Hayeey Sisi Seeftuu Galka kala Baxay Hadal aan laga fileyn| Bashaar O Naxdin & walwal ku noolaan doo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лют 2025
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...
    Hayeey Sisi Seeftuu Galka kala Baxay Hadal aan laga fileyn| Bashaar O Naxdin & walwal ku noolaan doona hada ka dib| Isra O lagu helay arin culus
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    you can open a wise bank acount world wide using this link and get bonus and free card
    wise.com/invit...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
    To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
    Download the app app.wahedinves...
    Join VtMarkets and we will both get $200
    www.vtmarkets....
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

КОМЕНТАРІ • 117

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  7 днів тому +31

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @Be-you101
      @Be-you101 7 днів тому +1

      I don't think Russia is bothering dictator Azad

    • @cabdirasaaqcismaanmuxumed4829
      @cabdirasaaqcismaanmuxumed4829 7 днів тому +2

      Haday Isreal Kasaraan waanu soo dhukooda

    • @Be-you101
      @Be-you101 7 днів тому

      @@cabdirasaaqcismaanmuxumed4829 War maxaa shektey?

    • @fadumaabdiduale1624
      @fadumaabdiduale1624 7 днів тому

      Sheekhoow beryahan waxba kuumaan soo qoren .siisi iyo waxa la midka ah maaha in aad kahadasho .harumaysan hadalkooda siisi,marooko,urdun,emarad,sucuudiga,iyo kuwo wale oo badan dagaalka ayay ka qayb galeen waxaa soo sheegi doona taamir masxaal mardhow .wax kasta oo xumaana raali bay ka yihiin .

  • @mohamedbilal950
    @mohamedbilal950 7 днів тому +7

    Jazakallahu kheyr sheikh for the updates..masha Allah reer falaastiin and reer YEMEN 🇾🇪..Guul Guul Guul.....

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 7 днів тому +3

    Allaha unaxariisto shuhudada janatulfardowza all acllaa allaha kucasuumo amiiiiiiiiin yaarabi

  • @SaraUsama-o6n
    @SaraUsama-o6n 7 днів тому +8

    Munafiqiin islamka neceb waaye madaxda carabta Illahay shartoda haka qabto Shacabka Falastiin iyo Mujaahidiinta insha Allah bi idmi llaahi Kariim

  • @yusufosman4707
    @yusufosman4707 7 днів тому

    Waa siyaasad oo dadkiisa qalbiga ugu dajinaayo iyo umadda Muslimiinta

  • @kamaalhassan2123
    @kamaalhassan2123 7 днів тому +1

    Miya Bishaar al asad waxay u badan tahay in ay dili donaan Rusia, wa fakarkeyga aniga 🤚

  • @SumayaElmi-sq7nd
    @SumayaElmi-sq7nd 7 днів тому +1

    Allahu akbar. Ilaahayow walalaheena falastiin guul sii yaa rabbi raxmaan. Ilaahayow yuhuuda musiibo kurid.

  • @SacdiaSheik12
    @SacdiaSheik12 7 днів тому +2

    Aamiin illahow muslimiinta reer falastiin illahow u gargaar Aamiin

  • @maxamudcali2236
    @maxamudcali2236 7 днів тому +1

    Ilahay shacabka reer falastiin ha ugargaro way adkayasteen wayna samreen iyada oo xasuuq iyo barakicin burbur logayastay wayna guulaysteen insha allaah takale sisi si adag ayu u Hadlay

  • @BinSharif-n2k
    @BinSharif-n2k 7 днів тому

    صلو على النبي

  • @IsmailSuleyman-ur8jh
    @IsmailSuleyman-ur8jh 7 днів тому +1

    Asc waa runtaa Shiikh jasakale asc

  • @sahramumine3727
    @sahramumine3727 7 днів тому +1

    ASC Sheekh . Gaalo waa danays-tayaal kolba meeshii dani ugasho uunbay Eegaan ma yaqaaniin saaxiibnimo markaa way dhici kartaa in ay soo dhiibaan Bashar

  • @abshirosamatarmohamud-bk7dk
    @abshirosamatarmohamud-bk7dk 7 днів тому +1

    Aamiin aamìn eebow ugargar gufaartana dhagartoda kaqabo

  • @ikranmahamud1159
    @ikranmahamud1159 7 днів тому +1

    Allaah Subxaanallah dadkaa wallahen how gargaaro waa shuhadaa madaxda carabta ah iyo kuw Muslim waa dad aan naf lahayn hortood ayaa lagu xasuuqayaa

  • @AbucubaydaDiin
    @AbucubaydaDiin 7 днів тому

    Shikh dummiid axmed AL sharac wax kale butin ha waydiisto nuklayr isii okale ayay ulamid tahay waayo rushk maraykan okale Mahan isbadala

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 7 днів тому +2

    ❤ Wcs Wrx Wbr Sheikhanaa ❤ Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda Allow ducaden aqabal adigaa awoodbadan Allow ❤

  • @Ilhansweet
    @Ilhansweet 7 днів тому

    Innaa lillaahi wainnaa ileyhi raajicuun💔 ilaahay cudur aan dawo lahayn u keen dhamantod nacalada

  • @AminaHussein-u8u
    @AminaHussein-u8u 7 днів тому +1

    Wxs shacabkiisa ayuusii hordagayaa si aynaan indhaha ugu taagin arrimaha soʻsocda

  • @farxiyoaxmed5954
    @farxiyoaxmed5954 7 днів тому

    Waxay ilatahay in dhiigii maamilktu imandoono Mar uun kuwaas oo ka takhalusay tartaarkii xaaqidka dadka ku ahaa insha allaah maantana ay masar yuhuuda ka takhalusidoonto war raga waaraguun mahmaa ay aduunyo jacaylku qaaaday

  • @hamdiibrahim1947
    @hamdiibrahim1947 7 днів тому

    Thank you

  • @AhmedAbdsalaam
    @AhmedAbdsalaam 7 днів тому

    Sisi dadka waxa u moodaya inaney wax fahmeyn waxa u qarinaya
    Ujeedka gaalka
    Turaam Allah ha u gargaaro musliminta QaZa
    Aamin

  • @RoblehMako-f2r
    @RoblehMako-f2r 7 днів тому

    Mashalah manta kartii iyo moojiyay

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 7 днів тому

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @suldanka
    @suldanka 6 днів тому

    Asc
    Sh. Wararkaga fadlan 15m noga so dhig marka laga reebo xayeysiiska i.a

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 6 днів тому

    Allow Yahuuda ciqaabtaada usoo Da Daji Adomadada way Ciqaabenee

  • @Salugla
    @Salugla 7 днів тому

    Hor yuhuuda ma aabe iyo hooyo dad ah baa iska dhalay mise Dhiig xayawaan baa ku jira

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 7 днів тому

    .walaahi.alle.waa.idiin.jeedaa.insha.allah.wey.guuleysan.madluumiintu.daalimiintuna.wey.burburayaan.alle.idankiis

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 7 днів тому

    Asc sheikh maxamedo xaqiiqda jirta madaxweynaha masar waa gadal kajaan run kama ihaa wuxu kacabsana shacabka masar masar iyo uurdun waa dabadhiliif so jiireyn waaye ilahey waxan ugu baryeeya shacabka reer falstiin allah u kalmeeyo cadowguda dhulka allah galiiyo

  • @ahmedmuhuyadin5406
    @ahmedmuhuyadin5406 7 днів тому

    Russia hadii ay rabaan in ay sii jogaan suriya bashaar ayey soodhiibayaan hadii kale suriya ayey ka.huleeli donaan inshallah

  • @nurcloud_
    @nurcloud_ 7 днів тому

    Sisi waa haman sheeko hawa ah waddo ummadda musliminta Allaaha ka qabto.

  • @zainababdi6913
    @zainababdi6913 7 днів тому

    Allah aqbar guul❤❤❤❤

  • @NajiibMuuseaxmed
    @NajiibMuuseaxmed 7 днів тому +1

    اللهم انصر المسلمين في كل مكان اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد

  • @cartanyusuf21
    @cartanyusuf21 7 днів тому

    AS SHIIKHOW SIISII WAD TAQAANA WAA MUJRIMKA CARABTA KAAS ILAAHAY HAKU CADAABO ADUUNYO IYO AAKHIRO HA SADAQIN MUJRIMKA

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 7 днів тому +4

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @anisamohamud7770
    @anisamohamud7770 7 днів тому

    walal news kaga waxaa ku badan xayeysinta iska soo gabi or u denbeysii waa talo fadlan

  • @saidaa635
    @saidaa635 7 днів тому +3

    ❤❤❤❤❤

  • @alimohamed6918
    @alimohamed6918 7 днів тому +1

    Aiiaahu Akbar

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 7 днів тому

    Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤❤

  • @AbucubaydaDiin
    @AbucubaydaDiin 7 днів тому

    Sheeeeeeeeekh dulmidiid hadii somaliya khabiil katagto o sida dadka kale wax ukhayb sano Rushku bishir al asad waa so dhibaa lakiin taaas anaga surta gal matahay this time markii xalkena lafiriyo no bishiirna no

  • @ShukriaShukria27
    @ShukriaShukria27 7 днів тому +1

    اللهم صلي علي محمد

  • @waliyocadga9985
    @waliyocadga9985 7 днів тому

    Butin ma soo dhiibaayo bashaar Asad waayo labo danbiile isma.dhibaan ee wey sidifacaan, Rashia Duutiya wey baabiisey waana dabi weyn waxey sameyeen waana ogyihiin

  • @AbuAshraf11
    @AbuAshraf11 7 днів тому

    Ustaad dulmi diid ka daa fasiraada luuqada carabiga, waan ku barbaarnay luuqada

  • @MohamedHassan-om8ns
    @MohamedHassan-om8ns 7 днів тому

    Madaxda carabta hadalkooda wax wayn ma ahan.wax nagu cusubne ma ahan ee wuxuu sheegayo waa wax kama jiran

  • @Adamkuku-u1f
    @Adamkuku-u1f 7 днів тому

    Wax kasta haduu dhaho SISI SAAXIIB HA AQBALIN. ASAGAA KAXUN YAHUUDA.

  • @امعبدالله-و5ف6م
    @امعبدالله-و5ف6م 7 днів тому

    كلام عسل لاكن هل هو حقيقة

  • @farhiyamh
    @farhiyamh 7 днів тому

    Innaalilaahi wainaa illaahay raajucuun 😭 😭 😭

  • @AbaabalaMan
    @AbaabalaMan 7 днів тому

    Siisii hadlkisa waxey ilathy siyasad kuhoosdugan beer laxawsi iyo qiyano xumahaga haduu bato Sahaga laguma kalsonan karo

  • @Jibril58
    @Jibril58 7 днів тому

    Maxa dawlad teen ah dadkiiba dhamadeen

  • @yussufshimoy5080
    @yussufshimoy5080 7 днів тому

    Can someone please tell the shiekh to reform his way of reporting

  • @farhiyamh
    @farhiyamh 7 днів тому

    Waan Xusuusta

  • @dakirmedia
    @dakirmedia 7 днів тому

    bishaar Asad lama soodhiibayo lkn Ruushka ayaa khaarajinaya hadalkaas iga qora arintaas

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi 7 днів тому +1

    😢😢😢😢😢

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 7 днів тому

    Allaha ayaa leh amuurta Palestine 🇵🇸 no turam iyo gaalo Qudus waa misjidka sadexaad Islam

  • @Umxasan
    @Umxasan 7 днів тому

    hasadaqin sisii benwoo waaye horaw uyiri illahey iteen kagalaa rerqasa hadey. bahi disho latosadaq

  • @alyoomshah6906
    @alyoomshah6906 7 днів тому +1

    maya ma dhiibi doono ruushaka elen Waa ruushee

  • @ohamedomar9067
    @ohamedomar9067 7 днів тому

    Waa khaain

  • @axmedwarsame9442
    @axmedwarsame9442 7 днів тому

    Kkkkkk xassan sheekh maxamud lacagta 260.malyan Aabahiis miyaa uga dhintay

  • @abdirashiidraash1385
    @abdirashiidraash1385 7 днів тому

    ماذا عن محاصرتهم وتجويعهم وحرمانهم من الدواء والعلاج والماء أليس ظلم يا ظالم؟
    😂Any way good😂

  • @OsmanAbdi-bx5rm
    @OsmanAbdi-bx5rm 7 днів тому +1

    Bishar maya

  • @queenaisha5616
    @queenaisha5616 7 днів тому +1

    Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @seynabaliisse1995
    @seynabaliisse1995 7 днів тому

    Sisi yaa la Aaminin waa munaafuq shacbiga yey kugu kici ay uu Rabaa xaqiqada sas waaye lkn madaxweynihi lo dortey ayuu ku gowracey iyo aqwaan musliminki oo dhan Xabsi got ah ayey ugu jiraa

  • @Kazwalee
    @Kazwalee 7 днів тому

    Dariskiisa macaawinin qashin

  • @SacdiaSheik12
    @SacdiaSheik12 7 днів тому

    Wlhi waanla yaabay sisi oo sidas u hadlay amey tahay qawda maqashii waxna how qaban

  • @kaafiyamohamed8548
    @kaafiyamohamed8548 7 днів тому

    Subxannallah 😢

  • @AxmedMaxamed-b8w
    @AxmedMaxamed-b8w 7 днів тому +1

    Shiikh cod majiro is hubso

  • @itzManha125
    @itzManha125 7 днів тому

    Shiikh waa beentiis zizi meeqa uu iskala joodaye oo hadnah waji kale la soo baxaye waa eey aan allah aqoon been low ah biri aa arkeh asoo warkle wadah

  • @ahmedsalaad-mx8il
    @ahmedsalaad-mx8il 7 днів тому

    Waxaa hadalkaa kakeenay isbadalka ka bilaawday suuria.

  • @SahalAbdirahmanMohamed
    @SahalAbdirahmanMohamed 7 днів тому +2

    KU h

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 7 днів тому

    Doqonkan masarida xukuma waa doqon shakligiisa markaad u fiirsato waa nin weyn oo wadan facweyn leh dhex jooga wadankan sidee buu unoolaa noloshooda ma mareykankaa masruufayey aniga waan la yaabay fajac bey igu noqotay wallahi

  • @Abdirahman.isse2000
    @Abdirahman.isse2000 7 днів тому

    Sisi wuxuu ka cabsanayaa wixii ku dhacay bishaar al asad wuxuuna iska dhaadhicinayaa shacabka masarida that is why uu ugu hadlay si kulul my opinion

  • @AbdullahiSheba
    @AbdullahiSheba 7 днів тому

    Waxba lagama qaadayo hadalkiisa

  • @RuqiyoDihad-lt5jk
    @RuqiyoDihad-lt5jk 7 днів тому

    Sisi lama aminikare waa munafaqe amu reer galabedeka qanacinaya ilahoow dhagaratoda kabadabadi masakiinita palasatin😢😢😢😢😢

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 7 днів тому

    inuu shacabka iskaga jeedinayaan kabaqayaa siisi

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 7 днів тому

    EREYGA HAYAAY NAGA JOOJI CHANGE THIS WORD TO USE PLZ

  • @Hussein-e7y1b
    @Hussein-e7y1b 7 днів тому

    Wcs

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 7 днів тому

    Waalaga yaabaa Bishaar Asad Ruushku inuu soodhiibo waayo hada wax micino ah kumakaha agtooda waayo shaqaday u dirsadeen waaqabtay Bishaar Asad

  • @MohamedAliismaail
    @MohamedAliismaail 7 днів тому

    May walig maso dhibay Bashra rushu

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 7 днів тому

    Sisi miyaa la Amin karaa

  • @Nina55870
    @Nina55870 7 днів тому

    Of course sisi trarum ayaa biilkii ka jartay

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 7 днів тому

    Well said daba dhilif nimadii

  • @cj3561
    @cj3561 7 днів тому

    SISI waa beentiis lacagta laaluushka buu doonayaa in loo siyaadsho. BEENAALE SIDA HASSAN SHIEKH !!!!!!

  • @safahussen8381
    @safahussen8381 7 днів тому

    Gasa cadowga allahkaqabto melwalba ejogan allahxifdiyow nasal wadad awodalosheganayo lkn allah ayaa lajira gasa

  • @maxamedyuusufxussen8850
    @maxamedyuusufxussen8850 7 днів тому

    Guul falstiin

  • @janojecelxusen
    @janojecelxusen 7 днів тому

    siisi inu yirahdo dulmi haka qayb qadanina wa farin trump ku socota o ah dulmi baad re qaza ula socota
    kolay siisi maaha qof laysku halyn karo lkin shacabka qaza inanu hayn karayn bu ogyahay o problems uga bilabmi doni malinta u xududa ufuro si loso tarxilo awalna u biyaha iyo rashinka u diidanaa

  • @Kamaaldiin49
    @Kamaaldiin49 7 днів тому +1

    Allah Akbar

  • @xasanmaxamed3425
    @xasanmaxamed3425 7 днів тому

    Wll Korda xamaas lafteeedubwey qaldantahey sida shacabka masakinta ah loo cadabaya mey u cadabaan iyagunah wlhi wey ddhaafi lahaayeen iney gacanta saraan war edebta ayaa ku yar somalia ayaa Nala yirahdaa cadabta ay geysanayaan ayaa loo geysan lahaa yuhuda

  • @MrAntoniyo12
    @MrAntoniyo12 7 днів тому

    Hadduu sisi ogyahay in Trump uusan aaminsaneyn laba dowladood oo ay yeeshaan Falastiin iyo israiil , muxuu nacno sameynayaa hadalka siisi inagoo og inuu kal hore ku hadlay hadal ah hadey ciidamada israiil yimaadaan filladelfiya ay qadka cas soo talaabeen maxaa ka dambeyaya hadalkaas.
    Siisi waa uun sac aan caano laheyn oo iska qeylinaya wax saaneyn ahna malaha hadalkiisu.

  • @tanaawi
    @tanaawi 7 днів тому

    Trump waa qabqable hadal walboo afkiisa kasoo baxo kuma adkaysato inta bdn

  • @Adamkuku-u1f
    @Adamkuku-u1f 7 днів тому

    Ileen SAGAARO IMA barato

  • @ShamsaShamsa-o4x
    @ShamsaShamsa-o4x 6 днів тому

    ((( WAR. YAAN. LA. AAMININ. ((( SIISI. WAARYO. DADKIISA. IYO. DALKIISI. AYUU. BAABIIYAY. WAA. KAADIB. U. SHAQEEYA. DAALIMIINTA. ALOW. BADBAADI. INTA. WANAGA. IYO. XAA. RABA AMIIN. YRYA. AM

  • @Som596
    @Som596 7 днів тому

    Siisii intii ay yuhuudda soo gelin filadelfia waa kii si adag u hadlay oo yiri waa (خط احمر) maxaa ka dambeey waa tii xittaa ciidan masar ah meesha lagu dilay
    Masarna gudaha loo galay

  • @zainaa1649
    @zainaa1649 7 днів тому

    WHY DO YOU ADVERTISE QURAAN CLASSES FOR SOOMAALIS AND SHOW NON SOMALI AS AN EXAMPLE, AFTER THAT BEATING IN NAIROBI YOUR SELF CONFIDENCE JUST WENT DOWN FROM THERE ON EY? MAYBE OTHER BEATING IN UK IS OVERDUE 😊 JUST SAYING

  • @Abdihoussein1990
    @Abdihoussein1990 7 днів тому

    Bashar wa laso dhiibii wyo dantuu rushku ku qaboo suriya iya ka wawayn ta shaqsiiga ah 2aad daayeerka trump falastin maha wuxu burburiinayo ee wa yuhuuda wyo hadii lagayeelo tarxiilka Qaza yuhud ba iska yeelan dhuulka hadii la diidayna falastin iya leeh falastin wa wanku wareerne dhiinac ha isku racdo carabtii na duulqaad uu kadhamaday fiiq.fiiq sidhiigu

  • @yussufshimoy5080
    @yussufshimoy5080 7 днів тому

    Very boring walahi

  • @mohamudrashid2367
    @mohamudrashid2367 7 днів тому

    Ruushka waligis bashar soo dhiibi maayo maxaa yeelay dadka uu laayey reer suriya ah hal dhinac ayay ahaayeen sirta ruuska aya banaanka imaani marka buutin masameeyn karo arinka soo dhiibida. Intay so dhibi lahaayen ayaga dili.ugu dambeeyn.

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 7 днів тому

    Putin waa qayrul mas'uul weyn! Sidee loo aamini kara in abeesadii 3af lahayd ee caloosheeda ku maqan yihiin malaayiin inuu moslo ku raaxayso ! Saldhigyada ruushkuna sii furnaadaan!! Yaa aamin ka noqon kara afganbi fudud??

  • @ubaxismail6285
    @ubaxismail6285 7 днів тому

    War naga tag in cidna la dulmiyo qof ogol ma jiree hadii uu jirana maalin uunbey isaga soomari doontaaye.
    Adigana Ha iloobin in dunida uu Ilaahay maamulo gadgadiyana quluubta aadamaha.