Nayaahee diinta ma ogolaaneysaa mise ogolaan meysid kulahaa wlhi guri barwaaqo waa talented wan ku qoslaa riwayadihisa iyo hadaladiisa keep going ku leyhy saxib😘❣
ani waxan aamin sanahay islaantii la hayd ninku naagtisu in uu wax ka qaato waa kufsi in islaamo badan oo dhagaystay ay reero ku dumiyen ileen dadku isku mid ma ahee dadka qaar wax kasta way iska qaataane yaa ila aaminsan
Fikrada saydhiye
Director saydhiye
Editin Saydhiye
War odayga cumaamadisa
Lama haysan karo zhp legend
Tahe hore usoco ku leeyahay✅
P
Guri Barwaqo yaa ka hadal Badin 😅 😂😂😂
7
Nayaahee diinta ma ogolaaneysaa mise ogolaan meysid kulahaa wlhi guri barwaaqo waa talented wan ku qoslaa riwayadihisa iyo hadaladiisa keep going ku leyhy saxib😘❣
Saleeeban Dheere Ban U Jeeda Legend 😂😂👑
Guri barwaaqo tageero buuxda 🥰 pinka iku qabo 📌
Guribarwaaqo wlhi waa talented man hore u soco bro
Subaxanallh gabdhah haiskadyen dawashada nagaga xuun xuun dinata yo islmanimada meel ugadhacayn
Fiidkii halagaa helo 😂 😂
Alla garacow guri barwaaqo Waa balo 😂
Ilaahay dambigiisa hadhaafo isaga iyo hoyadiiba qofka hal subeskareebka iisaara aamiin ee walashay ama wllkay ee somaaliyeed
2021 and UA-cam is not possible
Cawa laga bilabo yan laga waynin garonka kula ha gurey barwaqo legend 🥰👍
🤣🤣Guri barwaaq iyo seedhiya iyo gabadha fariid, waad naga qosliseen beryahas riwayad noocasa maanu arag. Shukran
Guribarwaqo waa
Jeclahay rawayadahaad jisho
Luquntuu kaga😅😂 istaagaya😁😆😆😅
Dee waa romantic 😂🤣😁😆🤣🤣
Hablaha quruxda iyo sharaftale ayaa ka naxa mustaqbalkoda ee sarirta filmka lagula jilayo.
Jabcad garawo iyo iyadii oo maqan😂😂😂😂 Garac weeye guri barwaaqo
Kklllllllkkk alla sidaan u qoslayay ban bakhtiyay... guribarwaaqo waa imtixaan caadi ah...
"Sayax bireeg kumaan qaban" - Guribarwaaqo iyo Qalabjaan.
Saydhiye and guri parwaaqo two legends
Nabiga ku sali🥰
Salalaahu calayhi wasalam
Hal xoqanaysa mely kuxoqato
Maweydo😅
Another level
Saydhiye and guri barwaaqo keep going
Waar wuu nugu socdaa filmku keep going
Naga daa ciyaarta oo keen Guri barwaaqo 😂
Guri barwaaqo keep going aktarka somaaliyeed
Qaladaadka soo daa pro 😁😁
Zxp. Wa. Dhiliday
Balo ku cayadhay. Guryaha keen ba lagu wada jiraa
Salenan dhere itixaan sanaa
Luqunta kaga istaag 🤣🤣👍💯❤💯
Legend qaladadkii Soo dhugdee
Keen Ala manoooli😆😆😆😆
Guri.Barwaaqo 17:08 Wuxuu yidhi Beybalke Aaminsan tahy. walahi si anan waligeyba uqoslin Baaaan uqoslay😂😂😂😂😂😂😂
🤣😁🤣
Fariin loo baahnaa yahy baa soo gudbiseen m.a horey u socda
Ma kokihii aan yaqaaney miyaaaa hhhhhh
Wixii waxaan keenay cadho alle haku dhacdo
Guri barwaaqo muqaladaada wan jeclahy filima faniya inoo sodub
guri barwaaqo film miyaad badashay film kii jin jacayl
Please qaldaadk no so daaya
Aamiin aamiin ilaahay xaqa hana garadsiiyo iyo wanaaga.قال الله تعالي وعاشروهن بالمعروف.صدق الله العظيم
Legend guri barwaaqo❤️❤️
Maadshe films well done
Wlhi way iga qosliyeen kuwani keep going dhamanten
Garacee saleeban dheere macal dhirbaaxa ku jirtee 😂😂😂
Maanta iga qoslisay see kuugu mahad celiyaa
Luqunta la izaga istagaya waa romatic🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Sheko kale 🤣🤣Dumarki wx kale ayay ino keneen 😇😇😂😅
Hhhhhh
IMNkuuNpaN RiwaaYaD QoF waYn DoowaDaYy wxi hoRe is jiiD jiiD uuNpaY aHaaYen waan iDin wataah😅✋✋
Niman dhalinyaro ah oo sidan u dhaqmaya bal eega hadalki gabadha bedelaysan gabdhaha haloo naxariisto ma ceeba
QALADAD KII SOO GALI 🤣🤣🤣
Haaa wllhi 😄
Guri burwaaqo waan jecelahy
Saydhiye Iyo Guri Barwaqo Love U Walalayaal
😃😃😃😃qosool iguma hadhin😃😃😃
Saw maalinti hore qoladi qaaciga siday maad ahyn 😀😀😀
fiidka halaga helo ayaa laga dhadhicinayaa dee 😀😀😀😀
Gb drama what a actor
😂😂😂fiidkii halagaa helo😂😂😂😂wax kale
Nagada ciyaarto keen 😂😂😂😂😂😂istakhfurulah
I love wiiljan funny waaye walahi 😂😂😂
jibcad grow ah iyo islantii oo aan joogin😂
Wllee waxba ka dhcy😀😀😀
Saleban dheere shiikha jcylka 2 😅😅🤣🤣🤣 kulaha berka kaga istaag luqunta ku dhufo
Kal horaa noogu dambeysey kulahaaa😁😆😆😆😆😆😆😆😆
Mankusoo qayilaa
Habenkay danbe fiidka halagaa Helo garoonka guri😂😂😂😂😂😂😅🤣😀
Keen bay ka dhacayza xafadahan oo dhan keen ba logu jiraye😂😂😂😂
Guri barwaaqo meeluujoogo qosolkama maqna reer burco waa dad filnm kasamaysan ciyaar 2sano baaqatay kulahaa😂😂😂😂😂
Legend weeye guribarwaaqo
Riwaayad baa waxaa ku jirey kor kuula hadalnay hoos kuula hadalnay miyaanu ku suuxinnaa hhhhhh marka waad iga qoslisii seen
gurey barwaqo legend leganddhalay
Part2 please wll
Saydhiyoow abti ha iska taraarine meelahaa aad wadanka kaga hadleyso jamhuuriyada barakeysan ka dhig wxy caadibaad u qardo jeexdee wixii dambe inaga baandhee nio
Wax xun musan odhan wll subxanllh illhybaa somaliya kadhashy inankee kaleexo
Cadi maha riwayadan wan tagera xaqiiqdii guri burwaqo
Nagtan wa walho inti ugu horayse ig qozlis ee guraya ku so baxay oo si wacan aya kula matalaysah
Jabacad garawa iyo islaantii oo maqan 😹😹
Ma kusoo qayilaa😀
Kuwan walakala masaxayaa guri barwaaqo 😂😂😂😂😂
Kulaha "kal horaa noogu dambaysay"kkkkkkkkkkkkkk
kolhoore noguu danbesay kulah 😂😂😂 caaadi maha ragan wa wataa
Habayn danbe yaan laga waayin garoonka 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Diyar 😂😂😂😂😂😂😂
😂guri brwqo & saydhiye 2 legend
Ma sida shinbira had hawada ka qadan kulha 🤣🤣🤣🤣🤣👌🏻
masidaa aad soo dhacayso anna aan sii gam ayo ayaan kuwadnaa😅😅😅
Subaxanallh
sida shibiraha 😀😀😀😀😀😀😀😀😀
Yaan lags waayin garoonka😀😀😀😮😮😮
waar waxaa wllhibaana Ka YeelaYn hadii la Waaayashana
Talow yaa og inta reer ee sidan ku dumay 🤔 Alle ha sahlo
Seydhiye iyo legend guri
saydhiyow zxp link channelkayga isoo saar pro
Ubadku manu hawl ubahnayn 😹😹😹
Nagada ciyarto keen🤣🤣
Ubadka ma eerban kuso xawilaya guri wxkle😂
Zhp saydhiye Mar uun noso qapo (Cada waran)🙏🙏🙏🙏
6:36 nagada ciyarta keen kulaha
Saleban dheere xiliganu shekha noqdey baan garan waayey
Wllhy Aabbaha ban soo xidhaya kulaha🤣
Gurayow naaguuu furniinkay kabaqaan
Guri kul baas baa kufuran
ani waxan aamin sanahay islaantii la hayd ninku naagtisu in uu wax ka qaato waa kufsi in islaamo badan oo dhagaystay ay reero ku dumiyen ileen dadku isku mid ma ahee dadka qaar wax kasta way iska qaataane yaa ila aaminsan
Alla garacow nin wayn af somaliga halkasu ika dhigay
Nagadaa ciyaartoo keen😂
Keen maydhan😂😂😂😂😂
Khaladaadkii soo daa guroow
Legen guri barwaaqo kula guryahan waxa loogu wada jira keen midhan