Kaftanka Siyaasada 515 oo aad u xiisa badan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024
  • Kaftanka Siyaasada 515 oo aad u xiisa badan

КОМЕНТАРІ • 207

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 17 днів тому +17

    Wcs Suxufiga Soomaaliyeed Ee Qadarinta Mudan Legend Journalist , CALI XARAARE, Bahda SATV & Yaasiin Abuukar Ladaadihiyaha, , KAFTANKA SIYAASADDA , Waa Barnaamij Aad U Xiiso Badan, Kaftan Xalaal Ah Oo Xaqiiqada Ku Saleysan Mahadsanid Guuleysta Inshaallah

  • @SuldaanAbusuldaan
    @SuldaanAbusuldaan 17 днів тому +4

    Xasan Shiikh Ma Oran Etoobiya Hana ictiraafto Ee Wuxuu Yiri Etoobiya Markay Oqoonsato inay Dalka Somaliya Kusoo Xadgudubtey Raali Gelina Ka Bixisaa Markas Waxan isasoo Hor Fariisan Karaa Sidaa Ayuu Xasan Shiikh ❤❤❤❤

  • @aaminaa341
    @aaminaa341 17 днів тому +4

    Finally,we should commend the FDS for the steps taken in the right directions for safeguarding the sovereignty and territorial integrity of the country. First punish the enemies amongst us then defend the country from outsiders.

    • @DalmarXaashi
      @DalmarXaashi 17 днів тому

      Hh u can't push your enemies u must be serious

  • @saladsaidmuse-xc4wj
    @saladsaidmuse-xc4wj 17 днів тому +2

    Xasan waa qof ku khafiifay beesa ururis🎉isaga iyo soomaali🎉war iskuma hayaan🎉🎉🎉

  • @JamaAli-cr5su
    @JamaAli-cr5su 15 днів тому

    Legend ali xalraare nin wargala igadheh oo soomaalida aad uyaqaan

  • @abdirahmanismailabdi4671
    @abdirahmanismailabdi4671 11 днів тому

    ilhaan tahlil waxa oxteda bananka losodhigi la,ayahey ainkedu waa arin Aad iyo Aad uxasasi ah dadka ka danbeyeyna waa ay iska cadyihiin wadanka gudihisa ayeyna jogaan sAnka alla katol , Roob Allah kumu siyo ,Magurgurte iyo kuwo kalaba mamada dhasheyna wey amusuyeen si is afgarad ah oo khasabba ayaa lagu socodsiyey Subxanalah Qadirow

  • @mahamudhasan9226
    @mahamudhasan9226 17 днів тому

    ASC CALI NIMAKA ADLEEDAHAY DAD WAXABARASHO HUDIRAAN MUSATAQ BALAKOODA AYAAD MUGADI GALINEES HADII MORAYAAN LAWAAY IGANA WAA UDHAMAATA EE SIDA DARATEE HAKASUN IN DAD WAXABARAAN

  • @jammane3880
    @jammane3880 17 днів тому

    Sland 33 sano permit wataan wax license siiyona waaye 😂😂😂

  • @ZakiHoussein-zc7zs
    @ZakiHoussein-zc7zs 17 днів тому +3

    Suxufiga somaaliyeed the legend brother Ali 🙌

  • @abdirizakahmed3447
    @abdirizakahmed3447 12 днів тому

    Inyar rali iga ahada dad hargsa joga Aya hadh iyo haben la walaya shaqsi Aya lagu diraya 5000 ciyala suqa so babiya, idunkina dawada . Isaga waxba la weydonmayo dulmiga la tageraya, halkii rer banii israil Aya la maraya war lacgta hargsa lagu walayo hospitalka gud bukanka jiifa u qaybia. Pawer Allah Aya Iska leh dulmigana arkaya. Waxba xassad iyo wanjal Ka helimysan.

  • @DHAQANMAALONE
    @DHAQANMAALONE 17 днів тому +4

    Horta xasan sheekh ma lawada ogaaday in uu diinta raashinka haysto, somalidu waa waalanyihiin ninka maydka dhaafi waayay ayeey leeyihiin maxaad wax u boobaysaa ku soco xasanow baadho oo wada cadee

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 17 днів тому

      Dad baa wali difaacaya oo nagu leh “ dal xureeye “ iyo geesi ku tilmaama

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 17 днів тому

    iyo ma diidanin inaan itoobiya bad sino laakiin anaga ha naweydiisato oo hanal heshiiso lataliyayaal ku ciyaaraya xasan ayaa la taliya waana tuugada uu soo xareystey itoobiya 4 dhinac ayey nooga jirtaa marka hore waxey aheyd inuu yiraahdo hanaga baxdo laakiin dowlad kaa xoog badan oo kugu dhex jirta ayaan la dagaalamayaa wax macquul ah ma aha

  • @shiineqooryare279
    @shiineqooryare279 15 днів тому

    Ali Harare walee siyaasad xumo ayaa kuheshay

  • @maganmediaproduction2663
    @maganmediaproduction2663 17 днів тому

    😊

  • @IbnSharif24
    @IbnSharif24 15 днів тому

    Mega Dentiiiii

  • @ismailhassan6755
    @ismailhassan6755 17 днів тому

    Waxan kaftan mahan ee waa dulmi ninyow raali gelin bixi

  • @AbdillahiMadarr
    @AbdillahiMadarr 17 днів тому +1

    Wan idin salamay dhaman bahda somali américain tv runti wan idin jeclahay ❤❤❤ wani sugayey

  • @somalipeaceandlife8840
    @somalipeaceandlife8840 17 днів тому

    Afka beydhabo ma tqaan ali harare 😅😅😅😅😅

  • @rashidmusa4415
    @rashidmusa4415 17 днів тому +1

    Politically that makes a big difference:
    $100 ka aan diro maxa Garowe oo Somalia loogu qora oo loogu qori waayey Garowe oo Puntland
    Nin ka qoraya hargeisa oo Spmaliland ah wuxu kaa dhadhici naya somaliland wadan gaar ah ee somaliya maha
    I think you believe somaliland and thank you ku paranay

    • @somalilandnew
      @somalilandnew 17 днів тому

      Arsinal iyo amsom isla xooreya kufar yahay

  • @amalaare6840
    @amalaare6840 17 днів тому +4

    Hey khayr sheega maanta

  • @shucaybmooha7827
    @shucaybmooha7827 17 днів тому

    Sheekadu waa rag is guraayee miyaa 😂😂😂😂

  • @ibrahimahmed281
    @ibrahimahmed281 2 дні тому

    Cali xarare benlow xasan sidas madhihin waxo yeray kanoqo saxexa lagashay bexi

  • @housseinsougue3141
    @housseinsougue3141 17 днів тому +1

    Sck walaal caliyow labada Congo , congo Brazaville iyo Congo kinshasa , labaduba bad bay leeyihiin oo ma aha lockland cointries. Waan ku salaamayaa

  • @ruqicable3163
    @ruqicable3163 14 днів тому

    Cali Xaraarow fadlan noo soo gudbi address kaaga xogo badan ayaa kuu haynaaye

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 17 днів тому +1

    Mahadsant walaalkey cali xarare iyo yasin ❤❤❤

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 17 днів тому +3

    Alloow sahal amuuraha

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 17 днів тому +1

    Suxufi ali xarare wa nin ku dayasho mudan run kaftan ah umadana tilman fican siiya kaftan classic ah

  • @faiselaraye
    @faiselaraye 17 днів тому +1

    The only and the best in journalism Is .......

  • @cabdulkhaaliqbashiir7989
    @cabdulkhaaliqbashiir7989 17 днів тому +1

    Waa laaydin Salaamay weriyayaal.

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 17 днів тому +2

    Kan weriye isku sheyga ey xaraanka ah wanu ku fahan sanahay inad dawarsi kusoo kortay od hargeisa ka dawarsan jirtay xaraan yahow faqash ka hadhaynkii

  • @Halgame334
    @Halgame334 17 днів тому

    GANACSIGA KON FURTEE SL KA SHAQEEYA KA BADANN KA SL EE KON GURKA SHAQEEYAA. XASAN ISAGAA WADDO LAMARIN. SOMALIYA MAJIRTO

  • @user-en9vv8mp3p
    @user-en9vv8mp3p 16 днів тому

    2561

  • @AbdikadirMuse-y1j
    @AbdikadirMuse-y1j 17 днів тому +1

    Kkkkk

  • @roblesaid101
    @roblesaid101 17 днів тому +1

    35m is too short for us anyway Adban idin Salamayaa .

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 17 днів тому +2

    Yaasiin yare qosol yar fani ayuu leeyahey asal asal weeyaan

  • @breezeofeye3928
    @breezeofeye3928 14 днів тому

    aliyow ma aqaan dadka warka kuu keenee lkn 95% warkagu waa dhab runtii

  • @ZakiHoussein-zc7zs
    @ZakiHoussein-zc7zs 17 днів тому +1

    Kaftanka siyaasada waa idin salaamay Ali iyo yaasiin

  • @AboubakerSydney
    @AboubakerSydney 17 днів тому

    Asc magaca ayo kahanaqaya

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 17 днів тому

    Beryahan ma galaangalkii wararka ayaa idinku yaraaday siday wax u jiraan ?

  • @wiilkagarxajiisstate6872
    @wiilkagarxajiisstate6872 17 днів тому +1

    Xasan sh maxamud xaga ganacsiga inu kala dagaalamo maamulka muuse biixi waan soo dhawaaynaaya,, ganacsiga soomaliland waxaa uu xidhanyahay 2 nin oo habar awal iyo 2 habar jeclo ah intaa kale waa shiicib aan lo ogalaayn inay wax soo dajiistan

    • @mohamedabdiyusuf519
      @mohamedabdiyusuf519 17 днів тому

      Muusey bixi waa nin yaqaan sida faqash iyo qadaadweynba loo shaabugayow markaa hadaad shaabug rabtid hargeisa aad mid kalana ku darsow waxa hadhaaga afweyne ninyada ku dhistaan ina somaliland la aqoosanayn laakin waxad ogaata inay 36dowladood la diyaar yihiin aqooonsigi somaliland somaliyana afka cuuda dhulka loogalin doono oo anakow isku duuban oo somalilander ah ayan afka boodhka u daraynaa sidi afweyne an afka weyn boodhka udarnay taasna weynoo fududahay faqash iyo qadaadweyna dan la aan ayey uquusan doonaan gurguurtaha dameerka xamat lagu ilaaliyow qadaadweynta uskaga iyo faqashba wanu ka mustaafuriraynaa qudhunka bila abaalawayaasha

    • @wiilkagarxajiisstate6872
      @wiilkagarxajiisstate6872 17 днів тому

      @@mohamedabdiyusuf519 hooyada ilka dhaadher ka was ,, orod gabilay qabo ama garadag,,,

    • @somalilandnew
      @somalilandnew 17 днів тому

      Arsinal Waa inay murtadinta muqdhiso iyo Hassan gurgurte talabo ka qada

    • @wiilkagarxajiisstate6872
      @wiilkagarxajiisstate6872 17 днів тому +2

      @@somalilandnew fuuto awal iyo habar gus jecel iska dhaafa indha adayga ,, been maha 4 nin ayay ganacsiga soomaliland uu xidhanyihin,, lkn maa sii Socon doonta ama Is yeel yeel ama iska daa ,,, dorashada cabdirahaman ciro ayan sugaaya hadii waxa laga badaali waayo dekaada berbera waay ku daysay

  • @sahraaden3638
    @sahraaden3638 17 днів тому

    Somailandta ka daa

  • @ahmedabdinasir7777
    @ahmedabdinasir7777 16 днів тому

    Wariye Ali Xarare waxaa tahay nin saxafi ah oo professional aadna looga qadariyo lkn baryaan dambe waxaad moodaa in mustawahaaga heerkii la rabay hoos uga dhacay, marka laga hadlaayo Madaxda dowlada federal ka dacaayado aan Sal lahayn ayaad faafinaysaa:
    Tusaale canshuurta iibka VAT ee dowlada qaadayso waxaad ku tilmaantay in madaxweynu dadka lacag ka aruur sanaayo, waad mucaaradi kartaa madaxda DF lkn waxyaaba sheeka suuqa ah inaga dadaa please.
    Mahadsanid .
    Ahmed Abdinasir.

  • @asadmaxamuud4424
    @asadmaxamuud4424 16 днів тому

    Alaah soomali hamideeyo

  • @ahmednuraden2814
    @ahmednuraden2814 17 днів тому +1

    Caliyow tvgu baraxa buu ku macanaa barax intaan aqoon waa mushakal ama hargiesa garowe Mogadishu kismaayo

  • @user-ce1vg7kp2l
    @user-ce1vg7kp2l 17 днів тому +2

    Ali Harare. Yassin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 17 днів тому

    Oo shirkadahu ma magacaa ayaa dhaqaslo lagu sameeyaa waa yaab umadii waa lamarinhabaabina yaa su aadhu waxey tahay reer waqooyigu waa taraaraxeen wadan ayeey ismoodeen😅😅😅😅😅

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 17 днів тому +2

    Waa xalqada 515

  • @abacayda
    @abacayda 17 днів тому

    Not 516, it's 515

  • @maxamedyusufibrahim7369
    @maxamedyusufibrahim7369 17 днів тому

    515 waa 516 no

  • @ahmedpjamac7238
    @ahmedpjamac7238 17 днів тому +1

    WCS SOMALI AMERICAN TV SALAN SARE MANSHA ALLAH WAXAN MALAY HALYEY WADANI DALKAISA IYO DALKISABA JECEL WAA MUDANE MADAXWEYNE LAFTAGAREN HALYEY SIYAASI RUGCADA AH USTAQBALKA SOMALIYA MADAXWEYNIHI BADBADINLAHA DALKA IYO DADKABA SOOMAALIYED XAFIDA HU ALLAH MADAXWEYNE LAFTAGAREN IYO DOWLADA KONFUR GALBED IYO SHACABKEDABA GUUL IYO GOBANIMO MIDNIMO INSHA ALLAHU QEYRA

  • @maryam-cd3gt
    @maryam-cd3gt 17 днів тому

    sheekada cable ka ina aw siciiid baa laaluush badan siiyay Siilaanyo. iimaanka beela dantii dalka ayay lacag siisteen. imminka internetku jabuuti ayuu somaliland uga yimaad. Halkay somaliland ay siin lahayd east Africa

  • @Halgame334
    @Halgame334 17 днів тому

    RER SL XABASHIDAY WADA DHAQAYSTAN..

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 16 днів тому

    Somali cadaw an iyaga ahayn male iyaga isqarxiya iyaga
    Isbaaro ,ama isbaada iyaga un
    Ba is dilaya wali qabyaladna
    Isku kala qobqoba?????

  • @xidhintamedia3893
    @xidhintamedia3893 17 днів тому

    Katanka cuqdada

  • @AbdiramanAhmed-ue1ig
    @AbdiramanAhmed-ue1ig 17 днів тому

    F

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 17 днів тому

    Somalia aqoonsi ugama baahno

  • @shiineqooryare279
    @shiineqooryare279 15 днів тому

    Nacayb ayaa waxwalba dhaafinaya

  • @armaanofficial7001
    @armaanofficial7001 17 днів тому

    Been badanidaa hanabin madaxweynaha

  • @hassanirbut9766
    @hassanirbut9766 17 днів тому

    Ta kale iyagoo Dhami Waa dhaqaale doon shacabka ayuun baa meesha lagu baabinayaa

  • @dulaneyusuf5183
    @dulaneyusuf5183 17 днів тому +2

    Yasiin qoslaaaye intuu kabaxay

    • @user-dt3ou4qw3q
      @user-dt3ou4qw3q 17 днів тому

      Somaliya qac bakayedhy iny somalilan xasid nimadodo ku mashqulsanayeeen somalilan ale cizeyy manshllh guuul

  • @rashiidayuub6408
    @rashiidayuub6408 17 днів тому +1

    Waan go eeynaa hadii aan nahay beesha Gaaljecel. Waan sodhaweeyey

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 17 днів тому +2

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @dinoomar2547
    @dinoomar2547 17 днів тому

    Waxaa tahay Aliyow wasakh marin hababiya. Jaahiliinta
    Waxaad ka dabaqe laadki u kugu dhuftay. YABROW

  • @NimcoIbraahim-c5k
    @NimcoIbraahim-c5k 17 днів тому

    Alaylehe warka waad haysaa

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 17 днів тому

    Calixaraare iyo yaasiin Aad ayaan idiin salaamayaa
    Waxaad tihiin wiilal bulshada wax rar u leh
    🌿🌿🌿🌿🌿🍉🍉🍉🥛🥛🥛🥛🥛

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 17 днів тому

    Waxa la isku hayo maha inti talynigu xukumyay somaliland igu dar bu leeyhy gur gurti inti talynigu xukumyay itopiya way ka diday 😂😂😂

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 17 днів тому

    Caliyoow Soomaaliya iyo Somaliland waa wax Bilaabmay dhowaan waana khalad Xasana waa ku saxsan yahay Qodobkaas in uu tallaabo ka qaado waayo ma jirto dawlad Somaliland la yidhaahdo

  • @ibrahimsuldan-gz6uy
    @ibrahimsuldan-gz6uy 17 днів тому +1

    Majaa la yidhaa

  • @Aadane1
    @Aadane1 17 днів тому

    Masaartu waa faas ama Faash

  • @user-bw5ok5ub7o
    @user-bw5ok5ub7o 17 днів тому

    Xasan.caruur.dal,&.dad.tona.dankamalaha.waa.wax.imanka.tagsi.lagasaray.wadanki.wuxarashay.hayay.kasokacay.xAsante.xoolo.wadankahalagaqabto.bohol.bukusiridayaa

  • @SomaliMedia114
    @SomaliMedia114 17 днів тому +2

    Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud, ma Soomaaliland buu noqday, maxay tahay Ethiopia hana citiraafto,
    Abiye Axmed-na Dadkiisa iyo Dalkiisa buu Bad u raadinayaa,
    Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud-na Citiraaf buu Ethiopia ka raadinayaa

  • @HassanAhmed-yf7vm
    @HassanAhmed-yf7vm 17 днів тому

    Ali xaraare saxanka bariiska ah ee uu cuno timo bay isu badalaan ana bidaar baa yaraan igu gashay 😂

    • @somalilandnew
      @somalilandnew 17 днів тому

      😂😂 ma ila aragtay😂😂😂

    • @june6206
      @june6206 17 днів тому +2

      MashaAllah u dhe qof walba wa sida Illhay u abuurey

  • @abdulazizd
    @abdulazizd 17 днів тому

    War haka sheegin madaxweynaha wasakhyahay

    • @somalilandnew
      @somalilandnew 17 днів тому

      Xasan munafiq Waa in la dilo

    • @june6206
      @june6206 17 днів тому

      Ma dhiiqo dufacaysa qabyalad indho male

  • @shaaficimaxamuud4109
    @shaaficimaxamuud4109 17 днів тому +4

    Cali saqajaan iyo eygiisii wah wah wah

    • @HEEGANMAN
      @HEEGANMAN 17 днів тому

      War miyaadan qof xalaal lagu dhalay ahayn maxaad ubada hadh IYO habeen utaagan wacyi gelintaada u caayasaa mawaadan guri xalaal ah Ku soo korin?

    • @somalilandnew
      @somalilandnew 17 днів тому

      😂

    • @Kaafiya_25
      @Kaafiya_25 17 днів тому

      Cida jaarka saas maatihiin😂

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 17 днів тому

    😂😂 20 SANO KKK 30 SANO DAGAAL MIYAA KU JIRTAY RAGA SOMALIYEED DAGAALKA JOOJIYA

  • @owsedguresuul8794
    @owsedguresuul8794 17 днів тому

    .Asc ali xaraare ; maanta waan dhaliilay
    Laakin marka hore waa inaan ogeysiiyaa inaan taageere U eheyn xasan sh m.anigu weligeyba farmaajo ayaan ahay.
    Marka Cali xaraare meeshii Uu Ka dhihi lahaa dalka soomaaliya waa mid ee halagu qoro waraaqaha socdaalada (soomaaliya degmo heblo sidan (somaliya/b/weyne) illeyn midnimada soomaaliya ayey lid Ku tahaye.
    Cali xaraare wuxuu yiri xasan midnima Uma jeedee jeebkiisa iyo dhuuntiisa ayuu wax la rabaa
    Taasi waa khalad caliyoow .
    Waan caaynaa mweyne xasan sh laakin tan Cali xaraare waa ceebeysi iyo waruxmo xad dhaaftay ,taasina sharaftaada ayey sagxada dhigeysaa

    • @user-dx9tv1wt4r
      @user-dx9tv1wt4r 17 днів тому

      Runta iska liq, Cali xabad been ah ma sheegine! Ar qabiiilaaa. Xasan waa dhuuni tuug ah! Amaana ma leh

  • @abobasement346
    @abobasement346 17 днів тому +1

    Adeer xamar dowlad kamah jirtoh waxan waa tugoh iyo family bah qabsaday somalih sorry in aad xasan moryan u yahahay madaxweyneh somali ku shegan xasan tug waxan kah xumahay in lagu dawadoh tugan fadhiyah xamar

  • @shuaibisakmohamed5095
    @shuaibisakmohamed5095 17 днів тому

    ❤❤

  • @MaxamedXaaji-cx7kd
    @MaxamedXaaji-cx7kd 17 днів тому

    Kkkkkkk

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 17 днів тому

    Ali xaraarow waxa aad dhuraysa ee aad indha laanta ku durayso maaalinba iman wax laga waydiin oo aad xisaabteeda lagu hor dhigi.

  • @user-dx9tv1wt4r
    @user-dx9tv1wt4r 17 днів тому

    Failed state weeyan Somalia, sbaara weli lagu jiraa. Tiisaba dar yeela mid kale ku dara.🤔

  • @user-pi4ci7jr3r
    @user-pi4ci7jr3r 17 днів тому

    Somaliland weli ma fahmin yaa cadowgaga ah hawiye iyo daarood

  • @ahmedmoalimosman139
    @ahmedmoalimosman139 17 днів тому

    Ali xarare qadiyada wanlaweyn
    Ma ahan qadiyad isbaaro
    Ee wa qadiyad siyaasiyiin reer konfur galbeed ah gadaal ka riixayaan oo ka dhan ah Gaaljecel
    Hadii isbaaro ka hadleysid lafoole afgooye iyo wanlaweyn 2da dhinac ayey ka taalaa Hal iyo 2bo kaso dheh😂😂😂
    Tan ah jeesow waxan ognahay dowladu in tahay 4.5 kursiga jeesow waxa uu ku matalaa gj gar ahaan luhuba ayagii ayu ilaahay badiyay min bweyne jowhar leego ilaa kismayo ayey dagan yihiin
    Wana ta sababta mamulka jubaland udhaliili jiray
    Hadii kuwa bweyne Lee matalo kuwaa kale adiga miya matalo Caliyoow?!!!
    Tan isbaarada Hadii kula kaftama Aliyow WA Ab kaso gaar since 1991
    Jeesawna wa ka horeysay
    Yaasiina wa ogyahay
    Tii jiira kulow unba leega la keenay
    Dadkii bixin jiray iyo kuwii laga qaadi jiray wa isgaranayaane ka dhamow xl jeesaaw 😂😂😂

  • @somalipeaceandlife8840
    @somalipeaceandlife8840 17 днів тому

    Yaasiin ducaale ayaan rabnaa ❤❤❤❤❤❤

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 17 днів тому

    Qofkan aakhiro muxuu dad uu been abuurtay sharkooda lagu rari

  • @abdifatahomarhussein95
    @abdifatahomarhussein95 17 днів тому

    Yasin yare waxan wan la qabsane 516 ma ahane wa 515 kkkkkkkkkkk

  • @Exsagaaro
    @Exsagaaro 16 днів тому

    Burhakawa

  • @Jamal.145
    @Jamal.145 16 днів тому

    Waa 515 not 516. Anyway Congratulations to you guys Kaftanka Siyaasada Team

  • @mouhiyomouhiyo2935
    @mouhiyomouhiyo2935 17 днів тому

    515 or 516

  • @saladsaidmuse-xc4wj
    @saladsaidmuse-xc4wj 17 днів тому

    Yaasiin qoslaaye🎉turki miyuu aaday🎉isagoo tima badnleh buu soo laaban sidii xamse🎉🎉

  • @hassanirbut9766
    @hassanirbut9766 17 днів тому

    Waxaa is bedelaya waxaa meesha laga saaraaya in ay somaali land dowlad aanay Jirin ee ay jirto somaaliya keliya

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 17 днів тому

    KKKKKK . Maanta Ali wuxu yidhi license-ka Somaliland baabuurta lagu wato iyo plate-number-ka waxa ku qoran oo bixisa Somalia sida gobolka Minesota ay dawladda dhexe ee Maraykan ay waraaqaha oo dhan ugu cadday . Waxaasi been way ka badante waa sheeko-boodhaaq

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar5088 17 днів тому

    Caliyow gooni u goosad waa la mam nuucey waana dambi golaha wasiirada ayaa ansixiyey la soco

    • @DeeqaFarah-vr1kg
      @DeeqaFarah-vr1kg 17 днів тому

      Caaac adero aniga cidin waxab nagam baadali karto hangu habsamina

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 17 днів тому +1

    Ma congo ayaan badlahayn dhinaca dalka angola ayey ka wadaagaan

    • @june6206
      @june6206 17 днів тому +1

      Ha wa runta

    • @cismaanafgaab3018
      @cismaanafgaab3018 17 днів тому

      @@june6206 kkk ninkani been iyo wax aanu aqoon ulahayn ayuu dadka jiidhsiiyaa

    • @abmoh9216
      @abmoh9216 17 днів тому

      Badaa meel fog baa looga soo wareegaa . Congo waa wadan dhul wayn . Xaga bada hindiya ayaa uga sahlan inay wax kala soo tagaan

  • @MA-xx3vh
    @MA-xx3vh 17 днів тому

    Asc

  • @jamaalmohamud9679
    @jamaalmohamud9679 17 днів тому

    Arinta Somaliland waa boor isku qarin maxaa yeelay hawadii Somaliya ba waxaa lagu wareejiyey Emirates marka sidee bay isku qabanayaan 😂😂😂😂

  • @Halgame334
    @Halgame334 17 днів тому

    BEEN XAMAR LACAG LAGA SO DIRI MAYO BEENTA DHAF NAFTII HAFAR....

  • @Muhyadinsheikhahm3dMuhye
    @Muhyadinsheikhahm3dMuhye 17 днів тому

    Waa kuwadana with big news

  • @user-pc4fy5vi8i
    @user-pc4fy5vi8i 17 днів тому

    KKKKKKKKK

  • @SuldaanAbusuldaan
    @SuldaanAbusuldaan 17 днів тому +2

    Cali Xaraare Adigu Jaahil Baa Tahay Tahriib ku Tegey Maraykan Waayo Nacaybka Xasan Shiikh iyo Hawiye Aad Necebtahay Darteed Ayaad Xasan Shiikh Been Uga Sheegeysaa Etoobiyana Aad Uga Dhigeysaa inay Xaq U leeyahay Bada iyo Beriga Somaliya inay Qaadato Belse Cali Xaraarow Adigoo Jaahil Ah Shacabka Somaliyeed Kuma Diri Kartid Madaxweynahooda Xasan Shiikh Khalad iyo Sax Xasan Shiikh Bay Taageerayaan Tihiin Shacabka Somaliyeed ❤❤❤❤❤❤

    • @noorabdulle8603
      @noorabdulle8603 17 днів тому

      Wll waa kugu racsanhay. Cali waa munafaq wuxuu kuleyahay ethiopia hadday istimaasho magaca somalilan maxa kujaban

    • @elmimohamedelmi
      @elmimohamedelmi 17 днів тому

      SOMALILAND haanoolato

    • @abdikanijibril3860
      @abdikanijibril3860 17 днів тому

      jaahil adigaaa xasan ku difaacaya qabyaalad qabyaaladii ku qaaday kuma dhigto xasan waa tuuug ilaahay ayaana kala xisaabtamaya adiga waxaa laga yaabaa in mmeelahaa shiidnimo kugu dishey xasana qabiil shilin kuguma siinayo ee adiga lee towbadu kaa lumeysaa

    • @hanad6666
      @hanad6666 17 днів тому

      Adigu ma shacab ka af utahay shacab ku waxay jecelyihin waxay raban ayaga xoor u ah xasan munafaq dhaqan mamul maleh wa dameer gajeesan hadi adi qabiil ku idhitiray anaga dalkena cadow sakeye io mid shisheyaba wan ka difacan adiguna cadowga gudaha kamidtahay dadka ha izkacayin adaa jahiil xanusan ahe oo qabyaladi indhaha tirtay xasan dhiiqo afkiisa ugufilan wuxu yahay uma bahna qof wax kashega ama ushega wa iska cadahay taas🫏🫏🫏🫏🫏🫵🫵🫵🫵

    • @elmimohamedelmi
      @elmimohamedelmi 17 днів тому

      @@hanad6666 SOMALILAND haanoolato