Eng. Abiikar - Wareysi 1/2- 100 sano ayaa la hadal hayay Shidaalka Soomaaliya I London 27.05.2024

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 тра 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato.com/
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

КОМЕНТАРІ • 148

  • @kahin42
    @kahin42 29 днів тому +23

    Waa waraysi wanaagsan. Fadlan ma waydiin kartaa ustaadka magaca buuga uu qoray ninka odayga ah ee Paul Saint John la yiraahdo qaybaha dambe ee waraysiga haduu Alle idmo. Thanks

  • @mahamedali6038
    @mahamedali6038 29 днів тому +6

    Ayaan le maanta ayaan aad oga helay intaad wareysi soo bandhigeysay waana kan ugu muhimsan somaali ahaan walaal ayaanle mahadsanid adiga iyo aqoonyahanoow abiikar

  • @mohamedsaladyusufmashaallh7741
    @mohamedsaladyusufmashaallh7741 Місяць тому +5

    Masha Allah

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein3029 25 днів тому +15

    Not sure if these Somali petroleum so called experts have a clue of what they are talking about. They give conflicting information about the oil exploration in Somalia. There is so much HOPE and HYPE while generations are left in desperation.

  • @imthehero76
    @imthehero76 Місяць тому +11

    Wax aqoon leh ma lahan waala fiirsaday min madaxweyne ilaa shacab Qabiil iyo Qurunkiisa ayagoo laaga yaabanaay ayeey musuq kusii darsadeen.

    • @IRIR-SAMAALE_114
      @IRIR-SAMAALE_114 29 днів тому +1

      Adiga qabyaalad ma ka fiyoowdahay waxay u badan tahay in aad u baahan tahay in naftaada nadiifiso

    • @jabiye8593
      @jabiye8593 28 днів тому +3

      ​@@IRIR-SAMAALE_114 adoo magac qabiil kuugu qoranyahay bad ruux kale qabyaalad ku tuhmeysaa , adu isfiiri

  • @luqmanabikar-
    @luqmanabikar- 28 днів тому +2

    Masha allah

  • @dromarhabeb
    @dromarhabeb 29 днів тому +1

    Eebe ha ino daayo Prof Abiikar. Amiin Yaa Allah

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 11 днів тому +1

    Shirkahadas interest wuxuu ahaan 50 ilaa 69kii waqtigii siyaad Barre waxuu ahaa waqti somalia ka lumay oon shirkadaha aan aamini kirin .weldone engineere .wax badan ayaa igaaga baxay warkaaga

  • @fnw8688
    @fnw8688 Місяць тому +3

    Hanoolaato ❤

  • @halanesky
    @halanesky 25 днів тому +3

    Inta ee ku weenta thy wllnimada
    Muraad leyahay iso duceeya
    Intaa muslim ah muraad leh ale ha u sahalo insh allaha

  • @cheyyene
    @cheyyene 18 днів тому +2

    According Wikipedia - in 2012 the Canadian oil company Africa Oil (the former Canmex Minerals and its partner Range Resources, initial drilling in the Shabeel-1 and 2 wells on Puntland's Dharoor Block in March of the year successfully yielded oil.
    With Petroleum Geologists associating the Nugaal and Dharoor Blocks with the South Yemen Marib-Shabwa and Sayun-Masila Basins, respectively.

  • @user-ir7gx6jl2e
    @user-ir7gx6jl2e 28 днів тому +1

    ❤❤❤

  • @a-risaqm-elmi1894
    @a-risaqm-elmi1894 29 днів тому +7

    Wareysiyada nuucaan ah waa dhaxal
    Mahadsanid Ayaaanle

  • @jamasiyaad2877
    @jamasiyaad2877 29 днів тому +9

    Ayaanlow, fadlan waraysiga qaybta 2aad ee soo socota ha noqdaan su'aalahaagu kuwo mawduucan uun ku saabsan. Ha dhex eryin waxaagii(siyaasadayn iyo cid ku ammaanid iyo inaad iin uga dhex raadiso dawladdii Soomaaliyeed ee ugu waxtarka & taariikhda fiicnayd),sida haddaba ka muuqata gebagebada hadalkaaga..

    • @eagleaad5183
      @eagleaad5183 29 днів тому +4

      Aad waxaan ugu qoslay sidaad ugu fiirsatay ee aad u raadgurtay 😅

    • @user-fm1yh8sc6h
      @user-fm1yh8sc6h 26 днів тому

      Fascist

    • @aliolow7663
      @aliolow7663 25 днів тому +3

      Ma afweyne in uu taariikh fiican ka tagay baad aminsan tahay aku jaahil

    • @jamasiyaad2877
      @jamasiyaad2877 8 днів тому

      @@aliolow7663
      Waxaa jaahil ah qofka aan taariikhdiisa aqoon ee miyaad illowday ugu yaraan gurmadkii badbaado ee abaartii dabadheer ee diyaaradaha la idinku guray ee dhulkii jannada ahaa ee koonfureed la idinku dejiyay .

  • @user-ir7gx6jl2e
    @user-ir7gx6jl2e 28 днів тому

    Maashaallah waxaan kugu jaclahay faaidada aa shacab ka somali a u hayso tnx

  • @Olad44
    @Olad44 Місяць тому +11

    Full video 😢😢

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 29 днів тому

    Waa Arin Wanaagsan 🥰👏

  • @ahmedismailabdullahi3821
    @ahmedismailabdullahi3821 29 днів тому +3

    Somalia meel buuraley ah ama saxaaro ah baa ku haboon in laga raadiyo. Dulka beeraha iyo badda waa khasaaro, faa-iido ma keenayo.Maraykanka khasaarihii ka dhacay badda Florida tobaneeyo sano ka hor, Nigeria khasaaraha dhul beereedkii uu gaarsiiyey iyo barakaca ka dhacay. Somalia labadaa meelood ee xasaasiga ah waa in ay ka ilaalisaa kasoo saaridda shidaalka.

  • @abdulkadirdirie6146
    @abdulkadirdirie6146 29 днів тому

    Cajiib

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 26 днів тому

    Wa in lahela amni dawlad wanagsan

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 26 днів тому

    Wa wareysi wanagsan

  • @user-bz9sf3mt8w
    @user-bz9sf3mt8w Місяць тому +8

    Sababta aan kuu sheego
    100, sano ugu dambeeysay. 1927, ayay si rasmi gumeysiga dalka gacanta u galay
    100 sano wadanka maba dagin. Dagaal marba nooc ayaa lagu jiay

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 Місяць тому +5

    Maasha allaah soomaaliya waa dal aqni ah oo dadkiisii dayacay rabiyow dadka soomaaliyeed quluubtooda is jecleysii oo u noo saqir maamul wanaagsan oo umadaan kala dabeynta iyo is maqalka bara oon ka shaqaysan

    • @abukar6
      @abukar6 28 днів тому

      Amiin ya rabbi

    • @abukar6
      @abukar6 28 днів тому

      Maxaa u yaryareyne wareysigan wa mid qaran????

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 29 днів тому +1

    60 jir alle cimrigiisa u barakeeyey

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 29 днів тому +2

    Ilaa 64 sano ayaa laleeyahay shidaal maku jiraa dadka yaan laga waalin ilaa hadana waxba lagama
    Hayo hadii uu jiro shidaal aaway

  • @My.madka.27
    @My.madka.27 25 днів тому +2

    Dalka iyo dadka somaaliyeed qawaarij allaha kadulqaado markaa Bay barwaaqo u bilaabaneysaa insha allaah

  • @cheyyene
    @cheyyene 18 днів тому

    Sanadkii 2000 Ceel Shidaal Saliid oo qodaneysay Shell Waqooyiga Holland (Groningen) waxaan kula kulmay Nin reer Rotterdam ah oo ii sheegay markuu Soomaali ii gartey inuuu 1974-75 Dharoor, Bari ka qeybqaatey Ceel ama Ceelal aanu u qodeenay ENI, Gaas ayaa nooga soo baxey ku dhowaad 700-1000mitir markaas ayaa la xirey maadaama waqtigaas Soo Saarida Gaaska laga aqoon Afrika.

  • @ijama3578
    @ijama3578 26 днів тому +3

    What kind of engineer is this guy

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 26 днів тому +2

    Horta ayaanle maxaad u waydiinwayday waa kuma engineerka cilmigiisa muxuu bartay muxuuqabtaa muxuu ku takhasusay

  • @cheyyene
    @cheyyene 18 днів тому

    Injineerka waa mahadsanyahey African Oil Ceelka Shabeele 2 ee Dharoor ee 2014 wax waa laga helay balse Shirkad oo yar ayaa ku dhiiranaan weyday iney more Appraisal Wells ay Qodo.

  • @Football-fans327
    @Football-fans327 Місяць тому

    Ustaad waan idin slmy

  • @barkhadhassan4378
    @barkhadhassan4378 21 день тому

    Fascinating information-
    A thorough review
    Gas & oil in somalia
    Is it enough to make us live like sucudis or will it be enough to pay for security of a dictator

  • @abdirizakahmed5368
    @abdirizakahmed5368 Місяць тому +1

    Maanta ayaanle waxaad soo heshay khabiir patrol 🚓 ku taqsusay ❤ waa kaaga mahadcelinayaa

  • @AbdinurAbdiqadir
    @AbdinurAbdiqadir 26 днів тому +1

    Marara badan waxaan 21:40 maqlayey dhulkan somalia ka hoosaysa dhulkan caraabta/. 11:40 marka marki shirkad shidal qadda madaxda somalida la heshisaba..., caraabta shirkada laliusha siisa joogisa qodiista waayo yaa la laaha haddii somalia shidal laga qado celasha shidalka caraabta aya somalia u so daadanaysa sabaabta dhulkan somalida ka hoosaysa kan carabta

  • @MohamettOsman-ui2wm
    @MohamettOsman-ui2wm 24 дні тому

    ilahayoow shabab laga qad

  • @HSHBlack
    @HSHBlack 25 днів тому +1

    allahaygii uga dhigay Soamlilander ka iga dhigay baa mahadaas iska leh.

  • @fatimabilanfiican297
    @fatimabilanfiican297 27 днів тому

    Maxaan u hagaajin waaynay dalkayga? waa Dal qani ah. ❤ somalia

  • @jamalahmed7459
    @jamalahmed7459 29 днів тому +2

    ASC. Gaas uma baahnin. Dagaal iyo dil waxaa noogu filan kan qabiilka.

    • @cheyyene
      @cheyyene 18 днів тому

      Dhuxushii Gabogabo ah, Iminka kiiska dhuxusha ah waa $20, Gaaska weyn oo bil heyneyana Reerka waa $40 waxna isma dheera oo Dhirtii ayaa badbaadeysa hadii Gaas la helo oo lagu qasban yahey.

  • @user-de8cx6qi6p
    @user-de8cx6qi6p 25 днів тому

    waa muhiim in aad u samayso taariikh muuqaalka aad soo galinayso waayo waa taariikh.

  • @abdirisaqmohamedahmed9150
    @abdirisaqmohamedahmed9150 25 днів тому

    Waa in Lasoo saraa shidalka somalia ,sBBTI ah adunkan iminka shidalka waa Laga marmaya.quraxda IYO mowjada badda ayaa energy Laga sameenaya.

  • @user-mu1rz3zk2q
    @user-mu1rz3zk2q 29 днів тому

    Hadeer fishing farming livestock iyo macdanta dhulka ku jirto ayan ka faideysaneynaah

  • @nabadoonka6649
    @nabadoonka6649 14 днів тому

    1910 , boqol sano kabadan ayaa laga joogaaaa ilaaa maanta waaan ka gaajaysan nahy khayraad kaaas ilaahy nasiiyay , dadkaygow maxaa inaga khaldan 🤨

  • @ahmedosman7185
    @ahmedosman7185 29 днів тому +2

    Yaman in ka badan 500 Ceel oo qayb gaas tahay ayay leeyihiin

  • @yabbturb-b3
    @yabbturb-b3 29 днів тому

    Ma aha kismayo waa raskabon shidalka

  • @mahad9555
    @mahad9555 28 днів тому +1

    "Dal qani ah oo dad fuqara ah ay dul fadhiyaan".

  • @YasinOsman-bj5km
    @YasinOsman-bj5km 28 днів тому

    Ma

  • @mahadmohamed863
    @mahadmohamed863 29 днів тому +3

    Wali kama jawaabin maxaa loosoo saari la.yahay

  • @user-ed2wv1uz3t
    @user-ed2wv1uz3t Місяць тому +1

    Ka war bixi ceel Bateiol ahaa oo muda dheer dab ka baxaayey badda Laasqoray,fadlan. fadlan

  • @nabadbile4033
    @nabadbile4033 9 днів тому

    It's not wise to share such Informations anyhowly

  • @mohamedabdulkadir6360
    @mohamedabdulkadir6360 29 днів тому +2

    Koonfurta 1950 aya wisaayo la giliyay dowlad aya loodiyarinayay calan ayay laheed kan buluuga ah oo hadda aan leenahay cabdulaahi ciise aya madaxwene ahan u ahaayay 1956dii maaka beenta ah waqooyi aya horaysay o calanka keenatay 1960kii yaa soo allifay beentaas hadi ayga waqooyi lagaxusin dhanka qaramada midoobay macnaha waxa waaye koonfur aya lag xukumay

    • @jamasiyaad2877
      @jamasiyaad2877 29 днів тому

      Calanka buluugga ah waxaa laga keenay Xamar. Waxaa la sameeyey 1954.. Markaas ka bacdi oo ah 1960kii ayaa Hargeysa la keenay...Lkn bal kaalay ka dhaadhici ciyaalkan ay SNM-tu khuraafaadka ku ababisay..

    • @sir__cmc
      @sir__cmc 28 днів тому

      ​@@jamasiyaad2877falastiini 😂

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 28 днів тому

      Koonfur xoriyad may qaadan, ee sidan ay haddaba Amison ugu hoos jirto ayey 1950 ilaa 1960 ugu hoos jirtay.
      Waqooyi xornimo ayuu qaatay. Calankan buluuga ahi Xamar isagoo hoos yaal kii Talyaaniga oon aheyn xor. Ayaa Hargeysa laga taagay 26 jun halkaas baanu xor ku noqday isagoon calan kale ka sareyn. Ee Qadaad weynta u sheeg, koonfur calal buu ku ahaa. Waqooyi buu calan ku noqday.

    • @XamseXashi-ht6wh
      @XamseXashi-ht6wh 25 днів тому

      Zxp meeshii ugu horaysay ee isaga oo xor ah laga tagay waa hargeisa muqdisho markii laga tagay xor ma ahayn

    • @ummulbaniinal7029
      @ummulbaniinal7029 25 днів тому

      @@jamasiyaad2877calanka buluuga ah waxa iska lahaa west florida ku qor google ka nin cawale la yidhahdo ayaa looso dhibay wana calan shaydaan woqooyiha maxmiyad bay ahayd oo lama guumaysan koonfurtana wabiyada ayuu talyaanagu kaga talaabi jiray oo waxbaba dowlad kama aqoon illaa hadana waataa laga arkayo maamul xumada iyo kala danbayn la.aanta somali qabyaalad way wada yaqanan lkn dowladnimo ma wada yaqanan

  • @mohamedisse8522
    @mohamedisse8522 15 днів тому

    ceelka afgooye aniga ma arag lkn abahay iyo aderadey ayan maqli jiray ayagoo ka shekeynaya cellkaasi afgooye iyo laantabuur

  • @GololMudug
    @GololMudug 29 днів тому

    Macdanata kasoo samee Drka

  • @Rashiid899
    @Rashiid899 29 днів тому

    Starlight baa sheegay in shidaal ku jjro dhulka somalida

  • @zubeirwaran-bari8730
    @zubeirwaran-bari8730 26 днів тому

    Isku soo duuboo caqliga soomaaligu waxa afduubanaya caadifad.

  • @siciidmaxamed8944
    @siciidmaxamed8944 24 дні тому

    dadka hunguriga ka daaya shidaal amleh soomaaliyee

  • @The_Observer0000
    @The_Observer0000 28 днів тому

    Somalia hadii shidaal looso saari halaga waa in laga filaa. Wax walba unuka leh baa la filan karaa. Waxa kaloo dhici karto in Alle lagu caasiyo. Somali ayadoon waxba heysan baa la isu xoog sheeganaaya.

  • @zolaseven5364
    @zolaseven5364 28 днів тому

    Waa ku mahadsan tahay inaad marxuun Siyaad bare iska daysay oo waraysi wax-gal ah nosoo godbisay .

    • @ummuhannan2353
      @ummuhannan2353 26 днів тому +1

      Mahamed siyaad lama heysan ee wixiidhacay ayaa laga hadlay wa taariikh somaliyeed oo lasomaray waana lama huraan in lasheegu.

  • @abdisamadmohamed8601
    @abdisamadmohamed8601 22 дні тому

    waa sababta koofur u dagi la'dahay

  • @user-ve7ze1cs2e
    @user-ve7ze1cs2e 19 днів тому

    Waqooyi Bari aan idhaahdo puntland
    Waqooyi galbeed aan yidhaahdo dhinaca kale ????

  • @ahmedfiqi
    @ahmedfiqi 5 днів тому

    Refineries

    • @ahmedfiqi
      @ahmedfiqi 5 днів тому

      Mareykanku waa broke away colony of British colony

    • @ahmedfiqi
      @ahmedfiqi 5 днів тому

      Boston 1776 American independence from
      British colonial and the beginning world new map from
      Ottoman imperial 1926

  • @gobiwaasomiyomaal3667
    @gobiwaasomiyomaal3667 23 дні тому

    14 ceel badankodana waxba lagama helin iyo 2024 baad no shegeysa midaas kama dhageysan karo. Odayga warkisa iyo Dubai climatechange wey isku egyihin.

  • @user-mu1rz3zk2q
    @user-mu1rz3zk2q 29 днів тому

    Somali hal litir shidal ah laga ma soo saraayo ilaah 2030 intas waxaa dhisaneynaah ciidan bad iyo cir dhul iyo dhalan yaro somaliyeed soo towbaranaah qabilsanaanayo arimaha gaska iyo dab damis casri ah dekedo dhisanaah

  • @nasibuundomedia6957
    @nasibuundomedia6957 Місяць тому +2

    Beenta dadka ka dhaafa mqrkii ugu horreeysay batrool la baaro waxay aheed 1962✅

    • @alinormohamed8315
      @alinormohamed8315 Місяць тому

      Ninkan odaygaa warkiisa marka aad beeninee cadeeynaad ubaahantahay

  • @mohamedmuuse444
    @mohamedmuuse444 28 днів тому

    Kan la waree sanayo. Ma carab baa. Xagee na ga soo galay

  • @user-gh7rk5fq6t
    @user-gh7rk5fq6t 29 днів тому

    Wadanka qeyraadkiisa ilaahow natus mar uun aan ku nacfino waaba duqoobnay ilaheena haku raaxeestaane😂

  • @phprince5153
    @phprince5153 Місяць тому

    Soomaalay wax ka barta wareysigan...
    Waxa ugu muhiimsan wareysigaan waxay ahaaan lahayd in la ogaado sababta soomaaliya faqri u tahay ayagoo intaas oo kheyraad ah haysta?

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 28 днів тому

    Waa kaa ragii wadanka u baahnaa dibadaha wareegaya. Ciilweynaa. Tuug iyo Mooryaan ayaa wadanki u haray

  • @user-mu1rz3zk2q
    @user-mu1rz3zk2q 29 днів тому

    Wan arkay dayax gacmeet ka hawada somali ku jir habeenkii hadaad fiiriso wad arkeysaa wadanka laga leyahay aya la gula xisaab tamaah

  • @user-zp2eh5li4r
    @user-zp2eh5li4r 29 днів тому

    Qof u ka shaqayn jirey patroolka yaman baa igu yiri anagoo yaman joogna ilahaha labo ceel shidaalka laga heley badaha yaman waxay ku yaalaan xeebaha waqooyiga soomaaliya.

    • @user-yy4ke3xf3h
      @user-yy4ke3xf3h 29 днів тому

      Somalia xagay joogta way burburtee somalialnd dheh

  • @faataxohagi1911
    @faataxohagi1911 29 днів тому

    AYAANLE TALEPHOONKAGA AYAN RABA. PLEASE

  • @abdikadersaladali7219
    @abdikadersaladali7219 29 днів тому

    Aqoontii oo qof ah baad soo qabatay.

  • @geelaa1000
    @geelaa1000 29 днів тому

    Meeshiisa ha nooga jiro illaa aan ka caqliyeeysa neeyno . Hadii kale musuq maa suq. Wax faa ido kama heleeyno.

  • @DeerowIbrahim-wr4dc
    @DeerowIbrahim-wr4dc Місяць тому

    Dadkii kafaa i deysankaraa xukuumad meesha Kuma heyno

  • @musinhoosman-du9hi
    @musinhoosman-du9hi 29 днів тому

    Bixin-Duure miyanay gebiley uu dhawayn haddan qaldanyn

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 29 днів тому

      Maya barbara agteeda weyan
      Watan daawo
      ua-cam.com/video/4n7-ZG6oX0o/v-deo.htmlsi=iWCkeuWLarjSwZT9

    • @abdulqadiryousuf8137
      @abdulqadiryousuf8137 29 днів тому

      Bixin duule weeyi waxay ku taallaa laalays agteeda oo u dhaxaysa Berbera oyo Sheekh

  • @emeryfinanceinc9752
    @emeryfinanceinc9752 29 днів тому

    Wasiirada Somalia waxaa loo baahan yahay in ay noqdaan professorkan. Markaas baa la gaari karaa horumar dhab ah.

  • @dhool77
    @dhool77 28 днів тому

    Waxaas landheere gaajeysanaa ka nahee mexey no tareysaa😢

  • @inaaliiye2912
    @inaaliiye2912 28 днів тому

    Qabyaaladii ma iska deeysay

  • @JJAbdi
    @JJAbdi 29 днів тому +1

    60 jir qabiir shidaal isku sheegay waligiisna meel ceel shidaal laga qoday xitaa aan arag kkkkk

    • @jabiye8593
      @jabiye8593 28 днів тому

      waad iga qoslisey nio waxbad argatey 😂

    • @aliolow7663
      @aliolow7663 25 днів тому

      Caaydu waa astaanta jaahilka

  • @mohamedibrahim7653
    @mohamedibrahim7653 27 днів тому

    Batroolku isagu isma soo saaro rag baa soo saarta somaliyana rag ma leh ee waa nacasyo qabiil qabiil isu haysto jecelna tuugsiga waa dad liita oo aan lahayn wadaniyad maalinta aan helno hogaamiye birta mariya inta xun yaan la soo baxaynaa qayraadkeena

  • @user-sl2fw9wq1b
    @user-sl2fw9wq1b 29 днів тому +2

    Somaalia ma jir wax la yidhaahdo waqooyigama soomaalia maaha
    Somalilnd baa waligeed la odhan jirey hadalka iska hagaaaji
    Ereyga somalia waxa la bilaabey 2000
    Lkn wxd tidhaahdaa somali
    Dawladii somalida soo marey wax ahyn
    Jamhuuriyada soomaaliyeeda
    Xiligu siyaad barra wax la odhan jirey
    Dawlada diqmuraayada soomaaliyeed
    Lkn imka somalia magac in la adeegsado waa danbi
    Waayo waxy ku tuseysaa in laga maarmey 3 dal eee ee soomalida ka maqnaa

  • @yonismohamed803
    @yonismohamed803 24 дні тому

    Hahaha dayax gacmeed Ayaan shidaal arkay 🤣🤣🤣 marin habaabis meeshii iigu dambeeysay

  • @user-uy1um8ne9o
    @user-uy1um8ne9o 29 днів тому

    Shidaal unbaa lasheegaa. Goormee laga faaiideysanaa. Mise fadhi kudirir

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 11 днів тому

    No one likes older age including this gentleman #he's over age but called him self 60 age lol

  • @gamilasaeed3847
    @gamilasaeed3847 29 днів тому

    Haddii uu soo burwamey oo la baaray waxna laga waayey sidee isu qabataa waa soo burqadey waxna waa laga waayey

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 29 днів тому

    Adeer carabtaa kaash Siisey OO oilka xanibtey

  • @libanmohamed1267
    @libanmohamed1267 29 днів тому

    Wa aqonyahay qibrad fican lieh wu ku Mahad San yahay sidu nogu sharaxay waxbadana wan ka faidnay

  • @cabdinaasirxiiray5347
    @cabdinaasirxiiray5347 29 днів тому +1

    Ayaanle hadalka ha dhexgelin sharaxaada injineerka

  • @Caliya7
    @Caliya7 Місяць тому

    Berigii ayaaba lagu badbaadilayahee ma badbaa loo bareerikaraa.

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 27 днів тому

    Sheeko qadaadweyn

  • @gamilasaeed3847
    @gamilasaeed3847 29 днів тому

    Horta adeer badroolka ma soo borqamaa,,, sida aad sheegtay ,
    Warbixintaada mid dhan ma tahay mise waa kutiri kuteenkii soomaaliyeed ,,

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h 27 днів тому

    Intuu xasan sheekh oo kalee wadanka madaxweyne yahay somaliya ma badbaadayso

    • @aliolow7663
      @aliolow7663 25 днів тому

      Fikirka argagixisada ayaad aaminsan tahay duliyoow 100sano isagaa na hogaaminaya

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 28 днів тому

    1960 ayaa laga waayey Patroil kuma jiro Somalia waa Fake

  • @Adam-rg2gt
    @Adam-rg2gt 26 днів тому

    Laguuma ogola in Shidaal laguu soo saaro oo aad awood yeelato. Iska daa' in laguu soo saara e'. Waxa kugu socda dagaalo lagu tirtiraay jiritaankaaga.

  • @Ilkcase
    @Ilkcase 24 дні тому

    Bal beentaa eega shidaal burqanaya hadii uu jiro soo qof kasta sooma soo saareen

  • @shafiabdi215
    @shafiabdi215 22 дні тому

    Ninkaan waa nin garanaya Waxa uu ka hadlayo

  • @jamafarahhersiqolqol3049
    @jamafarahhersiqolqol3049 27 днів тому

    Kani been ayuu sheegay .
    Badeena meelo waxaa jira baatroolku ka soo burqanaayo ku lahaa.
    Baadroolku marka bada uu hal marka ama ceel ku furo saliida biyaa soo dul marta sawta hay'ada bayaduhu sawta ay ka qay liyaan ee biya dul sabeysa.
    Injineeroow xaal qaado.

  • @mahamedyasincige6808
    @mahamedyasincige6808 23 дні тому

    Ninkan sawirkiisa nin caddan ah baan modayay show waaba somali hhh

  • @Me-vq7sy
    @Me-vq7sy 27 днів тому

    Badday jooga oo bilash ka qadaniyan

  • @qassima317
    @qassima317 24 дні тому

    😂😂😂 quraafaad iyo Qabiil Insha Allah Ethopia 🇪🇹 baa dhaxli doonta dhulka 🇸🇴

  • @HassanBasri725
    @HassanBasri725 27 днів тому

    Soomalidu waxay ku nool yihiin nolol been ah. Waa ku jiraan. Haday ku jiraan maynu ka faaidno😂😂😂😂