DHUL RAQIIS AH DEEGAN NA AH KUNA YAALO WARCADYO OO HADA KATIRSAN DAARUSALAAM WALLEE MOGADISHU TAGTAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 18

  • @dhuleceeydhuleceey6444
    @dhuleceeydhuleceey6444 Рік тому

    Dhulkaan aad buu u qurux badanyahay maashaa allaah

  • @oscarprancis9623
    @oscarprancis9623 Рік тому +1

    بارك الله فيكى يحفضك ربى من كل شر

  • @Manka2123
    @Manka2123 Рік тому +1

    Inshaa Allah waxaa soo socda barnaamij la dhoho kobciye cooperative halkaas ayaad ka heleysaa faah faahino badan in shaa Allah oo keeni doonta horumarin badan in shaa Allaha

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 Рік тому

    Maasha allah inta ey daarusalaam u jirtaa kiilow mitir

  • @aliosmaan3205
    @aliosmaan3205 Рік тому +1

    Qaasim furdug Mr jiis yaa Naga celinaayo balcad ayuu baalayaal kasoo wadaa deegaamleey iyo diiranleey isagaa sheegtay

  • @Ahmed-rj6rm
    @Ahmed-rj6rm 9 місяців тому

    Ceeelcarfiid wa layaqanaa waarki ladhafo xero maslax

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 Рік тому

    Maashalah gabadh fikrado fiican soo gudbiso guuleyso habaryar

  • @dhuleceeydhuleceey6444
    @dhuleceeydhuleceey6444 Рік тому

    Sacdiyo habo maanta waan kuu duceeyay markaad itustay rati macsaro shiidayo sababtoo ah waligay ma arag inaan maqlo mo'ogie

  • @Ahmed-rj6rm
    @Ahmed-rj6rm 9 місяців тому

    Ratiga salida shidayo wa fcnthy lkn Gacmo geshta dhaha

  • @ahmedsalaben1061
    @ahmedsalaben1061 Рік тому

    Ilaahay haku xafido waxaa
    Tahay gabadh qaaliya

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 Рік тому

    Masha allah mahadsanid

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 Рік тому

    maansha alaah keep going sister beautiful

  • @mataanabdullahi7667
    @mataanabdullahi7667 Рік тому

    Wlh waaba Qaalo $ 8000 meel duuura😮😮

  • @aliosmaan3205
    @aliosmaan3205 Рік тому

    Mahadsanid

  • @daganabshir4706
    @daganabshir4706 Рік тому +1

    Hada baadiyaha wala il baxay baadiyaha hada canjelo laga cunaa

  • @UmuAbdalla1
    @UmuAbdalla1 Рік тому

    Abaayo mahadsanid lkn ani waxey ila tahay in Rariga cuqubo laga galay😢