PRANK || MARKALE AYADA PRANK IGU SAMEYN DOONIN TAN KU DHACDAY ...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 528

  • @iqramohamed5561
    @iqramohamed5561 3 роки тому +128

    Atarishada waxan dhihi lahaa abayo qoortada qarso marwalba sifican usaaro garbasaarka intas wa iga waano wan ku jeclahy

  • @zakiali7585
    @zakiali7585 3 роки тому +132

    Am first hadaadan xaasid aheyn liketa isaar

  • @ariizhaaragsan9278
    @ariizhaaragsan9278 3 роки тому +402

    Prank inta maqshay so raday farta tag😂✌️

  • @JihaaninamohamedJihaan
    @JihaaninamohamedJihaan 3 роки тому +139

    Yaa ila so orday PRANK dartis ilkaha iga so dhici rabay😅ya ilamid👍

  • @mariamohamed5744
    @mariamohamed5744 3 роки тому +30

    brother wax kle an kudhaho maaqani ee xaskaga qorta iska dawool dheh

  • @marisaabdi6896
    @marisaabdi6896 3 роки тому +70

    wllyaal aan uduceyno wllkeen liibaan aadan cali lii caato🤲😭

  • @rukiyaali2383
    @rukiyaali2383 3 роки тому +29

    Walalayal waxan ahay UA-cam cusub balis layka i sara mahadsanid walalayal ilaha ha idin xafido walalayal dhamantina Amin

  • @giveaways7928
    @giveaways7928 3 роки тому +80

    Run aha antii laptop waxaan raadinayay muda 5 bil ah hadana mahayo
    Adikuna laptop iPhone ah ayaad saas ujabin
    Aduunyo we eye😣

  • @deeqabilan3651
    @deeqabilan3651 3 роки тому +25

    Ana tel yaan ku daalay edit adna laptop yad jajabin aniga maad sadaqo i siisid🤣🤣🤣🤣

  • @nashadnurkiqalbiga2754
    @nashadnurkiqalbiga2754 3 роки тому +17

    Fast comamntTi inta iga danbeezo ha ila dhafina hee🤪🤣♥️🥰

  • @iqromukhtaarhassan37
    @iqromukhtaarhassan37 3 роки тому +41

    Inta lamaaanahn qiimaha bdn ka heshay liketa igu taabta😂😂

  • @faisacudoon2497
    @faisacudoon2497 3 роки тому +68

    Lamanaheyga wn idin jeclahy fadlan prankiyada Iska daya😟😟😟😭😭😭

  • @iqramaxamed8668
    @iqramaxamed8668 3 роки тому +28

    Mosa ley so diry kulaha😂 wllhi malin walba dona i love moos🤣

  • @najiibtolkaofficial8503
    @najiibtolkaofficial8503 3 роки тому +11

    Walalhey 🤲aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 10k oo👉subscribe igarsiya inata kalena allow so hanuni amin dhaha🤲plls

  • @abdirizakabdi5705
    @abdirizakabdi5705 3 роки тому +5

    Wlhi hadey Lisla ogeyn gabadhan waa qof fcn martidana taqana👍

  • @safwaanyarequrbaawi9955
    @safwaanyarequrbaawi9955 3 роки тому +21

    Ku taageeraa zxp lkn wllhg mar ayaan doonayaa inaan kula hadlo oo kuu sheego prank inu faa ido lahayn iyo niya jab ee xaaskaaga diinta ku ilaasho wax walba ku farxdana kaga farxi lkn iga codsi iskadaaya pranka faamil qurux badan ayaa Tiihin ma aqaan jnaad akhrisanayso comntiga wll noodariin waan idin jeclay adi iyo fadumo 💕💑🤹🏽‍♂️♥️

  • @Roblox-qx5pi
    @Roblox-qx5pi 3 роки тому +7

    innta illa argtay inay atariisho badiyo qososhay like dhac dhac ku sii🇸🇴 somaliyeey🤪🤣🤣🤭

  • @asmaaaden2973
    @asmaaaden2973 3 роки тому +81

    Usheg xaskaga luqunta aqarsato I.a ayadaneh umaficno adiganeh kumaficno.marwalbo sifican aiskiasturto I.a ilen gurigaga saarko niman aubadan✌❤ big fun🧡🌹

  • @islaamsobhi4982
    @islaamsobhi4982 2 роки тому +3

    Ku saliya xapiipkeena scw

  • @hunguridhubuq3275
    @hunguridhubuq3275 3 роки тому +55

    runtii markaa si dhab ah laydiinku fiirsado waxaa tihiin laba lamaane oo xanaaq badan Fadlan nolozha realityga ah xanaaqiina kantaroola waayo prankyada isma dhaantaan nuuradiin iyo atarisho wada jira abid✋

  • @drhawaabdi9060
    @drhawaabdi9060 3 роки тому +29

    prank lee mqleee fakatax so dhahy

  • @cabdizamed___daacad9047
    @cabdizamed___daacad9047 3 роки тому +3

    intii quraan ka jecel subscribe iisaara جزاك الله خيرا

  • @somalia80
    @somalia80 3 роки тому +17

    Hadad Nabiga jeceshahay
    1k #subuscribe igadh sii wll 🙏🙏🙏🙏

  • @مسلسلاخواتي-ن3ح
    @مسلسلاخواتي-ن3ح 3 роки тому +33

    Plz qofka ugu horeeya ahay meel aan idinkaga soo xariiro isheeg🥺

  • @fatxush______pea3529
    @fatxush______pea3529 3 роки тому +1

    Wajiga iska dhaq dheh inteesan bixin kulahaa ninka cadanka 😁😂one love lamanaheyga💋🥰

  • @haytammoha5198
    @haytammoha5198 3 роки тому +57

    YAA SOO ORDAY 😂👍

  • @wardiofficiall
    @wardiofficiall 3 роки тому +4

    Wllhi waxaa dheedheel umaleysiin noloshiin sameyn ku yeelan doono
    Prankiyadan iska dhaafa

  • @zuuuiskuroon553
    @zuuuiskuroon553 3 роки тому +52

    Vaaaaar marka laptopka beent tuureySay atariisho ooo qosleyso in la jarey inta ila aragtey kaalayh 😂😂😂 yaaayaaaaa

  • @ismahaanofficial8011
    @ismahaanofficial8011 3 роки тому +7

    Woow my favorite Couple nice prank atarisho don't worry next we are waiting for you God bless you both

  • @cabuud16
    @cabuud16 3 роки тому +10

    Prank oo Been eh 😂😂😂😂

  • @jamaalqurbaha9242
    @jamaalqurbaha9242 3 роки тому +39

    War Ninka cadaanka ah iga qos liyaya kulahaa Wajiga iska dhaq dhe in teeysan bixin😂😂😂😂😂

  • @bintiburco4485
    @bintiburco4485 3 роки тому +1

    Atarisho waxan Ku jclhy qadarinta qofka martidah hada kohor salmo lajecley mobilkeda bay bixisay

  • @مسلسلاخواتي-ن3ح
    @مسلسلاخواتي-ن3ح 3 роки тому +4

    Idin wataa plhi mi fov UA-camrs 🥺🥰☺️

  • @nafisocali7315
    @nafisocali7315 3 роки тому +10

    Inta ila aragty nurdiin inuuu fanaanadaan love ku yahy like dhc sii

  • @nafisom8324
    @nafisom8324 3 роки тому +1

    Wow masha Allah Aniga first aah wan idin jclhy keep going 🙏😍

  • @alhaadi6845
    @alhaadi6845 3 роки тому +3

    Wan rumeysan laheyn gabadha hadey laptokga apple dhulka kudhufan laheyd🤣🤣🤣🤣🤣🤣😢😂😂

  • @Faadna
    @Faadna 3 роки тому +13

    Intaadan bixin wijiga iska dhaq kulahaa 😂😂😂

  • @abuudiosman1645
    @abuudiosman1645 3 роки тому +20

    Filimkan qeebtisa labaad goormee soobaxee🙃

  • @xamdikayse9697
    @xamdikayse9697 3 роки тому +54

    Team atarisho badiyo hadan nahay wan kacsanahy 😥😂wan arsan dona♥️

    • @wiilqaran6430
      @wiilqaran6430 3 роки тому +1

      Kacsi aa meelaha kacsiga baabi iyo tag intuu kugu badan

    • @xamdikayse9697
      @xamdikayse9697 3 роки тому

      @@wiilqaran6430 caqligu hadu calosha kaga jiro maxan kugu sameya

    • @wiilqaran6430
      @wiilqaran6430 3 роки тому

      @@xamdikayse9697 waa runtey xaa ladhahaa waa kacsanahy micneheedu waa qooqa nahay

    • @wiilqaran6430
      @wiilqaran6430 3 роки тому

      @@xamdikayse9697 waa runtey xaa ladhahaa waa kacsanahy micneheedu waa qooqa nahay

    • @wiilqaran6430
      @wiilqaran6430 3 роки тому

      @@xamdikayse9697 waa runtey xaa ladhahaa waa kacsanahy micneheedu waa qooqa nahay

  • @sivianasify7461
    @sivianasify7461 3 роки тому

    Waaw Quruxlowgaan kaheli yawaye Nuurdiin qof ka kula socdo?

  • @rahiimzavanii4631
    @rahiimzavanii4631 3 роки тому +1

    Atariishada markee xanaaqdo qurux ley waaye masha allaah⚘😍🥰

  • @XOGTEENA
    @XOGTEENA 3 роки тому +4

    WALALAYAL FANKII XUMAAY ALLAH SUBXAANU WATACALAA AYAA IGASOO HANUUNIYE ALXAMDULILAH EE CHANNEL KAN AYAAN FURTE EE #SUBSCRIBE I SAARA PLZ 2K ÌGAADHSÍÍYA Codsi 😭🙏

  • @maidaqeyre1715
    @maidaqeyre1715 3 роки тому +41

    yaa ila soo ordy🤣🤣

  • @yaasirqani4153
    @yaasirqani4153 3 роки тому +10

    Wallo nr kl ma ficiina waayo wax aad jabanaysid adi oo qof uu bahaan siyaa ayaa Ka wacnayd wallo plz Alleh ku siiyay hako kibirin

  • @edepsan7499
    @edepsan7499 3 роки тому +3

    Inta aragtay in imaan amiin daawaday😊
    👇

  • @umalahmed1244
    @umalahmed1244 3 роки тому +33

    Cida ila sugayza atirishoda inay aarsato farta tag 🙏

  • @fatimaabdikadir2428
    @fatimaabdikadir2428 3 роки тому +7

    Prank markaa arktay inta socararty ani CML like on love lamanheyga ❤❤

  • @maarishabdalla4820
    @maarishabdalla4820 3 роки тому +2

    Atariisho Hbbti wa arsanena Don't worry 😢🙏❤

  • @jamiilayusuf3542
    @jamiilayusuf3542 3 роки тому +1

    Maalin walbo mobil feek io computer been dhulka lagu dhufaa yaa nii fahmeen😂😂😂🦶🦶

  • @edenboy4825
    @edenboy4825 3 роки тому +6

    Inta aragtay iney atariisho badiyo dhiiga ka tagtay like dhaha

  • @haredobillow1866
    @haredobillow1866 3 роки тому +1

    Lamanaheygaa aan jeclahaay please please please prank iskadafaa faadlaan

  • @أميرةاحلام-م9ز
    @أميرةاحلام-م9ز 3 роки тому +1

    🤣🤣🤣🤣anu waxay ka hdlyaan ma fahmin luuqadu waa nocee

  • @hodanabdi433
    @hodanabdi433 3 роки тому +1

    Atriisho baadiyo inta illa aragty inay dhuubaatay ama caatowday like dhac iigu sii

  • @kowsarowkonbe2306
    @kowsarowkonbe2306 3 роки тому +2

    Maleysia cad cadkaa ku badan
    Baa umaleyn kulina waa wada UA-cam baro cajiib.

  • @ebyanofficial8963
    @ebyanofficial8963 3 роки тому +8

    Please ana i caawiya hamigayga waxa weye 10k hadana 1k ma gaadhin walal allah dartii ii caawi😭😭😭😢😢🙏

  • @nafisomohammedali9055
    @nafisomohammedali9055 3 роки тому +3

    Maxaa uku sameesi

  • @kingarapk143kboss5
    @kingarapk143kboss5 3 роки тому +1

    Nuridiin Kl Surwelkan Wu Jacel yahay inta ila aragtay like dhac 🤣nus Darsin ukena Gift Ahaa 🤣

  • @Kaaafiyo
    @Kaaafiyo 3 роки тому +28

    6:16 vaar atarishada maqososhy mase ana modo😂😂

  • @abdirashidmoha8977
    @abdirashidmoha8977 3 роки тому +16

    Intimaqashe nurdin af kiswahili kuxadhle (wachana naye) 😍😍😍👍

  • @Queenberlula
    @Queenberlula 3 роки тому +7

    Prank ma fiicno iska dhaafa walaalaheyga noloshiina sidiina ku wata lkn prank ka bixiya hore usocda asxaabta inta iga danbeysa subscribe iisaara

  • @fardowsamoha1413
    @fardowsamoha1413 3 роки тому +3

    Atirisho noo soo aar xabibt🥰🥰

  • @shukriabdirahman5050
    @shukriabdirahman5050 3 роки тому +1

    Hamada😭marka maqle dartis ufirsade wlhi Qofa said ujecla ayaladaha😭❤

  • @nadarcabdala824
    @nadarcabdala824 3 роки тому +14

    Atariisho badiyo lagama gashan ee wxa natuste xushmada aa uheso qof ka ku imado nlw qof jirto aya tehe👌

    • @miirabbe7220
      @miirabbe7220 3 роки тому +2

      haa wallhi wa gob gob dhashay

  • @astahilmohamedburale5118
    @astahilmohamedburale5118 3 роки тому +2

    Atrisho mashllh dadka waliga sidas u ixtraaam wan so arsanena inshllh

  • @deeqiinachannel4873
    @deeqiinachannel4873 3 роки тому +5

    Qofkii ogu horeYy😂♥️prank qaar iska dhaafa 😥atariishana ka dhaaf prank wah😂ama toogtada sida loo xnqaa taqnaaye

  • @canababdi4755
    @canababdi4755 3 роки тому +2

    Keep going ❤️ my brother 💖💖❤️❤️💖

  • @deganaragsan4351
    @deganaragsan4351 3 роки тому +12

    Wll allaah dartiis subscribe igu saara plz I cawiya Muslim nimo 😭😭😭😭😭🙏🙏🙏🙏

    • @hiilhooyohiilhooyo4007
      @hiilhooyohiilhooyo4007 3 роки тому +1

      Wan kusaree wll waliba malin horan kusaray waxan ILAbey ganbalelka hadan furtay.kuna wada dawadey ee isar inadawo pls

  • @hodanmaxamedyusuf7218
    @hodanmaxamedyusuf7218 3 роки тому +1

    Abyo iyo apowe parnkiga badan iska daya wlhi noloshiina uma fcnh axbaabii qald na ha ii fahmina 😍😍

  • @haniboqorto9410
    @haniboqorto9410 3 роки тому +8

    2k igarisa somaliyey ❤️🔐🇸🇴

  • @mohamedhadhi6695
    @mohamedhadhi6695 3 роки тому +3

    Atiriisho i like the energy...

  • @salahsahal9259
    @salahsahal9259 3 роки тому

    Atirisha badiyo waa qof Bina adantimad waxa ka taqana waa qof qalbi wanagasan masha Allah gulayso wall

  • @suumomarion1083
    @suumomarion1083 3 роки тому +1

    😂arrrr nurdiin kiswahili ayuu yaqana🤓 wachana nayee kuwii

  • @fartunxaji295
    @fartunxaji295 3 роки тому +2

    Anina qof ii Gado ayan La'ahy laptop adinka sas u jabineysan😥🥺🥺🥺

  • @daacifarouq
    @daacifarouq 3 роки тому +1

    Wachana naye waankaxele

  • @نهالمحمد-د6ذ
    @نهالمحمد-د6ذ 3 роки тому

    atariiisho waa xanaagti wlh nuurudiin prnkga jooji😂😂😂

  • @munanura6596
    @munanura6596 3 роки тому +1

    Inta maqashy inu nurdiin dhahy wachana naye like 😂

  • @crronaldo7736
    @crronaldo7736 3 роки тому

    First view ahay first comment yesss

  • @mohamedmohamud8985
    @mohamedmohamud8985 3 роки тому

    Barank intii ubogtay farta🙏🥰

  • @queenamiishinahassan6021
    @queenamiishinahassan6021 3 роки тому +2

    Asc asxapta aqrineysa commentigeyga MA Ihi dadka commentiyada qoro ee wxaan idinka codsanayaa inaad isoo duceysaan amuuraha aan leeyahay in illahay kheyrka I waafajiyo inshallah

  • @shukriin6250
    @shukriin6250 3 роки тому +3

    Prank gormad iska dayn dontan😂😂

  • @rahmaabdi2214
    @rahmaabdi2214 3 роки тому +1

    Www best prank aan caadi eheen lamanaha brank iga looga haray adna iyo saxaf adinkaba kafiican

  • @jamacciisejimcale9539
    @jamacciisejimcale9539 3 роки тому

    saxo camera iisoigad wa kubaryaya wllow

  • @kalsoniduwaamuhiim6849
    @kalsoniduwaamuhiim6849 3 роки тому +1

    Hayaaaay😅😅 parnka
    Atarisho badiyo

  • @saafiomarcariif4044
    @saafiomarcariif4044 3 роки тому +1

    Kan prank lugu wehliyo waaye iyada kaligeed ayeey aheed

  • @nuursheikhabdi4456
    @nuursheikhabdi4456 3 роки тому +1

    inta prank lasoo oraday liketa👍✨💞

  • @aaminahussein4039
    @aaminahussein4039 3 роки тому +11

    Wlhi markaan maqlay prnka waan soo cararay tagero buuxa frm hargysa hadha wanaaag

  • @hindaladan9866
    @hindaladan9866 3 роки тому +2

    Walee wxn arkaa rerkinaa oo UA-cam looga baaheynyo zaad Alabta ugu kibreysan dadbn hysane

  • @abdulaahisowda7419
    @abdulaahisowda7419 3 роки тому +9

    Kamal imaan mxaa ugalatak teen

  • @kordahap4016
    @kordahap4016 3 роки тому +3

    Naaaa faadumo wlalO wajiga ma candareeraaa kaaga taalay ninku muxuu arkay kuleyhay iska dhaq Waayaabe😆😆
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @gaxtaaniidiris5584
    @gaxtaaniidiris5584 3 роки тому

    nudiin kl sxb sare prnk waxaa iga cajabii videyo waa 15 minit prnk oo dher waxaa kaqiican prnk san cml ah fikir fiicn keep gowing 👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @Zahraxasan350
    @Zahraxasan350 3 роки тому +16

    Ataroishada wajigeeda nama soo aadineso qosalee isku qarinee vaaaar😅

  • @abdiqadarali2073
    @abdiqadarali2073 3 роки тому +8

    8:23 Nuurdin kl wachana naye kulaha .....sxpow atirisho miya intas kubartey 😅😅😅😅😅

  • @bushraabdirisack5857
    @bushraabdirisack5857 3 роки тому

    Maxa lkn nuurdin sidas gabad ugu kaleysa atarishada nuurdin kaso arso

  • @xasancarab6252
    @xasancarab6252 3 роки тому +1

    $05 XITAA MAN LA GASIIYO

  • @xilkasinamoha1187
    @xilkasinamoha1187 3 роки тому +2

    Aniwaayaabee uurki aaway

  • @kskey7476
    @kskey7476 3 роки тому +1

    Inta jif kuda waneyso

  • @istarhassan5870
    @istarhassan5870 3 роки тому +3

    0.5 xitaa wuu kayaryahay dhibaa qabtiin wlh😅❤

  • @queencadiinbeb6634
    @queencadiinbeb6634 3 роки тому +1

    Ala!! my pipo nuurdhin iyo atarisho waithinhisay inbathan one love

  • @xafsamaxamed7031
    @xafsamaxamed7031 3 роки тому +10

    9:29 mrke daqiiqada mareeso atariishada wee qoslesa been wye wxn

  • @mahir4781
    @mahir4781 3 роки тому

    Idinka iyo kamal video ma isla sodubtin maxawaye neh 🤔🤔🤔