Abaayo prank ma fiicna reero badan ayaa ku burburay waxaa ka dhashaana waa kalsooni daro mida kale waxaa tahay hooyo c-section ku dhashay 2morth ama 5morth midna ha isku dayin waayo waa halis
@@anr4578 Haa yacni hda Ben e shegte mid run sugena hdo alla idmo wxa la tirinayo mel ma jiran alla wen halis waye wala dhaha gabra kasayo lagu qale 2sano kadip neh wa qade ur kale marka inta lagu qale alle ha cafiyo sido u farxe hdane prank unoqte le ka wade alle run waka dhigi kara sadashu wa qeyr
Xaqiiq inaad waa wax aad qurux badan lkn sheekada pranka ayyyaa haleyay illahey mit run ha idin siiyo sis and pro waa nii jeclay Lkn bayo fadumiina qaabka aad udiyaarisay iyo hadalada ku qoran waa another level Wllhi masha allaah ♥️
Nuradiinba anaa ka daran wlhi bilhi iyadoo wa prank leedahay atariisho yanba rumaysan run umaleynayay wlhi dhulka nagu jiiday atariisho dacad bay iga thy wlhi 🥺🥺😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
waa kaxumahay wallke nuurkay waxan waye waxan prangiyada ku nacay kafikira intadan sameninaha waxyabaha lagu kaftamo iyo waxa kale karali noqo kolay hada wayba dhacdayee❤❤❤❤❤❤
Hadaba wali kii kale kaso kabsane o hadana lagugu waleee asaga dabaal miyaaa ar ninaaa in lo dhaldhalo jecelaaa wax howl yar miyuu modey illahy haydin siyo kuwo badan 🥰
Lkn hadey cunug labad lagu qalo atarisho lacala hadey ur kale qado mar sadaxed lama ogolo iney qado doctor wa inu ku shegaa wayo qalinka hoyo labo mar kama badno allah ku fududeyo family qurux badan noloda😍❤️
Nuuradiin caqligaagu waa sidee hooyo ilmaha lagu qalay weliba 2bilood jiro sidee ugu farxdaa ilma kale hooyada wakhti hala siiyo ilmuhuna ha karo insh Allah atirsho wad aarsatay kkkk
Nuredin wajigiisa faraxad badan baa kamuqataya abayo ninkaga ilaasho waa qof qalbi ficn Allah idin barkeeyo nolosha waxas cml ma ficn mar kale ha sameyan nabad ahad
ua-cam.com/video/F1YX_BYH1v0/v-deo.html ilaa hadda waa lagu danbeeyaa
2 diman isoqabo tukaalaa kulul anakuhayaa👍
Abaayo prank ma fiicna reero badan ayaa ku burburay waxaa ka dhashaana waa kalsooni daro mida kale waxaa tahay hooyo c-section ku dhashay 2morth ama 5morth midna ha isku dayin waayo waa halis
This is emotional damage not good at all.
Ilhy haidin siiyo awlaad bariyoo barakaysan muscab na haidin daysto
Pls mar danbe ha isku samenina prunk nocana wlhi anaga xata qalbiga na hurinaysaan wax funy noso galiya lkn ha is dhawicina plss😪😭😭
Dunida masoo marin qof la mid ah nebi Muhammad Scw ❤
Scw scw
swc swc swc swc swc
Scw scw scw
Scw
Scw
Dunida masoo barin qofka naxariis badna kana ixtiram badna nabi Muhammed SCW ❤👋
Salalahu calayhi wasalam
صلي الله عليه وسلم
scw scw scw
Salallaahu calayhi wasalam ♥️♥️♥️♥️💯
Scw scw scw
The best person ever the most knowledgeable and the most shine all allah created is prophet Maxamed scw ❤️❤️❤️
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤♥️♥️♥️
Salalahu caleyhi wasalim
SALALAAH CALAYH WASALAM❤️❤️❤️
Salallaahu calayhi wasalam
Scw scw scw scw scw
Ilahayow waxan ku waydiisanaya wax walba oo muraadkayga ah inaad isiiso amiin yaa rabbi🤲🥺♥️💍🤴🏻👸🏻
Marka hore abayo allah ku sahlo marka xigto marka ad duceysaneysid abayo musliminta ku dar markas ducada wey dhameys tiran thay tnx
Family aan jeclahay baad tihiin
Lkn Hooyo laba bil kahor la qalay aad ideed ugu farxi inay hadana uur qaado ani hadaa booskiisa tagnaan lahaa waa ka nixi lahaa waayo hooyo caafimad qabta ayaa ilmo dhasha dumarka wakhti siiya awladana wakhti siiya tirada mahee waa tayada big ✊
Aad iyo aad 😘
masha allah
MashaAllah aqli saliim huuno👍
Oo muxu samayn kara wayhe saw urka isaga uma laha ma so rid buku dhaha🙄🙄
Sas waye inuu naxo uu ahaa
😥 wlhi calosha aya ihurtey waxan okale kaftin magalo😓 Wa idiin jecelahay Weligin farxad kunolado❤️ insha allah 🥰🥰
Illaahay run, haka dhigo, ciyaal kala oo saalixiin ah oo baariyaal ahna ha idin siiyo, Aamiin yaa rabi, scw scw scw scw scw scw scw.
Abaayo Atarijo, mar dambana khaladkaas oo kale ha samayn Insha-Allaah.
Masha allh qofkii wangsn qer ekula jeeclyhy marki lagu dhahayo waa sas Alllh kushrarfo
M.a
Scw
Daaren farxded prank😢 allow run ka dhiig family dhamntiran Maria sugena insha allah prank ruun noqda gadashe saadashu wa qeyr❤🤩 🇸🇴 🙏
Oo sooma qalina miskiinta
Bisinko hada ma ahn
@@anr4578 Haa yacni hda Ben e shegte mid run sugena hdo alla idmo wxa la tirinayo mel ma jiran alla wen halis waye wala dhaha gabra kasayo lagu qale 2sano kadip neh wa qade ur kale marka inta lagu qale alle ha cafiyo sido u farxe hdane prank unoqte le ka wade alle run waka dhigi kara sadashu wa qeyr
Sorry nuridiiin wlhi wn ilmeeyey plz fadumiina waxas oo Kle ma Galo kaftan mardambe iska ilaali 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Cawa kle waa qoslaa😂😂 wabaa Nuradin majoogtid markaag😂
Inanta waa qalantahy ka dhac😋
MashAllaha...Caruurbadan Allaha siiyo.
(No more baby prank___)
Nuurdiin inaa xanaaqdid ma ahan haday kuu qaaday xitaa inaad ka murugootid ayay ahayd because qaliin ayay ku dhashay qofka markuu qaliin galana ilaa lawo sano inay caloosha neebsato waaye ama hal sano raga qaar xisaabtan malahan wlhi sorry atariisho
Happy New year 1444 H All Muslims
Uuraan kuu leeyahay
Thank you so much
Ilaah baa uurka keene alx dheh sxb
Atariisho no more baby pranks okay 👍 xaajiga qalbigiisa ilaali
Team atarisho baadiyo ismuujiya❤
Xaqiiq inaad waa wax aad qurux badan lkn sheekada pranka ayyyaa haleyay illahey mit run ha idin siiyo sis and pro waa nii jeclay
Lkn bayo fadumiina qaabka aad udiyaarisay iyo hadalada ku qoran waa another level Wllhi masha allaah ♥️
dhaman intii ay labadoda walid ka dhinteen ilahy janatul fardawsa hoygooda hakayeelo, intay u nolyihina cimri dher iyocafiyad ilahy how siyo. amin
Atirisho iga dulqad badan waxn oo buufina inta xidhxidhysey😁
Waaw caadi u ilmey m.a Fatima hambalyo masugi karo xitaa ila video madhmdo🥰🔐👑👑❤️❤️👑👑
Bisinka intuu dhihilaha abayo hada dhaw bad Qalinku dhashe coloshada babugto wuuba isgafuurina walee farax naxariis malahan anway illah ha isku keen barakeyo 🤔😔
Ma aragtay😅😆
@@Amiira-qalbiwanag ha sister aniga wali maba guursane lkn nimanka qarkod gurka weyba kunacsinayan bisinka habiisii haduu kadii kwrn 🤔
@@sawdasaalahwaliduroon75
aniguba kulamid ban ahay
Hoyadu wa inay hesha janis ay ayaduna ku nasato ilmuhuna ku koran
child spacin is important ☝️
Yess prank atariisho mid kle baa noo dhiman soo aaarso mar kle❤
Mnsha allah wiilkan ubad Jeclaaa😩❤️ ilhow kaasi kle isahaL👑
sorry dumashi😥 team Atariisho 😘🤩😍
Ilaahay run haka dhigo insha allah caawa caloolgalaya ❤️
Caafimaadkeeda halis eh beee
Ilmo waa loo baahanyahay lkn hdda maya maya Caloosha maba reesanin gudaha 😢
Caloosha maba reesan bee 2 bil loba jiraaa see CML hada maya
@@malabey197 maa ilayabtay Naga somalida intee. Nin caruur ku fakirayan naftooda halis galinayan wah 3jir ma2 sano bar in uur qaado ufcn wayo halka sano markasta ladhalo iskunuga hooyada ku rafadeyso duq u ekaneysp qurux dhalinyarnimda ilmaha waqti uhesho nafatda waxa kirta ailmaha lagala dheereyo nin malinto 8 isku xiga udhasho ka dhaqaaqo adigaaya dhib qabo haar u ekaneysa ubad jajurta kala uyaryar xanun waye hadu baxayo adiga qurux bdn ilmaha heysan karto nafatda unaxaya habaxo hadi lugu qalay waba kadaranthy3 sako fcn
@@halimajeylani9243 wallahi abaayo beentaa maaha
Masha allaah 💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝
Abayo iyo abowe buufinmnka ilmaha malagu horbujiyo wuunaxaya dhagihisana inay wax soo garan laga yaba abayo marlbd hakunoqonina yaaaaheeee
Yes hadaa nahay team Atariisho badiyo waa noogu soo artay keep going Atariisho badiyo
Waa ka xumahay atariisho 😔😟🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺😟🥺🥺
Wiilkale hadaad dhashan musamil ubixiya ma family ❤️💯
Nuradiinba anaa ka daran wlhi bilhi iyadoo wa prank leedahay atariisho yanba rumaysan run umaleynayay wlhi dhulka nagu jiiday atariisho dacad bay iga thy wlhi 🥺🥺😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Nuurdiin cawa wy ku Hayzata😄💪 lkn wlhi wa Xanuun🥺
waa kaxumahay wallke nuurkay waxan waye waxan prangiyada ku nacay kafikira intadan sameninaha waxyabaha lagu kaftamo iyo waxa kale karali noqo kolay hada wayba dhacdayee❤❤❤❤❤❤
Hadaba wali kii kale kaso kabsane o hadana lagugu waleee asaga dabaal miyaaa ar ninaaa in lo dhaldhalo jecelaaa wax howl yar miyuu modey illahy haydin siyo kuwo badan 🥰
Haa wlhi anoo caadi udhalay oo 4bil marayo aaba ka cabsanaa hada degdegan qof qalan warkiisaba daa
Caruur badan allah haku siiyo habo ❤️
Ararisho abyo Walken balancing marathon farxadisa wafarxadena abyo
Maasha Allaah wonderful family
Mansha allaah atariisho badiyo camanka kush kushka ah qurux kutahay wlhi isha baxarka cayilka kuxurxoneed ileen
Ilaahey mataamo ha ku siiyo Wlhi Wa ka xumadey ani xataa🙃🙃🙃
M.a alha uadkeyo ilmo bari alha kadhigo Wlhi cdim ad anufarxay indahyga ilin akusoistagty saufarxy lee
Abayo markale haku sameyn plz🥺walahi ninka raga wax kaga farxad badan malaha marki aabo uu noqdo wllhi saaid u xanuun badantahay😭
Manshaa allaah waa sax lkn walaaley nimcada allaah ku siiyo la aamus illaahayna ku mahdi
Niman arsan urka hooydiiisa ku jra hada anhy team atarisho badiyo❣💪
Hooy atarishoy wxaa dhalesid qabri mla gleside tartiibsi hda lagu qlee illhy ha idin siyo❤️🤲
Haa Abayo ano 2 sano joogay uur kabaqayay be iyado labo bilod qalan mawa cabsanaysa
Wlhi waan la oyay abyo atrisho mardanbe haku sameyni wll😢😢😢
Iska niyeyso ilaahey ayaa run kagadhigaye maskiin hoooyadey ilmo badan ayey iguduceyse ayaan kanaxay
dareen qofka lagu ma ciyaaro atariisho🤔🤔🤗
Prank 🔥
Marka hore Wan idin salamay familyka qurux tabatan atarisho iyo nuurdiin baranki iska dhafa waa itin kacod sanaya balls qalbiga umarono allh idin xafido 😍 💖 ♥ 😍 💖 ♥ 😍 💖 ♥ 😍 💖
Mashaallah
Atariishadena Wan iska Kaa jeclhy Mcney Allha ii kaa Xifdiyo🤲🤲 💯💯❤💋🥰🥰
😅😅nuurdin ani cml wye wllh hdu xanaaqo inla taab taabto mwa jclo hhh hdalka bdne wuu dhiba 😂
Sorry nuurdiin plz atariisho wxn oo kle kaftan ma galo maskiinka niyada ka dishay
atarisho wa ind raagalin bixisaa nuuradiin illhy run hka dhigo video gn kn ku xiga I.a
🤣🤣🤣🤣🤣team atarisho went hard on this 😀😃😃😃😃
Lkn hadey cunug labad lagu qalo atarisho lacala hadey ur kale qado mar sadaxed lama ogolo iney qado doctor wa inu ku shegaa wayo qalinka hoyo labo mar kama badno allah ku fududeyo family qurux badan noloda😍❤️
Yaa Waxas kushegay Akhiyow Aniga marki labad ba hada cunug laygu qalay mar 3 hadu Alle iqoro waleygu qalay kaliya Waxa lo bahan yahay inad ilmaha kala fogeysid ila 2 sano Ee gbdho waxan Asxab nahay 5 Iyo 7 qarkod kudhalay hadana inay si dhalan raban
6 mar lis qali karaaa waa caadi
ilaahay run uuka dhigi karaa ayaad tiri
wakaa manta ka dhigey ❤👸mashaallah
Atariisho plz dareenka ninkaaga ilaali sidaani waa qalad aad uweyn abyo Alle kabaq Allow inta aawlaad ubaahan si fudud usii
Walalyalow prank sikala ufahanten wixi mowduc owlad, gur iyo family kusabsan lagumadhelo dadka wad kafarxisi lkn qofkad qalbiga kadhawici kafikir
Walaalayaal ama xishood jira. Waa isku yaacnay caadi eh waaye teeda kale bulshada idinku xiran Marin habaabinta ka daaya hooyo hada laqalay ine uur qaado wax lagu farxo maaha
Subxannallah sidan prank maahan please waxan dhaaf walaal atariisho badiyo dareemo kaftan ma galaan 😢😢
Prank nag daa ilaahay mid run ha keeno
War goorma is dabsaarteen hadeer leeeba mid dhasheene😂
Ax 😭😭😭calosha I hurte miskiin ha samen mar kle wlh darenkisa haku cayarin abyo
Please..... Don't try again "Atarisho badiyo" 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Masha alh ale owlad badn ha ini siiyo❤❤❤lkn parnk ilmaha ah iska daaya wll
Atarisho mcnt. Waxkle prank kadhig lkn awlaad prank hka dhigin
Sida uu ufarxay😓lee m.a ilaahy mr 2aad hanii siiyo
Nabi muhammed sallalaahu calayhi wasallam♥️
😭😭😭😭😭😭😭 San ina yesho ma ahen wlhi abyo maku sameen san cml plz🙏🙏🙏🙏🙏
Masha Allah beautiful family god blessed you 🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽
❤❤
Ninmanka somlida qaar ilmaha ilhey siyayay xataa ma daryelan dadka qarna mansha alaah 😢😭
Illahy run waaka dhigi karaa been maahan hhhhh😂😂😂😂✌
Asigu abe ah ina too jooga anig kaxumadey beeh jaah fahima wiilka waxan danbu haku samen aby tem nurdin wan suara sanen
Time atarisho weynu guleysane lkn sidu u farxay leee😅😅😅😅
DON'T EVER DO THAT ACT
FORGIVEN IS A PEACEFUL
Blessed family😇
hadeertan ayaaba lagugu soo qalay abayo caloosha hakuu boksooto wuxuu ilah kusiin godla galimaysid
Ahahhaah well done attarisho this was soooo funny 🤣🤣🤣🤣
Wll mcn isoduceya Inu Allah Owlad bariyal isiyoo😭🤲🤲🤲
Allah kusiyo
Runtii Qalbada ayaad ka dhawacday mahen inaad sidan ku sameeyso___waan la qiirooday😥😥
Lkn insha allh asagoo runa allha idin siiyo
Wcs walalkey iyo walshey atrisho Masha Allhhh 💖👍💖 bby 😍😍😍😍😍💋💋💋 kheer baadan farxdina waa farxdena Masha Allhhh 💖💖👍👍💖💖
Iam sorry nuradiin wllhi allh hkuu hibeeyo awllaad labaad zxip insha allh comingsoon second child insha allh
Nuuradiin caqligaagu waa sidee hooyo ilmaha lagu qalay weliba 2bilood jiro sidee ugu farxdaa ilma kale hooyada wakhti hala siiyo ilmuhuna ha karo insh Allah atirsho wad aarsatay kkkk
Mansha Allah ha iskukiin xafido awlaada baari ha inkaga dhigo
Abayo saan mar danbo ha sameyniin xbbbtii parang wax fiican ma ahaan hada semnesane laa wadag qoftaad
Ellahey run ha kaa dhiigo dumashigey waa hanaqay atarisho inadeer saas haku sameynin markale Nuradin dumashi adigana rali noqo ❤️❤️❤️❤️
Lee nuradın nafba haysee run ma uga dhıgtıd reer nuradın wax lagama qabmkroH😅😅😅😅
M.a alleh awlldd hayno siydiiyo 🤲🤲🤲🤲
Next prank muscab ka xasay plz🤣🤣🤣
😭😭😭 sorry fatimay aniga xita wan oyay xabibti mar dambe ha ku ciyarin nuurdin waxkale ki same
illhayow awlad badan ha idiin siiyo insha alllha qalbi family qurxoon wllhi wan idiin jecalhy wllhi
Nuradin xanaq fadumo meqa jer dhabarka goysay adkeyso markada wll wacadi wakumartay tan ilahey wuxu kusinaya cid kacilenyso malahana
Uur ayaan kuuu leyahy waa qalad. Uur baan leyahy ka saxan. Ilmha wa lawada dhaly e hal qof malahn supxmke.
Nuredin wajigiisa faraxad badan baa kamuqataya abayo ninkaga ilaasho waa qof qalbi ficn Allah idin barkeeyo nolosha waxas cml ma ficn mar kale ha sameyan nabad ahad
Xaal Marin walina uuur ayaa laka Raba atariisho wllkei mcn waa Ika qlbi jabisay
MashAllah walalayal wan idin salamey🤗🤗
Abaayo waxaan parnk ma,ahn qofka emotional kisa inlagu dheel dheelo parnk ma noqoto ee family giina jiritaankiisa unaxa😟🖐☝️🥺
nuurdiin wad qaldantahay huuno sababtoo ah wxey eheed in aad udamqato xaaskaada maxaayeelay 1hada ayaa ilmo lagu qalay 2 ilmahaaga xaqiisa nuujinta lama siinin ilma kale.in aad dhahdo wn ku faraxsanahay sorry qalad waaye unax xaaskaada ugu yaran 2 sano nasiino sii wxi ilahay kuugu talagalay waad dhalee I.a
Dareen farxad 😭😢😢😢park😢😓😥😥😢😢wallhi wax ka xanuun badan msjirto🥲🥲
Atarisho mxa😭😭😭😭