PRANK |ATARISHO BADIYO OO MASEER DARTISA LA-OYSAY🥺

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2022

КОМЕНТАРІ • 333

  • @izmeil.channal7324
    @izmeil.channal7324 Рік тому +88

    Ninka kliya prankigisa Waali Eh 🤣🤣🤣🤣Adnaan model

  • @najaxali4855
    @najaxali4855 Рік тому +46

    Waxan prank ma.Ahan umad qaluubtoda haku ciyarina 😂😂😂al miina ruwyda waaye dhaha nooh😂😂ciyaarta naga dhaaf😄lacag xalal ah in cunto isku day wllo😒best youtubar somalia asad hagio🥰love you man❤️✌️

  • @KING_11878
    @KING_11878 Рік тому +95

    The Best Person Ever The Most Knowledgeable And Most Shine al Created Prophet muhammad صلى الله عليه وسلم♥️♥️♥️🕋

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Рік тому +192

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 💞❤🕋

  • @sidra857
    @sidra857 Рік тому +60

    War qoftaan indha adkaaa Quruxow ka dhamaan la'dahay😂😂😂

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Рік тому

      Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir ⚡️⚡️⚡️

  • @raxmoruun723
    @raxmoruun723 Рік тому +110

    Adnaan adoo prank xafso zone kusameenin wir bax🤸‍♀️🦶😭😂

  • @Hoodo121
    @Hoodo121 Рік тому +40

    Caawa waa jimce kafaidaysta saliga xabiibkeena

  • @lielaosman8710
    @lielaosman8710 Рік тому +27

    Nuurdiin san dhan mey ku jeceshahy atarisho weyba ku dhacate mansha alh

  • @Anfac__anna
    @Anfac__anna Рік тому +131

    Runta hadii laga hadlo Adnaan model prank sax ugu imaaw aabaha prankiga 😂🔥

    • @najaxali4855
      @najaxali4855 Рік тому +3

      Somali prankiyoda wax jiro ma ahan waa lesla ogahy 😂😂😂ruwayda ayee jilayaan😂😂

    • @ahmedamjiidofficial9215
      @ahmedamjiidofficial9215 Рік тому

      @@najaxali4855 ahey been waye

    • @mohamedadde3142
      @mohamedadde3142 Рік тому

      @@najaxali4855 lkn wan waa run inta danbe ka dareemaysaa 😁😁

  • @majidcade4733
    @majidcade4733 Рік тому +132

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw ❤

  • @iglanabdi3750
    @iglanabdi3750 Рік тому +17

    Atiriishada way soo aarsane atiriisho maawa isku taagtay diyaar noqo hee

  • @sadioali7329
    @sadioali7329 Рік тому +18

    🤣🤣atariisho naag isku tashatay waye guriga iyado u kireysan yhy borsadada qaado Iga dheh yurub isku badashay malisia Sas ka rabaa 😎💃🏽💃🏽

  • @missuk4851
    @missuk4851 Рік тому +20

    Atarisho naag nool iga dheh keep going bayo👏👏👏👏

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 Рік тому +53

    Adnan your pranks are on another level wallahi

  • @fooshassanali7553
    @fooshassanali7553 Рік тому +28

    Hhh keep Going prnkyad ku xernahay ka mid tahay wallkei🤗

  • @hanaancosoble2423
    @hanaancosoble2423 Рік тому +13

    Nuuriidn wuu ordi rabaa🤣😁

  • @idilqalanjo2035
    @idilqalanjo2035 Рік тому +13

    Alla ku wanaa waleen Afar lee halmar maqleen. Allah! Sida naloo busaayo baal daay afar kuyeeh… sorry Atrisho🙃

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 Рік тому +18

    Ninka kaliya prankiGiisa wali ah adnaan modal Quruxow 🤣🤣🤣war qofta xamadsad qaaday be wx Jil le dhahy 🙄😂😂😂 rer malesia sojafay hal haka sorewin🙈

  • @arisaqakadirmuse7556
    @arisaqakadirmuse7556 Рік тому +6

    The best youtube of Somalia 🇸🇴

  • @nuzeybaali5704
    @nuzeybaali5704 Рік тому +16

    Adnaan ma aqaan waxan ku dhaho, qof qalbi fiican ayaad tahay❤️❤️❤️❤️

  • @xantasoomaalida9430
    @xantasoomaalida9430 Рік тому +35

    Legend Adnan 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @hodanmaxamuud4827
    @hodanmaxamuud4827 Рік тому +10

    The king of pranks adnan model 😂😂

  • @team_dhacdhacofficiall2730
    @team_dhacdhacofficiall2730 Рік тому +9

    Team Prank Iso raaca🥰😂🎖️

  • @istarkhadar1066
    @istarkhadar1066 Рік тому +10

    Adnaaanoe dadka is qaba hysku dirin wll😂

  • @hudaahmed4163
    @hudaahmed4163 Рік тому +9

    Adnan gabdhaha familada haku ciyarin

  • @mohaanaadam2226
    @mohaanaadam2226 Рік тому +6

    Atariisho iska dulqaado adaa qof caan guursatay😀

  • @fatimaaliomar3611
    @fatimaaliomar3611 Рік тому +8

    Fariha seyid kusoo samee prank wnku jclhY dheh adnaan

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 Рік тому +25

    Wallaahi maskiin waaye ineey ku dakharto baa fiicnayd waad eedi prank. Mideeda kale dadkaan anageey filim noo dhigaayaan way is ogyihiin.

  • @user-uz4ky5tg1f
    @user-uz4ky5tg1f Рік тому +16

    Cadnan dhibadinidaaa😄family iskugu direysaa nio😇

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Рік тому +15

    Manshallah 😍 adnan model ayamahan waxa socota malejeya lagau soo duba you tube tikidka iyo nolosha ma jaban noga soo hadal bls 🥰🤣✌

  • @haykalpoi8896
    @haykalpoi8896 Рік тому +10

    Adnaan umadeena mahan wllhy pranka wali ah😁😁

  • @bintushukri6933
    @bintushukri6933 Рік тому +26

    Kan cadnaaanka Sibuu doqon uyahay dadka prank waba kudhigtaye raaali ahow mataqanid miyaaana ufff🤮🤮

  • @asmaaxmedjibril5199
    @asmaaxmedjibril5199 Рік тому +7

    Adnan keep going wllky

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Рік тому +13

    Wcs adnanow dadkii inta utagty maa mdaxa isku glisey sorry Atarishadena😌

  • @somalia2730
    @somalia2730 Рік тому +28

    Prank live miyaa kan 😂 😂 😂

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 Рік тому +6

    Masha allaha ma couples nurdin kl and atariisho badiyo srry wllshey mcn 🌷♥️🥰🥀🥀🌼🍬

  • @asiaqueenmohamett2748
    @asiaqueenmohamett2748 Рік тому +8

    adnaan waxaa ugabaranay prank wadna gowsa oo lala zuuxo atarisho waa sigaty xuux waxyarlee uga dhinaa 😂😂😂😂😂lkn see ula hadashay wiilka gurigayga iga bax maa qofla dhahaaa

  • @maryanahmed6356
    @maryanahmed6356 Рік тому +4

    wllhi wa ano kale tan hadi nag timado ixtiram ma jiro ku lahaa😀😀😀

  • @ikranabdirahman4157
    @ikranabdirahman4157 Рік тому +9

    war adnan dhunta haku xanunta walalow maseer xanun waye maxa hee atariishada sidaas uyeshay naa ninka tellka ka daf ee nagta caay 2wado dana gurika ka baxso wlh anii maba soc socalahen🤣🤣🤣🤣🙁

  • @amishaaminaabdirahman3729
    @amishaaminaabdirahman3729 Рік тому +4

    Cadnan modal waa inkaar reerku u tagaba wxu ku dhahya guriga iyo alaabtu way iga gadan tahay 😂🤣😂🤣

  • @maxamedcabdiqaadir9898
    @maxamedcabdiqaadir9898 Рік тому +1

    Legend adnan model waad iga qoslisay pro

  • @shukrigaraad2177
    @shukrigaraad2177 Рік тому +6

    Atariisho saan ceep waaye ninkaaga dad hortooda laguma waabiyo waba cebeyse wala is adkeeya marku baxa lala hadla 😡

  • @rumanqase2085
    @rumanqase2085 Рік тому +14

    M.a waxaa tihiin family kudayasho mudan
    Adnaan iyo baaro markastoo tukado wllhi wn idiin soo duceeyaa inaa isku soo laabataan

  • @maanomaxamed5074
    @maanomaxamed5074 Рік тому +4

    Adnan walakey waan ku xeystaa prnkiyadada

  • @koronto814
    @koronto814 Рік тому +5

    Nio adnaan adine shaydaan ayaa tahay

  • @farhiamohamedabdi4293
    @farhiamohamedabdi4293 Рік тому

    Ay atarisho badiyo strong Women iga dheh nuurdin borsdisa bananka dheh sas cml iyadalee sameynkrto👏👏👏👏👏

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 Рік тому

    Wcs Mami masha alaaaaaah xafidullaaahi 🥰 💖 ♥ 😍 💕 ❤

  • @maryammaxamed2461
    @maryammaxamed2461 Рік тому +8

    Innaba caadi maaha🥰🥰

  • @AsmadahirCapdi-gp1te
    @AsmadahirCapdi-gp1te Рік тому

    Adanan model hadaa arkto parnk runa wayeh wlhi😫😅😅😅

  • @nimcoahmed7658
    @nimcoahmed7658 Рік тому +4

    Cadnaan model umadeena Maha wllhi intu Malaysia tagay ayuu dadkaas madaxa isku Galilee ka waran😅🤣

  • @sabaaxkhaliif4318
    @sabaaxkhaliif4318 Рік тому +5

    nagta ninkedi la fadhiyo ad amane maxa wyan🤣😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣

  • @maryamdiriye6103
    @maryamdiriye6103 Рік тому +1

    wawarey waraa adnan wxn bidaaar lama dhaheeee magac kale ubixi😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @msssuuraley4639
    @msssuuraley4639 Рік тому +1

    Keep going cadnan

  • @ifrahmohamed6276
    @ifrahmohamed6276 Рік тому +4

    Waar waxan yaaaa ka qabta munaafiqan reerka dhisan muska usooo galay
    Accuudu billlaaahi mina shaydaani rajiim
    Shaydaanul insigan 🌚

  • @amaalawees5105
    @amaalawees5105 Рік тому +1

    Wad kawashen gawadha Adana wll🔥🔥🔥🔥

  • @sacdoyoabdikadir424
    @sacdoyoabdikadir424 Рік тому +6

    Wllhi atariisho way dulqad badan thy m.A ani hdan ahaan lahaa ilkaha ka jabin lahaa 😂😂😂

  • @Layland_1
    @Layland_1 Рік тому +11

    14:30 😉 he told her its prank

    • @umujibriil348
      @umujibriil348 Рік тому

      Wlhi bilahi halahas 10mar kabadan kuso ceshatay isku araktiya nahay 🤣

  • @quenqadra4256
    @quenqadra4256 Рік тому +5

    Jah yaaqeyow prank ahaa😁😁😁

  • @miskahhani2647
    @miskahhani2647 Рік тому +7

    First comment 🤣😛😛

  • @ckfamilyfans5459
    @ckfamilyfans5459 Рік тому +8

    AABA PrankNYADA 🤪MODEL

  • @MohamedAdam0
    @MohamedAdam0 Рік тому +2

    Bismillah
    Allah ayay usugnaatay mahad dhamaanteed walal waxa aan jeclahay inan kula wadaago habka ugu wanagsan oo lagu xifdin karo Kitaabka Allah sw ( Quraanka Kariimka)
    Walalka /walasha aan jeclahay nasiib wanaag ayay iitahay inaad aqrinayso hagahaan hadii aad raacdid aad liibanaysid aniga iyo adigana aan ajir kawada heli doono inshaaAllah
    waxa jiro 3 qaab oo aad u xifdin kartid Quraanka kariimka
    si aad ufahanto jadwalkaan hoos kuxusan waxaa muhiim ah in aad kitaab Quraanka kariimka ah Gacanta kuhaysatid;
    Qorshe Degdeg ; 4bil ( waxa uu aad u anfacayaa dadka quraanka ka kacsanyahay ama aad ugu dadaalo aqrintiisa
    Qorshe dhexdheaad ; 8bil ( waxa uu anfacaya qof walba oo quraanka kitaabka ka aqrin kara balse anan xifdisaneyn suurado )
    Qorshe Qunyar socod 1sano (qorshahan waxa uu anfacayaa dadka carabka culus ama kitaabka Alle kuyar adagyahay aqrintiisa
    Qorshe degdeg 4bil
    maalinti waxa aad xifdin 2 maqro (5bog oo kitaabka quraanka kariimka )
    taas macnaheeda waxa weeye juzki(20bog) waxa uu kugu qaadan inaad kuxifdisid 4maalin
    biishiina waxa ad kuxifdin 7 juz iy bar (7 juz iyo xizib)
    labadii di bil waxaad ku xifdisay 15 juz
    labadi bil kalana waxa aad kuxifdisay 15juz
    quraanka kariimka idilna waxa aad kuxifdin 4bil hadii uu Allah kula garab galo
    habkaan malahan waqti muraajaco (revision )
    waxa kasoo bixi karo qof dadaal badan ama quraanka waxbadan kayaqaan
    Qorshe dhexdhexaad 8 bil
    maalinti waxa aad xifdin 2maqro(5Bog)
    taas macnaheeda waxa weeye juzki(20bog) waxa uu kugu qaadan inaad kuxifdisid 4maalin
    25 maalin waxa aad kuxifdin 5 juz
    5 ta maalin ee bisha ka dhiman waxa aad ku muraajacayn (revise) 5ti juz ee aad bishaa xifdisay
    quraanka dhan waxa aad kudhamayn 6 bil (6bil*5Juz bishiiba) = 30juz
    2 da bil ee kuu hartay waxa aad kumuraajacayn quraanka oo idil.
    Qorshe qunyar socde : 1 sano
    maalintii waxa aad xifdin 2 bog
    25 maalin waxa aad kuxifdin 2juz iyo bar ( 2.5juz)
    5ta maalin ee hartay waxa aad kumuraajacayn 2.5juz ee aad xifdisay
    sanadkii waxa aad kuxifdin 30ka Juz Ee Quraanka kariimka
    qof waliba heerka uu kataaganyahay xifdinta Quraanka kariimka asaga ayaa garanaayo sidaas darteed waxa aad dooran dontaa habka ku anfacaayo kuguna haboon haduu Allah Kuu idmaayo
    halkee baad ka bilaabi xifdinta quraanka kariimka
    qof waliba marka uu gaaro guul yar waxa uu helayaa dhiiri galin uu kugaaro guulo tii hore kasii waweyn hadaba quraanka haka bilaabin meelaha kugu adag ama suuradaha dhaadheer ee aadan aqoon
    habkan ayaan filaya inu yahay midka ugu haboon xifdinta Quraanka Kariimka
    kubilow 15ka juz ee hoose
    kubilow 5ta juz ee u hooseeysa (juz 26-juz30 . kabilaw Surah Axqaaf hoos usoco)
    hoos u wad oo dhameey 5ta juz
    waxa aad heleysaa dhiir galin marka aad xifdisid 5 juz
    5ta juz ee ka koreysa ku xiji (juz 21-juz25 . kabilaw surah Jathiyah kor usoco ilaa surah ankabut)
    waxa aad heleysaa dhiiri galin marka aad xifdisid 10juz ee uhooseeya Quraanka
    Waxaa ku harsan 5 juz ( juz 16-juz20 . kabilaw surah al kahf ilaa surah ankabut)
    Hadii aad raacdid qorshaha 8bil 15 juz waxa aad kuxifdin 3 bil oo kaliya (bishiina waxa aad xifdin 5juz)
    hada waxa kuu harsan 15juz ee kore
    waxa aad ku bilabaysa ( juz 1 -juz 5 . kabilaw surah baqarah ilaa surah al nisaa)
    kabood 5ta juz dhexe
    ubood 5ta juz ee uhoseeyso 15juz ee kore : juz 11-juz15( kabilow surah al kahf ilaa surah Tawbah)
    kor usii soco 5ta juz ee xigta juz 6-juz10 ( kabilow suurah Tawbah ilaa surah Al Nisaa)
    maxaa kaa caawin kara inaad xifdisid quraanka kariimka
    akhrista oo aad joogteyso
    in aadan caajsiin ama dib dhigan
    hal musxaf isticmaal oo aad sifiican ula qabsan doonto
    dhegeyso quraanka kariimka MP3 ama MP4(badi dhageysiga quraanka xiliga xafada ama goobta shaqo)
    casharka mesha uu kumarayo dhagayso oo kucelceli
    lahaw hal sheikh oo aad dhagaystao sheikh codkiisa aad ladhacday ama kala dhigdhigaayo quraanka
    aan kuceliyo hal kitaab isticmaal hal sheikhna dhagayso (taas waxa ay kaacaawin xasuusta )
    isku day inaad samaysatid saxib kula xifdiyo quraanka (saxibka waxa uu kaa dhagaysan quraanka haben /malin kasta waxa uuna kugula subcin quraanka habeen/malin kasta.NB: Dadka aan isku magalada kunolnahay aniga aya diyaar u ah ina unoqdo saxib xaga Quraanka)
    duceyso : salaad walba kadib kuduceyso in Allah kuu fududeeyo xifdinta quraankisa
    sujuuda , qunuutka iyo marka janis heshaba kuduceyso in Allah kula garab galo xifdinta Qurankisa karimka
    waqtiga ugu wanagsan ee la xifdiyo quraanka kariimka
    salaada subax kadib ilaa laga gaarayo 11ka subaxnimo
    4ta galabnimo ilaa laga gaarayo 8da habeenimo
    halkee baad ku aqrin Quraanka kariimka
    telkaaga kushubo quran mushaf (bogaga mushafka telkaaga wa in ay lamid yihiin bogaga kitaabka aad isticmaasho , hadii kale waa kukala warareysaa
    masjidka ku aqri quraanka
    bus / train /socodka ku aqri quraanka, (arinkaaan aya ah arin aad isoo jiitay wa waqti aad dano kale soo gudan rabto quraankina aad kudartay qorshaha
    goobaha nasashada ku aqri quraanka
    guriga aad degantahay ku aqri quraanka
    marki aad guda gasho aqriska ama xifdiska
    iska xir aalada internet ka
    ka feejignow in lagu mashquuliyo
    ha daalin ilaa aad gaarto hamigaag
    kala qaybi boga aad xifdinaysid , adiga oo aanan bog xifdin haka gudbin
    qaado waqti yar oo nasasho sacad kadib
    biyo (mineral water) waa ay ficantahay in ay ku agyaalan
    ma ka maarmi karta saxib kula xifdiyo quraanka
    waxa aad uga maarmi karta saxib kula xifdiyo quraanka in aad joogteyso kutukashada quraanka kariimka xiliga habeenki
    inti aad xifdisay maanta kutuko cawa
    ama laba haben kadib kutuko Quraanka
    labada shay ee ugu muhiimsan Xifdinta Quraanka
    Subac(waxa aad ubaahantahay saxib /asxaab kugula subciyo quraanka)
    Tahajudka (in aad kutukato quraanka haben walba)
    waxyalaha larabo in aad ka dheeraato
    indhahaaga ka dabool xumaanta (haku eegin xubnaha cawrada ah rag ama dumar)
    heesaha ha dhagaysan (hadii aad dhagaysan jirtay quraankana aad bilowdid ayada ayaa iska joogsami , Quraanka isaga ayaa zuuliyo xumaanta)
    carabkaaga ilaali (dadka ha xamanin wax xun dadka haku dhihin
    waqtigaaga ha dayicin
    Nagu so bir si an kherka uwada fafino wll
    ua-cam.com/video/fDbiwDpCz50/v-deo.html
    +254791716678
    What's aapka Aya Nagala so xarir karta walalaha kherka jecel
    Mahad sanidin
    Wlalayal

    • @luulmohamed6453
      @luulmohamed6453 Рік тому

      Manshaalah wll ajar iyo axsanaat allah hakasiiyo.

  • @TeamSaadiq
    @TeamSaadiq Рік тому +2

    Malaha ninka way dishaa atarisho badiyo indhaha fataha ka galisee😂😂

  • @ikraamabdi7961
    @ikraamabdi7961 Рік тому +2

    Muuqaalkaan waxaa ka cad in ay dad taageero iyo kuwa kalaba kala jecleen balo ku taageerte Somali maryooleey tusaale waa kaas

  • @fardawsoxay4474
    @fardawsoxay4474 Рік тому +6

    Hhhhh umadeena matihid adnaan

  • @khalidcabdi5733
    @khalidcabdi5733 Рік тому +30

    Boqorka prankiga 🤣🤣🤣

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 Рік тому

    Adariisha baadiya dulqaad masha Allah

  • @fardowsoxussen3333
    @fardowsoxussen3333 Рік тому +2

    Ceeeb wye ninkaad markuu qof kula joogo waxab lama dhaho markaa kaligiiina tahiiin waxaa rabto dheh

  • @naaadush.nouh0123
    @naaadush.nouh0123 Рік тому +2

    wllo pranka lahayne familyada illhy ha burburin

  • @nimcomaxamadcali2548
    @nimcomaxamadcali2548 Рік тому +13

    Cadnan masiibo😅🤣

  • @ibrahimfarah6907
    @ibrahimfarah6907 Рік тому

    Run run ayay oqadati masakinta wan kanaxay waraa gawada masakin waye banaka kamara qofta

  • @farowla12345
    @farowla12345 Рік тому +3

    Mashallah

  • @muniirmousejama2167
    @muniirmousejama2167 Рік тому +5

    Naag adag iga dheh🤣🤣🤣

  • @dhiigaofficial2548
    @dhiigaofficial2548 Рік тому +2

    Daqiiqada markee mareeso 2:56 nurdiin atariisho baadiyo caadi oo ugu baaqa yaa ila arkay 😂 team var

  • @sacdiyoabanuur2949
    @sacdiyoabanuur2949 Рік тому +5

    ADNAAN DHAX KU JIR MAXA KA DHIGAY😂🤣🤣

  • @miskahhani2647
    @miskahhani2647 Рік тому +11

    Ninyhw cadnan atarisho dig kar hakuridin 😛😐😒

  • @Khaalitt-GadhKa
    @Khaalitt-GadhKa Рік тому +6

    Wlhi funny waye

  • @umujibriil348
    @umujibriil348 Рік тому +1

    Wlhi blhi tlhi dulqaad ledahay Ani hadan ayada ahan lahay talefanka inta ka qado ku garaci lahay dulqaad ma jiro ani xageyga 😁😫

  • @fatxoabdinasir3200
    @fatxoabdinasir3200 Рік тому +3

    Salalahu caleyhi wasalim

  • @mohamedwali3853
    @mohamedwali3853 Рік тому +16

    First comment how many likes can I get?🤔

  • @ifraaxifka9164
    @ifraaxifka9164 Рік тому +1

    Cadnanow wlhi wa naka washay sori atariisho wa kuku dhacday eeiska qaado wallkey adno kusameey blz

  • @Bahjabilan23
    @Bahjabilan23 Рік тому +2

    Cadnaaaan umdeeena mhn mdxa dadka ka gasha waxa igu daraN ninka naagtiisa aa ku horamaanysid😭😂😂😂😂😂😂

  • @naimaibraim1164
    @naimaibraim1164 Рік тому +1

    Prankiga cadnan kahelaa kkk

  • @shakareetosharaf7449
    @shakareetosharaf7449 Рік тому +2

    Cadnaan rufyan cidah ha isku dirin🤣🤣🤣🤣

  • @asmaaragsan1119
    @asmaaragsan1119 Рік тому

    mcney atirosho sryyy lkn wan zoo jaraneynaa💪

  • @comewecook2668
    @comewecook2668 Рік тому +1

    Adnan madixisa lagugu xishmeynayaa alla maxey wax badan iscelcelisay atarishada

  • @assadabdi7737
    @assadabdi7737 Рік тому

    Atariisho sifiican ayaa loogu tashtay

  • @masutbadel8992
    @masutbadel8992 Рік тому

    Zxp macaane wax prank gala iyo wax kale kalagaro zxp reeraha isqabana kalsooni daro haku ridin

  • @shukriabdi2953
    @shukriabdi2953 Рік тому +3

    Sorry 😞 😔

  • @mrjimceofficail6926
    @mrjimceofficail6926 Рік тому

    Zxp haaye waxan ka baqayaaa inaaan chanalkaga iska dhaafo qofka intuuu rali noqonaya daaa prankiyadaa

  • @mumtazxayat2588
    @mumtazxayat2588 Рік тому +4

    What A prank hahaha

  • @hassanhajifarah5901
    @hassanhajifarah5901 Рік тому +2

    Waxaas prank lama dhihi karo haraad aan jirinbaa gabadhii ku dhacay 😂😂😂😂

  • @kowsarsiciid7158
    @kowsarsiciid7158 Рік тому

    علا فكرا فاطمه قوية أحلا وحده 🤣🤣

  • @maryamaabdulahi8800
    @maryamaabdulahi8800 Рік тому

    Legend 😍

  • @barlinabdullahi7813
    @barlinabdullahi7813 Рік тому

    Wallahi dulakada aya litahay ainga intaa madakisan karo

  • @raliaabdikontoma9783
    @raliaabdikontoma9783 Рік тому +5

    MashaaAllah atrisho baadiyo maseer badhan she is very jealous 😍

  • @jamileosman4132
    @jamileosman4132 Рік тому

    Kkkk walaahi waa ka bolesatay adnanoow

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 Рік тому +7

    Ree UA-cam mid ba mid ka kale uun bu dhahaa wan taageri jiray xta haday Donan isma eegan ba😀😀😀

    • @CRACKER454
      @CRACKER454 Рік тому

      Ani adaa kutagera waana kudaawada 😂

    • @maproukamahamed4464
      @maproukamahamed4464 Рік тому

      @@CRACKER454 ilaa waa hore ilaa yaran taydiii ban ku dawan jiray boowe /baaayo 😀😀😀 korkad ka salam tahay qurxow /quruxey

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Рік тому

    go ahead

  • @aaalcd6070
    @aaalcd6070 Рік тому +2

    arimaheena kuso samee inta malesia joogto youtprda wadnaha go.o nio 🤣🤣🤣🤣

  • @deeqaaadan1835
    @deeqaaadan1835 Рік тому +6

    Asc cadnaan modal