay
Maa is badal baa tuugti hore ee awalba caanka ahayd ayaa soo noqonaysee,ummadii soo may noqon dad qabyaaladu indho tirtay.
Salaan sare cirro niiqatala down
laba caabtooy oo been iskugu camiraaya wa qosol walahi😂🤣😅
😢❤
Faan waynaa
Martin waa baised maaha ninkii hore.
Ciro markii hore cidi may jeclayn muse bixi ayaa hada dadka jeclaysiiyay
Waar cali calankii wadani huwane ma wadani ayuu isu dhiibey
Cali xaraarow xidigaha geesku maanta burco ayay heesihii ka qaadayeen adna jabuuti bay joogaan bad na tiri kkk wax soo baadh marka hore
Jeegaanta noo daa jini ku qaadyey
Maddaxweeniihii Somaali land ALi Herare sodhaweeysye
Asc sxb cali funanad astanti
Wadaani u eg
Waad asiibtay martinow waxba ulamu hadhin umada waa jaahil iyo damiirxumo halki u dambaysay nin weyn ba ahay wiligay isman oran qof noocaasa ayaa idinka dhalan
Cali adigu ma ururka Wdani ayaad hoos u taageertaa. Waadigan maanta Orange colour xidhane. Mise waasir ?
Faysal cali waraabe miyaad seexiseen ? Iigama muuqdo saaxada siyaasada
Wadani odeygen baradhada ah maxey noo dabawadan muse biihi wuu soo labanaya viivaa kulmiye❤❤❤
Nin yahahow isaaqu waa
Madhibaan hadba ajiga ku abtirsada
sida caqiiliyiinta ,dirta, irirka , iyo ugu dambayn oromo
Makhrati baan inii hayaa
Taarikh yahan baan ahay
Tusaale ahaan 2nin baa isa
sooraacday goor barqa ah
Ayay gabar ari la joogta uu
Yimaadeen markaasa labadi
nin midkood baagabadhii
cajabisay markaasuu cabaar la sheekaystay intii uu lasheekaysanayay baa kii kale
Inta hoostiisa fariistay
hooskiisa harsaday
Markay nimankii dhaqaaqeen
Ayaa nin kale oo kadambeeyay
Gabadhii waydiiyay laba nin maa ragtay
Markaasay tidhi midkood midgaan ma ahaa??
Markaasuu yiri haa miyaad haybsatay ??
Markaasay tidhi maya ee way
yara istaageen markaa
Suu midkood kii kale
hooskiisa harsaday sidaas baan ku gartay in uu midgaan yahay
Hadaba isaaquu hooska hartiga bay harsadaan
Kii hadlaaba wuxuu leeyahay
Sool iyo sanaag waa SL sida maartiin oo kale
Hartiyaw madhibaanka
Sida loola dagaalamo maahan
Xabad shafka lagala dhaco
Ee gaba dhiisana waa loo daayaa
Gabadhaadana waa loo dii daa
Hadi kale migaan ninkii
Xarigga ka soo furaa wiilkiisu
Dal iyo dadnimo la aan dhigaa
Beenaalayaal fashilmay , Waxay cadeeyeen In Jabuuti maalgelinayso. Mida kale Ma Wareysibaa mise Waa Nacamlayn ?
Beenta iyo faqashnimad joojiya
Studiogii doqon mayo maxa ku sookordhay bal si wacan u dhagaysta 🤣🤣🤣😎😎😎
Heesta ugbaad argsan soo daaaya
Waleed ninbilaa goaana xabad baa dhafoorka ka saaran
Cali xaraare adigaba isbadalka caawa kamida funanada aad xidhan tahay waa wadani
Qurba joogtu beanbag isu sheegeen runbay tagi
Laba jiran baa tihiine
Somaliland qabiilo maaha waa xisbiyo iyo ururo iyo doorasho ee horta laqa.
Dareenka shacabkuna waa xor, waa la heesayaa waa free speech wadanku
Djibouti na waxba nooga sheegto anaga ee abwaaniyiin Somaliland ah.
Martin aan la kaftamee kulmiye wuu soo noqonayaa ee miyaanad Hargeysa kusoo noqonayn
Liin dhanaan tii miyaanad xusuusnayn
Fakash martin waa cadgwa gudahe. Yusra harti... Futo habaryoonis laagaap cillan
Dhadiga isaaq tahay hartii kaa fiican garacdaa dhadiga isaaq garxaajis waa dadkii hooyda dhillo ahaa kaa reebay faqash ahaa lover
Garxaajis baa soo dayay dhadiga isaaq ahaa Ina askar
Dhaktar u taak
First comment
Cali xaraare waa daba dhilif iidoor
*KKKKKKKK RAGANI **#QABYAALAD_XUMADA** WAA ISKAGA MID **#CALI_IYO_MARTIN** WAYNA IS FAHAMSANYIHIIN WAANA SXBO*
Calow dharma aad wadatid ma wadaniyaa😂