Subxaanallah, qofka maskiiska ah oo gaajeysan hadu xafladaas ka cunteeyo, waxaay uu dhowday ducadiisa si dagdag ah inu Alle swa inu aqbalo, muraadkii zabtaas to sameyay in Alle swa ku barakeeyo. Walaalka uu naxariis, sidi Alle swa kugu naxariiso. JazzaAllah Sheikh, Alle SWA haa ku xifdiyo.
Marka hore inaad taagta meel laga caasuumin aya khalad ah Mida kale sadaqada iyo casuumadaha midku mid maaha iskusowadadub waxa ficnayd in wada cuuno mid hoosa iyo mid sareba
Waa dhaqan soonalida ay aad ugu badan meel lagu le yahay sadaqa ka jirta oo dadkii sadaqada ku baxaysay loo doidayo mid aan sidas ubaahnayn lagu Soo dhawaynayo Somalida nin Soo quraacday bay qadada la raadiyaan iyadoo ay hareerihiisa dhooban yihiin mid aan Soo quraacan qadana hayn
Sheekh dhulka somalida hada haweenka waxa lagu bixiyaa masaa jidada sidaa darteed waxa Jira dadka qaar mar walba musuqa waxaan burco ku arkay nin sidaasoo kale loo jiidaya waxa kaladhka jiiday askari garanaya ninkan oo meher kasta ku arka ayaa Soo qabtay
Muxu ahaa xayawaanku somaali dadkaas ayaa ku jira muslim sheeganaya waxa ka daran ku kuwa arkaya ee iska dhaafaya ee bariska ku ordaya waxaan ku talinayaa ninkaa in aad loo canbaareeyo ninka sida aw uquudhsanayo loo hiiliyo Nebi Maxamed csw masaakiinta ayuu jeclaa markaa waa in miskiinka aan jeclaano
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
Wallyalow waxan online ka uu dhahayo waxba kama jiran
Somalia waxa ka jirta nin qureec haysta qado loogu daraa 😢😢😢
Miskinka wax dhaama rabi ha siiyo. Cida
xaflada dhigatey iyo jaahilka ficilka sameeyay garashada Allah ha u biiriyo ishana rabi ha garab mariyo. Amiin
Shiiqow wallahi waan xasuustaa xili aniga iyo aaxaabkeegii albaabka noola celinjiray wallahi balse hada alxamdulilah rabigee wuu iqanciyay ❤❤❤❤❤❤
Meel aan lagaa wacan waka xaaraam teda kle marka lagu diidayo waa meel uu alle ku qorin qofka maskiinka ah meel kle lafadhisiyaaa
Subxaanallah, qofka maskiiska ah oo gaajeysan hadu xafladaas ka cunteeyo, waxaay uu dhowday ducadiisa si dagdag ah inu Alle swa inu aqbalo, muraadkii zabtaas to sameyay in Alle swa ku barakeeyo. Walaalka uu naxariis, sidi Alle swa kugu naxariiso.
JazzaAllah Sheikh, Alle SWA haa ku xifdiyo.
WAXAYNU HURUMARKA UGAARI WAYDAY WAA ILHAANAYSIGA KANAN DURUUFAYSAN AMA KAN LAGA TIRADA BADANYAHAY ILAAHAYAW XAQANATUS ADAA AWOODLEE😢😢😢
Wallaal layaal waa muhiim in aynu diinta barano mar walba oo diinta barano ku dhaqano waa mar walba oo wanaagu bato xumaatuna ay yaraato insha'allaah
سبحان الله والله دمعت عيني😢😢😢😢
Aax😢calooshaa ihurti wallahi ducada kuwii laga raadinaayo waye
Asc wll waxaa batay dulmiga baa batay ee illah ha naga badbaadiyo aamiin yaa rabi Aamiin wcs wll mashaallah
SUBXAANALLAH WAA DOQAN RAG IYO BANIAADNIMO MIDNA WAX KAMA YAQAAN
DIINTA AGMAR
Illahay wax khayr qaba ha siiyo oo taajir haka dhigo
Subhanallah 😥 ilaahow qof maskiin ah yanan ku digan wa qofka ugu mudan meshaas hada Ajarka laga helaayo maxaa waaye meeshaash dadka joogo meeyka heliyaan ninkas irid taagan 😭😥
Waa dad kala doorasho doco iyo xaflad ma ahan. Waxaan waa dad duli ah gurigooda lama tago
Subhanallaah wiilkaa waxbaan tari laheyn halkee laga heleyaa??
Masha raadi wll may be waad heleeysaa.
Walaahi fidrada Saliimka Ah Ayeey khilaafsnthy Arintaas😭😭
Subxana allah maxeey kun mar ucebeyeen oo vidiyoow oga dubeen😢😢😢😢😢😢😢😢
Masha’allah khayr rabbi haku siiyo sheikhow
Clip maadka sameen 260.malyan xassan sh maxamud laga xanibay Iswisarland
Fadlan sharaftaada ilaali hada laguu wacin ha aadin 😂😂😂😂
Ceeb weeye qof wllka oo kuu imi inad erido waaba inaan soo dhawayno ayuu inaga mudan yey wlhi waxan dareemaya inan eryey ayaaban is moodaya waar ceebta halayska daayo
Isagaaba qaarkood ka labis qurxoon badankooda macawis beyba wataan.
Wa dhaqan xumo wallaahi, very sad😢
Marka hore inaad taagta meel laga caasuumin aya khalad ah Mida kale sadaqada iyo casuumadaha midku mid maaha iskusowadadub waxa ficnayd in wada cuuno mid hoosa iyo mid sareba
Wcms Wll Khayr Alle haku siiyo waa waano fiican
Waa Siddii Horeba Loo Sheegey sheekh, SOMALIDU QOFKII QADDO HAYSTA AYEY QADDO KALE UGU DARAAAN.
Waa runtaa walaal 😢
Waxaase kasi daran dadka meesha galaayo Hal qof war iska daa dhaho mala waayay
Wlhi waa dhaqan xumo in qof cunto laga celiyo 😢
Ceeb u dhinta hunguri daro iyo qabiil ee u bixiyaan waxa kariyaan maskiinta baahida heeso istaahisho siin maa yaan subnallah
Meesha qabiil lagama hadlin ee waxa laga hadlayaa ilhaanaysiga iyo bahdilaada aya laga hadlayaa
waa arin aad u xun,
in ka mida dadka colaadii gaajadii iyo mashakilaadkii ku dhacay baa saamayn ku yeeshay oo badalay.
Walahi sheekh somaliya caadibay ka noqotay in masakiinta la caydhsado la bahdilo sug banaanka taagnow reebreebka lagu keenaya ayay yidhaahan
Somalida maanta joogto dhanqankooda lamafahmo
Bismillah inaa lillahi raajucuun illahow jaahilnimada nooga miciin
Maxaa loogu diidaya cunto macno miyey ledaha so wixi musqusha lagaynayey ma aha😢
Somalida dhaqankaas wey ka buuxaan shekh amin ama ha aaminin weligeedna ma daayaan waa juhalo somalida waa cawaan
Sh gajoo wacadow😢😢😢😢😢
Asc wrx wbr Sheikh. Waa dhibaa to add looga naxu. Xataa haduu dhaqan xunyahay . Gaaju haku eegen quf.
Waa dhaqan soonalida ay aad ugu badan meel lagu le yahay sadaqa ka jirta oo dadkii sadaqada ku baxaysay loo doidayo mid aan sidas ubaahnayn lagu Soo dhawaynayo Somalida nin Soo quraacday bay qadada la raadiyaan iyadoo ay hareerihiisa dhooban yihiin mid aan Soo quraacan qadana hayn
Sheekh dhulka somalida hada haweenka waxa lagu bixiyaa masaa jidada sidaa darteed waxa Jira dadka qaar mar walba musuqa waxaan burco ku arkay nin sidaasoo kale loo jiidaya waxa kaladhka jiiday askari garanaya ninkan oo meher kasta ku arka ayaa Soo qabtay
Qof kasto waxuu jecelyahay in uu noqdo qof wanaagsan ama ladhaho waad wanaagsantahay,balse saas ma,ahan soomaalidana waa sidaad ku ogeed,
Wlhi wa arki jiray in ciyaalka masaakiinta bananka lagu celiyo odayaasha dhargana VIP aya la gey jiray
Ninkaa wuxuu sameyey waa ilhaamo gurigaan leeyahay ala barigaan dhigtey waa duceysanayaa oo dadkaasaan caloosha u buuxin maalinka si ey ilaahey iigu baryaan iyo kii baahna baan guriga ka dhex jiidaya belaayo kaluu lugaha ku doonto qada la aanta waxaa ka xun fadeexada iyo karaama xumaduu u geystey baahidu waxey ku badaa tabar dari hada ninkaa kama falcelin balse anigu meesha waa galgalan lahaa oo laadka iyo feerka hadey ka fursan weydan AK47
Waaruntaa sheekhoow masaakiinta iyo dadka duruufta xun haysata waalaga celiyaa
subxaan allaah waa qalad
سبحان لله .😢
Sadaqada waxaa lasiiyaa Dadka masakinta ah 😌
Waligay ma’ar miskiin cunto lodidaayo waxagee mesho Subxanallaah
somalida miyaanad aqoon qof bariiskiisi haysta ayay udiin ugu daraan
Wasax lkn waxmagaratayala nagubadan halasabro
ayaga iyo asaga ilahey weey usimanyihiin walee😢
الله.الله اكبر
Asc sheekh sida aad umalayso ma aha
Muuqaalkaan mar huruu ahaa sheykhw
Waakaxumaaday nikas laceliyay😢😢😢
Sabti ama ala barigii xitaaa afaara qabiil miyay ka dhigeen ducada ama ala bariga waxaaba loogu tala galay dadka masaakiinta ah ee u bahan
Muxu ahaa xayawaanku somaali dadkaas ayaa ku jira muslim sheeganaya waxa ka daran ku kuwa arkaya ee iska dhaafaya ee bariska ku ordaya waxaan ku talinayaa ninkaa in aad loo canbaareeyo ninka sida aw uquudhsanayo loo hiiliyo Nebi Maxamed csw masaakiinta ayuu jeclaa markaa waa in miskiinka aan jeclaano
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
Sheek arimahaan o kale soo Badi ka hadalkoda wa muhiim😢
Lakin dulmi did muqaalkasta iska so qado iska dhaaf ..adigo muqaal so.qadaan si Garenal ah uga hadal un
Soomalida dunuufta way isku dilaan walaahi hadaan magacoda iska reebi karo waan iska reebi lahaa
waxaa jirey gabey ahaa dibiga ninka qaley ee ka dibirey casuumee dibjirkii qadiyow duco kuuma soo hoyoto
سبحان الله
Saxan bariisa ayuu ayuu ka celinayaa luqmad alle ayaa risaaq ah oo deeqdiisa waasac tahay
Somalida qaar naxariista kaguurtay qof baahan waxuu rabo ha ahaado seed ugu diidi wuxu xuno baahi magaranayaan miyaaa
Aduun yadii hore lamajoogee waa lagaa shakinaa xataa
İnaa tahay waji duubayaal
قال رسول الله صلّى الله عليه وسلم شر الطعام طعام الوليمة إلى اء خر الحديث
Kuwa dhiigtay laga yaaba inay waxba ka ogayn waxaan
Kulundi Somalia joogo waa iska dhiban yihiin
Gun gun dhashey waaye
Wax jiro matihid hadaanan fiirin wixii laguu sodiro
Sabtaa ama ducdaa somalida sameysato hadad udhungasho waxa kusobaxaya inaay tahay casumaad gar ah
😢😢😢😢
Sheekhoow ninka nin gaajaysan ma aha eewax hubso
Qaraxaa ba waad jiran tahey hadaad sidaa u fakareyso
Waa lagategay in leesu diido cuno b alse waa murugo
Illahayow Soomali hanoo jabin
Armu shababyahay
Waxaa dhicikarta hag nabadgalyo in loo reebayo oo la rabo in la ogaado nooca uu yahay inuu qarax wado iyo in kale
Israa iil ayaa la hartay oo maleeysay xamaas hhhh