KIRO KAXOROOW GURI DHISAN OO LABA RUBAC AH OO KIREESAN AADNA RAQIIS U AH KUYAALO WARLALISKA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 15

  • @abdirisaqnur6118
    @abdirisaqnur6118 Місяць тому +1

    Wax badan ayaan Ka faaiidnay shaqo fiican ayaad umada u haysaa jazaka Allah

  • @maxamedaadanxasan2106
    @maxamedaadanxasan2106 Місяць тому

    Mashaalaah walashey horey u soco waxba kaa qaadi maayaan qoloda isku dayday inay ku qiyaamaan

  • @fareehafarah
    @fareehafarah Місяць тому

    Jazaaka Allah Khieran

  • @user-ze1vq7df2g
    @user-ze1vq7df2g 22 дні тому

    Sir ganac si samey so walal mahad sanit

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 Місяць тому

    Imaamka allh ha noo sugo

  • @QadiijoAbdi-qg2cy
    @QadiijoAbdi-qg2cy Місяць тому +1

    Abayo Dayniil miyaa

  • @samiray756
    @samiray756 Місяць тому

    Dadka gabadhaan dhulka ii xayeysii dhaho ayaan la yaabay Subxaanallah. Qoftaan warka ka batay iyada lee iska hadleeso ee guryaha ay beeca u raadinayso xataa si fiican ugama war bixiso, ilaahoow aan wax ii dilaal ku dhihin. Topic aan meesha oolin lee ka hadashaa

    • @Inaabdullaahi319
      @Inaabdullaahi319 Місяць тому

      Aniga ayey boos ii beecisay weyna ii iibisay alxm waa gabar fcn kheyr allaha siiyo koley adiga xumaanta mesha aad ka aragtay ma aqaan

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 Місяць тому

    Waxqabadkaad aad u fiican yhy lkn hadal yar io howal badan

  • @dhaqankadiintaislaamka4935
    @dhaqankadiintaislaamka4935 Місяць тому

    Qofka hadii uu kuhelaayo lacagta aad ku soo bandhigtay lacag kayat diiniyan sax maaha in uu kusugo ee waa in uu kaa daneystaa

  • @amaalxaashi3913
    @amaalxaashi3913 Місяць тому

    Abayo war laliska xafadee ka tirsantahay abayo jwb

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 Місяць тому

    Wllshy shareecadu waxey qabta in aad dadka wax kala gadanayo isku madax baneyso oo servicekaga sheegato lkn adiga qiimaha kuuma banaano inaad soo jaangoyaso.

    • @Inaabdullaahi319
      @Inaabdullaahi319 Місяць тому

      Shareecada wey kaaga aqoon badantahay taas inaad usheegto looma baahno😏

    • @faisalmohamedabdulla3600
      @faisalmohamedabdulla3600 Місяць тому

      @@Inaabdullaahi319 qofka jaahilka ayaa diido in xaqa loo sheego wayo alla na amray inaan xaq is xasuusino.

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 Місяць тому

    Rabi talo ku filan