PRANK || KII UGU XUMAA NAAG KALE UUR II LEH AA 😡😡

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 бер 2022

КОМЕНТАРІ • 779

  • @nuurdiinkl
    @nuurdiinkl 2 роки тому +814

    My queen 👸 videoga mahad celinta 400k wuxuu noqon doonaa videogii 400 aad hambalyo lkn prankigan waan kaa xaalmarinaa

    • @VIP14348
      @VIP14348 2 роки тому +16

      Wllo kadaa gabadha prank ma ilmo labaad inaad weydo ayaad rabtaa hadana prank kala xun bisinka

    • @umumaahir9022
      @umumaahir9022 2 роки тому +6

      Nurudin kl gabadha intey kadhaleyso kadaa prankigaa

    • @aswaaancabdilahi5798
      @aswaaancabdilahi5798 2 роки тому +2

      @@VIP14348 ilmihii hore muu ka saqiirayna🥺

    • @aliyafarah9644
      @aliyafarah9644 2 роки тому +1

      @@aswaaancabdilahi5798 haa waa mid waahore ah buzhegaya

    • @mohamedhamud7857
      @mohamedhamud7857 2 роки тому +1

      Longtime my family we missed you welcome back

  • @maanka305
    @maanka305 2 роки тому +169

    Waxaan soo gudbinnaa kheyrka fadlan Nagu dhiirri galiya بارك الله فيكم 🙏🧡

  • @Atarishobadiyo
    @Atarishobadiyo  2 роки тому +351

    dhamaan wallaalahey 1.7 k inooga dhiman 400k come on isla caawa aan gaarno

    • @xawoadenabdi9667
      @xawoadenabdi9667 2 роки тому +6

      Asc atrissho abyo waxad hadasha arintii uurki hore wyo gabdho bdn o arintas eyku dacdy aya ka faidysanyo vitaminadka iyo hada cuntada badshy aniga sidas okle aya I qabsaty 1tupo aya laiga jaray uur klena weli ma qadin iso duceya asxby adigne abyo video noso duub ama mel kalso xariro iso qor alle nbd hakugu kala keno qali dadki kuducynayay ayn kamid ahy

    • @hanaancusmaan8120
      @hanaancusmaan8120 2 роки тому

      nolaah dhafilahy hdo san igalalo

    • @SOM24342
      @SOM24342 2 роки тому

      Coming soon400k quenteen.
      Abaayo MCN 1k igaadhsiya

    • @queenramaasqueenramaas9699
      @queenramaasqueenramaas9699 2 роки тому

      Waxaan wan key dhameyn ka dhiman 400 ohmy good

    • @layloibraahin715
      @layloibraahin715 2 роки тому

      Waad gaartay hamblyo

  • @faadumomxmedfaadumomxmed53
    @faadumomxmedfaadumomxmed53 2 роки тому +63

    Nuuridiin waa nin aqyaar fahmi karo dumarka sida loola dhaqmo maasha allaah rag bdn oo youtuber oo xasaskooda madaxa kasarneen ookfcnyhy iyo kuwa kle ninka xaaskiisa in uu ujilcnyhy aafcn mrka maasha allaah waxaa tihiin dad aqlaaqdooda wanaagsan xaasid alle haidinka qabto kuwi isduga alle haidinka dhigo nuridiin midki kusii ixtiraamo aan isbadalin alle hakaaga dhigo sida noo muqata waa qof dagan guulysta cadawgiina hajawo fooshana alle hakufududeeyo ado nbd qabto cunug cfmd qabo alle haidin siyo

  • @naimaqani6969
    @naimaqani6969 2 роки тому +91

    Faadumiina you're strong i like this energy❤💃💪💯

  • @abdikadiredow5193
    @abdikadiredow5193 2 роки тому +162

    Kadaaf prank pls.. it's not good for her such times she is pregnant wlx. .... such times do surprises and challenges with her. Not Prank.. love you siz fatma am from Kenya 🇰🇪 . Noordin love u also

    • @princessheva6099
      @princessheva6099 2 роки тому +4

      Somali pran are fake don’t trust plz😂😂😂😂

    • @najmobilan753
      @najmobilan753 2 роки тому +1

      @@princessheva6099 zomali is lagends😅😅😅

    • @hiboaxmed8179
      @hiboaxmed8179 2 роки тому

      @@princessheva6099 🙈🙉🙉💘💘💝💝😻💋💌💝💚🥕🥔🥕🌽🌶🥨🥨🥨🌽🌶🌶🥖🥖🌰🥔🥔🍆🍆🍆🥑🥑🥥🥥🥥🥖🥖🥨🏟🧭🏔🌋💓💓💓💓💓💓

    • @hiboaxmed8179
      @hiboaxmed8179 2 роки тому +1

      @@princessheva6099 jsjxnxnxnmkkxnmdlkowksddkdkfjdkwoladndmnddndnnsxfc

    • @lightlight5706
      @lightlight5706 2 роки тому +3

      Kenyada la sheeganooyo maxay ahayd 😂 Ya Somaliyeey.

  • @naciimamaxamuud537
    @naciimamaxamuud537 2 роки тому +15

    Atirisho naag adag wllhi illhy haku xifdiyo nuradin adina gabdha sida kada wxan malagu kaftamo wllhi rali gal in buxda ka rabna team atirisho

  • @anascasan7360
    @anascasan7360 2 роки тому +26

    Atirisho badiyo aad ayan ku jeclhy abyo ♥️🤗

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 2 роки тому +115

    Nuurdiin gabadheena kama kaftameyno xiliga PRANK lagu sameyn laha kuma jirto mar kale haku sameyn ila eyka dhasho insha allah

    • @kikialemu7
      @kikialemu7 2 роки тому +2

      Saaax saax 100/ 100

    • @kikialemu7
      @kikialemu7 2 роки тому

      Xiligeeeeda ma joooogta iam sorry ss

    • @ayanali7911
      @ayanali7911 2 роки тому +1

      Sax allaha siiyo rageena qalbi naxa hooyo ubadkisa calosha ku wada bark uma qalanto in lagu suubiyo

  • @meerasalman6663
    @meerasalman6663 2 роки тому +70

    Naag adag wllhi ada baxaya aa iga gadan😂❤🔥

  • @xaawosayid9380
    @xaawosayid9380 2 роки тому +21

    Wxaan noqday qofki buuxiyay 400k😍🥳hambalyo family

  • @liyaomars
    @liyaomars 2 роки тому +14

    Barank noocaan oo kale faiza iyo cabaas ayaa sameeyeen bil ka hor intuusan faiza cunuga kasoo dilmin khuluubtooda allaah hau khaboojiyo saqiir aaqirana allaah haugu dhigo. Lakin xaasaska xaamilada ah Naxdinta halaga ilaaliyo blease

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 роки тому +22

    Manshallah 😍 hanbalyo 400k million coming soon inshallah atarisho badiyo nuradin kl 🙏 😊

  • @ayaancabdi2770
    @ayaancabdi2770 2 роки тому +9

    400k congratulations 🎊 👏 💐 🥳 🙌 💖 xappti quruxey noloow in badan

  • @ducoofficial
    @ducoofficial 2 роки тому +16

    Prank waa astaamaha burburka reeraha youtube yaan layfahmin khalad🤗

  • @Umma1
    @Umma1 2 роки тому +12

    Congratulation 400k 🥳🥳❤❤👏👏👏

  • @saadiaabdi2511
    @saadiaabdi2511 2 роки тому +29

    Longtime welcome back we missed you

  • @jibriildehasan6988
    @jibriildehasan6988 2 роки тому +10

    Familigan Ilhy dartii ujeclhay wlhi Full xushmad ♥️♥️✌🏽

  • @Yahye____
    @Yahye____ 2 роки тому +216

    Prankiga somalida inuu been yahay Oo la isla ogyahay waxa ku garanasa halkii camerada lagu xiro lagama dhaqaqyo melkale mala adayo halka la tagnana waali😂😂😂😂

    • @xaliimokhaalid3957
      @xaliimokhaalid3957 2 роки тому +13

      Wax garad thy wllhi

    • @luqmaan1935
      @luqmaan1935 2 роки тому +17

      Kudarso qof gurgeedi jogto oo ninkeda ka xijabee xitaa niqabka wey tosisee xariif waa walahi ku waan🤣

    • @arimahabulshada3437
      @arimahabulshada3437 2 роки тому +5

      Wax garad baa tayy

    • @runiizacaddey7674
      @runiizacaddey7674 2 роки тому +8

      Waxaa kaga daran boorsada qaado ladhahaayo waba eber qof laburinayo boorso dhara maqadanleheyno waba eber

    • @Yahye____
      @Yahye____ 2 роки тому +10

      @@luqmaan1935 Haa dharkay turan lahayen hana waalina dheh😂😂😂

  • @iqrayusufsuleiman2756
    @iqrayusufsuleiman2756 2 роки тому +30

    🥳Congratultion for 400k🎊☆Atrisho badiyo♡

  • @mahdiaasma5773
    @mahdiaasma5773 2 роки тому +1

    Mashallah hanbalyo 400k keep going

  • @fathumocali1143
    @fathumocali1143 2 роки тому +7

    Faduma gulso wallalsaheyi InsahAllah abaaya🤲☝️

  • @raasumal
    @raasumal 2 роки тому +1

    Waaaw coming soon 400k hambalyo Hambalyo kun jeeer Hambalyo abaayo faadumo🌼⚘🩸

  • @axmedabdi6311
    @axmedabdi6311 2 роки тому +8

    Prankii waaa uxiiznay walahi nuuradii vs atirisho ❤❤

  • @queenfatush9901
    @queenfatush9901 2 роки тому

    Waqti badhan ka dib welcome back guys

  • @mohamedtall2886
    @mohamedtall2886 2 роки тому +48

    Bro hal talo iga qaado
    Xaaskaaga oo uur leh marna haku sameyn prank xasaasi ah
    Sababtoo ah naxdinta ay naxdo waxay saameyn kuyeelan kartaa uur ku jirta
    Waan dareemaya in uu bariiskina ku jiro lkn ilaa xad ka fakar bro
    Hal mar o ay dhacdo ayey wax kasta ku halaabi karaan
    Ilmahaaga ciyaar ciyaar haku weyn
    Ogoowna waxay lamid tahay adigoo naf dheel dheel ku dilay
    Taasina waa lagu weydin doonaa

  • @amrankhadarmahamed3448
    @amrankhadarmahamed3448 2 роки тому +9

    Haygu dhagin😂😂😂😂mxka rcy nuradiin 😀😀😀😀

  • @abdiazizibnumunir7245
    @abdiazizibnumunir7245 2 роки тому +5

    Kadaaa bro prank Ii wax lamid ah xalad adag bay kusugunTahy
    #Noladha❤️

  • @canabaxmedcanabaxmed8612
    @canabaxmedcanabaxmed8612 2 роки тому +20

    Congratulations 🎊 400k Queen 👸 Fatima🥰

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 2 роки тому

      Wax dhiba malaho xagega ee mahin mayaa imahii kugu horeyay?

  • @mariakozcuoglo6011
    @mariakozcuoglo6011 2 роки тому +16

    Best couple I have ever seen

  • @nuurjama7488
    @nuurjama7488 2 роки тому +1

    *FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
    1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
    2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
    3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
    4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
    5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
    Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
    6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
    7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
    8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
    *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
    1. AQOON AMA SHAHAADO
    2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
    3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
    Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number ama 0634664875+252 63 4664875

  • @marioomar4056
    @marioomar4056 2 роки тому +12

    Qof dumar ah oo uur leh hdana mazserzan wax kazta ka dhaca hdyzan mdxa ku kla jeexin alxm xheh nuradiin naftada wllhi haliz galizau atirizhadu aad bey u dulqad iyo wnag bdn thy❤

  • @queenarawelo749
    @queenarawelo749 2 роки тому +2

    Congratulations Queen 400k🎂🎂🍰👑🥳🥳

  • @Misissqasim
    @Misissqasim 2 роки тому +16

    Prank waa fiicnaa lkn 3 mid cadeeyneeyso in isla ogtihiin koow boorso loo soo bixinaayo qof oo maran ma arkin ebid
    2 gabdhaha markeey xanaaqaan oo gurigooda joogaan dharkeey tuurtaan atariisho garbasaarteeda celceshanooysaa
    3 meeqo wax oo lugu tuurin karo meesha taal
    Maxeey jikada ka doonee oo kal looga doonaa
    4 weey caaytamin laheed

  • @fartunriyo8307
    @fartunriyo8307 2 роки тому +23

    Nuurdii caawoo kale inlagu jafo kumacaanthy lkn kistoo waad isdifaacdy😁😁congratulations 4000K xppti fadumiina iyo afar indhood oo abshirraah insha allah 🤱🤲🤲queen of the queen 🥰🥰🥰😍

  • @niciimaaadan554
    @niciimaaadan554 2 роки тому +6

    Gabadha Waan jeclahee Hayga Dhibin😢👸❤wllo

  • @Hamse_Om
    @Hamse_Om 2 роки тому +7

    Hambalyo wllzhiE Faadumiina for 400k subscribe❤️🤞Runtii wllhi sanado badan waan idinku xidhanahay runtii mar wali oo aan daawanayo video yadiina way iiga xiisa badan yihiin kuwa kale❤️😊iLLAHY ha idin xivdiyo hana inii rumeeyo wax wali oo wanaag ah oo qalbiyadiina ku jira inchallah❤️😊Lamaanahygii noqda kuwii aduun iyo aakhiraba guulaysta iF ALLAH SAY✊😊❤️

  • @ubaxsiyat7238
    @ubaxsiyat7238 2 роки тому +2

    Asc nurdiin gawadaaa sixuun aykusameyse lkn raligalen qurxbdn aylagarawa hdanahye team fadumina hdwa waka sugenaa ralii galen qurxbdn....inshllh abyo fadumina alaha hakufududeya alahuma amiin 🤲💫💋

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 2 роки тому +1

    Ma queen atariisho badiyo never give up abti nurdin kl ❤👌🥰🥰🥰🥰

  • @ilhanqasim5104
    @ilhanqasim5104 2 роки тому

    Masha Allah baranki cad Aya umacan waakabhsati nudin kl

  • @sawdayusuf4150
    @sawdayusuf4150 2 роки тому +1

    Familygaygii mnsha 🥰

  • @sacdiyocadey2043
    @sacdiyocadey2043 2 роки тому

    Coning soon 400k xbbti

  • @ubaxabdi8519
    @ubaxabdi8519 2 роки тому +6

    Yes 🥰 ana uhoreyo

  • @naciimomohamad3155
    @naciimomohamad3155 2 роки тому +3

    Masha alah keep going asxabta 🥰😢

  • @maryamdiriye6103
    @maryamdiriye6103 2 роки тому +7

    Atariishada waala ilmeeyay wlh😭😭😭gbdhaas ilaali nuuuurdiin😭

  • @shamsahmed5327
    @shamsahmed5327 2 роки тому +8

    Xabiibti atariishadeeyna sorry kor oo gabax intaa dan dhalin noo sooaar hadii umushit waa mashquuleeysaa 🧑‍🍼hambalyo 400k😘😘😘😘😘

  • @fatumahassan7597
    @fatumahassan7597 2 роки тому +1

    Ramadan Mubarak 🤲💋

  • @umucubeydaibnuahmed8907
    @umucubeydaibnuahmed8907 2 роки тому +26

    ماشاءالله الله يبارك فيكم حبيبتي

  • @mukhtarclqadir9852
    @mukhtarclqadir9852 2 роки тому +2

    Naag masertay waji maleh mrbaba ben lagugu dili lahaye😂😂😂

  • @muqtaarbilaal5014
    @muqtaarbilaal5014 2 роки тому +1

    Keep going nurdiin

  • @deqanuur1157
    @deqanuur1157 2 роки тому +9

    The best ever prank 😆 🤣

  • @engmohamedabdalla7704
    @engmohamedabdalla7704 2 роки тому

    Mashalah best pranks nuradin kl iyo atriisho

  • @YaasmiinYaasiin
    @YaasmiinYaasiin Рік тому +1

    Kusame baragi haye❤❤❤

  • @ruumichannel
    @ruumichannel 2 роки тому +14

    ATIRISHO NAAG ADAG WAXAN ARAKY MID OOYNESO PRANK WALBO NO JILEEC WALHI 👏👏👏👏🥳

  • @almaahmed4068
    @almaahmed4068 2 роки тому

    Congratulations 🎊 400k

  • @koosibrahim9851
    @koosibrahim9851 2 роки тому

    Maasha alaha masha alaha gesiyad ilahaya ha ku xafido

  • @zamzamismail5392
    @zamzamismail5392 2 роки тому

    Mi couple's love you from wajir

  • @gandhiye67
    @gandhiye67 2 роки тому

    Kkkkkkk atariisho baadiyo ama faadumiina qaabka ay uleedahay ha igu dhagin waa qosol wlh waan idin wataa lamaane

  • @cabdinasir9929
    @cabdinasir9929 2 роки тому +1

    M.a waaaxaaa ku faraxsanhy iney uur keedahy dumashidey m.a alx ilahow nabadkeen

  • @arfahnoor2112
    @arfahnoor2112 2 роки тому +3

    It's heart breaking

  • @aliyafarah9644
    @aliyafarah9644 2 роки тому +101

    Prank aan laizla ogeen nuradiin kl ugu imow😂😂👌👌

    • @mahmoudsaidhassan1054
      @mahmoudsaidhassan1054 2 роки тому +1

      Waa iska fhmi krtiin😅🤣🤣

    • @aliyafarah9644
      @aliyafarah9644 2 роки тому

      @@mahmoudsaidhassan1054 mxeykkk

    • @mahmoudsaidhassan1054
      @mahmoudsaidhassan1054 2 роки тому +1

      @@aliyafarah9644 العاقل يفهم الإشاره 😅🤣😆

    • @caashoalaahiali8535
      @caashoalaahiali8535 2 роки тому

      hhhhh been socoto ay naga gadayaan hhh sidey isku artureyso aba iga gadan 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @aliyafarah9644
      @aliyafarah9644 2 роки тому +1

      @@caashoalaahiali8535 hada waa laizla ogyhyy miyaa ledhey😂😂😂waydhicikdhaa

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 2 роки тому

    Wa idiin salaamey dhamaantiin miskiin hadhibin xaamilo waaye

  • @mohanmk7552
    @mohanmk7552 2 роки тому +3

    Xaliye markuu leeyahy Nimanka lahaystiyaasha ah waa iska sidaan 🤣

  • @user-qg3lz3cb7f
    @user-qg3lz3cb7f 2 роки тому

    masha allah atariisha baadiyo qof aad udegan waaye

  • @fatimahooda5507
    @fatimahooda5507 2 роки тому +7

    Faduma dhan waa masayrley nasiib daro nin somali naag dayn maayo 💔

  • @umumucaad6196
    @umumucaad6196 2 роки тому

    Nuur diin Mashallah

  • @somalia2730
    @somalia2730 2 роки тому +12

    Brother xaaska uur leedahay arrintaas oo kale ciyaar ciyaar Ma aha

  • @xubimohamed6677
    @xubimohamed6677 2 роки тому +2

    I jxt love diz beautiful family❤️........big lop frm Kenya

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 2 роки тому +9

    Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏 shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi 🙏 😂

  • @ubaxwoowismaaciil7999
    @ubaxwoowismaaciil7999 2 роки тому

    Hambylo my queen kuun jeer hambylo❤❤❤❤

  • @hodanali1915
    @hodanali1915 2 роки тому

    Subxallah nagaba uur ii leh waxa weji waan siinaysty

  • @bunduki__man1926
    @bunduki__man1926 2 роки тому

    Congratulations for 400k subs

  • @xasannuur3984
    @xasannuur3984 2 роки тому +1

    Keep going pro

  • @wardayousuf4877
    @wardayousuf4877 2 роки тому

    Alla wlhi waaa miskiiin anuuu goor aaan cay u miiso isma garteen 😂😂😂😂 waaa aasi lahaaa

  • @deeqsimahad244
    @deeqsimahad244 2 роки тому +2

    War wad khaldantahay Wlhi waa hooyo uurle dhawar 👸🥺🥺

  • @munishabdi9770
    @munishabdi9770 2 роки тому +7

    Best prank waye wllhyy ❤️🥺

  • @isxaaqmuzcab6130
    @isxaaqmuzcab6130 2 роки тому +2

    My fav couple🥰🥰🥰🥰

  • @MuhAaloveOfficial
    @MuhAaloveOfficial 2 роки тому

    Walhi wn Ilmeyay PLZ mr kle haku sameyn. Prank Nucaan ah iydoo uur Leh wll Fadln. 💯👑

  • @Dunida191
    @Dunida191 2 роки тому +11

    Sorry Atariishadena
    Lkn team Atariisho marna dhulka isma dhigaan waanu aarsan insha allah

  • @aymanmustaphamohammeth718
    @aymanmustaphamohammeth718 2 роки тому +1

    Asc Nuurdiin kl io Atirisho badiyo congratulations 🎊 my Queen 👸 Atirisho badiyo 400
    Nuurdiin kl 😪 wll Park inad ku sameyo maha wllo tani hada dhac dee mar danbe Atirisho dayada dhiba ka dhaf no pls 😇

  • @jalataasabaa7666
    @jalataasabaa7666 Рік тому +1

    Kkkkk nurdiin ankiraad badanaa isaga

  • @mahamedcarab3044
    @mahamedcarab3044 2 роки тому +1

    Waryaaheee aniga aqooon kuma liihi Ninraaga matiidi miyaa maxa Ku keenatahay ama Ku fiikiirtahy in xaasiaaga oo Dhalinauro aah oo #Xaamiilo aah inaad Prank kusamayso kama Cabsanaysiid inaauu Dhiikaat ama sookoor Ku dhacday ama dhibaago kasoo gaarto miyaa fuck off dumashiii Allah Haku dhawro iska nafiis Allah Hafiz barayeeye Lakin se aniga wn murugooday wn sibiis kiraabta waan idinkala noqday waaiyo waa naxay wlhi

  • @fatumaissak6233
    @fatumaissak6233 2 роки тому

    Wlh haskadi bari waye .....wll ka daa prankiga

  • @mudanabdi3275
    @mudanabdi3275 2 роки тому +1

    Cunugayga means wiilkayga🥰

  • @drshaawokiin1776
    @drshaawokiin1776 2 роки тому

    Hbo mcn alle haa ika dayo🥰❤

  • @IsraCaday
    @IsraCaday 2 роки тому +2

    Allah kufudeeyo foosha qaliyeey

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 2 роки тому +1

    8:01 illahayow hadde meel yar ixanuunto taa kugu dhigo waa ka sheekeye🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @asinademha9382
    @asinademha9382 2 роки тому

    Always love you 💖😘 lakisi nurdin San maficna...qofta xamila waye😩😩😢

  • @nimcoxashi5061
    @nimcoxashi5061 2 роки тому +4

    😂😂😂😂😂 qaabka bag ta loqaaday aaba iga gadan prank laisla ogyahay tasba ku caateneso ileen bag buxda sidas Loma qaadi karo anyway waan idin jeclahay hore usocda ,♥️♥️

  • @user-uh6bv4kc9l
    @user-uh6bv4kc9l 2 роки тому +2

    nrdn zxp wax fcn ma samen qofta marka uur leedahay qatar waaye dumarkana waa sida dhalada oo kle inaa nafsadooda ilaalino waanagu waajib

  • @user-zm1bf7fe5k
    @user-zm1bf7fe5k 2 роки тому +1

    Nuuradiin please pro mar kle ha samayn waa ku baryaa prank maka ogolaneno atirishadeena alle si dhib yar haku kala keeno nuunahana alle haku dhowro mcnto

  • @munamohamed6369
    @munamohamed6369 2 роки тому +3

    Macalin duksi maiskubadashe😂🤣

  • @ladanabdirizaq6162
    @ladanabdirizaq6162 2 роки тому

    Adirisho badiyo nagatan iska ilaali nikada yeka aroosin hayeey

  • @sadiyaissa9079
    @sadiyaissa9079 2 роки тому +14

    Gabdha uurka leh saas hadaa ugashay wx walbaa dhici karee haka xanaajinin 😂😂

  • @fardowsamaxamed1375
    @fardowsamaxamed1375 2 роки тому +2

    Iam sorry fadimina hampalyo hampalyo ❤️ 400k

  • @bagalasri7993
    @bagalasri7993 2 роки тому

    On Fri, Aug. if you have to go

  • @nalkajmuniir220
    @nalkajmuniir220 2 роки тому

    M.a lamanaha anjclhy iskuwara🥰🥰

  • @axmadcismaan1671
    @axmadcismaan1671 2 роки тому +2

    Runtii mafiicnayn inaad gabadha parank kusamayso iyadoo marxaladaan kusugan anyway waxaad tihiin dad isjecel allha isku kiin barakeeyo ❤️

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 2 роки тому +1

    Nuuradiin iska ilaali tan hadaad in uun caafimaadka ka taqaano maad samayseen waxan haduu macaan ku dhufan lahaa kawarran ama dhiikar ka waran waa xaamilo wax kasta u nugul

  • @sahraabdilahi1905
    @sahraabdilahi1905 2 роки тому

    Abowe pls ka dhaf prank uray leday inay dhikar qadonah way u sahlanthy plz ka dhaf abowr Allah haysu kiin amansadeh