PRANK || KII UGU XUMAA WALIGA NINKAAGA HAGA MASEERSIIN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 1,2 тис.

  • @aishahashiaishahashi340
    @aishahashiaishahashi340 3 роки тому +1444

    prnk sax inta ugu timaado atriisho badiyo like iisaara 😂

    • @Aamiinkayse1
      @Aamiinkayse1 3 роки тому +9

      Aisha Wlltinimo igu saar subscribe plz wll wa codsi 🙏

    • @somaliwhatsapp4012
      @somaliwhatsapp4012 3 роки тому +5

      Subscribe aan tuugsamayaa

    • @MYrt-vx8rv
      @MYrt-vx8rv 3 роки тому +2

      Asxaabta madooney saan inaad heshan fursad shaqo adigoo gurigaada jooga hadey jawabtu tahay haa fadlan link gaan soo raac
      🏃🏽‍♀️🏃🏽‍♀️👇🏼👇🏼🏃🏾🏃🏾
      chat.whatsapp.com/KcsEnIMnoHUHG7BgOAutwY

    • @jawaahirabdifarah5535
      @jawaahirabdifarah5535 3 роки тому

      Prank beeena maa ka wadaaa

    • @shukriomar9213
      @shukriomar9213 3 роки тому

      .o

  • @daahiryaasiin9737
    @daahiryaasiin9737 3 роки тому +617

    Prnk inta maqashy sor carartay like isaar qofka ugu horeyaya ahy yes

  • @apdimalik9681
    @apdimalik9681 3 роки тому +374

    Inta commnt aqris usoo gashay love🗒😎😂🙄

  • @JawaahirYuusuf-vx7vf
    @JawaahirYuusuf-vx7vf 6 місяців тому +3

    PrankGan 2024 fiirdanoya 😂😂

    • @AnisaJama-p2r
      @AnisaJama-p2r Місяць тому

      Ani hada fiirdanoya tawaran😭😂

    • @NajmaAhmed12
      @NajmaAhmed12 4 дні тому +1

      Aninah hadaa fiirsanooyaa 😂😂😂

  • @zamzammohamed2665
    @zamzammohamed2665 3 роки тому +127

    Iduceya nin fcn ino ilahay isahlo walahi dacad igatahay 😭😱

  • @hanidagan6033
    @hanidagan6033 3 роки тому +402

    😂😂😂 yes team atariisho✌ waka arsanay Nuradiin 😂😂

    • @Aamiinkayse1
      @Aamiinkayse1 3 роки тому +5

      Hani Wlltinimo igu saar subscribe plz wll wa codsi 🙏

    • @asmahassan3780
      @asmahassan3780 3 роки тому +1

      Waan inka aarso doonaa

    • @yaraaniabdulle2545
      @yaraaniabdulle2545 3 роки тому +1

      Heey team makala ahan yah

    • @abdiaziizibraahim9209
      @abdiaziizibraahim9209 3 роки тому +1

      Lkn waad kutaleefan waydeen wiilka hanaloodhaafo walaaleey adi iyo atariisho baadiyo🤣

    • @MYrt-vx8rv
      @MYrt-vx8rv 3 роки тому +1

      Asxaabta madooney saan inaad heshan fursad shaqo adigoo gurigaada jooga hadey jawabtu tahay haa fadlan link gaan soo raac
      🏃🏽‍♀️🏃🏽‍♀️👇🏼👇🏼🏃🏾🏃🏾
      chat.whatsapp.com/KcsEnIMnoHUHG7BgOAutwY

  • @malikahhassan8360
    @malikahhassan8360 3 роки тому +150

    Atariisho iyo nuradiin lamaano an jeclahay keep going ❤🙏

    • @MYrt-vx8rv
      @MYrt-vx8rv 3 роки тому

      Asxaabta madooney saan inaad heshan fursad shaqo adigoo gurigaada jooga hadey jawabtu tahay haa fadlan link gaan soo raac
      🏃🏽‍♀️🏃🏽‍♀️👇🏼👇🏼🏃🏾🏃🏾
      chat.whatsapp.com/KcsEnIMnoHUHG7BgOAutwY

    • @hibaaqofficial7905
      @hibaaqofficial7905 3 роки тому

      Keep going

  • @ibtizamibtizam9615
    @ibtizamibtizam9615 3 роки тому +57

    atirisho abyo adiga iyo nurdin prank nucan camal ma ficna iska dafa plz love u guys

    • @Aamiinkayse1
      @Aamiinkayse1 3 роки тому +1

      Ibtizaam Wlltinimo igu saar subscribe plz wll wa codsi 🙏

  • @halimasacdia5156
    @halimasacdia5156 3 роки тому +42

    Prank sax eh atariisho ugu imow kkkk walahi daacad waaye😂😂

  • @aashamuhudin7767
    @aashamuhudin7767 3 роки тому +137

    Nurudiin see cml walaalow Acterkeeena thy caloosha hee thy jiim teg murqaha naga dhis wllalo atariishada Adooraha murqaha udhis noh😂
    One love mi lamanaheena👫

    • @MYrt-vx8rv
      @MYrt-vx8rv 3 роки тому +1

      Asxaabta madooney saan inaad heshan fursad shaqo adigoo gurigaada jooga hadey jawabtu tahay haa fadlan link gaan soo raac
      🏃🏽‍♀️🏃🏽‍♀️👇🏼👇🏼🏃🏾🏃🏾
      chat.whatsapp.com/KcsEnIMnoHUHG7BgOAutwY

  • @khadarabdi2469
    @khadarabdi2469 3 роки тому +34

    Waa waray war Kii hore war Soo dhaf . Nuradin tii dherad baa lagu dhigay. Waa ku haystaa kawaran 😁 kaftan leewaye 😁

  • @hanaanmaxamed6160
    @hanaanmaxamed6160 3 роки тому +65

    Anaa u horeeya like hayLa dhaafina soomaliyey

    • @MYrt-vx8rv
      @MYrt-vx8rv 3 роки тому

      Asxaabta madooney saan inaad heshan fursad shaqo adigoo gurigaada jooga hadey jawabtu tahay haa fadlan link gaan soo raac
      🏃🏽‍♀️🏃🏽‍♀️👇🏼👇🏼🏃🏾🏃🏾
      chat.whatsapp.com/KcsEnIMnoHUHG7BgOAutwY

    • @xamdidmuumin9607
      @xamdidmuumin9607 3 роки тому

      Masaso dhan baa oo maser badan tahay

    • @shaamsafa4532
      @shaamsafa4532 3 роки тому

      Nuuradiin kl iyo atariisho badiyo idin taageeraa runtii wllhy

  • @aminaamish6676
    @aminaamish6676 3 роки тому +16

    Family an jeclahay aatihin wlhi ✨🥰pranka lee iskadaaafo mainficno

  • @shindesmohamed9347
    @shindesmohamed9347 3 роки тому +23

    Atarisho cato nqoqote mxa jiro mar dhaxdas mashaAllah ayd ehydee

  • @emanzoofficialchannel9268
    @emanzoofficialchannel9268 3 роки тому +19

    intii ilaaragteey atrisho ineey jilitankaa kudereyso like daac kusii

  • @YazzerVlogs
    @YazzerVlogs 3 роки тому +13

    prank ka atariishada ayaa One ka gashey 😂😂😂😂 best prank atariisho

  • @muxibo7918
    @muxibo7918 Рік тому +4

    Family ga aan jeclahy Masha Allah (alle)idinma kala kexeeyo.prankigan mid laysla ogyahay maaha Wow.❤

  • @saleman9713
    @saleman9713 3 роки тому +64

    Faadimina saad udhaqmooso kama hilin yaa 🤣😂🤣😂

  • @priyankachopra4292
    @priyankachopra4292 3 роки тому +13

    Talefonka dhulka lagu dhufty inu horey u jabnaa inta ila argtyeey is cadeeya hada Anigu like xiiso umaqabo e just waxay i cdyn inaad wax ila drensnthn😂😂

    • @wanaagmedia6157
      @wanaagmedia6157 3 роки тому +2

      Sookii na tusasey inuu cadi ahaa oo caadi usoo jeedisey iphone ka

    • @noonecares6018
      @noonecares6018 3 роки тому

      @@wanaagmedia6157 Dee sifcn u eeg telefon hagaagsan maaha Ma indhahaad la’dahay kkkkk

    • @priyankachopra4292
      @priyankachopra4292 3 роки тому +1

      @@wanaagmedia6157 dhkhtrka indhaha tag bro kkkkkk

  • @fadumoahmed2584
    @fadumoahmed2584 3 роки тому +10

    Atariisho wlhi nimanku aad ayey u maseyr xunyihin dumarka iyaga ka daran marka wax arimahas ku sabsan laguma kaftamo prank wax kala lagu sameya 😂😂😂😂

  • @mahadsaalax4878
    @mahadsaalax4878 3 роки тому +62

    Waxan cml brank magalo hadii kale waa is fureysaan walhi iska joojiya fadlan waa codsi isku ilaaliya

  • @Anaz_osman
    @Anaz_osman 3 роки тому +20

    prankiyada sobadi atarisho 🤣🤣 inta igu racsan 👍👍

    • @ifraahmohamed7204
      @ifraahmohamed7204 3 роки тому

      Haa no so badiya😂😂❤

    • @yameniboy9606
      @yameniboy9606 3 роки тому

      @@ifraahmohamed7204 abaayo subescribe iisar

    • @Anaz_osman
      @Anaz_osman 3 роки тому

      @@ifraahmohamed7204 yeah isha katuurty

  • @najmocadey2630
    @najmocadey2630 3 роки тому +10

    Musqusha hada maa wax cusub iiga dhige kulaha yaa ila fahmay inee musqusha isla galaan 😂😂😂😂😂😂

  • @idylmohamed8845
    @idylmohamed8845 3 роки тому +6

    😢😢maskin nouradin atarish plz prank qalbiga xajigaaga dhawacaya haa sameen walahi wan ka naxey🙏lamaane qurux badan machallah tabarakalaah ❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹

  • @samiaahmedyussuf6489
    @samiaahmedyussuf6489 3 роки тому +8

    Waxaa la yaabay wiilkan muxuu gabadha sida inuu ka adag yahay ugula hadla Ani Maa saan idhahe guurku waa respect xoog maaha yarow gabadha reer baa dhalay ish 🙏

    • @dheymanofficial7882
      @dheymanofficial7882 3 роки тому +3

      Ruuntaa u shegty walhi xpptu been maha siii u ka adagyhy Cml ayuba ugu hanjbaaa uf dheh

    • @maxamednuur9579
      @maxamednuur9579 3 роки тому +2

      hhhh wlhi shaqo laa aan idinka badaty naagta wa iny amarka ninkeeda qaadataa

    • @maxamednuur9579
      @maxamednuur9579 3 роки тому

      hhh

    • @samiaahmedyussuf6489
      @samiaahmedyussuf6489 3 роки тому

      @@dheymanofficial7882 waaba yaabay wllshay kibir ka batay camera horteed a aragnaye Mala marka kale caadi buu u dila a 🥴😩

  • @balqiisamose2692
    @balqiisamose2692 3 роки тому +63

    Oh sorry hppti adna raali geli xaaskaga kun iyo kowjeer markasta waa inaad isku kalsoonaataan ok intaas waa iga talo ok

    • @MYrt-vx8rv
      @MYrt-vx8rv 3 роки тому

      Asxaabta madooney saan inaad heshan fursad shaqo adigoo gurigaada jooga hadey jawabtu tahay haa fadlan link gaan soo raac
      🏃🏽‍♀️🏃🏽‍♀️👇🏼👇🏼🏃🏾🏃🏾
      chat.whatsapp.com/KcsEnIMnoHUHG7BgOAutwY

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 3 роки тому

      Balqiisa ua-cam.com/video/NzA-HhQaxgI/v-deo.html

  • @nancyrayaanofficial5937
    @nancyrayaanofficial5937 3 роки тому +22

    Atirisho badiyo wad catowday xbbti uur mad yelatay 👸❤🙏💯ilahy dartiis ku jeclahy keep going 💋❤my sis

  • @xasanbaati1725
    @xasanbaati1725 3 роки тому +17

    Aroos wacan boqorda mar labadan adiga alleh ma iskh qadoh wllhi

  • @nasteexocali154
    @nasteexocali154 3 роки тому +53

    Asc atariisho &Nkl wllo codsi waaye kadaaya reerkiina quruxda bdn ma allah prankiga waayo prank waa been nolashinuna been ma ah nolada nolol qurux badan insha allah respect💘💘💘💯💯💯

    • @MYrt-vx8rv
      @MYrt-vx8rv 3 роки тому

      Asxaabta madooney saan inaad heshan fursad shaqo adigoo gurigaada jooga hadey jawabtu tahay haa fadlan link gaan soo raac
      🏃🏽‍♀️🏃🏽‍♀️👇🏼👇🏼🏃🏾🏃🏾
      chat.whatsapp.com/KcsEnIMnoHUHG7BgOAutwY

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 3 роки тому

      Nasteexo ua-cam.com/video/NzA-HhQaxgI/v-deo.html

  • @amranjama7912
    @amranjama7912 3 роки тому +15

    😯🥺😍😘🥰keep going my favorite couple❤

  • @muniiromaanka3486
    @muniiromaanka3486 3 роки тому +29

    Ha waaro jecelkina atariisho badiyo nuurdiin kl ❤❤❤❤mash allh wada jiree nabad galaa💑💑💏

    • @MYrt-vx8rv
      @MYrt-vx8rv 3 роки тому

      Asxaabta madooney saan inaad heshan fursad shaqo adigoo gurigaada jooga hadey jawabtu tahay haa fadlan link gaan soo raac
      🏃🏽‍♀️🏃🏽‍♀️👇🏼👇🏼🏃🏾🏃🏾
      chat.whatsapp.com/KcsEnIMnoHUHG7BgOAutwY

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 3 роки тому

      Muniiro ua-cam.com/video/NzA-HhQaxgI/v-deo.html

  • @mizz_mumtaz
    @mizz_mumtaz 3 роки тому +23

    Waligey 50 like xitaa mahelin dadkeygiyow wàa codsi soo boqda channelkeyga

  • @ebrahemmaahid2821
    @ebrahemmaahid2821 3 роки тому +67

    atariishada farxad warta abaayo idin rajeena my couples jiro jooga abidkiin😍😍

    • @MYrt-vx8rv
      @MYrt-vx8rv 3 роки тому

      Asxaabta madooney saan inaad heshan fursad shaqo adigoo gurigaada jooga hadey jawabtu tahay haa fadlan link gaan soo raac
      🏃🏽‍♀️🏃🏽‍♀️👇🏼👇🏼🏃🏾🏃🏾
      chat.whatsapp.com/KcsEnIMnoHUHG7BgOAutwY

  • @caziizaosman7410
    @caziizaosman7410 3 роки тому +7

    Sheekada haday run tahay telka 11ka maxaa loo jabin wayay

  • @kanzagelinbacayn
    @kanzagelinbacayn 3 роки тому +52

    Taleefon ka xumaaday ayuu jabiyey abaayo, jiliinka naga dhaaf noh😀

  • @queencaaliya9812
    @queencaaliya9812 3 роки тому +75

    Rer Malaysia prank meel miyuu nigu xaresanyahy😳🙄ani maba amino prank Somali ledahy lkn Somali jecel lee udawda❤👈

    • @farhiaali8967
      @farhiaali8967 3 роки тому +8

      Park run ah wuba yaryhy xataa cdnka somli kiliya mha

    • @queencaaliya9812
      @queencaaliya9812 3 роки тому +3

      @@farhiaali8967 ma argty lkn kuwa cadanka uma badno prank been ah abyo

    • @YuusufShuaib77
      @YuusufShuaib77 3 роки тому +2

      @@farhiaali8967 waaba shaqadooda Mesha ay prank noogu so qoragan Entertainment my inogu so qoran 🤣

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 3 роки тому

      @@farhiaali8967 ua-cam.com/video/NzA-HhQaxgI/v-deo.html

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 3 роки тому

      @@queencaaliya9812 ua-cam.com/video/NzA-HhQaxgI/v-deo.html

  • @Phatema.0
    @Phatema.0 3 роки тому +4

    Inta comment aqriska uso gashay love dhac😆

  • @queennihaal5661
    @queennihaal5661 3 роки тому +10

    Prank hadaa iska deen laheeden way fiicnan laheed wllhi lkn warkeena waa dii deen tiina lee adin cad😔😥

  • @talisoniiniofficial6700
    @talisoniiniofficial6700 3 роки тому +12

    Had cafimad qobto nabeken maxamed scw scw kusaliy illhay dartiisa iisar supcrip isara supcrip

  • @momostaph3610
    @momostaph3610 3 роки тому +53

    ATariisho nin maseray naf ú goyaa Naaag masertay AlaabTa ey ja jabisaa isku badnow 🤣🤣🤣

    • @umunaimaofficial4675
      @umunaimaofficial4675 3 роки тому +2

      😂😂😂😂🤭🤭🤭 qosol aya igu dishey wllhi

    • @momostaph3610
      @momostaph3610 3 роки тому +1

      @@umunaimaofficial4675 sax dheh yacyow adigaa dumar ahee maserkina alapta ma dhafsan yhy🤣🤣🤣

    • @umunaimaofficial4675
      @umunaimaofficial4675 3 роки тому +1

      @@momostaph3610 alaab jajabinta fiicn idinka nafa goysiin miya bisinko 😂😂

    • @khadraciise723
      @khadraciise723 3 роки тому +3

      Been ma ahan been dhaweyd inta maseyry baan cashidii uu cunayy & saxankiiba darbiga ku dhufty WiFi darbiga dhahy iga hoo intaas ka adagnhy mohoo🤣🤣🤣

    • @umunaimaofficial4675
      @umunaimaofficial4675 3 роки тому +1

      @@khadraciise723 😂😂😂 shekada ileen waba run miya bena moodey hadi maserno alaab eber waye

  • @sidramohamed9155
    @sidramohamed9155 3 роки тому +18

    He started to cool down when he noticed it was prank😂😂😂😂

  • @somalinative8326
    @somalinative8326 3 роки тому +35

    Prank inta sideyda uso orodey Like saar 😂

    • @baastobaradho191
      @baastobaradho191 3 роки тому +2

      Xalay waxan arkay riyo iyadas waxan ku arkay nurdin iyo atarisho waxeysarnaye geed dheer ayado xamilaa wexey kagurayeen mirocanab markaas ayaan kudhahay asxaabteyda Anigoo faraxsan ku iri kaalaya waxan geedkaan saran nurdin iyo atarisho wexey igudheheen kuwii aan inta kafirsanjirnay iyaa inta imaaday bacdeen markey geedka kasoo degeen waxaan kuiri nurdiin atarisho waaxamilee marwalbey soconeyso galàsbiyo hacabto wana kakacay hurdad waa walaashina idin jecel

  • @munamohameddesignsofficial1275
    @munamohameddesignsofficial1275 3 роки тому +4

    Mashaallah isku war abayo dad qalbi wanagsan tihiin

  • @zuzuqalbisafiyafamily3831
    @zuzuqalbisafiyafamily3831 3 роки тому +1

    Ma dhaqatiir ban ku noqonnay atariishoy another level

  • @Cazmi.Cudoon
    @Cazmi.Cudoon 3 роки тому +31

    Ayyyy kkkk waan qosly wlhi ar maseeeraa xalkaa pa.a🤣🤣🤣🤣🙈 nuuurdin way kugu dhacday sorry captan🤣😂

  • @justmarwan4479
    @justmarwan4479 3 роки тому +11

    Atariisho baadiyo Marka uu Nurdin Xanaaqo Sheekada Wey Dajinee Meeqo Mar uu Run Run u Dilay😁😁😁😁

  • @kistoboy4800
    @kistoboy4800 3 роки тому +16

    INTA ILA NACDEY #PRNK LIKE DHAC DHAC

    • @MYrt-vx8rv
      @MYrt-vx8rv 3 роки тому

      Asxaabta madooney saan inaad heshan fursad shaqo adigoo gurigaada jooga hadey jawabtu tahay haa fadlan link gaan soo raac
      🏃🏽‍♀️🏃🏽‍♀️👇🏼👇🏼🏃🏾🏃🏾
      chat.whatsapp.com/KcsEnIMnoHUHG7BgOAutwY

  • @nazirzaweyto7234
    @nazirzaweyto7234 3 роки тому +5

    Kk wllhi lacagta aya idinka bada tay sababto ah malin walba talefan ad jabisan iyo labtob masha alh alha idin siyadiyo

    • @farhiaali8967
      @farhiaali8967 3 роки тому +2

      Labtopka bug uu ahaa lkn telka mafahmin

  • @hoodoahmed4890
    @hoodoahmed4890 3 роки тому +5

    Faadumo abaayo wxaaz ma fcna izka dhaaaf mideeda kle nuradiin dulqaadkii waa ka tagy wlhy mzkiiin

  • @najaaxsouleimanaaden795
    @najaaxsouleimanaaden795 3 роки тому +30

    Anigu wllhi waba igu baxdaa inaan qofkaa jeclahay iyo markaan is guursano Ka maseersiyo🤣🤣🤣🤣🤣🤣waaka helaa shekadaa waa igu baxdaa intaa maseeri laha anigu isagaan maseer kaga waali anoon waxba wadin oojecel waliba NIN wada maseer ah 💯💯 ayaan jeclahay 🤣markuu Masero naf xataa inuu gooyo waxba kuma aha

    • @MYrt-vx8rv
      @MYrt-vx8rv 3 роки тому

      Asxaabta madooney saan inaad heshan fursad shaqo adigoo gurigaada jooga hadey jawabtu tahay haa fadlan link gaan soo raac
      🏃🏽‍♀️🏃🏽‍♀️👇🏼👇🏼🏃🏾🏃🏾
      chat.whatsapp.com/KcsEnIMnoHUHG7BgOAutwY

    • @mariyaqurux8331
      @mariyaqurux8331 3 роки тому

      wlhi isku midbaaan nahey lbdenu maseyr kiisu wuuba dhaaafey dilitaanka le ku dhawahy🤣🤣

    • @adoontiiallaah7662
      @adoontiiallaah7662 3 роки тому

      😂😂yaa abahay majogtido somalida wax hubsadane 🤣hashac markii isbitalka luu seexiyo aan kuso bookhana Wllshy 😂😂wey igu baxdada ka dhex arkaay 😹🙊

    • @najaaxsouleimanaaden795
      @najaaxsouleimanaaden795 3 роки тому

      @@adoontiiallaah7662 Astaaqfurulaah 🤣🤣🤣🤣🤣 intaan Ka waalan qol iska xidhanayaa kadib lee kusoo wacaa si AAD noo Kala qabato markaa qolka kasoo baxo🤣🤣🤣

    • @najaaxsouleimanaaden795
      @najaaxsouleimanaaden795 3 роки тому

      @@mariyaqurux8331 🤣🤣🤣🤣 kaas iskadaa wllhi aakhirka aduu Ku dilayaa 🤣🤣hadii kale wllhi aakhiro ayad dabalan

  • @khadarabdi2469
    @khadarabdi2469 3 роки тому +16

    Wllshy atarisho dhiigaba kasocdee . Abow salaxow. Laba waxba waa isugu Ken daray nurdin . Mobilkiina wuu inaga jabiyay iyo fartoo inaga dhiijiyay ... Lkn wan kuqadanaynaa .

    • @xamsebulshaawiofficial7512
      @xamsebulshaawiofficial7512 3 роки тому +1

      Kkkk kuma qaadanaynoh noooh mrkazta man Ku qaadanaa qaladka

    • @khadarabdi2469
      @khadarabdi2469 3 роки тому +1

      Haa zxp wayo jawigay inoshidan ... Wada jirkoodu... Hye hada maqanac day pro

  • @___nasteehahassan7196
    @___nasteehahassan7196 3 роки тому +2

    Hadaad fiir sadid haka gudbine like saar

  • @maxamedsaqiiro9373
    @maxamedsaqiiro9373 3 роки тому +4

    Ninka prank sidasa haku sameyn laga yapa inu ku dhaho wan ku furay cadho dartede isku wara wllo

  • @faaizahiir7241
    @faaizahiir7241 3 роки тому +2

    somalida kaliya ee prank zaxa zameyaza family nuradin horey uzocda abyo adna ilhy haku cafiyo mezha😍🙏

  • @salmaabdullahimohamed6761
    @salmaabdullahimohamed6761 3 роки тому +4

    Inta maqashey prank oo so fakatey ani cml farta tag ☝️ team atarisho baadiyo hada nahye we are master prank

  • @nasromohmed6252
    @nasromohmed6252 3 роки тому +2

    Pranki faraha badn mustaqbalkiina io jcelkiina uma wangsano walaldey waan idiin jeclhy from Ethiopia

  • @najiibtolkaofficial8503
    @najiibtolkaofficial8503 3 роки тому +5

    Walalhey 🤲aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 15k oo👉subscribe igarsiya inata kalena allow so hanuni amin dhaha🤲p

  • @nuurabdalle6638
    @nuurabdalle6638 3 роки тому +5

    fadamiina wllhi woxoo ku tusiyey inoo ku jacel yahay 💕💓💓❤❤

  • @Itz-Hafsa
    @Itz-Hafsa 3 роки тому +11

    Nin maseeray saan uma ekee ciyarta managa daysan guys ilma naga dhigesaan bilhi anan waxba kala fahmenin maxa idinka qaldan cabtooy matihiin 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @maanbilajaangoowchannel1170
    @maanbilajaangoowchannel1170 3 роки тому +1

    Alla Nuurdiin Gacan Fududaa Oo Maseyr Dhawaaa Oo Xqna Dhawaaa 🤣🤣🤣 Yasir AllaH 🙋‍♀️

  • @sucaadmuhudiinmohamed5137
    @sucaadmuhudiinmohamed5137 3 роки тому +3

    Guuleysta had iyo goor respect forever dhibka ka daa lkn odeygaada♥️👌🏽👌🏽❣👌🏽❣🌹👌🏽🌹👌🏽

  • @umumaxamedamiin7836
    @umumaxamedamiin7836 3 роки тому +3

    Abayo waxan oo kale maficna noloshina uma ficna iyo xiriirkina marka wax yabaha qaar iska ilaaliya nuradiin adigna gabdha dadka dhexdoda haku bahdilin sifiican uraali gali

  • @landamaxamed9918
    @landamaxamed9918 3 роки тому +9

    Wllhi lamane an jecelhy markad wax sogaliisan waan farxaa wllhi ❤🌹

  • @mohanur3447
    @mohanur3447 3 роки тому +1

    Waxaa ila maqcquula Mr Nuurdn Iyo Ms nuurdn , in aad prank noocan oo kala iska dhaaftn, Wax macqula ,oo adnkna dhibto idin galneen iyo Alab jajabs Iska ilaaliya

  • @zackpoiofficial3632
    @zackpoiofficial3632 3 роки тому +4

    Hdaan nahy team nuuradiin kl waan aarsan doonaa prnkaas I.a😅lKn nuuradiinoow zhp si xun ee kuu galeen😢😂

  • @hilwamedia9636
    @hilwamedia9636 3 роки тому +2

    Ani waa shaki shakinoyaa ee kuwaan furiin kooda maa soo dhaw wlhi sheekadaan sheekaa iga soobixi rabto fadumo mid aan kaaga digo nin maseere naf oo ujari karaa joog joog

  • @xudayfaaadan5249
    @xudayfaaadan5249 3 роки тому +8

    First berson bro geep going

  • @khadrajamac230
    @khadrajamac230 Рік тому +1

    Nuuradiinow gabadha naasah mad ugu dhufatay 😢😢😢😢😢

  • @somalia80
    @somalia80 3 роки тому +27

    WLL HADAD NABIGA JECESHAHAY ❤❤
    1K #SUBUSCRIBE IGADH SII WLL 🙏🙏🙏🙏

  • @ifraahomar818
    @ifraahomar818 3 роки тому +2

    Waa aarzanay 😍✋atirizhada zorry wllhi nazrudiin wax fcn muzan zameen naxariiz daro wye wxaz

  • @najaahmohamed4094
    @najaahmohamed4094 3 роки тому +4

    Faadumiina the one N only❤🥰

    • @Aamiinkayse1
      @Aamiinkayse1 3 роки тому +1

      Najaah Wlltinimo igu saar subscribe plz wll wa codsi 🙏

  • @faadumoabdiraxman4471
    @faadumoabdiraxman4471 3 роки тому +1

    Walhy jiliinkina aadu uwacn yahy waad iga qosliseen🤣🤣🤣🤣

  • @umaymahupi1482
    @umaymahupi1482 3 роки тому +4

    Lamanhygii horo usocda kamaal parank ku same😍

  • @naaadialove4298
    @naaadialove4298 3 роки тому +1

    Hppti ilaasho. Nuradiiin uy ku jecel yht eeeeee allaha izy kuuun daaaayo❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadarabdi2469
    @khadarabdi2469 3 роки тому +7

    ilahay hadin xafido . Walalaha qalbiga 💕💞💗🔥🌹

  • @raaqiyayuusuf7735
    @raaqiyayuusuf7735 3 роки тому +5

    Nuuurkadin in uu cayilay yaaa ila arky calosha😂😂😂

  • @mariamwacan7620
    @mariamwacan7620 3 роки тому +3

    Waxba lma joogo ninkaan xiliga uu faraxsanyahsy ayuu dareenkiiss u muujiyaa doqon

  • @badraismail3037
    @badraismail3037 3 роки тому +4

    Abaayo raga dumar ka waa ka maser xunyihiin pank kan oo kale ha zameynin waxtazta ayaa dhici karaa waa gabadh reerkeeda ha u adeegzanina dadkey tiri waad I adeegzateenoow

  • @saidocadey2095
    @saidocadey2095 3 роки тому +1

    Atariisho ninkaka hadduu ku jecelahay ha isku dirin aan ku dhihi lahaa adikoo branki sameynaayo hadii uuhalmar ku dhoho waa ku furay ka waran abaayo😒😒😒😒😒😒😒😒😒😒😒😒😒😒😒😒😒😒

  • @guuledgaandi1269
    @guuledgaandi1269 3 роки тому +2

    Inta tiktok ka soo aragteY oo soo cararteY sidayfo kle yaan la ila dhaafin love❤❤ 100 like igaarisiyaa

  • @faatimasahraa5182
    @faatimasahraa5182 3 роки тому +1

    Atariisho mcney prankiyada qaar iska ilaali oohalis niikeenikaro mcney waaidin wataaa 🙏🙏🙏🙏❤️❤️💝💝💝❤️❤️

  • @khadarabdi2469
    @khadarabdi2469 3 роки тому +6

    Atarishada cadimaha wan kutaa wllshy . Nuradin hakugu tagnato😁😁😁 kaftan lewaye

  • @zamalmehrain6278
    @zamalmehrain6278 3 роки тому +21

    Meshana iPhone lajiwina Aniga niicle Yan iskurakiwa Haaah🤦

  • @naciima_family
    @naciima_family 3 роки тому +2

    Hormar wacan fadma

    • @Aamiinkayse1
      @Aamiinkayse1 3 роки тому

      Naciima Wlltinimo igu saar subscribe plz wll wa codsi 🙏

  • @mohaadeck3141
    @mohaadeck3141 3 роки тому +7

    Horta dhadhamiin ma na modeen Malin wlpa prank
    Inta Ila aragtay iney kadaray tagay wxn farta taag🤣🤣

  • @nololfcn9590
    @nololfcn9590 3 роки тому +1

    I am sorry atariisho

  • @rahmaatfal1137
    @rahmaatfal1137 3 роки тому +3

    First love inta igadanbeso

    • @Aamiinkayse1
      @Aamiinkayse1 3 роки тому +1

      Rahma Wlltinimo igu saar subscribe plz wll wa codsi 🙏

  • @bintidisam986
    @bintidisam986 3 роки тому

    Masha allh wlh abyo nuurdiin wu ku jclyhy asaga oo ad ka xanajisay hdna wax walba dhiigaaga ayn ku iloobay ayu ku dhahy wayo noloshisa ayd thy mar kle adigna wxn cml ha sameynin frxd kuwada nolada wadajirkiina ayn jclhy ubad khyr qaba oo baari ah alle ha idn wada siiyo insha allh🤲🤲aamiin ya rbbi❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🥰🥰🥰🤣

  • @ramlomaxamed548
    @ramlomaxamed548 3 роки тому +5

    Miskiin atarishada

  • @umucali1851
    @umucali1851 3 роки тому +1

    Ar bararaanki iskadaya waa nii waanina family qurux badan ayaa tihiin ceeb waaye saan 😢😢😢

  • @mariamyasin6073
    @mariamyasin6073 3 роки тому +9

    3da telefoone musqusha lala galaayo waaxey🤣🤣🤣

  • @omarofficial24
    @omarofficial24 3 роки тому +1

    Ninka weyn hortaa ayuu xanaqa ayan maqli jiray😍😍😄😄😄😁😁😆

  • @nasrohuseyin9829
    @nasrohuseyin9829 3 роки тому +3

    oh sorry

  • @cookcleanwithamina
    @cookcleanwithamina 3 роки тому

    Masha Allah arjecliya lamanahaan keep going wllshey ana iso boqda wllhey Somaliyeed subscriber igu cawiya qeer Allah ha idiin siyee jazakalah qeraan

  • @hanaanomar2932
    @hanaanomar2932 3 роки тому +3

    Masha Allah tabarakallah family qurax badan ayaatihin 🥰❤

  • @iqriinamootar3921
    @iqriinamootar3921 3 роки тому +1

    Ninkada waa gacan qaad ayuu yaqaana wlley iska dhaaf prankyadan dhib ayay kuu keeni karaan

  • @ambaiimaan272
    @ambaiimaan272 3 роки тому +3

    Atriisho nin lagma masersiyo yoow ku dinin nin masery waxba ma ogee

  • @fartuunmoha5126
    @fartuunmoha5126 2 роки тому

    Wlhi rerkan prnk run ah ugu imow thnks fmily

  • @fahmoabdille2541
    @fahmoabdille2541 3 роки тому +9

    Prank kagan jeclahey ee so badi Abyo 💋👌👌👌😂🙏🙏💞

  • @zamzammohamed9119
    @zamzammohamed9119 3 роки тому +1

    Wlhi waa iga qoslisay faadumiina♥️♥️♥️♥️