Yaani ooyin hana dilon maskaxdana Ha iimeyn Ha ku oran waliga eryada kuleylka Ah anshixiisu yuuna noqon kuwa la inaabsaday.. Dugsiyada aqoontiyo u kaxee skuulada asli 38:41 Ha u barbaare ma adke Ha u dring xamaaliyo alaaba culus huna adhex warewginHa u rarn sida awrks yuuna
Ilaahaygoow waa habeen jimce ah oo bil ramadaana oo weliba tobankii dambe lagu jiree u naxariisoo jannadii ka waraabi marxuum Ibraahim Ismaaciil Sugule sooraan 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Aamiin aamiin aamiin
Amiin yaa Allah
Aamiin yaa Rabbii
Walal aaamiin lkn gabadhasi miyay dhiamatay iyaduna ee mrxum soran u metelaysa marwadisi
@@NimcoMohamed-ll9nl haa wll way ka horaysay isaga in badana way xanuusanayd
Allow u naxariisto sooraan yaa allaah
هنالك رسالة عميقة في هذه المسرحية لن يفهمها الا ذو حظ عظيم !! 🫠
2015 ayaan mobile nicla ah ka daawan jiray Alloow u naxariiso sooraan 😭😭
Mamada xata way dhimaty uducee allha unaxristo
Waxaro dudumo arkay siday u ciyaaraan waad yaabaysaan boodada ka dhacda ,ilaahay ha idiin naxariisto
Allah HA u NAXARIISTO ABWAAN SOORAAN NAA 3KUN MA HAYSAA
2024 inta daawatay 😂
Habeen dhanaanu kuu qawaneeyn Kuma lahoo
Hah 😭😭
Yaa rabbi nin baari ah nagu arsaaq yaa allah😭
aaammiiin aammiin walaLo alle haku siiyo mid kuu damqada oo kuu lisa oon kaa hagran
amaan noqdaa ind bal ila soo xariri insha alaah
Waa ruwaayad ka turjumaysa xaalada qoysas badan
😢
Ilahayow awlaada hanaga xumayn yaa rabi riwaayadan waaqac jiray ka hadlaysaa hooyada iyo aabuhu say noqdaan ayuunbay awlaadooduna noqota ilahooW qoyska Hanaga xumayn yaa rabi
Sooran baari jaanadis haku geeyo 😢
allow unaxariiso sooraan anoo yarbaan daawan jiray😢
Alle ha ku naxariisto abwaan sooraan 😭
aamin
ILAHAY HA U NAXARIISTO SOORAAN😢
Allow u naxariisto sooraan
😂😂😂😂 waar aabo kulaha 🎉alla sooran alle ha u naxariisto amiin amiin yaa rabi
Alle naxariistii jano haka waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiin
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭ilhy hakuu naxariisto aabo mcan 😢
Alle hawnxarsto soran iyo gadhaa lajilaysab magacedii ayaa iga madness ilaha haw naxarsto 2badaba
Hooyadas laa jileysaa mey dhimatey😢😢
Ala unaxarito dhamatat
walahi waa film macno wayn kufadhiya
Allow unaxariiso 😢
Allow u naxariisto sooraan
3 kun Ma hysaa.. Ody ZooRaaN...
Jilaaa Weeen Iga DheH
غفر الله ذنبه واسكنه فسيح جنانه
Iiaahay ha uunaxariisto😢😢😢
Ilaahaw unaxarìso abwaankii waynaa
😢😢 Alle naxariistii jano hakawaraabiyo 2daba 😢😢
Alle how naxaristo jilaa sahra rooble
Walee waa riwaayad iga yaabisay waxaan kayaabay maskaxda kudhamaatay baari ilaahaw naga dhig baari
Alle haw naxariisto
Allaha uu naxaristo
Allow ku naxariiso
Markii la duubay muqalkan tolow imasadii by aheed taariikhdu
2014 ila 2015 kii meelahasa laduubay
Waxa reero nagu dhaw ragba saa ugu hugumaya 😂😭🦦
Ilaah ha u wada naxariisto sopraan iyo mamada
Rabbi haw naxariisto soraan 🥲🥲
Mako Sr rfha
Aamiin
Noosoo tiri dee sidii waxaro dundumo arkey kkkkkk sooraan alle haw naxariisto
Maxaad na tartay habeen dhanbaan kuu qaawanayne ? Hhhhhhh Sooraan alle hakuu naxariisto. Jilaa argti dheerbuu ahaa.
Xaalada ka taagan reera fara badan ayey metaleen abwaanada sooraan iyo jawaan iyo inta la metaleysa ruwaayada dhamaan wax lagu baraarugo ayey meteleen
Wlalahay macna wayn ayuu ku fadhiya filimkni
Bsggxkysbzhghvujhdbgoxdhghjgjjnñfdfsvvvfsuhd2jhdcxcgswdvsFUHKK
Aabaha dib jirka ah
Kkkk
Sooraan wa ree jabay
Alow unaxariiso
Alle ha unaxariiso
waa rawayad xaqiiqda tabanasa
Naa orod anaa kugalinayee malcaamad 😂😂😂😂😂
Ma tashade waa ani
2015 baan mobile shineys ah ka dawan jiray
Tayarban ka helay sxp siday xabada u gursyso
Soraan muxuu garacdhalay
Hye Marxuumkaa Hadalkaa Aad Ku Tidhi Yaa Kaa Cafinaaya Maalinta Aakhiro Ma Adigaa Markhaati Ahaa😢
Ax waan kanaxay sooraan😢
Aabo jeegada xiir kudheh wiilkaaga
Ilhaw u naxariso wxu ahah qof wanagsan anaga k markhaatiy ah ilhaw janatu fardawsa gey
Hhhhh wayahy wllo sharabka screenka iga sii
Mansha lah caruurta kudadalay
Dhaqankaaga wanaaji
😭😭😭😭😭😭😭😭
Good
Kabahaan kaacunay waakuwee
qosol
❤❤❤❤
NaYaaa Maxad ahayD😂
3 kun mahaysaa
Hhhhhh dhirtiiba ididay oo itiri ha iga guran 😢😢😢😢😂😂😂😂
Wallhi nacaz
Sooraan garacdada iyo gurigagaba Alle bii 😁😁😅
🤣🤣🤣🤣
Kan dhac dhacaya aya ad iga qosliyey
kkkkkkkkkkk
sooraan wa ree jabay
hhhhh sooran anaga maxaad na tartay habeen dhan baaan kuu qaawanayne
mansha
I 1st 7
Ad
😢😢
Yaani ooyin hana dilon maskaxdana Ha iimeyn Ha ku oran waliga eryada kuleylka Ah anshixiisu yuuna noqon kuwa la inaabsaday.. Dugsiyada aqoontiyo u kaxee skuulada asli 38:41 Ha u barbaare ma adke Ha u dring xamaaliyo alaaba culus huna adhex warewginHa u rarn sida awrks yuuna
Haben dhan ban Ku qawaneen ee maxa natarty kkkkkkkkk
Alaha u naxariista
😭😭💔
hhhhhhh wlhi waxaanan dhulka kula dhacayn
umulqura
Riwayada wan jeclahy
Fahma walaal ka nacaska ah weeye lòo jeeda walaal Kii caruur tiisa àan waxba tarin doqon ka ah
3 kun ma HaysaaH🤣 SoraaaN
M.a filimko nowada
Haa sooraan waa reer jabay hhhhhhhhh😁😁😁😁😀😀😀
Kkkkk xawfadaha burco ma sidanaa
😢😢😢😢😢😢😢😢
31:48
Budhka uusitaa waynaa
🦦🦦🦦🦦🦦🤣🤣🤣
😭😭😭😭😭🙉
Sahra alle how naxariisto
Amiin
Aamin
Aamiin
Aamiin
Kkkk ohakadhe
www
Xamse Boodhle filsan mohmd. fsgbdghbbikj
filsan mohmd
Xamse Boodhle asc
😂😂😂😂😂😢😢😢😭
Kkkkkk
Sooraan way kar karisaa islantasi hhhhhhhh
Na bal ilhy inkar kugu rid🤣🤣
Beenta beenta
Nuut