MUQAALKA XAFADAHA MARKASKA IYO QIIMAHA BOOSASKA BANAAN ILLA XAFADA QOOR SUUL DEEGANKA CEELASHA BIYHA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 52

  • @AhmedHassan-pl3fj
    @AhmedHassan-pl3fj 2 роки тому +3

    Asc sister kun jeer ayaan kaga mahad celinayaa muqalkan shalay ayey aheyd marka aan kuso qoray in aad markaska ka sameysid video aad iyo aad ayan uga helay mahad sanid hadii aan mahay qurba joog waxan dareneynaa in aan wada joogno aan indhahena ku arkeno dhulalka marka aan dawano video yadada thnkx mar labaad ❤️❤️❤️❤️❤️🌺🌺🌺🌺💞💯💯💯🙏🇸🇪

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 2 роки тому +1

    Masha allaah waa xaafadii iigu horeysay ee aan jeclahay nadaafada & balaca waddooyinka marka laga reebo xaafada daarusalaam.

  • @M_Amiin571
    @M_Amiin571 Місяць тому

    Wlh waan uxiisay 😢 wllo casharada markaska halkeen kaheli karaa waxaan joogaa laascaanood thanks

  • @mubaarakmogadishawi
    @mubaarakmogadishawi 8 місяців тому

    Masha Allah ❤

  • @ashaahmed7071
    @ashaahmed7071 2 роки тому +1

    Mash Allah jazaka khayer habo

  • @maxamedcarabow7204
    @maxamedcarabow7204 2 роки тому +2

    markiska aabaheey dhul looga dhacay dadka qaar dhul ee dhaceen dadka ka gadaan walaasheey iska ilaali

  • @abdimoha9206
    @abdimoha9206 2 роки тому

    Asc
    Ukhtii Finally waa inoo soo gudbisay Jabad geel iyo Qoorsuul waa ku Mahadsan tahay.

  • @kamalali79
    @kamalali79 2 роки тому

    Asc walaasheey sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku xafido Amin Amin Amin ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin Amin mahadsanid marwalba waxaad Nala qeebsato quruxda iyo horumarka dalkeena ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin shaqo wacan ayaad heysaa keep going my sister guulayso waligaa mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan ilaah haku dhowro Amin Amin Amin walaasheey sacdiyo xasan

  • @Maxamedshiine7
    @Maxamedshiine7 2 роки тому

    Masha Allah walaal jazaaka Allah dhiirigelintaada ayaaba iku socoto mahadsanid walaal

  • @SacuudSomali
    @SacuudSomali 2 роки тому +1

    Waa meel nolol iyo aqoon iyo dad wanagsan ba leh runtii meshan

  • @mubaaraksalaad8373
    @mubaaraksalaad8373 2 роки тому

    Masha Alh Markazka waa Magalo Qurxan Oo masajid Fican Ku Yalo

  • @ahmedomar9771
    @ahmedomar9771 2 роки тому +1

    Mashallah

  • @maryanalimahamud41
    @maryanalimahamud41 2 роки тому

    Masha Allaha tabaarakalaah hapo
    Allaha ku marakeyo

  • @rocky4066
    @rocky4066 2 роки тому

    Laba2 piano waaye ee seddex MA ahan dhismaha hoose midka kor saaran waa haldabaq kanokale dulsaaran waa dabaqa labaad ka kale waa seddexaad

  • @yusufmohd192
    @yusufmohd192 2 роки тому

    Meeshan ugu jeclahy caro cad iyo madoow ku miso

  • @sacidyare8407
    @sacidyare8407 2 роки тому

    Woow masha alaah celasha wey dhisantay wlh qurux

  • @mustafaabdi329
    @mustafaabdi329 2 роки тому +1

    Codsi codsi please 🙏🙏🙏
    Xfda markiska kalee dynille

  • @musalsalpro3202
    @musalsalpro3202 Рік тому

    abayo xanfarow nookeen plz ❤😢

  • @abdullahihagi7741
    @abdullahihagi7741 2 роки тому

    Lafoole soo fiiri thanks

  • @user-kt4hj3ez8w
    @user-kt4hj3ez8w 8 місяців тому

    Waxaan ku weeydiinayaa xaafadda shaakir iyo qoorsuul meeqa kilometers ayeey isku jiraan

  • @Hana-yo5bl
    @Hana-yo5bl 2 роки тому

    Asc cadey noo soo badi muuqalada iyo qiimaha xaafadaha ceelasha hadii macquul kuu noqoto insha alaah

  • @nimohassan9498
    @nimohassan9498 2 роки тому

    Maansha Allah

  • @bishaarobuulaay42
    @bishaarobuulaay42 2 роки тому

    Masha allah wllshy ayaamahan anage naga shidan thy 👑

  • @SacuudSomali
    @SacuudSomali 2 роки тому

    منبع العلم❤

  • @hidayomahamed2236
    @hidayomahamed2236 2 роки тому

    masha allaha

  • @faadumoali2319
    @faadumoali2319 2 роки тому +1

    Wuu qaaliyoobay wuxuu ahaa 2019 kii 7000$ ilaa 8000$ masjidka agtisa

  • @faatimayaasin9564
    @faatimayaasin9564 2 роки тому

    Masha allah abayo keep going

  • @raisosman554
    @raisosman554 2 роки тому

    Waxaa sootabisaa dhulka arbacow illaa maracadde, waa dhul wali raqiis ah lkn mustaqbalka magaaladu gaaridoonto insha allah.
    Mahadsanid 👍👍👍👍👍

    • @musemuse1507
      @musemuse1507 2 роки тому

      Intuusan ku yaal saxiib is tilmaan

  • @btechnology2059
    @btechnology2059 2 роки тому

    Calaa boos 2k malahela 4k

  • @istar7698
    @istar7698 2 роки тому

    Masha allah hada codka ok beelo

  • @ibrahimaliahmednur8715
    @ibrahimaliahmednur8715 2 роки тому

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاتة

  • @ssssssss4799
    @ssssssss4799 2 роки тому

    Asc wll degmada kaxda inosoduub iyo qiimaha dhulk

  • @mohameddubow1839
    @mohameddubow1839 2 роки тому +1

    This place had really developed. So was asking...How many kilometres from Mugdisho to Ceelasha??

    • @maryamabdallah3904
      @maryamabdallah3904 2 роки тому

      @Ishmael De Prince walaal markis ka shiikh ibraahim miyaa??

  • @halimamohamud5773
    @halimamohamud5773 2 роки тому

    Asalaamu Aleykum walaal Balcad ilaa soogelida muqdisho dhulkaas raqiismiya walaal aqbaar ka keen waa mahadsantahay.

  • @sudiabdi6774
    @sudiabdi6774 2 роки тому

    👍

  • @farhiaabdi973
    @farhiaabdi973 2 роки тому

    Asc sacdiyo walaal waa maarkaskee

  • @BacadweyneMedia
    @BacadweyneMedia 2 роки тому

    Laba markas maajirta oo xamar ku taala

  • @kaneecgroup
    @kaneecgroup 2 роки тому +1

    MA DHULKAAN CIDLADA AH BAA 20KUN OO DOLAR AH MAAN AFGOOYE ISKA DEGO

    • @Hassan-mh7ev
      @Hassan-mh7ev 2 роки тому

      Kkkkk afgooye waa qasaro wax faiido ah malahan

  • @calishishiile1020
    @calishishiile1020 2 роки тому

    Asc xaafada markaska inte waaye degmadee waaye

    • @MariamAhmed-uc3dz
      @MariamAhmed-uc3dz 2 роки тому

      Ceelasha meel udhow abay ceelasha woxoo ujiraaa 8 kiilo mitir baaburaa lagasoracaaa

    • @Aadam1948
      @Aadam1948 2 роки тому

      @@MariamAhmed-uc3dz mA ceelashay 8km U jirtaa?

  • @istar7698
    @istar7698 2 роки тому

    Codkii

  • @faadumoali2319
    @faadumoali2319 2 роки тому

    Waxaan ku ogaa7