Hanoolaato mahadsanid arinta karka aqoonsiga wa muhim ina laga hiirgaliyo Dalka oo dhaan aduunka manta ma jiro Daal leehen Kaar aqoonsi. Arintan haa laga hadal wax badan
ha laga bilaabo horta qof walba oo airport-ka ka baxaya dal iyo dibad-ba in faraha iyo indhaha laga qaado magaca uu markaas ku dhoofayana lagu diiwaan geliyo si berri ka maalin haddii magac kale inuu ku dhoofo isku dayo farihiisu u soo baxaan. taasi waxay yarayn doontaa in ugu dadka gobolada u dhoofaya number badan laga diiwaan geliyo.
Asww mudane hanoolaato waxaan jeclaan laheyn in aad dhexdheaxaad ahaadaan dadka aad wareysaneyso, haddey dhacdo in qofka aad wareysaneyso hal dhinac uu eeddo saaro in aad weydiiso dowladdu canshuurta waajibka ay qaado maxay shacabka ku celisaa, meeshaan aamin daro ayaa jirta ee qof canshuur diiday malahan, in qod $5 ku cabo shaah qofna noloshiisa iyo xaaskiisa ku maareyo maalintii $5, caddaaladda meeshaas taal weydii ninka yiri hala soo xirxiro,
Hawsha aqoonsigu waxay u baahantahay faro ku hayn jooga ah oo xafiisyadeedu waxay u baahanyihiin, shaqaale, equipment, electronic filing data, fraud control and audit, wax halmar inta lasameeyo iska soconaya ma aha, waxay u baahantahay, ilaallin, kobcin, taakulay iyo in wadanka lagu baahiyo, kuwa gobolada la is waafajiyo.
Ayaanlow maxay tahay cardka, biometric, passportka, diyaaradaha iyo huuhaada aad akhrinaysaan idinka oo London jooga oo dhargay? Dadka somaliya waxay ka fakarayaan saaka maxa ku quraacan donta ama ku qadayn doonta, ee nimanyohow isku xishooda. Ninkan aad ledahay waxa ladhaha kormadaye, horta marka hore kor ha dayo.
Hanoolaato mahadsanid arinta karka aqoonsiga wa muhim ina laga hiirgaliyo Dalka oo dhaan aduunka manta ma jiro Daal leehen Kaar aqoonsi. Arintan haa laga hadal wax badan
Moha hassan kormadaye siyaasi qunyar socod ah 🎉❤
ha laga bilaabo horta qof walba oo airport-ka ka baxaya dal iyo dibad-ba in faraha iyo indhaha laga qaado magaca uu markaas ku dhoofayana lagu diiwaan geliyo si berri ka maalin haddii magac kale inuu ku dhoofo isku dayo farihiisu u soo baxaan.
taasi waxay yarayn doontaa in ugu dadka gobolada u dhoofaya number badan laga diiwaan geliyo.
Intee Odayashan Xil Hayaan Dalkaan Malaga Yaabo Inoo Toso
Ilheey Anagoo Nabad Ah Hanaga Wado
😢😢😢
Asww mudane hanoolaato waxaan jeclaan laheyn in aad dhexdheaxaad ahaadaan dadka aad wareysaneyso, haddey dhacdo in qofka aad wareysaneyso hal dhinac uu eeddo saaro in aad weydiiso dowladdu canshuurta waajibka ay qaado maxay shacabka ku celisaa, meeshaan aamin daro ayaa jirta ee qof canshuur diiday malahan, in qod $5 ku cabo shaah qofna noloshiisa iyo xaaskiisa ku maareyo maalintii $5, caddaaladda meeshaas taal weydii ninka yiri hala soo xirxiro,
Hawsha aqoonsigu waxay u baahantahay faro ku hayn jooga ah oo xafiisyadeedu waxay u baahanyihiin, shaqaale, equipment, electronic filing data, fraud control and audit, wax halmar inta lasameeyo iska soconaya ma aha, waxay u baahantahay, ilaallin, kobcin, taakulay iyo in wadanka lagu baahiyo, kuwa gobolada la is waafajiyo.
Ok
Reer Banadiriga u dhiiba dowlada no 4.5
Dadku akhyaareey dowladda ma challenge gareey karaaaan waayo ma abaabulna badankoodana maba yaqaaniin. Dhibtu waa dowladda dadka maamula oo aan rabin xisaabtanka aad sheegeesiin.
Dadka badankoodu maba fahamsana ineey xuquuq leeyihiii, qaar waa la cabsi geliyay qaarna aqoontaa kuyar.
Dawladnimadu waa maamul cadaalad ah. Oo bulshada u adeega
Waa run waxaa loo baahanyahay go,aan adag lkn daacad ah ee dadka u siman yihiin
Tuugo iyo dad cawaan ah baa is helay somalia
Horta maxaad itartaaa hanolatooy
Dadka Soomaalida waxaa ugu xun in qof yiraa hadal uusan kafiirsan. Qofka dhashay xorriyaddii kadib waligiiba masoomarin culinary Filipino bulsho ku dhisan in waxay qabanayaan loo territory maahane. Waxaa taste garankara dadkii noolaa inqilaabkii cirro hogaaminayay iyo wixii kadanbeeyay. Maskax dhis ayaa loobaahanyahay.
Marka hore caasimadda yaa leh
Taa halaga so dhamaado tan xigtaa aan isugu imaano
Dagaal sokeeye wuu qarxi karaa
Inta wax bdn leesku hoos gelinaayo
Address iyo id card la aanted amaan majiro xata dorashada qof iyo codka ayeey fududeeyn lehed waxa laheli laha qofka xaafadiisa magaciisa nin iyo naag wuxu yahay misankisa sawirkisa telefan iyo bangiba in loo furo waa qalad xassan howshas xooga hasaaro 2 sanaan ogu dareeyna
Marka hore dawlad wakiil ka ah ayaa loobahanyahay.
Shirkadaha way sameeyeen aqoonsi dawladii dhana ma samayn karto
Waa guulwade aan soo gaarin kuwii aan soo aragnay.
Ayaanle nabadgalyàdu waa inay bulshada meesha ku nool ka go an tahay oo ay amaanka kala shaqeeyaan ciidamada
Nin aan😂kor deyin waa u hadal egyahay
hada suqyada muqdisho Akoonka ll yaqaano imer jansi lakgada yaa lugu dirin
Sxbkeen ma wuxuu rabaa dal aan lahayn laamiyo meelaha qaarkood inuu surveillance state ka dhigo. Ciyaarta jooji sxb biometric ku'ye 😅😅😅
Somalia has no government.
Ayaanlow maxay tahay cardka, biometric, passportka, diyaaradaha iyo huuhaada aad akhrinaysaan idinka oo London jooga oo dhargay? Dadka somaliya waxay ka fakarayaan saaka maxa ku quraacan donta ama ku qadayn doonta, ee nimanyohow isku xishooda. Ninkan aad ledahay waxa ladhaha kormadaye, horta marka hore kor ha dayo.
Sual horta madaxda maxa ka hortagan in madaxda ayaga bilabaan? Ama run Maka tahay?
Ayanlow Quf fiican beynu kuu heysanay dulmikan socda ayaa difaceysaa. Dowladan mardhow laad baynu ku qaadi doonnaa.
Caqli hatii aad ledahay ingrisgada iska joog.
Walaal dulmiga aad sheegeeso ilaa qiyaamaha waa jirayaa lkn muhiimada dooda wa in sidaan si dhaanto laga doodo sxb
Sheeg waxaad uqabato somaali
Kayari afhawiyu kuhadlaya iibi oo amus xalmaha waxcad sheg ama iska aamu