DEG DEG: YAA FUDUDEEYEY QARAXI XALAY MUQDISHO EE SHACABKA KU LE'DEEN & AMNIGA OO FARAHA KA BAXAY+XOG

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 сер 2024
  • Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.

КОМЕНТАРІ • 14

  • @mohamudhashi9619
    @mohamudhashi9619 Місяць тому

    Xassan Shiikh waaya mad soo qabataan

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Місяць тому

    Inaa lilaahi wainaa ileehi raajucuun maalin walba dhalinyaro ayaa baabe eeyso war dhinyarooy isqabsada oo midooba

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 Місяць тому

    Nabar iyo Naxdin ayaa ka xumaa oo maalin walba qarax ayay shacabka ku Jiri jireen oo 1000 qof bay hal maalin ku dileen Xamar Alxamdulilaah ayaan wey ka nasteen markii Mahad Salaad uu ahaa madaxa NISA. Taliye Shub iyo Sanbalooshe wey fashilmeen ee ha is casilaan

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Місяць тому

    May iska dhiciyaan dowladda ayaaba al shabaab dhalin yarada waxaa dilay qabiil iyo qurun

  • @MACALINKALugeya
    @MACALINKALugeya Місяць тому

    Xamar jajab waye Xabsiga dhexe

  • @user-vy1ki6cd5s
    @user-vy1ki6cd5s Місяць тому

    Making kasta madaxweenihii yimada ma habaareesin somaliyey

  • @MACALINKALugeya
    @MACALINKALugeya Місяць тому

    Sax maqayada qaraxas waligu talagalay waxa shegeyso mid caqliga galikara mahs Abgal inlalayo ayu aha qorshuhu lkn mid laisaga harayo maha taas

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew Місяць тому

    Runta ku dadaal hadii aad dooneeysid like iyo share kaa yaabiya

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 Місяць тому

    YAAKALOO FUDUDEEYEY WAA DABACSANAATA MAAMULKA DOOWLAD KU SHEEGGA AH EE DAMUJIDIID EE ALLAHA XAFIDO SHACABKA WAA DHAMAADEEN

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Місяць тому

    War gudiga aat sheegeeysit ayaaba shabaaka lashaqeeyo baarlamaankana kuligoot waa wada maxaan cunaa

  • @cumarmaxamed8750
    @cumarmaxamed8750 Місяць тому +1

    Ilaahey muusan ka cabsaneeynin

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 Місяць тому

    AABAHAN IYO KUWA BADAN WAA BEENALE TURUFO TORAYAL AH AYAMAHAN LIBIYA MAGEFO AYAA LAGU QARABANAYA BEENTODA WAYE SOMALIYEY JEEBJINA AYAA LOO TASHTAY.

  • @MACALINKALugeya
    @MACALINKALugeya Місяць тому

    Shaqada israiil Ee dagalka Gaza miya oo malin walba tirada 2aya dhawaca marwalba tirahda

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 Місяць тому

    BEENAALR GODKA JILACOW IYO BONDHERE MEQA U DHAXEYSA WARBA MA OGOLIDE LIKE BEEN KU RADI MIYAA WARYA GEDAD JIIFTAAHE MISE C WAAQ