DEG DEG: FARMAAJO & FAHAD YAASIIN OO GO'AAN NAXDIN KU AH MD X/SHEEKH SOO SAARAY & XAALKA OO CAKIRAN!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024
  • Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.

КОМЕНТАРІ • 22

  • @barlinaden8850
    @barlinaden8850 17 днів тому +5

    Ethiopia airlines iyo fly Dubai wey qaateen amarkii madaxweyne xassan sheikh wey badaleen hargaysa somaliland oo wax aan jirin ahayn. Waxaa laga dhigay hargaysa, somaliya waana sida saxda ah

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 16 днів тому +1

    Uf farmaano aa musqul baan soodhexgalay show😁

  • @dahabonuur-ts8dq
    @dahabonuur-ts8dq 8 днів тому

    Somali ha isracdo Cawale ha taliyo🇸🇴🇸🇴

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 17 днів тому

    muusow nabad iyo nolol ku biira si xasan aan u qaadno maxkamadna u soo saarno waa camiil ajnabi wadankiina wuu xaalufiyey waan kula jirnaa muusow aan jaasuus oo dhan waa sifeyneynaa xaqii umadana waan soo celineynaa inshaa alaah

  • @jamaaorshe9571
    @jamaaorshe9571 17 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 17 днів тому +4

    Somaali Maryooleey, waa isku Maqan lagu maqanyahay😂😂😂Intay ayagu is haystaan ayaa dhulkooda lagaqaadan doonaa😂😂

  • @shacnishariif4521
    @shacnishariif4521 16 днів тому

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️💚💚💚💚♥️♥️💚

  • @barlinaden8850
    @barlinaden8850 17 днів тому

    Maashaa Allah focus group kaan waa dad smart ah, shacabkaan 34 sano ayaa la brainwash garaynayay oo loogu sheekeynayay Somaliland waa dowlad, waa in si tartiib tartiib ah waa in ay u ogaadaan inay somali yihiin hargaysa iyo burco ay gobol somalia kamida yihiin.

  • @user-de3iu8yu3w
    @user-de3iu8yu3w 17 днів тому

    Waa saxa inkasto boorame aay rabiin magaca soomalilaan hadana lugu qasbayo marka xasan xumoow waa ficaan yahay siduu yeelay

  • @shamsogarad6932
    @shamsogarad6932 17 днів тому

    Oo SLN yaa xaq usiiyey iney weerar kuqaado reer SSCKH. Ducafaa baad tihiine iska aammusa.

  • @shamsogarad6932
    @shamsogarad6932 17 днів тому +1

    Muuse beenaale yaa kaa itaal daran.

  • @AbdikhalifHaji
    @AbdikhalifHaji 17 днів тому

    Dammujadiid iyo muuse Biixi waa saaxiib , ma dagaallamayaa.

  • @Carfon-ly5hv
    @Carfon-ly5hv 17 днів тому

    Google wuxuu ku xad gudbay qariirada Somali a

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 17 днів тому +1

    DOWLADDA SOMALIA, MARNABA MA DHACEYSO IN AY WERAR KU QAADO MAAMULKA SOMALILAND IYO MAAMULLADA KALE MIDNABA, DALKA WAA LA WADA LEEYAHAY, WA WAAJID IN AY KA WADA TASHADAAN HORUMARKA QARANKA.

  • @aminagaiye4608
    @aminagaiye4608 17 днів тому

    Dhibmalaha in Somaliland lagu sooceliyo dowladda dhexe lakiin xasan sheekh diyaar umaha cadifad darted

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 17 днів тому

    xalane hadaan bixino faragalin dambe wuu dhamaanayaa iyo amison walaashey farmaajo kuligood wakhti goan ayuu siiyey iney ku baxaan xasan ayaa ku raftey oo jooga ku yiri ninkaan xasan wuu jiran yahay waxaa ugu sii darsamey markuu caayaey farmaajo oon jawaab u celin intuu labada gacmood xabadka saarto ayuu ilka cadeyna ugu darey fiilooyin ayaa qarxey xasan inuu la tirsado ayuu rabey saan yuu ugu raftey waxuu sameeyey oo dhan ayuu jajabiyey

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 17 днів тому

    Waxaa loo baahan yahay kaliya inuu aqoonsade awdal state iyo ssc una dhiso garooma laguna taageero xaga dhaqaalaha iyo siyaasada ma u baahno dagaalka ka qayb galaan shirarka madasha laguna sii wado hargaysa cadaadiska si kibirka looga jabiyo.

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 17 днів тому

    Hassan uma baahna Hargaysa weerarkeed hal magaalo haystaan wixii Isaaq sheegan jiray waa dhamaatay oo Khaatuma ayaa xuduudii Ingiriisku Isaaq ku meresada Katarbiil ku qaaday Soomaaliya Soomaalibaale.
    Hassan waxaa kuu hadhay Gobolka Awdal waa Soomaali ee ka jar Isaaqland waxay Xamar ku soo galayaan gurguurad markaad Awdal u aqoonsato inuu yahay Gobol Soomaali ka mid ah.

  • @user-ig1um5og9l
    @user-ig1um5og9l 17 днів тому

    Been baad noo sheegaysaa waayo lama ogaan waxyaabaha qaar

  • @MaxamedIbrahim-nl1lc
    @MaxamedIbrahim-nl1lc 17 днів тому

    Kuma dhacdo vila waceysle dagal somlilend

  • @user-dc5ug4sk8n
    @user-dc5ug4sk8n 17 днів тому

    Muuse beenàale yàa kaa itaal daran