Yaab! Muqaabaraadka Suuriya Oo sir laga helay| Daacish O Laqabtay| itoobiya mana sixirtay s

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 75

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  3 години тому +14

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...​

  • @Adarax143Aada
    @Adarax143Aada 3 години тому +10

    Team dulmi diid one like

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q Годину тому +3

    Xassan munafaq wa tuug bahan diciif cadowgii itoobiya inu u saxiixay badii iimanka Alle ka qaad wa qof bahdilan😮😮😮

    • @Fouziaabdi-bq1rz
      @Fouziaabdi-bq1rz 32 хвилини тому +1

      Umadii somaliyed wuubarakiciyey inkar allah hakurido oo alle masoceliyo

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 2 години тому +3

    sheekhoow haku daalin soomaliya daawlad kama jirtee waa mooryaan wakhti haayskaga lumin

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 Годину тому +2

    Shiikh xasan shiikh waa khaainuwadan indhahafur soomaali wacyi gali intaan reer falastiin meeshay gaareen aanaan gaarin

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 2 години тому +3

    illaahaay habad baadiyo suuriya insha allaah

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 Годину тому

      soomaaliyana? nacallaa shisheeye kalkaal nimadiina kuyaalle, ducadu dadka soomaliyeed iyo dhulka miyayna qaban. *suuriya dad uducaysta way haystaan, adiga kuma xasuusna kumana yaqaanaan* , ee waddankaaga u ducee, cadowgu kusoo fool leeyahay.

    • @shaficimohamedomar-d6b
      @shaficimohamedomar-d6b Годину тому

      soomaliya waa meel dhimatay oo qabyaalad sishay waligeed xataa ducada loo aqbali maayo waayo dad caloosha isaga buka ducadoodu ma kacdo hadaanay habaaar naayn ma xasan sheelh baa marlavaad madaxwaayne kanoqon lahaa isagoo la ogaa teeram kiisii hore

    • @Fouziaabdi-bq1rz
      @Fouziaabdi-bq1rz 30 хвилин тому

      Amiin❤amiin❤amiin

  • @mohamedbilal950
    @mohamedbilal950 2 години тому +1

    Jazakallahu kheyr sheikh for the updates..

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 2 години тому +2

    Allaha hu akbar scw scw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw ❤❤❤❤

  • @marwaan6923
    @marwaan6923 2 години тому

    Ninkasta oo dawlada ku jira waa cadowga dadka iyo dalka, hadii shacabka maanta ay midoobi waayan wallah waligen waxtarsan mayno

  • @AbdirahmanAbdikheirHussein
    @AbdirahmanAbdikheirHussein Годину тому +1

    Xasan sheekh asagna malakensadeen dowlahan kale

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 Годину тому +1

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @OsmanSiad-yc6ej
    @OsmanSiad-yc6ej 2 години тому +1

    Thank you.

  • @Bashkapoy-y3q
    @Bashkapoy-y3q 3 години тому +3

    Qofka somaliyeed oo aminsan xasan sheikh inuu madaxwayne yahay Waa Bini Adam geeso leh xasan Waa tuugsade heer calami ah Sida saxda ah

  • @queenaisha5616
    @queenaisha5616 Годину тому +2

    Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hassanhnlwarsame3192
    @hassanhnlwarsame3192 6 хвилин тому +1

    Dulmi diid dulmi sheeg

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 3 години тому +2

    Dawlada somalia waa shinbarayahaw heesa warkeeda

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 2 години тому

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @Salman-h6t7e
    @Salman-h6t7e 3 години тому +2

    Madaxwayna dhiiga halaga baaro maaaba fiiyooba

  • @BashiiryareJabir
    @BashiiryareJabir 2 години тому +1

    Dowladu majirto nacalaa dhalee guul al shabab

  • @adancabaas8584
    @adancabaas8584 2 години тому

    Wax wayn ayay soo wadaan.

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii 20 хвилин тому

    🥺 🥺 🥺 ... ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )

  • @j.jilani4535
    @j.jilani4535 3 години тому +2

    Xasan Sheikh was tuug, sidaa ula socda.

    • @Fouziaabdi-bq1rz
      @Fouziaabdi-bq1rz 26 хвилин тому

      Kkkkkkk maa manta aya oogate waar dalkii wuubabiye lakin walahi siixun ayu udimandona

    • @j.jilani4535
      @j.jilani4535 21 хвилина тому

      @Fouziaabdi-bq1rz oray Ayaan u Ogawa.

  • @hawosalah3919
    @hawosalah3919 2 години тому

    Wuuba jooga x sh

  • @Daawasho1
    @Daawasho1 2 години тому

    Allah sharfo

  • @hasancadaawecabdihasancada2352
    @hasancadaawecabdihasancada2352 2 години тому +1

    Scw

  • @abderemanadhan3460
    @abderemanadhan3460 2 години тому

    Our government have no management of policy

  • @ADFA-q4v
    @ADFA-q4v 29 хвилин тому +1

    War shiqow somalia iyo arimahodo naga xir lab labo cadi waye nio

  • @AtlanticOcean252
    @AtlanticOcean252 Годину тому

    Dawladi ma jirto shiikh dad wax fahmaya maaha waxaan waa mashruuc

  • @sekeriyaali7188
    @sekeriyaali7188 2 години тому +1

    Somali government is nonsense but what is even more ridiculous is the people who support blindly 😢

  • @Dalmar-r6g
    @Dalmar-r6g 56 хвилин тому

    Sheekh sawirada si caadi noo tus ama hadal caadi ah noogu dhamee.
    Waayo waxba kama arki karno iPad kaga

  • @burhandini906
    @burhandini906 2 години тому +1

    Ninkan Dulmilowga ah waa CBBGA UGU WEYN EE QABYALADIISTE

    • @shaficimohamedomar-d6b
      @shaficimohamedomar-d6b 2 години тому

      dameer adaa qabyaalad kudishaye hoyasaana malaha daawladee soomali ppdhan baay kadhaxaaysaa oo sheegaya qaladka iyo hadaay saxantahabee sidaay hooyadaa leedahay haayska dhihin dameer caqli malaha

  • @MustafaMohammed-x9f
    @MustafaMohammed-x9f 3 години тому +2

    Free somaliland

  • @SaedCade
    @SaedCade 2 години тому +1

    Inama sixirine wax aad u liita Bay meesha ka heshay,waa maahmaahdii ahayd ma jilucsanee wax ka jilicsan buu hellay,warka la bax.😂😂😂😂😂

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 Годину тому

    Waaba saas nin walba meel madax ka ah Africa ama carabaha waa la keensaday meesha oo dawlado shisheeye buu u joogaa meesha wixii ayagu ay amraan bayna sameeyaaan siiba dawladaha muslimiintu xor maba aha madaxdoodu kuli waa la haystayaal maraykan iyo yurub bay la hayste u yihiin

  • @SOMALIAUNEARTHED
    @SOMALIAUNEARTHED 2 години тому

    madaxda qaarkoodna dilkooda ayagaa loo aaneeyaa ama lagu tuhmaa

  • @taamirsharif6716
    @taamirsharif6716 2 години тому +1

    Xsm hogaaminta dalka iyo dadka wuu ku fashilmey 😢

  • @cabdiqadirxassan3988
    @cabdiqadirxassan3988 17 хвилин тому

    Waxaani dowlas maahan run ahaantii fartaa looguyeeraa hadana baahi doorasho ayaa jirta oo waxwalba loomarayo sidoorashada loogu shubto

  • @duniyosarmaney8631
    @duniyosarmaney8631 25 хвилин тому

    Ruunti wa wax lala yabo Dowlada Somaliya ma laha mel loraco lakin Dal xuureye jacel uma qabo Itoobiyo lakin mamul gobaledyadi aya dabamarayo ku si socdo Itoobiyo marka wa ku qasbanyahay inow yirado guriga Albabka kasogal Itoobiyay

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 3 години тому

    Wcs

  • @haawowaheliye920
    @haawowaheliye920 2 години тому

    Somaalidu malahen dowlad waacaadaqaatayaal manajecla dadkooda iyo dalkooda laakiin waxeyjecalyahiin lagac

  • @AxmedRaage-r5r
    @AxmedRaage-r5r 3 години тому

    Sheekh naagada ka hadalda download soomali maxa yelay wadanka waan niyaada jaab 😢

  • @QadanShire
    @QadanShire 28 хвилин тому

    Anigu waxan layaabanahay aaway dadkii ayaamihii muuse banaan baxayey Ee lahaa soomaliya Somali baa leh maanta bada labixinayo Somali ma leh miyaa

  • @CIGE179
    @CIGE179 3 години тому +1

    D H I I Q O 🤡 dalka halaga qabto

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 Годину тому

    Shiikh dowladaha ciidankaleh oo maalkaleh ayaa shaqaalaa xasan shiikh xageejoogaa Inciidankii dalka labaabi.iyo wadankana cadawlasiiyo maxaa kuudhiman

  • @animeanime-wx6ce
    @animeanime-wx6ce 2 години тому

    Waxaan waxaa fahmikaro siyaasi waxaan waasiyaasad axmed madoobe iyo dani ayaa lagasoo afjaraa oo garba lagasoorifayaa sieey dalkooda daacad ugunoqdaan oo aan mardanbe nalooisticmaalin

  • @cabdisamadaadan-hf1no
    @cabdisamadaadan-hf1no 2 години тому

    Madaxwayne manafaqa weye ninkas wlahi😂

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 4 хвилини тому

    Horey baa looyiri laf aadan tuuri doonin feenta lagama dhameeysto. Hassan Shikh Horey baan idin kusheegay in uu yahay Hogaamiye aan go’aan qaadan Karin,waana Hogaamiye soft-ah unA jilicsan cidkasta oo dan kalah Somalia sidaas darteed Madaxwaayne Hassan Dal iyo Dad midna luguma aamini karo. Somali -ween baay u taal Dalkooda oo dhawaan kamid noqon doona Dhul weeynaha Ethaipai waa sida aay dream-ka Ethaipai yahay waliba inta uu joogo xilka Hassan shiikh,hadii aan Dalka iyo Dadka laga badbaadin Hassan & kooxdiisa bye bye Somalia.

  • @Amran-xf4zs
    @Amran-xf4zs Годину тому

    War ninkaan madax weyne sheega ah, wadanka indhaheenoo Shan ah ayuu horteena wadanka gadanaayaa , saw kama ridi karo oo, nin rag ahoo wadanka noo ilaaliyo naloo saaro. Mise Soomaaliya waa laga waayey nin ragoo wadankiisa nafta u huro

  • @Cabdimaalikshariif
    @Cabdimaalikshariif 2 години тому

    Dowlad nimo mayaqaano

  • @hibo7569
    @hibo7569 2 години тому

    Le président somalien quitte le pouvoir notre pays est perdu orphelines,les dirigeants des Somalie ne savent pas diriger une nation, quelle malheur nous arrive dommage pour notre drapeau 🇸🇴🇸🇴🇸🇴😱😱😱🖤🖤🖤🖤😱😱😱🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🖤🖤🖤

  • @abdiwahabadanabdiwahababdi1487
    @abdiwahabadanabdiwahababdi1487 3 години тому

    Shekow horta dalkn somaliya koxdan qabsatay hadhan ogen waa dadka sheydan cabudu badidoda mw na wa kamid abiy ahmad naa waa koxdas marka hadii ad maqlijirtay somalida wa wada muslimen hadaa waxa madaxweyni no ah mw iniblati ah hadaa wana laso badalay marke hungur xumadesa laga yabi waxana laguso badalaye imaradka tijalka wen manta u jogo wana mahamad binu saed Hassan sheik mahamud koxdsuu kojiraaaaaaa

  • @MaxamedCali-ue4cz
    @MaxamedCali-ue4cz 36 хвилин тому

    Maamulka maxamuud cabaas iyo RPG waxa ka soo kordhay maadan noo sheegin ciwaanadana waad ku so dartay

  • @Axmedsaafii
    @Axmedsaafii 3 години тому

    Shek asc setahay iwaran maxa ka cusub xaga iyo Palestine

  • @faadumoibrahin7734
    @faadumoibrahin7734 2 години тому

    D0ladu wa ha garguurato

  • @DaauudabshirDaauudabshir
    @DaauudabshirDaauudabshir 26 хвилин тому

    Shikhow xiligu katirsana midowga murashixunta hawiye ayu malil kamida wuxu hadaljedin awjedinayay xasan gurguurte kudaray daowlada somaliya wainay qabkeeda hosudhigta xiligi safirkii ingeriska ah uenka lagacayriyay somaliya marka hadalki malinkas ayu fulinaya gurgurte

  • @AnisaHassanMohamed
    @AnisaHassanMohamed 2 години тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @mohamudyusuf-y8s
    @mohamudyusuf-y8s 2 години тому

    Adaba kadhacsan dawlada Somali maxa karabta. barnamishkaga wa isku qasanyahay

  • @burhandini906
    @burhandini906 2 години тому

    Dulmilow dowlada iyo madaxweyne xasan shiikh maxamuud afkaga uraya ee Qabiileysan kala bax

    • @Bilaalmedia15
      @Bilaalmedia15 2 години тому

      Afkaada ha laga nabad galo qof yahow muslimkaa