Xogta 3Koox oo ka shaqeeysay Dagaalka Galmudug oo lasoo helay,Hub rasaas ay gadeen,Qoor Qoor oo Afka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 чер 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

КОМЕНТАРІ • 37

  • @mariohasterok2616
    @mariohasterok2616 26 днів тому +9

    qorqor Guul iyo gobanimo cadawga kaqabodug Dacadnimo iyo nabad ilahaykugu ogyahay.

  • @seed3966
    @seed3966 24 дні тому +2

    Madaxweyne qoor qoor waa nin wadaniya maamulku

  • @husseinosman1871
    @husseinosman1871 26 днів тому +1

    Siyad Barre syaa hore u sheegay wuxuu yidhi" aniga waxaan xukumayay cusbitaalka dadka waa waalan , albaabka ayaa u furyeen car dib usugu keena".

  • @MohamedAliElmi-se2jt
    @MohamedAliElmi-se2jt 26 днів тому +1

    👍👍👍

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali9899 26 днів тому +2

    Hawiye. Oodhan qoorqoor baamuwadinka ah amasoomaali qoorqoor muwaadin allaha kuxafido

  • @user-qe6io2sp4o
    @user-qe6io2sp4o 26 днів тому +3

    habaar qabahii mahad xaaraan ayaa kow ka ah

  • @hawoali120
    @hawoali120 26 днів тому +2

    War wiilla shiina qabiil dartiis haku dilnina

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule 26 днів тому +4

    Qoor qoor waa nin adag sida muuqata galmudug hormar ayuu gaarsiiyay laakin kooxdaan daba taagan waa inuu talaabo ka qaadaa
    Dagaal qabiil waa laga gudbay

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule 26 днів тому +3

    Liibaan shuluq waa sun socota balaayo hada kahor waxa uu isku diray sacad iyo leelkase

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali9899 26 днів тому +1

    Mareexaan wixiisku doonta wacade qoomama beykuraagayasn

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 26 днів тому +1

    MAHAD SALAAD BAA HUBKII NABAD SUGIDA RAREY WAA ISAGA KOOFI WAA KA XAKAAL SAA ISAGUUBA MAHAD SHIR QOOLI RABEYE ILLAAHAY BAA BAD BAADIYEY

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali9899 26 днів тому +1

    Galmudug haday nabad iyo iyo barwaaqo rabto qoorqoor haddoorteen

  • @siradahmedguled490
    @siradahmedguled490 26 днів тому +1

    Macacadu faradhiga qalabi dhiiga

  • @nooraddeikar6894
    @nooraddeikar6894 26 днів тому +1

    Codka mar welliba wuu gaaban yahay

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 26 днів тому +1

    Siyaasiinta doonaya inay ku soo baxan doorashooyinka Galmudug waa wax laga naxo dad dagaalada ku dhintay, kuwaani waa kuwo inkaari ku dhacday dadka isku diraya dadka coolada furinaya.
    War dagaalka halaga waan toobo oo aad ka jojisan foosha xun.
    Waxaa la raba wixii dagaal iyo coolaada.

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali9899 26 днів тому +1

    Waarun intaba allaha kaqabto

  • @user-jo4ns8eo8r
    @user-jo4ns8eo8r 26 днів тому +2

    WA WAX LADHAYAD SANKARIN

  • @lipaaxwaahal3291
    @lipaaxwaahal3291 26 днів тому +1

    Dad qalato ayaa loobixinaa😂😂😂

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 26 днів тому +2

    Qoorqoor guul iyo gobonimo xasan iyo mooryaantiisa cagta mari

  • @user-it1pe9ew3l
    @user-it1pe9ew3l 26 днів тому +1

    ? Kuwa Hubka La Siinayo Ee Qabiil Lagu Jahaynayo Cawaan Miyaa Kuwa Dhimanaya Soo Iyaga Maaha
    Sabab Nin Gurigiisa Fadhiya See Dagaal in Galinayaa

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 26 днів тому +1

    Qabyaaladu Qaran way dumisaa ma dhisto, Siyaasi Danley ah yuu idin kadhigan Jaranjar ama Salaan, ita badan Siyaasiga Will kagama dhinto Dagaalka laakiin Wiilasha Umadda ayuu ka dhigtaa Dhuxul oo ku karsado Dantiisa kii.Curyaamo Cidlo ayuu kaga dhaqaaqaa ,kii dhintaya Waalidkiisi iyo Caruurtiisa ayuu ka dhintay ,Aakhira beel aduunya beel ayaa ku dhacaya, Waa Ma liibaanihii Lagu Liibaanay

  • @user-hl5ou7mm8j
    @user-hl5ou7mm8j 23 дні тому +1

    ninka suldaanka t.v. ka hadlayaa waxaan aad sheegtay qaar aniga ayaa og inay been tahay waa dhanka marexaan , cali yaasiin iyo cabdishakuur cali mire wax lug ah kuma laha dagaalka waqooyiga g/gaduud jifada dagaalka e reer dalal anaa ah nimankaana ma aha jifada reer dalal e anigaa ah. hub iyo rasaasna cidna kama helin marka saxiib baaridada dhanka reer dalal ku noqo hadaadan dan kale la hayn.

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali9899 26 днів тому +1

    Allaha mooryaanta kaaqabto xasan iyo xulafadiisa dalka allaha kaqabto

  • @user-ew5oo4sf4d
    @user-ew5oo4sf4d 26 днів тому

    immisa ayaanu lahayn dagaalkan waxaa laga soo abaabuley villaqabyaala xamar iyo dhuusamareeb iyo cadaado.. adeer runta ka sheega hawiyoow duulimaadkan hawiye iyo ditt wey u dhammaayeene...????????????.

  • @user-ic3ht8jx2b
    @user-ic3ht8jx2b 26 днів тому

    Waa been reer sade iyagaa dagaalka lagu soo qaaday waxba colaad ma hurinayaan shaabir shuuriye Liibaan shuluq Odaywaa Mahad salaad iyo buqaari iyo xasan shiikh oo isku dhinac ah baa ka danbeeya dagaalada qoorqoor waa inuu magacoodooda hal hal u sheegaa

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 26 днів тому

    Madaxweeynaha galmudug maxaa laga fashilinaa waqtiba uma harin oo waa lawada ogyahaye

  • @luulluul1427
    @luulluul1427 26 днів тому

    ninyahow wariyaha ugu beenta badan ayaad tahay

  • @user-rd9hw6bz5f
    @user-rd9hw6bz5f 26 днів тому

    Waar.waxaad.adigu.soo.qorqoratay.hala.hor.iman.dad.ka.beenaale.ayaa.tahaye.xaaraanyow.

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 26 днів тому

      Adiga ka Xishoo Umadda Somaliyed iyo wariyaasha xaqiiqada Sheegayo MD Qoor Qoor ayaaba afkiisa ku cadeenayo kuwo siyaasiyin iska dhigayo iney umaddii galmudug labo labo beeled madaxa isku Gelinaaye