The man blue jacket he made great point he should run for president in the near future I m not somaliland I’m from SSC Viva all Somalian they’re great people god bless all Somalian inshallah you guys will get great peaceful elections viva Somaliland
Garxajis waxan leyhy hadal gaaban oo ah hano qabanin hadanu nahay habar awal hadalada deel qaafka ah e kaso baxaya xisbiga dhacaya ee cayda waxan ahayn ku hadhin hanoo qabanina anagu hadanu habar awal nahay walahi banan reer nimo cidna ku dhisayn ee qaranimo ayanu ku dhisaynaa abdirahman ciro
Masha Allah gobalkii raga burco way midoowday muuse Cid u dagaalamaysaa ma jirto Somaliland way israacday muusoow booraan hadimo ha qodin Ku dhicidoontee mooyi halkeedad dhigteen guul reer burco guul wadani guul Somaliland Insha Allah
Alleylehe gobi waa tan. Waa abtiyaashey, waana gacalkeey. Awal bari, CM MC waa tolka yaqaan hiilka walaalkood haduu gardaran yhy iyo hadii laga hardaran yhy labadaba. Gar way ugu hiilan, gardarana way ka qaban. Waar noolaada, xiniinyahaa waan idinku ogahaye.🙏🙏🙏
Kusaliya❤rasulka❤scw ❤scw scw❤
Wallahi XAQQA ayey ku addimeen
Waa GOB ninmankani Maa Shaa Allah.
👍Ciise muusuhu show waa rag adag masha allah💪🙌
Gob Gobi dhashayi walhi aniga oo maxamed ciise ah ayaan ku taageerasanahayi beesha habar awal cabdiraxmaan ayaanu dhisayinaa waayo waa tolkayo guul madaxwyine ciro
WAAR BEENTA JOOJI MARABNO C/RAXMAAN WAAYO WAATUUG LIIBAAN XUMATALIS MIYAA ANIGA IITALIN BILAADHIIG MEESHAN TARTAN AYAAYAALA MARABNO WADANI
@@fatimahashim5596
Wadanka miyaanay kula lahayn
Kursigu waa meerto
@@fatimahashim5596oo isba in laxukumu aqbalay adna wll ka Inu kuxukumo maxad kudiday qalbigaga kuqor inaad walalka ucimamado markisa
Naa wasakahad yahay xishood@@fatimahashim5596
@@fatimahashim5596
U ku taliin oo sidi uu 300 sano kugu taliin jiray ayu kugu taliin!!
Oromo kubirtay!
Ayar joog , hadikale go back to oromia.
Habar awalkii dhabta ah haa. Allah idin sharfo
Maashaa Allah Tabaaraka Allaah Afkaaga Caano Lagu Qabay ❤❤❤
Ileen. Habar awal. Waaba. Gob gobi dhashay. Alle. Handing sharfo madxaad. Noo. Sarantihin ilamaderayaal ❤🎉
Waa dhadigii Isaaq😂😂
gobtu waa
maxamed ciise
lkn dhedig aan
dad yaqaan aheyn
baa ku lamaan
@@ahmad6967adigu maxaad tolow? Labeeb xun baad tahay ee ka leexo umadda Reer sheikh Isaxaaq
@@moseskaahinaa ictisaam afartan xabo ciise muuse mamatalaan malaa waad u bigtay😂😂😂
@@moseskaahincayda jooji iyo cuqdad reeraha walaalo ha ah xaasid 😡😡😡👊
Abtiyaashay waa Geesiyaal aan runta ka gabban❤🎉🎉 Maasha Allah🎉❤
Masha’Allah maanta wax garadkii Reer sheikh Isaxaaq waa midoobeen. Inta Meelahaa ka hadlaysa waa wax ma garato. Bari & Galbeed waa Ciro & Kaah. Insha’Allah Guul SOMALILAND, Guul Ciro ❤❤❤ 🩸🩸🩸
waa ictisaam hadalkooda run hamoodin
Maxamed ciise guul guul burco❤❤❤
gobta lagu sheegayaaba waatas mansha allh 👑👑👑👑❤❤❤❤👑
Maxamed ciise waa Gob ❤
asc adeerayaal maxamed Ciise allah ha barakeeyo walaahi waa runtiin beena maaha arintaasi carabkiina bir iyo boogi magoyso mahadsanidiin 1000 jeer
Hambalyo ciise Muuse waa gobta reer sheikh Isaxaaq
Reer Abtigay Ilaahay ha idiin sharfo, hooyadey (Allayaa-Raxmu)...reer qaaliya ayay ka dhalatay, aad baan idiin salaamayaa.....!!!!.
Maasha Allah waa reer Gobah bah ayayday iyo adeeraday abahay lahooya ah Ciise Muuse iyo Muuse Cabdale waa inan iyo Abtigii
Salaam Alaykuma masha Allaha habo ilaahay haw naxariisto hooyada Allaahuma Aamiin 🤲🌹
Maansha Allah adeer ka qabo dadka ninkan geesi geesi dhalay ruuntu raganimaday ku jirta muuse wa
Ji maleh ❤❤❤❤❤❤
The man blue jacket he made great point he should run for president in the near future I m not somaliland I’m from SSC Viva all Somalian they’re great people god bless all Somalian inshallah you guys will get great peaceful elections viva Somaliland
Thanks dear brother.
*Mashallaa gobtii ciise muuse*
Mansha Alaaha libaaxyo libaaxyo dhaleen noolaad ❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉
Cabdi Good Abeesoow Wallaahi waxaad tahay geesi hadal yaqaan ah❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉 Allahu Akbar. Noolow Abtigay❤
Waan qaadanay Waad mahadsantihiin Idinkuna 🧡💪🫡✌️
0dayaashi..
Hadalka waxaa ugu macaan "GAROWSHIIYAHA"
Maasha allah ilaahay haydin xafido Garowshiiyahaasi dadkoo dhan ayuu ku filan yahay
Ciisa muse❤❤❤❤❤mashalllah❤jira oojoga 💚💚💚💚💜💜❣️❣️💙💙💙💙💙
I am also cisee muse viva❤
CIgaal Habar wadaagay ina kuluc baadhashay Allha unaxariisto Muusow quuso huuno soomalilaand badbaadi
Ascm inaguna waxbaynu isu nahay
Maxamed ciise wa guurti goob ah guuleysta❤
❤❤❤❤❤ Mnshlh gobanimo Cm ninkan umadda halaga qabto
"Habaryoonis maaha bahalo ee waa ilmaadeeradiin oo waa noolaynaysaane ka dega xilka H.awaleey" dhaladkii subeeriyadda wallee. ❤
Garxajis ka cabsi mahee waa cashurta umada aya laga go' ooi layahay!!
Muse judaan waa cashur ku nool.
Walee ragan waa rag waar maanta ciise muuse mooye maanta cidkale ma jirto waar wadanka badbaadiya
DALKAANU BADBAADINAYNAA ANAGU MUUSE SAXANE WAA NIN U BAAHAN IN LA NASIYO WLHI MA CAAFIMAAD QABO
Garxajis waxan leyhy hadal gaaban oo ah hano qabanin hadanu nahay habar awal hadalada deel qaafka ah e kaso baxaya xisbiga dhacaya ee cayda waxan ahayn ku hadhin hanoo qabanina anagu hadanu habar awal nahay walahi banan reer nimo cidna ku dhisayn ee qaranimo ayanu ku dhisaynaa abdirahman ciro
Idinba qaban mayno waayo qof xumi cidba maaha
HUS. HABAR. AWAL. MATIHIDE. BEENAZLE. YOHOW
Haye indrkay
Haye indr anaguna diyaar baanu idiin nahay tolkayoow walaalahayoow.insha allah.
Gob gobi dhashay laydiin qaban mayo
قُلۡ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلۡفَلَقِ (1) مِن شَرِّ مَا خَلَقَ (2) وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ (3) وَمِن شَرِّ ٱلنَّفَّٰثَٰتِ فِي ٱلۡعُقَدِ (4) وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ (5)
Mansha alaha guule. Xaqi waqka soo baxaya manata ❤❤❤
Masha Allah waxaan u dirayaa dhammaan odayaasha halkan ka hadlay nooolaaada nooolaada
Runtii ayaa u sheegteen mad.weeyne Muse Biixii iyo Mohamed Kaahin.
Dhammaan waxaan u mahad naqayaa Ciise Muse
Sharaf ayaa leedihiin told jira ayaad tihiin nooolaaaada noolaada
Yaa Salaam ❤ wlhi si wacan baad yeesheen ninka waalan ee magaciina dilaya iska qabta Habar awaleey
WADANKA HA LA SAVE GAREEYO
Alle nagu ma soo celiyo Muusa biixi
❤
Aamiin Insha’Allah Allow Muse na dhaafi.. ❤❤❤ 🩸🩸🩸
@@SakariyeSiciid-df9zs aamiin yaarabi
Msha allash tolqaliya waangudoonay xaalkaas gobta ciise muuse ama awal ah.
Masha allh wlhi h awal waa gob sidaasba la raba yaanay ina moodi. Inaan kula socono muuse ciilqabe
Wlee odayaasha sharaf bay mùdan yihìin alla habarkeeyo
Maasha'Allaah
Guul Guul Guul GUUL
Isbedel doonka Somaliland
Guul xisbiga rejada shacabka Somaliland
Guul ISBAHAYSIGA Somaliland
Anagoo dumara diid nay khud badii muuse biixi
😂😂😂😂 Talo xumadaadii waa lagu jabay Muusoow😂😂😂
Xaalkaanu kula bixinaynaa geese qaran afku kuma go mustafe m Younis
Ninrageedkan oo miidhan ayaad kujira cisamuuse guul iyo gobonimo ❤❤❤❤❤
Masha Allah maraa waxid aleylehee gobonimo wa intaso loga si dhawada
Wallee Ciise Muuse waa Guurti,
Waa Xeer Beegti.
Illahay haydin Sharfo
Muusow sonoqo markale guul somaliland insha allaah ❤❤❤❤❤
Waa kornayanaldii dagaalka sokeeye ka riday wadanka 1991 ilaa imaka wadanka qas kuwada guul ciise muuse
Fariid wllalayaal gob ayd tihiin alla ha idin la jiro
Ciise muuse cidla ma aha wa raaga warkoodu cad yahay
Mohamed ciise waa gob ❤️🙌💯
Haaayaay i am habar awal viva❤
Masha Allah gobalkii raga burco way midoowday muuse Cid u dagaalamaysaa ma jirto Somaliland way israacday muusoow booraan hadimo ha qodin Ku dhicidoontee mooyi halkeedad dhigteen guul reer burco guul wadani guul Somaliland Insha Allah
Alhuumadu way fiddaaye,
. Haddaad ummad liil ka weydo,
. Hadday ahab yeelan weydo,
. Waayeelku hadduu ab-guuro,
. Hadduu odaygeedu waasho,
. Hadduu la anbado xilkiisa,
. Hadduu runta aamusiiyo,
. Hadduu kolba eed xanbaarto,
. Asuulkiyo xeerka soohan,
. Hadduu marba oof-daloosho,
. Hadduu laba-eef caddaysto,
. Iimaanka hadduu xaraasho,
. Hadduu wacadkiisa iibsho,
. Araadi hadduu ku doono,
. Ilaahay ka yaabi waayo,
. Hadduu kolba iin’ caddaysto,
. Hadduu umal saaqa yeesho,
. Sidii abris qooqan guuxo,
. Hadduu sida awr xunbeeyo,
. Hadduu abur xoor leh saydho,
. Hadduu ilko jiira yeesho,
. Hadduu noqdo aadun huursan,
. Abeesada meel la daaqo,
. Aqoonta qofkii ku dhaama,
. Hadduu asaraar ku beensho,
. Dhirtuba kala ayni weeye,
. Hadduu Garan-waa’ abuuro
GOB IYO CAADADEED AWAL
Maasha allaah rag aanu isku fasal ahayn baan arkaa
Wlhy waa runta oo isaaga lahaa khaldaaka ayaa buurtaa la fuulaye
Bal eega,iyagii baa sidaa isu haysta,waa dad qanjidh ah yeyda ee bal hadii cid kale soo dhex gasho sideebay cadaalad ugu wada noolaan karaan?
Good job ❤
Masha Allah
Guuuuuuul Somaliland Guuuuuuul KULMIYE Guuuuuuul Madaxweyne MUSE Bixi insha Allah
alahayaay.rag.damiirleh.baanool.maansha.alaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
muuuse.waa.inankayagiii.runta.inlooshergo.oo.lalaxisaabtamo.waasax.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guul guul gob gobi dhashay❤❤❤
Maansha allah runtuu sheegay ilaahay abaalkaaga jano haka dhigo
Mash allah
sharaf iyo karaamo korkiina ha ahaato awoowo yaal❤❤❤❤
Guul guul isbadal doonka
Subeer awal anagaa ah waanu u codaynaynaa walaahi bilaahi hadii alle nagu simo maalintaas
Mashaa Allah odayasha reer barbera.
Asc Asc Asc Asc Asc Asc Asc Asc Asc Asc Asc Asc Asc Asc Asc Asc Asc Asc Asc ❤❤❤❤❤
Masha Aalaa
Waa n filayay
Anigoo wax iswaydiinayaan laha
Waar ehelkaa maxmad ciise mamaqanee
Maxakudhacay waa mahad ilaah mar haday marayaan inmatiyaday dhamantod waa masha alaa ehelkay xigalkay wllahay inmabtiyaday
Bah ayayday
Badhedha mire
Marhadn arkay
Manta waa sugaya
Wananfilaya sharaf bay iitay manta haday gartiin ininkii waynaa
Waxu waday waa gul iyo gobanimo
Madaxad iisarantiin
Dhamantiin waxgarad
Guurti culus Ale hadin sharfo gobanimo iyo guul ehelkay iladhashay ale ha idin xafido
Gobtii awal baad tihii walaahi guuleysta
Alleylehe gobi waa tan. Waa abtiyaashey, waana gacalkeey. Awal bari, CM MC waa tolka yaqaan hiilka walaalkood haduu gardaran yhy iyo hadii laga hardaran yhy labadaba. Gar way ugu hiilan, gardarana way ka qaban. Waar noolaada, xiniinyahaa waan idinku ogahaye.🙏🙏🙏
Waa ina. Good. Kaa xishooda seediga mee ragi. Derayahan. Ee calisahid. Laa wadhaya
Mashallah dadkas bu wadanku o bahanyahy.😢😢😢
masha allah
sharaf
MASHALLAH NOLAADAA , RAAG JIRA
Mustafow Mujaahidiintaasi xalaasha ah hasoo qaadin oo waxaan haku soo dhex tuurin. Adigaa xoqaya food ayaa lagu fuulayaa Kursiga Qabyaalada jooji.
Saxibayaal somaliland aad ayay u nasiib badantay hadii alla k badbaadiyo caqli xumada muuse iyo kaahin
MAA MIIDGI CIISE MUUSE AKHAAS
waaa.adeeraday.waan.kufarxay.waankufarxay.runtu.fanto.maaha.daĺku.ciyaar.iyo.qabyaalad.magalo
Taasi waa dhab walaahi anoo sacad muuse jb obokor ah ayaan ku taageersan walaalaheen habaryoonis inay ku fadhiistaan kursiga fadlan ciro u codeeya
horta anigu waxan ahay nin ciise muuse ah kuwan anagu waxba uma naqaano waxna ma waydiino waxanu unaqaana calool u shaqaystayaal
Aday ku taal taasi meesha ka carar adeer
😊😅😮😢😂❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤runta.ilaahaybaajecel.dalka.waa.lawadaleeyahay..isaaqna..inuu.iscunaa.waa.gunimo..
Askari Afrikaan ah from Siyaad Barre to Muse Bixi waa dhiig iyo silic
Muse Bihi has to go!!
Abtiyaashey madaxmadaxdhashey🎉
Xayawaankan Seedi iyo Abti Ku Tawaawacaya Odayaal Maaha ,Waa Kuwa Aan Khajilayn MAXKAMADANA WAA LA SAARAYAA KUWII BUURTA FUULAY
CIISE MUUSE WAA ISBADAL DOON MAANTA QOF CIISE MUUSE AH OO KULMIYE JOOGA MA JIRO AAN INA CIDIN AHAYN WAANU TASHANAY ANAGU DALKANA WAANU BADBAADINAYNAA SAXANE ORDAAYE
Kuwanina xagay ka yimaadeen Qabyaalada cabsan ee leh anagoo reer hebel. Meeshu waa tartan ee aamina doorashada.
Muuse hadalkiisa inay xaal ka bixinayaan waan ku raacne Cirro u codeeya kute
God walee abtiyaadhay wa gob abtiyaal wanu qadanay xaalka aad nasiiseen
Guuur ti guul subeer awal
h.awalshi xalasha ahayd
Good job
Wa.arin fiican
Ilaahow ragaasi ma taliyeen
Bisinka alle dembigeena alle ha dhaafo
WAAR. ISLA YAABA. LAYDINKUMA RAACSANA. WAXAASOO DHAN.
Dalka anu badbaadino itoobiyaan baa kadanbeeye burburka somaliland