WARQABAD NEWS
WARQABAD NEWS
  • 1 844
  • 10 869 046

Відео

DEG DEG: LAFTA GAREEN OO GO'AAN KA NIXIYEY DAMU JADIID SHAACIYEY & XOGTA SHIRKII BAYDHABO FASHILMAY
Переглядів 5 тис.23 години тому
Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.
DEG DEG: QIYAANADI UGU WEYNEYD UU SAMEEYEY MD XASAN SHEEKH & DIYAARADO HUB CAAWA KEENAY MUQDISHO+XOG
Переглядів 4,1 тис.2 години тому
Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.
DEG DEG: SIRDOONKA ITOOBIYA OO CAAWA AMNIGA MD LAFTA GAREEN LA WAREEGAY & HALISTA IN LA SUMEEYO+XOG
Переглядів 7 тис.2 години тому
Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.
DEG DEG: WAR LAMA FILAAN AH OO NAGA SOO GAARAY MUQDISHO & GENERAL SHUUTE OO TALAABO CULUS QAADAY+XOG
Переглядів 6274 години тому
Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.
DEG DEG: MEYDAD CAAWA YAALLA JIDADKA~GUUSHA MACAWISLEYDA GAALJECEL+JABKA GAARAY CIDANKA LAFTA GAREEN
Переглядів 2,2 тис.4 години тому
Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.
DEG DEG: WARKII UGU WEYNAA JAWAASIIS ITOOBIYA USHAQEEYA EE MUQDISHO KUSUGAN & ABIY OO SOO HANJABAY
Переглядів 9 тис.4 години тому
Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.
DEG DEG: LAFTA GAREEN OO DHULKA KU JIIDAY DAMU JADIID & MD X/SHEEKH OO XAALADU KU XUN TAHAY+XIISAD
Переглядів 1,6 тис.7 годин тому
Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.
DEG DEG: BAARLAMAANKA SOOMAALIYA OO GO'AAN LAMA FILAAN KU NOQDAY MD X/SHEEKH SOO SAARAY+XAALKA OO...
Переглядів 4,7 тис.7 годин тому
Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.
DEG DEG: FAHAD YAASIIN OO WEJI GABAX KALA KULMAY SHEEKH SHARIIF~SHIRKA DHACAY & JAWIGA OO KACSAN+XOG
Переглядів 8 тис.7 годин тому
Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.
DEG DEG: CADEYMO CULUS MD XASAN SHEEKH OO UGU DAMBEYN FADEXAD LUGAHA LA GALAY & SIRTA LA OGAADAY+XOG
Переглядів 4,3 тис.9 годин тому
Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.
DEG DEG: GO'AAN CULUS UU QAATAY MD XASAN SHEEKH~XAALKA VILLA SOMALIA & ARIN CUSUB OO SOO KORORTAY...
Переглядів 3,4 тис.14 годин тому
Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.
DEG DEG: BEESHA HAWIYE OO HANJAAB CUSUB USOO DIRAY XILDHIBAANADA DIGIL & MIRIFLE+DAGAALKA MUQDISHO
Переглядів 4,8 тис.14 годин тому
Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.
DEG DEG: MD X/SHEEKH OO GARAB WEYDISTAY MUUSE SUUDI IYO XAALKA VILLA SOMALIA OO JAHWAREERSAN+AFGEMBI
Переглядів 10 тис.16 годин тому
Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.
DEG DEG: WARKII UGU WEYNAA MD XASAN SHEEKH OO WEERARAYA SHARIIF & XASAN CALI KHEYRE+XAALKA OO KACSAN
Переглядів 9 тис.19 годин тому
Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.
DEG DEG: MD X/SHEEKH OO KA XANAAQAY CAAWA GO'AANKA GUD.AADAN MADOOBE & XAALKA VILLADA OO KACSAN+XOG
Переглядів 10 тис.19 годин тому
DEG DEG: MD X/SHEEKH OO KA XANAAQAY CAAWA GO'AANKA GUD.AADAN MADOOBE & XAALKA VILLADA OO KACSAN XOG
DEG DEG: FAHAD YAASIIN OO HALIS KU JIRA KADIB KALA TEGISTII FARMAAJO & XAALKA OO FARAHA KA BAXAY+XOG
Переглядів 10 тис.21 годину тому
DEG DEG: FAHAD YAASIIN OO HALIS KU JIRA KADIB KALA TEGISTII FARMAAJO & XAALKA OO FARAHA KA BAXAY XOG
DEG DEG: WAR NAXDIN LEH OO NAGA SOO GAARAY MUQDISHO~ABIY AHMED OO DAGAAL KU DHAWAAQAY & XAALKA OO...
Переглядів 2,2 тис.21 годину тому
DEG DEG: WAR NAXDIN LEH OO NAGA SOO GAARAY MUQDISHO~ABIY AHMED OO DAGAAL KU DHAWAAQAY & XAALKA OO...
DEG DEG: GO'AANKII UGU XUMAA UU QAATAY MD X/SHEEKH~XAALKA MUQDISIHO & CIIDAN HAREEREEYEY GURYAHA...
Переглядів 7 тис.21 годину тому
DEG DEG: GO'AANKII UGU XUMAA UU QAATAY MD X/SHEEKH~XAALKA MUQDISIHO & CIIDAN HAREEREEYEY GURYAHA...
DEG DEG: MACALIN MAHDI OO WEERAR QORSHEYSAN KA FULIYEY MUQDISHO & XILDHIBAANADI OO HALIS KU JIRA+XOG
Переглядів 4,2 тис.День тому
DEG DEG: MACALIN MAHDI OO WEERAR QORSHEYSAN KA FULIYEY MUQDISHO & XILDHIBAANADI OO HALIS KU JIRA XOG
DEG DEG: SHIRQOOLKA DILKA AH XILDHIBAANADII ITOOBIYA TAAGEERAY~JAWIGA MUQDISHO OO KACSAN+MAGACYADA
Переглядів 10 тис.День тому
DEG DEG: SHIRQOOLKA DILKA AH XILDHIBAANADII ITOOBIYA TAAGEERAY~JAWIGA MUQDISHO OO KACSAN MAGACYADA
DEG DEG: GUD. AADAN MADOOBE OO DIIDAY GO'AANKA MD X/SHEEKH~JAWIGA VILLADA & FARMAJO OO YIRI WAA IN..
Переглядів 10 тис.День тому
DEG DEG: GUD. AADAN MADOOBE OO DIIDAY GO'AANKA MD X/SHEEKH~JAWIGA VILLADA & FARMAJO OO YIRI WAA IN..
DEG DEG: FARMAAJO OO AFKA FURTAY WEERAR CULUSNA KU QAADAY FAHAD YAASIN & MD X/SHEEKH+XAALKA MUQDISHO
Переглядів 9 тис.День тому
DEG DEG: FARMAAJO OO AFKA FURTAY WEERAR CULUSNA KU QAADAY FAHAD YAASIN & MD X/SHEEKH XAALKA MUQDISHO
DEG DEG: GO'AANKA MD X/SHEEKH EE CEERINTA XILDHIBAANO CAAN AH~VILLA SOMALIA OO HANJABTAY+XOG CULUS..
Переглядів 11 тис.День тому
DEG DEG: GO'AANKA MD X/SHEEKH EE CEERINTA XILDHIBAANO CAAN AH~VILLA SOMALIA OO HANJABTAY XOG CULUS..
DEG DEG: XAALKA VILLA SOMALIA CAAWA OO KACSAN~XILDHIBAANADA OO GO'AAN CULUS QAATAY+DAGAAL BILOWDAY..
Переглядів 7 тис.День тому
DEG DEG: XAALKA VILLA SOMALIA CAAWA OO KACSAN~XILDHIBAANADA OO GO'AAN CULUS QAATAY DAGAAL BILOWDAY..
DEG DEG: WARKII UGU XUMAA SHIRQOOLKA AY ITOOBIYA UDHIGTAYSOMALIA UDHIGTAY & CODAD SIR AH OO LA HELAY
Переглядів 4 тис.День тому
DEG DEG: WARKII UGU XUMAA SHIRQOOLKA AY ITOOBIYA UDHIGTAYSOMALIA UDHIGTAY & CODAD SIR AH OO LA HELAY
DEG DEG: MD X/SHEEKH OO CAAWA GO'AAB CULUS QAATAY~CABSIDA ITOOBIYA & TAANGIYADA LA KEENAY MUQDISHO..
Переглядів 2,3 тис.День тому
DEG DEG: MD X/SHEEKH OO CAAWA GO'AAB CULUS QAATAY~CABSIDA ITOOBIYA & TAANGIYADA LA KEENAY MUQDISHO..
DEG DEG: BEESHA GAALJECEL OO HESHAY TAAGEERO LAMA FILAAN AH & DAGAALKII YAAQBARI WEYNE OO ISBADELAY
Переглядів 10 тис.14 днів тому
DEG DEG: BEESHA GAALJECEL OO HESHAY TAAGEERO LAMA FILAAN AH & DAGAALKII YAAQBARI WEYNE OO ISBADELAY
DEG DEG: LAFTA GAREEN OO ISKU DHIIBAY ITOOBIYA~VILLA SOMALIA OO JAWAAB LAGA SUGAYO+XAALKA OO CAKIRAN
Переглядів 4,3 тис.14 днів тому
DEG DEG: LAFTA GAREEN OO ISKU DHIIBAY ITOOBIYA~VILLA SOMALIA OO JAWAAB LAGA SUGAYO XAALKA OO CAKIRAN
DEG DEG: DAGAALKA WANLA WEYN OO DHABAR JEBIN LA SAMEEYEY~LAFTA GAREEN OO GURMAD HELAY & GAALJECEL OO
Переглядів 6 тис.14 днів тому
DEG DEG: DAGAALKA WANLA WEYN OO DHABAR JEBIN LA SAMEEYEY~LAFTA GAREEN OO GURMAD HELAY & GAALJECEL OO

КОМЕНТАРІ

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 Годину тому

    Soomaali waxeey ka dhiman la ladahay waa haweye waxa gumeeysidiidka waa iyaga kuwaan kale weeyba rabaan in la rarto

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 15 годин тому

    Afhayeenka kG English buu English noogu fasiray

  • @maxamedaxmed-f3y
    @maxamedaxmed-f3y 19 годин тому

    Laftagareen.guuuuuul.iyo.gobo.nimo.reer.konfur.galbeed.guuuuuuuuuuul❤

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 21 годину тому

    Itoobiya bada eey dooneeyso ayaaba ah mida baraawe iyo marka miyaa ?

  • @user-gg4fb9ju8m
    @user-gg4fb9ju8m День тому

    Dadka qaarkii hada ayey xamar degihayaan dhul ay booben ayey rabaa in caruurtooda dhaxal ooga dhigaan dadkaa dhuka bobay caruurtiina u sheega inad adinka laheyn dhulkaa waa dhul danta guud canugyahoo haku dhiman ha dhow

  • @abdugadirmohamed5627
    @abdugadirmohamed5627 День тому

    Yur ey ey nuugey

  • @Arakuub-vi4jt
    @Arakuub-vi4jt День тому

    Walaal beenta is dhaaf itoobiya ku qabsan meyso sababta ay eriboorada u dageen waa yeyna kuu soo dhawaanin ciidamada masaarida bal markii ay ka baxdo somaaliya masaarida itoobiyana wey ka baxeysaa wadanka oo wax gorggortan ah lagama galidoono ka bixitaanka wadanka laakin dadbaa raba iney sii foolxumeeyaan itoobiya joogitaankeeda mana idinka rabto badda aad rabtaan inaad iibsataan idinka oo tuugo ah itoobiyo iney soo dagto wadanka waa ilaalis ey rabto iney ka ilaashato kanaalkeeda oo ka ilaalineyso gaaladaan masar ah oo dooneyso iney ka soo weerarto mana ogolaan karto meesha laga soo weeraro iney noqoto somaaliya

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 День тому

    Warya warqabad new hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was

  • @FadumoMuseSaid-s6j
    @FadumoMuseSaid-s6j День тому

    Warkaas waa fiicaan adeer xaalal maalin baa Laa qaaäsha madaxweyne mooryaan ah iyo xildhibaano waxay meel muugdiya ku alla saxeexden waa Las filayey inay isqabqabsandoon inshallah tuugo oo DHAN alle ah ka shiifo

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 День тому

    Axsan munaafaqiin weyisasireen

  • @Abdullahi-k1f
    @Abdullahi-k1f День тому

    Masar iyo Syria baa isku darmaday waagaas

  • @user-jo9iu2cm8c
    @user-jo9iu2cm8c День тому

    SHANBALOOSHE IYO FARTAAG WAA JAAJUUSIIN U SHAQEEYA ETHIOPIA

  • @Xassanguulliye
    @Xassanguulliye День тому

    Waa khabil cidanka madaxtoyada ma ah cidan kharan

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 День тому

    Mahadsant walaalkey warqabad NEWZ ❤❤❤❤waa umaleeynaay inaay wadaan shirqool

  • @Gulmudagirl
    @Gulmudagirl День тому

    Futo dalolwen xabashi waa idintaqaan waxaad gashan iyo waxaad gudaan waxakaliya oo aad u samankartaan kartasn futadadiina siiya because naagahdii ardi sababa bay ka jiraan 🐕🐕🐕🐕🐕🐕🇪🇹🖕🏽🖕🏽

  • @Xassanguulliye
    @Xassanguulliye День тому

    Waa runti cali maxamed gedi

  • @abaadirjecliyaa5114
    @abaadirjecliyaa5114 День тому

    Asc hadii itoopia ay diido ineeysan ka bixin soomaaliya oo aay xoog ku sii joogto maxaa dowllada soomaaliya qorshe ah oo arintaa ay kaga hor tageeysaa ?

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg День тому

    Abdullahi yousuf, ayuu ahaa ninkii keenay ayuu ahaa.

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 День тому

    GUUL DAWLADA ITOBIYA IYO DAWLADA PUNDLAND IYO KONFUR GALBEED.MUQDISHO GACANTA KU DHIGA.

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 2 дні тому

    Siyaasiyinta Somaliyeed waa khayimeenbay ku yihiin dalka Somaliyeed oo kala qaybinaya. Haddii ay sidaas ku sii socoto waa la iswaydiin doona. Ninba midka kale ayuu dhaleeceynaya Intii uu ka shaqeeyn lahaa wanaaga dalka iyo dadka.

  • @gamilasaeed3847
    @gamilasaeed3847 2 дні тому

    CABDISHAKUUR WAA NINDOWLADEED KU WACAN MAAMULKA

  • @gamilasaeed3847
    @gamilasaeed3847 2 дні тому

    HAWIYE AYAA DHIBKASTA OO SOOMAALI KU DHACAY KA MUS,UUL AH , WAA KUWAAN EE BEENTA ISKU HAYSTA

  • @FadumoMuseSaid-s6j
    @FadumoMuseSaid-s6j 2 дні тому

    Ilaa ay timaado dawlad hoogaan waadani ah sharafti somalia garaanaya isaminsan inu Somali yahay shacabka kasbaada oo maal Doon ahayn shaqada ay qabanayan cadtahay oo aan meel muugdiya wax ku soo saxeexayn haysta barlaaman xaalal an waadani ah oo aan mooryaan gaajaysan ahayn ayaa wax maamulikara laakin kuwa had jooga kuli waa mooryaan sida ayaxa oo meelwelba gacanta kula jira barakicin dhulboob laaluush iyo isku dirqabaal waxaaba maa qabankarto in iyo dhul boob

  • @mql1867
    @mql1867 2 дні тому

    MAASHAA ALAAH MUDANE RA'IISALWAZAARE ALI MAXAMED GEEDI WAA SAX SANYAHAY GUUL IYO GOBANIMO MUDANE ALI MOHAMED GEEDI

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 2 дні тому

    Cali m geeddi la iskuma hayo inuu jaajuus Ethiopia loona baahan yahay in maxkamad la soo hor taago lana toogto

  • @siatbulle5893
    @siatbulle5893 2 дні тому

    War Beentaada cidin usheeg you are a liar

  • @keeyrwadesiyaad730
    @keeyrwadesiyaad730 2 дні тому

    Beenaale cali maxamad geedi kan waa in lamaxkamadeeyo maalin eey ahaatabo

  • @maryamocarab4459
    @maryamocarab4459 2 дні тому

    Iscasisheeda,beenale.marwalba macarad

  • @malaakyakub2559
    @malaakyakub2559 2 дні тому

    Kkkkkk kani waa wacelkii habargidir ee dabaraha sheganayay ufuf afkada urayo kalabax DIINSOR

  • @AxmadXuseen-sl7lb
    @AxmadXuseen-sl7lb 2 дні тому

    💕🔥🔥👋🐕🐢☀️

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 2 дні тому

    Comments kayga Lafta Green waxaa dabada ka wada waa Cadowga Itoobiye oo rabo in ay ku soo dhex dhuuntaa. Ciidamada koofur galbeed waa in ay dowlada Soomaaliyeed ay ka dik toonadaan. Lafta Green waa Amxaar waxaa u cad kursiga in uu ku haayo askariga Itoobiyanka ah aqli ku filane na lagan ogaada.

  • @abdiwerahali8818
    @abdiwerahali8818 2 дні тому

    Ninka xaqa ku tagaan isaga guul ku tagan ya yidhi koonfur galbed somalie maha qalad aya ku jirah mesha

  • @user-rp7ge9kx1d
    @user-rp7ge9kx1d 2 дні тому

    VIVA XILDHIBAANADA TAAGEERAY ITOOBIYA VIVA LAFTAGAREEN VIVA ITOOBIYA 💪💪💪💪💪💪

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 2 дні тому

    kkkkkkkkkkkkkkk

  • @user-rp7ge9kx1d
    @user-rp7ge9kx1d 2 дні тому

    BOROBAGAANDA HAWIYE AYAA LAJABIYEY VIDEO WAA LA HAAYAA VIVA CIIDAMADA MAAYLAND 💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @Shamuuri_official393
    @Shamuuri_official393 2 дні тому

    Kkkl gaaljecel caloofi iyo sugow waa kuwa fuliyaa dhimashada neceb wlhi umada isbaaro ku dhibay kuwaas cidii taageerto muslim ma ahan

  • @ShajsusSysyys
    @ShajsusSysyys 2 дні тому

    Waa lawasee gaaljecel

  • @Bare-z3l
    @Bare-z3l 2 дні тому

    Weriye Axmed Xuseenow hadaad adigu tahay Idaacaddada waa loo Riyaaqay wax badan oo naga qarsoon ayaad noo soo bandhigtaa inaan kuu mahad calin ayad mudantihin mahadsanidinn

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 2 дні тому

    Diinsoor kama soo jeedidee Naag Habergidir ah baa tahay oo luga yara ah Asalna ka soo jeeda Reer midhibaan

  • @mukaram2018
    @mukaram2018 2 дні тому

    munaafuq baad tahay....waxad isku direysa shacab soomaliyeed oo aad been ka sheegeysaa waaqica jira ee dhabta ah...

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 2 дні тому

    Naagahii Hiraab been badanaa hadda meesha yaa joogo video Hiraab ayagoo ka wasaayaan kaa duubeen ayaan soo deyaynaa ka waran mar dhow

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 2 дні тому

    Haa haddaaba ku leeyahay 25 kaas Aswaa el

  • @Bare-z3l
    @Bare-z3l 2 дні тому

    Dhaqaale iyo shidaalka iyo dastuurw ayaa laga sheekeystaa shacab ma xisaabsana siduu u nool yahay lagama fakaro ilaahaa u maqan wayna ku qanacsan yihiin waxay helan qutu yomkoda

  • @Bare-z3l
    @Bare-z3l 2 дні тому

    Ha laga doodo waxa naga halleysan yaa eeddeeda leh iyo maxaa naga halleysan sidee loo sixi karaa 2 qof miis fadhida maxa naga haleysan iska tosina dhahayo ma laha dhaqaale oo keliya

  • @Bare-z3l
    @Bare-z3l 2 дні тому

    Somali Eeraabta aad bay u yaqaanaan diin camal bay u xafiden waxay xumeyaan adiga kugu xumeynayaan si ay sumcada kaaga dilaan eed wax ma tarto an is tosino tasa sax ah

  • @user-mh4bb4er5u
    @user-mh4bb4er5u 2 дні тому

    Cali geedi iyo xassan garguurte hakala reebin dalka iyo somaali nimada waa xalkaan dhigay haweya hadeeysan haweye isu imaanin eeysan raaligelin kabexenin dhibatey somali ugeysten Talada dalkana dhexdasoo dhigin somaalinomo iskadaye haweye salaad lala tukado ansax ma adan

  • @Bare-z3l
    @Bare-z3l 2 дні тому

    Walaal waa nala xaqirey hubka hawiye M/ W siiyay ha nagu soo wareejiyo K G hal shabaab iyo hal itoobiyaan ma joogaayo M/land waa la baran lahaaye ka dhab maha hadalkooda

  • @AxmadXuseen-sl7lb
    @AxmadXuseen-sl7lb 2 дні тому

    ❤️🔥🔥👋🐕🐢☀️

  • @Xassanguulliye
    @Xassanguulliye 2 дні тому

    Talyani madow ayaa soo labtay

  • @siraadcali8636
    @siraadcali8636 2 дні тому

    Xamar tuugsigii waa idikaaga dhamaaday adinkana itoobiya ka soo dawarsada

    • @user-rp7ge9kx1d
      @user-rp7ge9kx1d 2 дні тому

      Siraadcali8636 idinka yaa idiin katuugsi Badan ? Runta maa diideey Hawiye waa tuugo isbaaro ayaa lagu soo wada koriyey