Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Falanqayn: Qilaafka Galmudug: Muuse Biixi oo duulaan ku ah SSC: Qariirada Gedo & Qorshaha EAC

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 вер 2023
  • Falanqayn: Qilaafka Galmudug: Muuse Biixi oo duulaan ku ah SSC: Qariirada Gedo & Qorshaha EAC

КОМЕНТАРІ • 213

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 10 місяців тому +1

    ASC MASHA ALLAH Eedo SSC KHATUMO 5 Darood GUUL IYO GOBANIIMO 🐎🐎🐎 INSHA ALLAH 🕊🕊🕊🕊🙏🇸🇴🇸🇴🎉🎉🎉❤❤❤🐎🐎🐎🦁🦁🦁🕋🕋🕋🙏🙏👮👮👮🌺🌺🌺😘😘😘 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @jamasaid6787
    @jamasaid6787 10 місяців тому +3

    Salaan qaaliya Huseen jama geesi geesi dhalay halkaa kahaay Geesiga sanadka ilaahay Haku xafido Aamin Aamin maasha Allaah Guul Guul jamaahiirta

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 10 місяців тому +3

    Xasbunalaahu wanicmal wakiil
    Illaahow Naga Qabo

  • @user-hq6mm3ev6x
    @user-hq6mm3ev6x 10 місяців тому +2

    masha allah dadaalkaaga allaha kaa abaalsiiyo

  • @abdimahamud1333
    @abdimahamud1333 10 місяців тому +1

    masha allah howshaas waad ku guuleysatay howlkastoo aad qaban doonto insha allah ku guuleyso

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 10 місяців тому +8

    Dalkeena waa baylah we haveto protect our country ❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴 hanolato

  • @katramatan9099
    @katramatan9099 10 місяців тому +2

    Maan sha alaah wall alaha kuxifdiyo soomaliya adoo kale ayay ubaa hantahay

  • @deeqocabdisalanwarsame6444
    @deeqocabdisalanwarsame6444 10 місяців тому +2

    Masha Allaah hussein wadani illahay hakubarakeyo

    • @deeqocabdisalanwarsame6444
      @deeqocabdisalanwarsame6444 10 місяців тому +1

      Heshiiskan somaliya qatar aad uwayn ayuu kuyahay xassan wuxu dorbiday gofana dani oo kale ah inuu noqdo balayo kuqaday nin walan xassan dhusamareeb ayuu joga yakugu yiri wukatagay

  • @khalisuleman9389
    @khalisuleman9389 10 місяців тому +2

    Muuse waa Jabaya walee manaa uu suuro galayso إن شاء الله 🙏🙏

  • @dekakhalif1504
    @dekakhalif1504 10 місяців тому +4

    Maasha. Alaah. Waa. Xigmadìi. Raganimadii. Oo. Qof. Ah. Halyeey. Qaran ilaahay. Haku. Xafido. Aamiin

  • @aishayusuf4545
    @aishayusuf4545 10 місяців тому +11

    Mashaa Allah rabi haku xifdiyo walal Xuseen Jaamac. Thank you very much for protecting our sovereignty . You are doing extremely great work. Thanks again ❤❤❤❤

  • @abdihakinmohamed9352
    @abdihakinmohamed9352 10 місяців тому +5

    Xasan sh qori dab ah ayuu lawareegayaa

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 10 місяців тому

    Baraka Allaahu laka eedo Xuseen Jaamac sida xikmadaysan ee aad arimaha Dalkeena iyo Dadkeena usoo baadho unasoo ban dhigto
    Cali Ciid ,Xasan Dhiiqo,Muuse dad qal iyo kuwa la midka ahba Allaah ha inaka qabto oo shartooda haku celiyo

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 10 місяців тому +5

    Guulbay gaareen, SSC Wayna gaari doonaan insha'Allah Muuse handaraabna, Asagaa lahandaraabi doona, this time for good, if He make a Move, haduu isdhaqaajiyo, Muuse Aftaag iyo Kooxdiisa Way Udhamaatay, insha'Allah Guul SSC😊💙💞🇸🇴👍

  • @ABb-mt1vc
    @ABb-mt1vc 10 місяців тому +1

    Jir oo joog mr husein 1-the map& eac الله معك في كل مكان وفي كل وقت

  • @AbdulUgaas-lr5rv
    @AbdulUgaas-lr5rv 10 місяців тому +1

    Masha Allah waxad thy wadani dhab ah guul saxib

  • @nadifoali7658
    @nadifoali7658 10 місяців тому +3

    Masha Allah. Allah ku xafido

  • @Ducaalehussein
    @Ducaalehussein 10 місяців тому

    Masha,allah mahadi Haa kaa gaarto DR Hussein

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 10 місяців тому

    Masha allaha guuleyso walal huusen ilaah haku xifdiyo amiin yaa allaha 🤲🤲🤲❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️👍

  • @asheekh15
    @asheekh15 10 місяців тому +3

    Maasha' allaah guulayso
    illaahay hakuxifdiyo hanaku garabgalo adiga ookalena haynoo badiyo

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 10 місяців тому +2

    Aslam alaykum walaalkay Hussien aad baad u mahad santahay ilaahay ha ku xifdiyo adiga iyo Shiekh abdi hersi
    Man shaa Allah tabaraka raxmaan

  • @nurhawa646
    @nurhawa646 10 місяців тому +2

    Maanshallah waa waajib ku saarnaa baad gudutey ,qof kasta soomaLiya waa inuu difaacaa xaduudada iyo jiritaanka ummaddena iyo madaxbanaanideena

  • @qasemfareh3370
    @qasemfareh3370 10 місяців тому

    Mr. Hussain
    Keep it on you are great.
    Thanks,
    Qasem

  • @abdisiad4403
    @abdisiad4403 10 місяців тому

    Mahadsanid sxb sax weeye sax weeye. Harti ha diyaar garoowdo

  • @Hasanali-kt2xh
    @Hasanali-kt2xh 10 місяців тому +2

    Mahadsanid wll. Xassan wa dabadhilif liita, Allaha Naga qabto.

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 10 місяців тому +3

    Dalka ilaaliya somaliyeey ❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴 hanolato

  • @wahibaali6368
    @wahibaali6368 10 місяців тому +2

    Maansha allah my dear brother

  • @Fuad-pl1ys
    @Fuad-pl1ys 10 місяців тому +4

    Muse iyo jabuuti iyo xassan
    Wa sugaayna buhodle ma Kari Karo sabaab cidaan ethiopia aya jooga.....mahadsanid indr we are ready all ways.....nin ilahaay kashaday waxba Ka xumaan mayaan 💪💪🇸🇴✌️

  • @loo6837
    @loo6837 10 місяців тому +1

    Thanks for your efforts and valuable information.

  • @wonderman8085
    @wonderman8085 10 місяців тому +1

    MashALLAH ugaas shaqo fiican ayaad qabatay

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 10 місяців тому +11

    Thank you for protecting and supporting our country ❤❤❤❤!!!!

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 10 місяців тому +5

    Xasan gurguurte iyo kooxdiisu waxay galmudug iyo putland inuu isku dhufto caabudwaaqna necebkiisa reer ahaan ayuu u dhibaateynayaa

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 10 місяців тому

    Maasha edo ALLAHA ku xifdiyo AMIIIIIIIN 😊

  • @farhiyamahamud35
    @farhiyamahamud35 10 місяців тому

    saax gesi qaran batahay walale Allah ha Ku daayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @faafiyeofficialchannel1752
    @faafiyeofficialchannel1752 10 місяців тому +1

    Mash Allah guulayso lipax

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 10 місяців тому +4

    Wadamadaan Arikaanku wxy u socdaan badeenaas dheer ee uu shidaalku fadhiyo iyo dhul beereedkena cimilada wanaagsan ooy arkeen ineysan jirin dowlad xoog leh oo difaacan karta😢

  • @rocky4066
    @rocky4066 10 місяців тому +2

    Maasha allaah tabaaraka allaah waddaniga nool guuleeyso

  • @shaadiyaabdirahman-wv8kr
    @shaadiyaabdirahman-wv8kr 10 місяців тому

    Hassan Sheikh Maxamuud Waa Nin Habaaran ... Waana Dameer Baadi Ah

  • @user-kd6nr4hz7n
    @user-kd6nr4hz7n 10 місяців тому

    Waa habaar adoo nool halagu dhaxlo guuleyso xuseen. Kuwa aan damiirka lahayn alaha ka qabto wadankeena

  • @maryanabdullahi5466
    @maryanabdullahi5466 10 місяців тому

    Guul guul guul guul Somalia

  • @user-pu1xe9kt3x
    @user-pu1xe9kt3x 10 місяців тому

    Xuseen jizaajalaahu khayran ❤🎉

  • @halimohassan3109
    @halimohassan3109 10 місяців тому

    Hassan iyo dawladiisa allaha dhinac noo dhaafiyo xaaraan kama dhargaan.alle ha na siiyo dawlad ka qayr badan.soomaali damiir laay anaga oo taagan baa hal shaqsi saxiixayaa wadanka oo dhinac looga soo jeedsanaynin

  • @zhidaneofficiall
    @zhidaneofficiall 10 місяців тому

    Iin shaaa allallh waa Laga furan doonaa

  • @muslimiintawalashood8403
    @muslimiintawalashood8403 10 місяців тому +1

    اللهم ألف بين قلوبنا وأصلح ذات بيننا واهدنا سبل السلام

  • @abshironoor346
    @abshironoor346 10 місяців тому

    Asc masha alah guuleyso dhalinyaro badan oo adoo kale ah ale ha na siiyo

  • @guletgulet3389
    @guletgulet3389 10 місяців тому +4

    xasan gurguurte waa dhaadhaan dacfaruur ah,waa in dalka laga qabtaa period.

  • @burhanibrahim2687
    @burhanibrahim2687 10 місяців тому

    Excellent jamac
    Aad baad u mahadsantahay dadaalkaaga

  • @ZeinabJimaale-tu3mf
    @ZeinabJimaale-tu3mf 10 місяців тому

    MashAll guul waa la gadansya

  • @alinoor3226
    @alinoor3226 10 місяців тому

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 10 місяців тому +2

    Guul guul SSC khaatumo xaqabay ku dagaalamayan guushana iyaga iskale muuse juudan haduu soo laabto waa hoogiisa inshaa Allaah😳

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 10 місяців тому +1

    Hussein Allaha ku Xafido Akhiro iyo Aduunba Huseen Reer Gedo Siyaasigodu waa maxaan Laqaa oo dan kama laha ee Dhulka wardiyee

  • @mohammedbarre6100
    @mohammedbarre6100 10 місяців тому

    Inshalah brother absolutely right

  • @maryanabdullahi5466
    @maryanabdullahi5466 10 місяців тому

    Guul guul Somalia

  • @safihasan9987
    @safihasan9987 10 місяців тому +2

    go ahead, that's a good point

  • @libaaxsankakatabtay1097
    @libaaxsankakatabtay1097 10 місяців тому +1

    Cayr ha isku daayo Caynaba wala dulmarayaa

  • @muslimiintawalashood8403
    @muslimiintawalashood8403 10 місяців тому

    Masha allaah 👍👍👍👍👍👍

  • @yaasan3416
    @yaasan3416 10 місяців тому

    Mahadsanid walaal

  • @MaryamMaxamud-bv4rt
    @MaryamMaxamud-bv4rt 10 місяців тому

    Isha allah hadi muse marlaban sorogal celiyo wa markii hubka lagala harilaha

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 10 місяців тому

    Wallaahi billaahi xassan koob shaah ah uma kabado inuu soomaaliya oo idil $1million siisto

  • @yasminabdi5221
    @yasminabdi5221 10 місяців тому +1

    mashaAllah ماشاء الله
    Keep going bro ❤👍❤🇸🇴👏👏👍❤❤❤
    Guul iyo Gobanimo ❤

  • @SofiaAhmed-ij9js
    @SofiaAhmed-ij9js 10 місяців тому +1

    Asc hussein guuul dhamaan darood ❤❤❤❤

  • @user-xi1tz4ri9o
    @user-xi1tz4ri9o 10 місяців тому +1

    Masha allaah rabi hakugu guulsiiyo

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 10 місяців тому

    MashaAllaah

  • @farhiyaukun3735
    @farhiyaukun3735 10 місяців тому +1

    Guuuulayso geesiigii sade❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 10 місяців тому

    Adoo weyn brother

  • @xamralive
    @xamralive 10 місяців тому +1

    Afkeenu waa Af ka Guunsan Afka Sawaaxiliga sidee Sawaaxili ugu hadalaa Afbaabanu leenahayee

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 10 місяців тому

    InshaAllaah Ilahay ha mideyo Somali weyn lama haweysten dalkoda

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 10 місяців тому

    Hussein fahadi Allah kubarakeeyo Adiga oo kale Allah noobadiyo maa shaallaah Wallaahi waa Yaab Subaxaanallaah umada Soomaaliyeed Allah ugargaaro waa kuu Hambalyeynayaa inaad soo celisay Google mapes 🇸🇴🇸🇴
    Allah kubarakeeyo Aamiin Aamiin yaarbi

  • @user-pu1xe9kt3x
    @user-pu1xe9kt3x 10 місяців тому

    Allaha naxifdiyo dal iyo dibadba

  • @ZeinabJimaale-tu3mf
    @ZeinabJimaale-tu3mf 10 місяців тому

    Waa yab Ilahayow Somalia ka soo gar

  • @c0nmoyds3fb98
    @c0nmoyds3fb98 10 місяців тому

    scw wllo HUSSEIN illaahay hanooka xifdiyo aamiin🤲🤲🤲🤲♥️♥️💞🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️🥰🥰🥰🥰💜💚♥️💞💞💞💞💞♥️

  • @duniyokulan3158
    @duniyokulan3158 10 місяців тому

    Unlikely Soomaali ayaan daro ayaa usugnaatay Allaha subxaanahu watacaalaa hanoogar gaaro Aamiin

  • @muhidinsharif4257
    @muhidinsharif4257 10 місяців тому

    Mashalaaha gooleyso

  • @Abdikadir2020
    @Abdikadir2020 10 місяців тому +3

    Brother, you did an excellent job with your information. It is precious, especially your work in the Gedo region.

  • @sultankhaalis6429
    @sultankhaalis6429 10 місяців тому

    Wacalaykum Salaam waraxmatullahi wabarakaatuh Ustaad Xuseen Mahadsanid JazakaAllah BaarakaAllah ❤❤❤❤

  • @mariambalqiis757
    @mariambalqiis757 10 місяців тому

    Inader xuse wan ku salamay, ilaahy xaqa hatuso somali meel Ay joogtaba

  • @Faaqiddari
    @Faaqiddari 10 місяців тому

    Waaa labuan hadaan naha jamaahiirta waanu qaadan walwal maya kaseexo muse waxdhimaalki sscqaatumo jamaahiirta guuulguuul

  • @SameYusuf-uw3br
    @SameYusuf-uw3br 10 місяців тому

    Hambalyo xuseen

  • @user-ep8ws5kt7l
    @user-ep8ws5kt7l 10 місяців тому

    ماشاءالله

  • @AminaXashi-eq1zw
    @AminaXashi-eq1zw 10 місяців тому +2

    Asc❤❤edo..waan..ku.waaye,xagee..adayikkkķ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 10 місяців тому

    Thank you Hussein Jama for your very interesting information
    EAC is not good to be part of that community
    Hasan sheekh is not have any vision or responsibility as president of Somalia

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 10 місяців тому +1

    Nin Mareexan ah,oo sidaada oo kale u fakeraya,horay u ma
    arag,!!! Dhanka wanaaga.

  • @ardasaid1562
    @ardasaid1562 10 місяців тому

    Maasha alaah ilaahay ha ku barakeeyo xuseen

  • @hashiugas1603
    @hashiugas1603 10 місяців тому

    Good job

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 10 місяців тому

    Waqti aan Dowlado kale Ku biirno ma joogne llaahow nabadbaadi

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 10 місяців тому

    Absolutely

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 10 місяців тому

    Hussein Jama Walaal Mahadsanid arinta G.Gedo map inaad saxday Gogol map na ka saxday

  • @SacdiyoAxmed-li1ut
    @SacdiyoAxmed-li1ut 10 місяців тому

    Ala ina ader guulayso waan kugufiinaaye wabkasta oo aad rabtoba waanaga diyaar maadabanahay dadka gobolkaa kasojeda ama mr guuulnguul ina adeer

  • @duniyokulan3158
    @duniyokulan3158 10 місяців тому

    Allaha ku jabiyo haduu muuse juudaan soo duulo markale

  • @maryananshur5732
    @maryananshur5732 10 місяців тому

    Masha Allah

  • @xamralive
    @xamralive 10 місяців тому

    Shaqa Waajib kugu ahayd oo wacan baad Qabatay Maashaa Allaah

  • @farahali
    @farahali 10 місяців тому

    Waaaw mahadsanid gudoomiye

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 10 місяців тому

    Way to go

  • @yaasinsharif3394
    @yaasinsharif3394 10 місяців тому

    Masha alah xuseen keep up

  • @mixiyadin
    @mixiyadin 10 місяців тому

    hussein qiimo ayaad ugu fadhidaa dalka iyo dadkaba walal markasta qalbiga ayaad nagagataalaa alaha hakuxafido

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 10 місяців тому

    HUSSEIN GUULEYSO GOORWALBA WLL GEESI GEESI DHALAY SIDA AAD U SOCALISHEY DHULKEENA GOOGLE MAPKA BRAVO 👏 🙌 👌 👍 ♥️
    CAWA WAAN SEXAN GARAIN AN LEENAHAY RAG ADOOKALE.
    MIDNA WAA BEECONAYA DALKI IYO DADKI SUBXANALLAH

  • @XaawoAbshir-zl2ts
    @XaawoAbshir-zl2ts 10 місяців тому

    Guud aqoon yahan soomaali ah cimrigaaharaago

  • @fadumomohamed3015
    @fadumomohamed3015 10 місяців тому

    Guulayso

  • @user-ty2jg7ro2n
    @user-ty2jg7ro2n 10 місяців тому +1

    Waxad ushegta inaciid in somali oo dhan ay cadow uyihin waxa lobahanyahay marexan inay midowthan

  • @awooweabdullah522
    @awooweabdullah522 10 місяців тому

    War xasan Dalka halagaqabto.allow nadhaafi.waa damuljadiid.khayr maleh.