Masha allah walal aad baad u mahadsan tahay ajar iyo xasanaad badan rabi haku siiyo hadaa awood zoonaha qiimaheedu yahay 20 ilaa 25 kun dolar isla ceelaha waayo 50 ama 40 waa badan tahay xoogaa
Dhul 30 kunka iibi iyo dhismihiisa 30 kun kale total 60 kun, kadib gurigaas ku kureey 200 dolar bishi sanadki 2400 dolar kaasi waa 4% oo waxii ka bahay, lacagtaada wa ku so elinesa 25 sano kadib oo meel aan amaan iyo basics of life taalin , waad waalantihiin lama fiyow somalida way waalan yihiin.
@@maryanomar1878 abaayo kow iyo toban kun kun ayaan ku gatay 2 isbuuc ka hor anagoo dhowr qof eh boosaska qaar toban kun ayaan ku helnay cabirkiisu waa 20×15
Masha Allah aad ayey udhisantay waxan sooxasuustay xiligi qaxii jazakalahu kheyran Abayo❤❤❤❤❤
Maasha allah allah ku xifdiyo walaal
Wey fcntahay hadii aad noso duubi kartid xaafada jabad geele e ceelasha.
MashaAllah aad ayaad u mahadsantahay. 🇸🇴🧡🇸🇴💜🇸🇴💚🇸🇴
Jabad geele manooso duubi kartaa Adigoo mahadsan❤❤❤❤❤
Asc walaasheey sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku xafido Amin Amin Amin ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin Amin mahadsanid marwalba waxaad Nala qeebsato quruxda iyo horumarka dalkeena ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin shaqo wacan ayaad heysaa keep going my sister guulayso waligaa mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan ilaah haku dhowro Amin Amin Amin walaasheey sacdiyo xasan
Adeer nooga soo dhulalka Markizka ee isla Ceelasha ah nooga soo waran. Mahadsanid adeer
maasha alah aad iyo aad umahdsan thy sida wangsn aad nogu so gudbisid sacdiyo xasan hore usoco
Masha Allah walaal sacdiya Allah kheyr ku siiyo
Masha allah walal aad baad u mahadsan tahay ajar iyo xasanaad badan rabi haku siiyo hadaa awood zoonaha qiimaheedu yahay 20 ilaa 25 kun dolar isla ceelaha waayo 50 ama 40 waa badan tahay xoogaa
Maashaa Allah Ajar Allaha kaa siiyo, waad na xasuusgalisay
Wll Rabi ha ku xafido AmeenYa Rabi
Xaafada jabad geele maxa inogu so duubi weysay walaaley
Asc
Mahadsanid Ukhti howshaan joogtada aad qabatid ajir iyo xasanaad illaah hakaa siiyo.
Dhoor qofood oo aan ka mid ah komentigaan ayaa codsanaayo Xaafada Jabaq geel ee degaanka ceelasha fadlan inoo soo gudbi insha Allah
Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin keep going ♥ sister hool kar
Asc abayo adayan ufirsada video adsogaliso UK joga xafada Tabelaha bos kagatay mana arag mad nosodubi karta wana kaga mahad celina waxad nosogudbiso
Mahadsanid adeer.
Maashaaa allaaah sacdiyoooy muuqaaladaada indhahay uroon yihiin lkn lacagta markaaan sheegto aboooow allaha khayr kumaqan
Ajmal channel dhulkalka boosasaka shanaad ama guuryaha toobnad ama kasii badaan kudaraa qiiymoohoda,shaaqo wanangsaan ayaad haysaha Masha Allah horay usoco
45 ilaa 50,000 ceelasha baadiyaaba u heestay balse wuuba kibirsan yahay, shukran sidaa noo bartay jizakallahu janno farduus adiga iyo waalidkaagaba Allaahuma ameen
Masha Allah waa mahdasantahay
Mash Allah muqdisho caday
Asc mahadanid qaali ilaah haku barakeeyo adiga iyo dhamaal eheladadaba
Masha Allaah abyo
MashaAllah waaye ceelasha.
Waa si fiican
sacdiyo shaqo fiican ayaad qabataa walaal jasakalah khair ❤❤🧡🧡💛💛💚💚💙💙💜💜
Dhul 30 kunka iibi iyo dhismihiisa 30 kun kale total 60 kun, kadib gurigaas ku kureey 200 dolar bishi sanadki 2400 dolar kaasi waa 4% oo waxii ka bahay, lacagtaada wa ku so elinesa 25 sano kadib oo meel aan amaan iyo basics of life taalin , waad waalantihiin lama fiyow somalida way waalan yihiin.
waan kugu raacsanahay Xaafadan inay dhulkeeda ka badbaado ma aheen 15k or 17k
dhulka raqiis ah noo so sheeg dadka isku jeeb maahan walaal
Masha allah xabibti Allaha ku xafdiyo from 🇬🇧
Mashaa allaah thanks information sister thanks
Masha Allah.
Mashaa allaah
You're doing a good job thank you
Mansha Allaah👍💚💚💙💙💖💖💜💜🇸🇴🇸🇴
Asc abaayo celasha bits gaara Ahaan xaafada takfiirka iyo
Xaafada qorsuul
Xafada qoorsuul ee ceelasha noo soo gudbi abYO
Maansha alaah
Maansha Allah👌
Maashaa allaahu
ceelasha biyaha oo banaan banaan iska ah ayaa iigu dambeeysay oo dhulalkeeda raqiis iska wada ah bal xiligaas kwr hadaan 10 boos iska gadan lahaa maanta taajir ayaan ahaan lahaa, hadana weey wada dhismatay walee, waa lagu yaacay. markii la dhahaayo fursadaha ka faa iideeyso waa iska sidaan cml.
abaayo labkaaga see ku helaa ?
Asc dhul raqiisa ma leh miyaa 1500-2500 ah xabiibtii melahas maa noo taqtid
Baadiya ayaad lacagtaas uga heleysaa saxiib
Guri beec ayan hayaa kuyaalo celasha
شكرا يا بنتي
Xamarey xaal qaado waa wada jiingado
Abaayo ceelasha arbacoowa hormuud akteeda natusi Markale
Abayo wey soo galisay maad aragtay anigaa hada dhul la iiga gaday xaafada hormud arbacow dhul la daganyahay
@@deeqaali4152 abaayo meeqo aad Ku iibsatay dhulka
@@maryanomar1878 abaayo kow iyo toban kun kun ayaan ku gatay 2 isbuuc ka hor anagoo dhowr qof eh boosaska qaar toban kun ayaan ku helnay cabirkiisu waa 20×15
How many kilometres from Mugdisho to Ceelasha Biyaha?
Sacadiyo dhanka waqooyi celasha sida jabad geelle noo tabi adigoo mahadsan
Mashllh celasha wa Mel fcn hadana u,dhow afgoye io muqdisho wabiga lawo talabo ayu u,Jira
Pls pls waxaa noosoo ogaataa Qiimaha Villa da boos ama boos lagu dhiso... 4, 3 qol ama kabadan
MashaAllah
indhaha kuul ayaa lamarsadaa quruxna weyku jirta iyo caafimaadba
oo sacdiyo ceelasha biyaha dhul qaalisanaa miyaan laga helayn dhul Japan oo ilaa 5 ilaa 2kun ah
Kuwa dhahayo 35 kun oo shilin somaliah miyaa dadmaskaxda kaxanuunsanwaye qosol ayey igudileen wllhi 😂😂😂
Bac weyn maxaa laga wadaa jiingad miyaa
xaafada xayaat qiimaha iyo kirada kasoo hadal xayaat dr fiqi agagarkisa celasha biyaha udhaw
Wcs sister
Lafoolana noosoo duub
wcs wlc
Dhulka yaa leh
Wada xamar weynn ecusub ila iyo isbitalka martin
Asc
❤❤❤❤
😍😍😍
Habo shinbiroole waxagee
Doob baan ahay ee maxaad heysaa
💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Maxa logu sameeyn wwayeey meel u maro bulacadaha waata biyaha yacaya wadada
Mahad sanid sacdiya marwalba waxad uso gudbisa dadkada somaliyed dhulkoda hoyo waliba melo aad u,fcn m.a
$50 xamaraa Lagu helaa
Beenalay
Maba taqaanidee maxaad saas u leedahay??

Maasha allaah
Wcs sister