Cabdi Good Abees Oo Ka Hadlay Heestii Xidigaha Geeska,Cirro Iyo Biixina Is-barbardhig Ku Sameeyay.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 жов 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

КОМЕНТАРІ • 52

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 Годину тому +1

    Abwaanku si aad iyo aad u fiican oo aqooni ku dheehantahay gobanimo

  • @maahirmooraal8728
    @maahirmooraal8728 2 години тому +2

    Cabdi Good Abeys waa Ciyaala Burcaawe waana nin kadamqanaya sida Ummadan loobaabiiyay ee ay Isbedel ugubaahantahay,siloohelo Mustaqbal iyo Nolol dhaanta midamaanta dadku eeday.

  • @mahadibrahim5633
    @mahadibrahim5633 2 години тому +2

    MANSHA ALLAH WAA RUNTAA CABDI
    S/L AYAA NAWAREERISEY SXB
    CIRRO HA LA TIJAABIYO GUUL S/L❤

  • @NuraQallib
    @NuraQallib 2 години тому +3

    Waaruntii marba waa in qof inlatijaabiyo muuse la arage 7sano hadana insha allaahu ciro ayaa la eegayaa

  • @farxanmohamed4871
    @farxanmohamed4871 Годину тому +2

    ❤❤❤❤madaxweyne cirro

  • @farxanmohamed4871
    @farxanmohamed4871 Годину тому +1

    Waddani xisbiga rajada shacabka jsl ❤❤❤

  • @Nagiibmqulumbe
    @Nagiibmqulumbe 58 хвилин тому +1

    Waa nin aan hadal seegin

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz 2 години тому +1

    Well done. Abdi Good.
    Waxba kamaad tegin.
    Guul xisbiga rajada Somaliland
    Guul waddani
    Guul madaxweyne Cirro

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 57 хвилин тому

    Waa runtii Allah how naxariisto ee In Mohammed Ibraahim Cigaa Oodweyne ayuu ku dhashey Reer Burcuu ahaa
    Ina Gool waa Reer Sheekha/Burco Reerka Aabahey dhaley waaye,Nin Reer Cabdule Caafiya

  • @GUJiS1
    @GUJiS1 2 години тому +2

    Aad iyo aad waa runtaa, hadal xaq ah ayaad ku hadashay waa dadkii caqliga usaaxiibka ahaa.

  • @farxanmohamed4871
    @farxanmohamed4871 Годину тому +1

    Libaax good

  • @hassanyasin5820
    @hassanyasin5820 Годину тому +1

    Waa Run waxaa. Good sheehay

    • @SuadKab
      @SuadKab 23 хвилини тому

      Yurubaad ka timid wax free ah maad haysatay caydhbaad qaadanaysay cashuurna waad bixinaysay , adigoo hoodhay oo foolxun oo haaro yeeshay bad ka timide maantana dal aan aqoonsi lahayn oo ciidankiisa iyo shaqaalihiisu mushahar beeline halkeed ku aragtay afkii wadani hanagula hadlin wadani cod uma hayno colaad iyo ciilmuuse ayaa idin haya caqliga caafimadka qaba iyo ka aan hungiri la qaylinayn waa ogyahay wacdi iyo xaalada lagu jiro ,ama saxaafad noqda ama hobolo noqda ama abwaano noqda ,ama suldaan noqda ,ama siyaasi noqda ,ama xildhibaano noqda oo reewadani ah ilaahay horumarka iyo nimcada dalka wa laga qariyay .

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 2 години тому +1

    Sool Bari xagaad geesey yaa ka jawaabi karaya buu yidhi waa hoo baaruude

  • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
    @allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 52 хвилини тому

    Waa in Reer Muuse ay ka jawaabaan ciidamadii halkey geeyeen, iyo sool bari.
    Koley muuse iyo nuux taani iyo ina kaahin maxkamadeyntoodu waa cadaaladii oo timiday waa in la maxkamadeeyaa.

  • @abdiyusuf2535
    @abdiyusuf2535 Годину тому

    MUUSE HA LA WEYDIIYO HADII LAGA HELO DHAQAALAHA IYO HANTIDA UU SOO WAREEJIN DOONO EE UU HADA HAYO

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 2 години тому

    Adeer muuse biixi cabdi xildiid rooble FIFA kulmiyye FIFA Somaliland country muuse waliggiibbuu haysanayyaa

  • @khadarbadri3457
    @khadarbadri3457 Годину тому

    Ninkan qabyaalad ayaa wada waa Xirsi jacayl
    Cami anaga Axmed Faarax ah Xirsi gaabna is xigna
    Hadana majecli Muse ayaa sonoqonaya maad oyi dee

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Годину тому

    WAA HADAL SAXA AH OO WAXGARAD

  • @AminaAli-kt3db
    @AminaAli-kt3db Годину тому

    Oh my cabdi good maxa ku dhacay miyanu arkayn ila iyo intii uu hayey muuse wixii dhacay iyo lugtii la hayey miyanu arkeyn

  • @MahamedAbdillahi-f6f
    @MahamedAbdillahi-f6f 57 хвилин тому

    Waar sharciga maa taqanid ee iska amuus waa niinka nacna laynaya cabdi banale😂

  • @aminajama7880
    @aminajama7880 10 хвилин тому

    Hada ina God ma waxu naa leyahay wadani social fund buu sinya dumarka tamadha ibiya ta labad odaygan cirro ma bahan the door buu ka hadl horta dadkan amanta uga qac siya miyay ku riyoden

  • @AminaAli-kt3db
    @AminaAli-kt3db Годину тому

    Waar nin fiican buu ahaa cabdi good ee si weyn baa loo bedeley, horta alhamdulilah aad nabad qabtid waayo malin dhaweyd aya dadka ku weydinayey

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 13 хвилин тому

    Ma inuu wasiir kaa dhigo ayaad u baahnay kuma soo baxaysid siyaasadee heesihii macnee

  • @YusufAbdi-y4i
    @YusufAbdi-y4i Годину тому +1

    Cabdiyow, ragga waddanakan hayey, xoreeyey ee nabad gelyadaa aad halkaa ku fadhido keenay baa dalkan hogaaminaya. Adigu waadigan Burco iyo dalka waxqabadkiisa ka hadlayee, maxaad adigu qabatay? Nacnacdaadu waxba xaqiiqada dalkan taalla waxba kama aha. VIVA SOMALILAND.

  • @TaaroAli
    @TaaroAli Годину тому

    Farmaajo wuxuu ahaa madaxwayne inoo ogolaaday inuu ina aqoonsado lkn waa la garan waayay oo waxay golayaasheenu muujiyeen inay yihiin jaahiliin bilaa aqliya waayo hadii uu kuu imaado madaxwayne qaran hogaamiyaa oo dalkaaga kasoo degaa waxay kuu muujinaysaa inuu dalkaa uu hogaaminayaa uu kuu aqoonsan yahay inaad tahay dal jira waana siyaasadaha bulshadeena lagu jaahwareeriyo iyo caqabadaha ina haysta hadaba maxaa ka qaldan odayaashan golayaasha inoo jooga miyaanay ahayn dad aduunka la socda oo siyaasiyiina?cabdi goodow filimkaagaasi maaha caqligii aqoonyahanka ee waa kii jaahiliinta oo waxaad is leedahay madaxwaynaha ku dhaliil lkn siyaasada aad doonayso inaad ciro ugu ololaysaa waa tii jahliga ee maaha tii aqoonta waana jaanis aynu iska khasaarinay imikana hadii uu madaxwayne muuse biixi soo noqdo waxaanu ka doonaynaa inuu soo casuumo madaxwayneyaal iyo raysal wasaarayaal dalalka ay jaarka nahay iyo kuwo kaleba oo ina arka wadankeenu waxa uu qabsaday iyo halka uu caalamka kaga yaalo si ay inooga bartaan aduunka intiisa kale?hadaba cabdi goodow waxkale oo aad madaxwaynaha ku dhaliisho ayaad waydee meelo kale soo mar mar xabadahaagaa waanu iska qabanay fayraska ahe?guul iyo gobonimo j.somaliland iyo madaxwayne muuse biixi cabdi.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @GaasiraRashiid-c3y
    @GaasiraRashiid-c3y 2 години тому

    indhaha kala qasd horta

  • @hctvs0mali327
    @hctvs0mali327 2 години тому

    Runtu Ma Fantaa Dee Reer S,/,Landey

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 2 години тому

    Wadanku xaaladiisa ayaa ogolanayn in and ka aamusto

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 2 години тому

    Kolay dantiisa ayuu ka dhax arkay sow siyaasi maaha

  • @fataaxhilaali5487
    @fataaxhilaali5487 2 години тому

    Runtaad sheegtay cabdiyow

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 2 години тому

    Waar kanni sidaa ayuu huwanku yahay

  • @Yasir-qn7zo
    @Yasir-qn7zo Годину тому

    Xisbiga dhukuran

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 2 години тому

    Waar ciro wuu khaldan yahay kolay ninkaa ciro balaayyo ayaa ku huursan acuuddubilaahi acuuddubilaahi acuuddubilaahi acuuddubilaahi acuuddubilaahi

    • @sahraj3885
      @sahraj3885 53 хвилини тому

      Xasbunallah wa nicmal

  • @guuleedmaxamuud2278
    @guuleedmaxamuud2278 Годину тому

    Alaa yacisak

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 2 години тому

    Wadankoo dhan baa burro la qaba

  • @UgasskJama
    @UgasskJama Годину тому

    War us naagtaadii baa ka carartay maxay kaaga tagtay

    • @AhmedAli-cv1yt
      @AhmedAli-cv1yt 8 хвилин тому

      Reraha malaga hadlo waa ceeb ee xishoo aqlaqda wax kasoobaro

  • @suberh8985
    @suberh8985 2 години тому

    Kulmiye waa xibiga ilaahay ka sokow Ictiraafkii keeney, Waa xisbiga dhisay dakadaha sida ta maydh iyo Berbera ee wadooyin ka jeexay dalka sida berbera koridor, dhamaystiray wadadii ceerigaabo, iyo tii Burco ilaa sheekh" imikana socoto Berbera - sheekh. Waa ka harooyinka jeexey sida Bohol-qowlo "gabiley" sidoo kale Kalqoray hargeisa iyo Mashruucii biyo galinta hargeisana ka dhabeeyey ee dhawaan xadhiga laga jarayo. sidoo kalena hir galiyay boqolaalaalka dhaam sida kuwa sallaxley, oodweyne iyo balligubadle iyo meelo kale oo badan. waa xibiga dib u dhisay ee qalabeeyey iskuuladii farsamada gacanta qaar cusubna imika dhisay, waa xibiga shaqo qaran iyo tartanka cadaalda ku dhisan ee shaqada hir galiyay. Waa ka wixii dhibaato ahaa ee dagaal lahaa ee kovid iyo jabhado dalka lagu kiciyay lahaaba kala soo dabaashay. waa kii hirgaliayay doorashadii isaasaarneyd. Waxaan leenahay Kulmiye mar kale guul guul

    • @MABDI-nj4pz
      @MABDI-nj4pz 2 години тому

      Waxan aad sheegtay waa wax yar marka loo eego 14 sanadood aan waxba ahayn, waxaa se ka sii wada muhiimsan isku haynta shacabka Somaliland oo halis U galay in uu burburo maamul xumada kulmiye
      Oo ku sigatay in Somaliland taba la waayo maxaa ka daran ee ka xun
      Qaybtii Bariga ka sokow waxaan ku siganay in aynu kala yaacno hadii aan Ilaahay inoo soo dirin odayadii HJeclo ee ku guntaday in ay sii wada joogto dhinaca kale Awdalna waxa ay sugayaan uun in inta dhexe kala yaacdo markaa iyana sida Sool oo kale wax U diidayaa ma jirto.
      Ta kale bal eeg bulshadii meel kasta bakhtigaa U xalaala dhinacwalba. Weli lama gaadhin heerkan oo kale.
      Markaa isbedelku waa Dan waanu imanayaa.

    • @abdilahiyusufyusuf3395
      @abdilahiyusufyusuf3395 Годину тому +1

      Miyaad waaalanthy mise wadanka ayaanad joogin? Ictiraafka aad sheegaysaa waa keee

    • @suberh8985
      @suberh8985 Годину тому

      @@MABDI-nj4pz Marka hore waxani waa tusaale kooban oo ka mid ah wixii la qabtay 7dii sanno ee u danbeeyey xitaa dekkeda Berbera marka lagu daro. 7dii kasii horreyseyna wax kale oo badan ayaa la qabtay oo dalka siilaanyo markuu qabtay miisaaniyadii Riyaale 50mil may gaadhayn. Waxaanuu Siilaanyo dhisay waxa dhismayaal dawladeed iyo wasaarado aad aragtay ee imika lagu shaqeeyo iyo wadooyinka qaar sida ta borama - dila iyo wax qabad kale oo aanan soo koobi karin. Marka labaadna qalalaasaha aad sheegtey midna waa mid laynoo soo waariday sida ka laascaanood oo ilaa Puntland ilaa ethiopia ilaa Kenya ayaa laysaga yimid oo wuxuu ahaa dagaal laga soo shaqeeyey. Sidoo kalena mid uu dabada ka riixayay wadani ayaa jiray oo ay ku tala galeen in aanuu madaxweyne M biixi sal dhiganba oo ay jabhado ku istaadheen ilaa tii u danbeysey ee ciidanka laysay. Markaa niyow dalkan waxa horumarkiisa la dagaalamayaa waa xisbiga qabiilka dabada kula jira ee Oofwareen iyo Caare mulkiilayaasha ka yihiin ee huwanta la shaqeysta. Waa xisbiga intuu dadkii u kala qaybiyay Garxajis iyo Sland inteedii kale hadana leh cid ayaa dal kala qaybisay. Hada waa nimanka 7dii sanon ee ugu danbeeyey meel walba la taagnaa waa markayagii dalkaan burburinaynaa hadaan xukunka naloo dhiibin ee sidoo kalena nimankii kulmiye laga soo eryey ee midiba midka kale ka darnaa intuu urursaday leh isbaddelka ha loo codeeyo. Markaa meesha isbaddel looma baahna ee waxa loo baahanyahay hogaamiye karti leh kaasina waa Muuse insha alaahu wuuna soo noqonayaa ee isu sii diyaari si aanuu maduxu kuu xanuunin hadhow.

    • @suberh8985
      @suberh8985 Годину тому

      ​@@abdilahiyusufyusuf3395waa ka insha alaahu maalin dhow lagu dhawaaqi doono ee ha sugit waayin

    • @suberh8985
      @suberh8985 Годину тому

      @@MABDI-nj4pz Marka hore waxani waa tusaale kooban oo ka mid ah wixii la qabtay 7dii sanno ee u danbeeyey xitaa dekkeda Berbera marka lagu daro. 7dii kasii horreyseyna wax kale oo badan ayaa la qabtay oo dalka siilaanyo markuu qabtay miisaaniyadii Riyaale 50mil may gaadhayn. Waxaanuu Siilaanyo dhisay waxa dhismayaal dawladeed iyo wasaarado aad aragtay ee imika lagu shaqeeyo iyo wadooyinka qaar sida ta borama - dila iyo wax qabad kale oo aanan soo koobi karin. Marka labaadna qalalaasaha aad sheegtey midna waa mid laynoo soo waariday sida ka laascaanood oo ilaa Puntland ilaa ethiopia ilaa Kenya ayaa laysaga yimid oo wuxuu ahaa dagaal laga soo shaqeeyey. Sidoo kalena mid uu dabada ka riixayay wadani ayaa jiray oo ay ku tala galeen in aanuu madaxweyne M biixi sal dhiganba oo ay jabhado ku istaadheen ilaa tii u danbeysey ee ciidanka laysay. Markaa niyow dalkan waxa horumarkiisa la dagaalamayaa waa xisbiga qabiilka dabada kula jira ee Oofwareen iyo Caare mulkiilayaasha ka yihiin ee huwanta la shaqeysta. Waa xisbiga intuu dadkii u kala qaybiyay Garxajis iyo Sland inteedii kale hadana leh cid ayaa dal kala qaybisay. Hada waa nimanka 7dii sanon ee ugu danbeeyey meel walba la taagnaa waa markayagii dalkaan burburinaynaa hadaan xukunka naloo dhiibin ee sidoo kalena nimankii kulmiye laga soo eryey ee midiba midka kale ka darnaa intuu urursaday leh isbaddelka ha loo codeeyo. Markaa meesha isbaddel looma baahna ee waxa loo baahanyahay hogaamiye karti leh kaasina waa Muuse insha alaahu wuuna soo noqonayaa ee isu sii diyaari si aanuu maduxu kuu xanuunin hadhow.