DEG DEG: MD XASAN SHEEKH OO WADNAHA FARTA KU HAYA KADIB WIXII MAANTA DHACAY & DAGAALKA MUQDISHO OO..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024
  • Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.

КОМЕНТАРІ • 16

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 17 днів тому +4

    Mahadsant walaalkey warqabad NEWZ ❤❤❤❤

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 17 днів тому +1

    Xasan sheikh iyo alshabab oo heshiin waayey xaley shirkii tilifoonka😮warqabad qaado warkaa.

  • @user-be9eq1vj7y
    @user-be9eq1vj7y 17 днів тому

    Banaadir waan maqlaa
    Magaca maqraati

  • @addeecabdihassan243
    @addeecabdihassan243 17 днів тому +1

    Kulligii been baad sheegeysaan,Xamar ama Muqdisho waxaa iska leh Alle.

  • @shacnishariif4521
    @shacnishariif4521 16 днів тому

    ✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅🌷🌷🌷🌷

  • @user-it8sb3cu1t
    @user-it8sb3cu1t 17 днів тому

    War barlamaan erabi ka baqa canshuur ha laga doono dhammaan mamulada oo dhan yaa muqdisho lagu qasbin waxa ku nool dad Dan yar ah

  • @Maandeeqyaasiin
    @Maandeeqyaasiin 17 днів тому

    Asc. Allaha kaqabto damuljadiid dalka iyo dadkaba waa ciqaab loo soo diray shacbka baarlamaankana caadaqaatayaal laaluush ay siiyaan ayaa kabuuxa kuwaasoo fooramka udiida inuu buuxsamo, allow adaa umaqan dalkan iyo shacabkiisa. abdullahi

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424 17 днів тому

    Subxanalah ilahaw adigaa somali u magan xamar yaa leh war xamar waa casimadii somalia ee is dajiya oo isla yaaba wadanka wax qabadkiisiba wuxuu ku dhamadey xamar yaa leh ilahaw cagliga idiin so celi yaa rabi

  • @addeecabdihassan243
    @addeecabdihassan243 17 днів тому

    Dhibaatada ka jirtaa Baarlamaanka waa Xildhibaanada Wasiirada laga dhigay kuwaa oo difaaca dhibaatooyinka ay ku hayaan Shacabka Soomaaliyeed:-
    1-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Aden Madoobe
    2-Madaxweynaha JFSoomaaliya Xasan Sheikh Maxamud.
    3-Ra'iisulwasaare Xamze Cabdi Barre oo shaqadiisii lagala wareegey waxa uu socdaane aanay jirin.

  • @user-jo9iu2cm8c
    @user-jo9iu2cm8c 17 днів тому

    SHANBALOOSHE IYO FARTAAG WAA JAAJUUSIIN U SHAQEEYA CADOWGA ETHIOPIA

  • @AAhmad-hi4pg
    @AAhmad-hi4pg 17 днів тому +1

    Kkkk war been a meel kala latah Xasan Shiiq Waa hogaamiye daacada ama CAAC la dhimo ama la ooy. Guul Madaxweeyne Xasan Shiiq Xafiduhulaah.

  • @silverloola726
    @silverloola726 17 днів тому

    Ninka dhahay Ssleeban aan ahay maba u aka Saleebaan, Mana u hadlaayo sida Saleebeen u hadlaan.

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 17 днів тому +1

    Wecel calool weyne waxaa kaa buuxo waa xoolihii masaa kiinta tuubisbo kugu dhacday walee waay ku qabanaa kitaabkii aat ku dhaaratay

  • @addeecabdihassan243
    @addeecabdihassan243 17 днів тому

    Waxaa la soo werinayaa in Caruurtii Ganacsatada inay Badeecaddii kor u qaadeen taas oo Shacabkii ay culeys ku sii jordhisay.