NUSBOOS DHISAN OO IIB AH KUYAALA QOOR SUUL DEEGAANKA CEELASHA BIYAHAHA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2022

КОМЕНТАРІ • 25

  • @hawaali5313
    @hawaali5313 Рік тому +4

    Subaxaanalaah maxay tahay qof ayaa waqatigiisi idin huray in uu wax wanaagasan Nala wadaago dadka qaar ayaan u arakaa in ay qalooca wax u fahamaaj waxay gabadhan naga mudanatahay duco figarada wanaagasan maanashallah guul horay u soco abaayo

  • @ismhan2398
    @ismhan2398 Рік тому +2

    Markasta SaaS usoo gabi mahadsanid

  • @gaabane22
    @gaabane22 Рік тому +4

    Lkn qiimihii la gadaayey ma adaan sheegin wllo

  • @hhoyohooyo4026
    @hhoyohooyo4026 Рік тому

    waa misa

  • @fartuumabdullahiali7477
    @fartuumabdullahiali7477 Рік тому +1

    wcs xabibti Baarakallahu fiiki waxa kuweydinaya qiimaha dhismahan galay maogankarane hdii ay suragal tahy iyo qimaha guryaha dhagaxa lakadhiso sidokle mahdsanid xabibti

  • @umsaciid3346
    @umsaciid3346 Рік тому

    Masha Allah tabarakallah

  • @axmedsahal4144
    @axmedsahal4144 Рік тому +2

    Masha allah abayo inoo soo badi videow yadan

  • @maryanhaji8981
    @maryanhaji8981 Рік тому

    Masha Allaah keep going Team Ajmal horumar wacan insha Allaah

  • @ahmedibrahim3070
    @ahmedibrahim3070 Рік тому +2

    MAHADSANID AJMAL DAGAN

  • @faqrudinhashi9832
    @faqrudinhashi9832 Рік тому

    Kirada meeqa waaye guriga kiradiisa meeqa waaye

  • @Iseyougtr62
    @Iseyougtr62 Рік тому

    Masha allaah meel degaan ah oo 15k ah Waa raqiis qofki awooda haka faideyso

  • @caliabdi5968
    @caliabdi5968 Рік тому

    Masha Allah

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 Рік тому

    Masha allah

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 Рік тому +1

    Walaashey 7.5 maa keenteen afka hore 10-15 aan arki jirnay intee loo socdaa waa yaabnee dhul waasac ah aa fiican

  • @cabdisalamcabdulaahi
    @cabdisalamcabdulaahi Рік тому +1

    100kun oo subscribe an ku rajeyna hayeey qaran baa tahay

  • @rocky4066
    @rocky4066 Рік тому

    Guri jiingad ka dhisan guri MA ahane dhul ahaan u iibi

  • @musemuse1507
    @musemuse1507 Рік тому +2

    nusbooska ku dhegan oon dhisneen meeqa la iga siinaya???

  • @mohamudabdulle6890
    @mohamudabdulle6890 Рік тому

    Qoorsuul waa xagee xaafadaha udhow manoo sheegi kartaa thanks sister

  • @mohamudabdulle6890
    @mohamudabdulle6890 Рік тому +1

    Aad ayuu raqiis u yahay

  • @axmedibarahim1142
    @axmedibarahim1142 Рік тому +1

    Daqadaha shawaq ma laha

  • @farhiowarsame8652
    @farhiowarsame8652 Рік тому

    Asc abaayo adigab neefta ka soo bixiweyasaya

  • @shiam1264
    @shiam1264 Рік тому +2

    Qoorsuul itee waaye abyo