Short Filim Beer Casada Madar VS Saydhiye maxa kala haysta 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 255

  • @Madar_mohamed
    @Madar_mohamed 4 роки тому +186

    *Azxaabtyda qliga ah wa wllkin madar mo Zeraar fadlan subscribe saar channelkyga*
    *Dadbaa iga daba rakibay channel kale marka kuga saxda ahi waa kan*

    • @qalinleofficial9814
      @qalinleofficial9814 4 роки тому +2

      Madarow Igala soo hadaL WhatsAppkaa
      +252634674181

    • @cabdiraxmaankeyse4530
      @cabdiraxmaankeyse4530 4 роки тому +2

      Madar iyo madaxda sxb 0634814903 whtsbka igu so darso

    • @Mohmett_Durran
      @Mohmett_Durran 4 роки тому +1

      Madarow zhpo whatsappkaa igala zoo hadal 0636691504

    • @khadaryussuf4843
      @khadaryussuf4843 4 роки тому +2

      Madar maxamed ayaanle actorkii hob films

    • @khadaryussuf4843
      @khadaryussuf4843 4 роки тому +2

      Hibadu maaha wax layska doondoono balse waa wax qofka ku abuuran waxaan qirayaa zhp inaad tahay jilaa dhaba dhawaana lagaga maarmi doono aflaantii gaalada waanu kuu saarnay wixiiyaraydee wacnayde lps zhp phone kaaga maad nooreebtid taageere lambar kow waa ninkane ina mohamed ayanlow

  • @aadammhmoudyouzuhp4157
    @aadammhmoudyouzuhp4157 4 роки тому +62

    Madar hop film😢😢😢
    Inta hop film ku jecel
    Like

  • @xuseenaxmed2331
    @xuseenaxmed2331 4 роки тому +29

    my brother saydhiye qaladaaka filimmada noo soo gali inta igu raacsan like ta

  • @Ateye07
    @Ateye07 4 роки тому +36

    Furaashkiisu dhexduu ka daloolaa🤣🤣🤣
    *Inta ila fahantey like-ta ku qabta*

    • @qadanclnour8065
      @qadanclnour8065 4 роки тому +1

      Madar wllky noolow aad ban kuu taageeraa

  • @abdifatahabdilahi2496
    @abdifatahabdilahi2496 4 роки тому +22

    One Views My Pro Sadhiye Waa Wllkay Abdifatax Abdilahi 👏💖♨️

  • @deeqamohamut9374
    @deeqamohamut9374 4 роки тому +3

    Mansha allah madar maxamed ayaanle zerar nin adag noolow adi iyo dayaxba idirisle hakadaynina waa nilaakhlaaqe

  • @hazzandekismail6026
    @hazzandekismail6026 4 роки тому +18

    TaGeeRaHa Xamda JonH iYo SaYdhiye ahaY Go Forwerd JiLaYaashaYaDaH🥰

  • @hafsaibrahimhassan
    @hafsaibrahimhassan 4 роки тому +14

    Madar mahamed yodh yodh my favorite actor God bless you

  • @hanadcali7276
    @hanadcali7276 4 роки тому +8

    waaw film shidan waaw sobadiya 🌍❤👌👏👏👏👏👏

  • @khadaryussuf4843
    @khadaryussuf4843 4 роки тому +21

    Ruug cadaayo ayaa is helay maanta madar ayaanle iyo c.kariin saydhiye waasalaamantiiN ragyoow

  • @najmaluula1800
    @najmaluula1800 4 роки тому +3

    🤣🤣🤣🤣🤣saydhiyo madar maxakala haysta ragii gobalka raga nolada❤❤❤❤👏👈 qixiii a ayu washay faqashti ayu dhashtay 💟👈

  • @jilaanijama1845
    @jilaanijama1845 4 роки тому +2

    Thanks madaroow wlhi filmka aadku jirto waanka helaa keep going

  • @shaaciyeabdirahman368
    @shaaciyeabdirahman368 4 роки тому +16

    Nomber 3 zaydhiyow liketa hayga ilaawin

  • @nazrazead
    @nazrazead 4 роки тому +8

    Keep going wllayal Madar iyo saydhiye

  • @waayoaragtv7117
    @waayoaragtv7117 4 роки тому +11

    Saydhiye nin culus ciyartoy bidixle ah 😂😂😂

  • @homeworkout7269
    @homeworkout7269 4 роки тому +11

    Keeb going team maadshe😄😋🤗

  • @kawsarcabdilaahi2087
    @kawsarcabdilaahi2087 4 роки тому +5

    wooow meesha madarna soogal team maadshe waan idin wataa

  • @nasralaki2778
    @nasralaki2778 4 роки тому +1

    Cawa igu horaysa madar ruwaayad uu matalayo wlhi amazing weyan well done labadiinuba

  • @cabdishakuurkhadar6155
    @cabdishakuurkhadar6155 4 роки тому +17

    Saydhiye nin waayeela 😍😁

  • @rayanruuxi9455
    @rayanruuxi9455 4 роки тому +9

    Madar waa xaraapo tageerihiisa ko waaD Ahy❤❤

  • @zuhaipmuhumethhazzan3117
    @zuhaipmuhumethhazzan3117 4 роки тому +10

    Saydhiye iyo madar iyaga isku camara man ah var ta qabte 14:36 😅😅

  • @mahadkarimi2358
    @mahadkarimi2358 4 роки тому +11

    9:11 inanta 4587255 lambarkeedu waka😂😂

  • @awilmhamet9593
    @awilmhamet9593 4 роки тому +3

    Waa caruur Cag weYn 😅😅

  • @fardusmohamed5499
    @fardusmohamed5499 4 роки тому

    Hhhhhh madar waa uu kudiray saydhiye wllhi waa rag an tagero ragi reer burco 👍🤚💕

  • @shacaypshalka1294
    @shacaypshalka1294 4 роки тому +5

    Zxpkay MADAR noolow

  • @Ahmett990
    @Ahmett990 4 роки тому +2

    Madar My Fav Comedian😂🤴😁

  • @kyedgoumane3576
    @kyedgoumane3576 4 роки тому

    Madar Mohamed Ayanleh horey u soco sxb

  • @fahadopdirashid418
    @fahadopdirashid418 4 роки тому +4

    Qaybtii labaade filimka noo soo galiya 👊

  • @qalpizamehlyrics1983
    @qalpizamehlyrics1983 4 роки тому +9

    Waa Caruur CaG weyN😁

  • @khadarfaalo9234
    @khadarfaalo9234 4 роки тому +1

    ninka madar mel kasta ma dhex fadhiya
    like i sara ayu mel kasta la taganyahy meshan arka ba wa taganyahy

    • @Madar_mohamed
      @Madar_mohamed 4 роки тому

      HH wll aniga muu ahyn dadkle ayuu ahaaa

  • @mohdeik2340
    @mohdeik2340 4 роки тому +2

    War Madaraw dee sxp raga waxaa laguma Ogeynee Ma 2020 ayaa wata

  • @khadarcabdi5144
    @khadarcabdi5144 4 роки тому

    Wllhay inaanbaa heshay waanku taageta xamda axmed

  • @hamdamaxamed5196
    @hamdamaxamed5196 4 роки тому +8

    Kulaha xamdi Anba baryahn guur doon ahaY😂😂😂😂

  • @AhmethAwath0
    @AhmethAwath0 4 роки тому +3

    2iyo1 bay kala maraysa xata alaan guri Barwaaqo iyo Saydhiye ciyartuna wali way socota hadi ay ciyaartu bareejo kuso dhamaato extra time ayanu idinku dari dona

  • @ayaancalimursal1606
    @ayaancalimursal1606 4 роки тому +3

    Seydhiye and hamda jon taageero 😍😍😍

  • @maxameddarbadfilmsandvlogs3222
    @maxameddarbadfilmsandvlogs3222 2 роки тому +1

    Keep going

  • @cabdilaahisaleban9271
    @cabdilaahisaleban9271 4 роки тому +2

    Markii hore ba. Waad. Is jeclaydeene
    Anaga hana khaldinae
    Hala iskiin. Siiyee. Soobadheedha

  • @basharnoor8751
    @basharnoor8751 4 роки тому

    RAG culus ayaa ishelay madar iyo saydhiye keep going

  • @cabdirashidjaamac2516
    @cabdirashidjaamac2516 4 роки тому +15

    Madar maxmed nin adag

  • @xmshaami5274
    @xmshaami5274 4 роки тому +1

    𝕊𝕒𝕪𝕕𝕙𝕚𝕪𝕖 𝕓𝕦𝕤𝕥𝕖𝕖 𝕜𝕖𝕖𝕡 𝕘𝕠𝕚𝕟𝕘

  • @najiibasensio1
    @najiibasensio1 4 роки тому +6

    Inuu madar kaduupayo ayaa ila arkA 💕😜

  • @asiyaeid9434
    @asiyaeid9434 4 роки тому

    Madhax baad tihiin Wllo iskadaaya jilitaanka

  • @hamselucio6201
    @hamselucio6201 4 роки тому +1

    keep going

  • @nihamcilmi5301
    @nihamcilmi5301 4 роки тому

    Furaashkiidu dhexduu ka daloolaa😁😁😁😁

  • @nimcoabdiali8179
    @nimcoabdiali8179 4 роки тому

    La ilaha ilalaa waxbu ku dhigay

  • @zagalmaxamed4252
    @zagalmaxamed4252 4 роки тому +2

    Waaw inapa caadi mahaaa

  • @shaaficicabdi2316
    @shaaficicabdi2316 4 роки тому

    Wooow masha allh noolada

  • @nasraaaa5777
    @nasraaaa5777 4 роки тому

    Wllky madar maxamed ayaanle wxn ku ahay tageero buuxda

  • @mrqambiyoz1382
    @mrqambiyoz1382 4 роки тому +5

    Waar ninkaa madar waa rijaal Go forward brother

  • @xabsamaxamed2190
    @xabsamaxamed2190 4 роки тому

    Madar waa ka kooxda shida hore u soco

  • @maxamedkaraamomk
    @maxamedkaraamomk 4 роки тому +1

    Ma is jecealh kulah😂😂😂😂

  • @shabeelchanel9285
    @shabeelchanel9285 4 роки тому

    MaDar aDuun LaGuma waaraYe mezha wax ka Qapzo

  • @xaalidheeman
    @xaalidheeman 4 роки тому +2

    Walaahi saydhiye fariid Waar ninka eryo baga

  • @hamsemohamed1880
    @hamsemohamed1880 4 роки тому +5

    Hamda joon waa qadine kkkkkkkk

  • @fardusahussein1933
    @fardusahussein1933 4 роки тому

    Sadhiyee iyo hamada waa laba qoof oo reer magala dhal magalo .filmki horena say tahay baad uu soo batsheen waan qiirooday durfta aad soo marteen iyo samirkaad kaga soo gudubteen ruunti hore uu soocada

  • @mursalmohamed9487
    @mursalmohamed9487 4 роки тому +1

    Gut hore usocda

  • @Mohmett_Durran
    @Mohmett_Durran 4 роки тому +2

    Azxaapta qaliga plz subscribe ta iiisaara wllyaal

    • @SaasInsights
      @SaasInsights 4 роки тому

      wan ku saaraya wlal wana kugu taagareeya adna nagu taaageer ALNUR 252 CHANEL

  • @abdirahmaanaadam7249
    @abdirahmaanaadam7249 4 роки тому

    Mansha allah

  • @nimcoosman3800
    @nimcoosman3800 4 роки тому

    Furashkiisu dhexduu ka daloola😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedsulub
    @ahmedsulub 4 роки тому

    Furaashkiisu dhexduu ka daloola hhh like saara sxbyaal

  • @wardazagal5149
    @wardazagal5149 4 роки тому +2

    Go for ward Ahpaaapi

  • @xamdacawil5753
    @xamdacawil5753 4 роки тому +2

    Saydhiye iyo madar 🤴🤴❤❤😁😁😁😁😁😁😁😂😂😂😂😅😅😅😅😅🤦‍♀️😚😚😘

  • @zhacnijamaal7626
    @zhacnijamaal7626 4 роки тому

    ♡♡♡♡♡

  • @abdilahiasma7566
    @abdilahiasma7566 4 роки тому

    Hhhhhhhhh dumarka magaaladu aday ku dapa yaacaan kulahaa😂😂😂😂

  • @mubtazimmediapro1216
    @mubtazimmediapro1216 4 роки тому +4

    ALLA PEERKA🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @cawilxasan8460
    @cawilxasan8460 4 роки тому +3

    Kuwani kuwii is qabay maaha miyey xagay iskaga dhigayaan kuwo isku cusub😅😅

  • @sumayasmile4811
    @sumayasmile4811 4 роки тому +1

    Ilaa haagad leedahay inankow😂

  • @samiirkennedy8419
    @samiirkennedy8419 4 роки тому +1

    Saydhiye ma yaqaano sida hablaha lo shukanso halka wa ka gajagajaale wan u fiirsado maaha romanticgi hablaha labada wuxu ku soo baxa bos aktar kuma so baxayo saydhiyow wixi maanta ka dambeya booska qaado ladarka aktarka mid kle u daana ama.madar u daana madar baa ku soo baxaye

  • @ninniomer1322
    @ninniomer1322 4 роки тому

    Walaalo hobfilms miyaa lagaasaaray

  • @c.d.ntechnicalhacker1052
    @c.d.ntechnicalhacker1052 4 роки тому +2

    Furaashkiisu Dhexduu Ka Daloola 😂😂

  • @abdiwelisiciidguray4835
    @abdiwelisiciidguray4835 4 роки тому +2

    4587255oo lmbrkaa sidataa
    Sowmaha

  • @rider8205
    @rider8205 4 роки тому

    Idin jecliyaa walalo♥️🌡💉🙏🤣🤣😂

  • @mxamedismaaciil2805
    @mxamedismaaciil2805 4 роки тому +1

    Jacayl xaasid ma waaayo like and comment please

  • @aadancaddeconstruction5810
    @aadancaddeconstruction5810 4 роки тому

    Azxapay anagana farxadayadu subscribe marK anaga iyo UA-camr radakale isku midbanahe naga macaneya

  • @hanadcali1941
    @hanadcali1941 4 роки тому

    Waaw maadshe tv

  • @yaasmiinmaxmud5341
    @yaasmiinmaxmud5341 4 роки тому +1

    Saydhiye wllo naya hablaha Laguma dhaho😁

  • @junioofficial9628
    @junioofficial9628 4 роки тому

    Hh hana jiidanin waaryee

  • @najiibclwali1323
    @najiibclwali1323 4 роки тому

    Xaraabo waaye sxb

  • @abdulqadirsomali
    @abdulqadirsomali 4 роки тому

    Guulaysta sxbyk

  • @zoumeyhaji8290
    @zoumeyhaji8290 4 роки тому

    Furashkisu dhexdu ka daloola

  • @abdirisaqdalmaroz2803
    @abdirisaqdalmaroz2803 4 роки тому +4

    subcribe YaaN iz dhaaFzaNaa diYar☝️

    • @SaasInsights
      @SaasInsights 4 роки тому

      bro wan kugu taageeray subscribe adna nagu taageer . si dhamntenba uwada guulaysano

    • @abdirisaqdalmaroz2803
      @abdirisaqdalmaroz2803 4 роки тому

      @@SaasInsights kuzaray pro ee adna

    • @SaasInsights
      @SaasInsights 4 роки тому

      @abdiriszak ok bro

  • @cayduruscabdirisaq9788
    @cayduruscabdirisaq9788 4 роки тому +2

    Heeew rog manay) saydhiye waa shalmad raac

  • @abdicasisali3831
    @abdicasisali3831 2 роки тому

    Ma bilaa kaamaraman baatihiin nio

  • @muwliidofficial7625
    @muwliidofficial7625 4 роки тому

    sxbky madar naag la aan baa kudhacda he waan ka xumahay seydhiye baa ku sixir barariyay

  • @mufakirraashid2395
    @mufakirraashid2395 4 роки тому

    Saydhiye/hodo/xamda 3daasi ad adyga wey iska shabahan aktarnimo ku wcn yhiin 🤣🤣🤣

  • @asmahaji3206
    @asmahaji3206 4 роки тому

    Waar indrow jacaylkan Aad ku naxsan Tahay Waa Maxay?😂😂😂😂😂🙏😂😂

  • @maxamedismaciil2797
    @maxamedismaciil2797 4 роки тому

    Sadhiye noolow

  • @farxadanolsha8415
    @farxadanolsha8415 4 роки тому +2

    Wanla socda marka ad sa uso galsan

  • @garow_GT
    @garow_GT 4 роки тому +1

    Markay 22k views gaadho subscribe ii saar

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 3 роки тому

    Madar wa xarabo habeenki biyo kulul bey ku casheyan😂😂

  • @somalilanderboy1364
    @somalilanderboy1364 4 роки тому

    Leexo isku luxayee tidhi naag soo raaxaysaty weeye 😂😂😂

  • @nimcaanapdilahi9867
    @nimcaanapdilahi9867 4 роки тому

    Guri barwaaqo mee nio

  • @bushrasiciid1004
    @bushrasiciid1004 4 роки тому +2

    furash kisu dhex duka dalola 🤣🤣

  • @cabdirisaqaxmed2074
    @cabdirisaqaxmed2074 4 роки тому

    Wawaw

  • @maamuuscabdi3790
    @maamuuscabdi3790 4 роки тому +1

    Salaad walba wakhtigeeda la tukadaa

  • @NOGOBAAWI
    @NOGOBAAWI 4 роки тому +1

    Hhhhhhh xamda xariifsanaa
    Kulaha maysjeclaanaa

  • @hamdasagal6593
    @hamdasagal6593 4 роки тому +1

    Naa hedhee Muxuu mar walb udhehaa 😄

  • @drabdirashidfaisal4365
    @drabdirashidfaisal4365 4 роки тому

    Hhhhhhh. Furaash kiisu dhexduu ka daloolaa. Saydhiye

  • @fatimcosoble335
    @fatimcosoble335 4 роки тому +1

    Ma is jeclaana kulahaa kkkk

  • @salmamx6899
    @salmamx6899 4 роки тому +7

    Madar oo maad ka baxaday hob fims