DAAWO: Al Cadaala oo dagaalka Beelaha ee Galmudug ka socda si Yaab leh uga Hadlay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 чер 2024
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

КОМЕНТАРІ • 48

  • @fahanjamafarah6802
    @fahanjamafarah6802 Місяць тому

    Masha allah allow ku barake adun iyo aqiro inshaAllah ereyada waxtarka leh kuwa kuhiliya malinta siradka qiyamo ku anfaca amiiiiiiin allahuAbar

  • @ismailabdi3654
    @ismailabdi3654 Місяць тому

    Waa markii iigu horeysay oon Alcadalla kutaageero hadalkaan xalaashaan

  • @abdia7255
    @abdia7255 Місяць тому

    Masha alah.

  • @wiilocabdul6383
    @wiilocabdul6383 Місяць тому +1

    Kan Waa hadalkii uu ku soo galay siyaasada waana la og yahay inuusan jirin nin ka qabyaad Badan Waa ninka galmudug ugu qabyaalada Badan yaahuuuu

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 Місяць тому +1

    Xilligii aad biniadam ahaan u fikiri laheydeen, u noolaan laheydeyn
    In la gaaray !!.

  • @user-fj8vj5fp2k
    @user-fj8vj5fp2k Місяць тому

    Walaahi alcadaale runtu usheegay subxana allaah2024year

  • @user-hn5pc4pn5j
    @user-hn5pc4pn5j Місяць тому

    Wa war hore o marku rabay xildhimaan

  • @abdikadirali117
    @abdikadirali117 Місяць тому

    ALQABYAALA IKRAAN KEEN

  • @wiilocabdul6383
    @wiilocabdul6383 Місяць тому +1

    Waxaan maqli Jiran afoona yeelkaa uroowna allaa ku og

  • @osmanwarsame5078
    @osmanwarsame5078 Місяць тому +1

    Waa sax wasiirka

  • @user-uw3ei5og1o
    @user-uw3ei5og1o Місяць тому

    ماشاء افصح الله لسانك

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 Місяць тому +1

    DAGAAL BEELEDKA GUUL HAMBALYO WALAAL KUWAN MUSLIM MA AHA WAA YAHUUDI MADOW.

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 Місяць тому

    CAJIIB..SOMALIA KAN OO KALLE AYEEY WASIIR KADIGATEY WAA TUUG MOORYAAN AH ASBAARA DIISI WELI WEYTAAL DOQON KAN

  • @mohamedgeelqaad4741
    @mohamedgeelqaad4741 Місяць тому

    Waa wakhti hore clipkan anaa daawaday.

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 Місяць тому

    Habargidir iyo mareexaan waa geesiyada soomaaliyeed

  • @aaa1211
    @aaa1211 Місяць тому

    😢😢😢😢😢munaafiq iska
    Biloow adugu dadka labo malag baa garabaha dadka
    Saaran oo beenta iyo runta
    Qorya kafiirso adigu dadka
    Hadilin

  • @mohamudahmed5353
    @mohamudahmed5353 Місяць тому

    Al cadaalo warkaaga waarun waaxaqiiq waadhab

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 Місяць тому

    Geesi wa Kan illahay ka baqa oo dhiig Ka cararo

  • @f.o847
    @f.o847 Місяць тому

    walaalkaa wax wanaagsan haduu kuula yimaado waa baad sidaas ahayd lama yadhaahdo

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 Місяць тому

    Mansha Allah hadal aan maqlo.waa kuu ugu fiicana

  • @user-xs1yy8ff7h
    @user-xs1yy8ff7h Місяць тому

    Muslim baan Ahay Kitabka Alleh Iyo Sunadiisa Waxan Ku Badashay Demuqraadiyad Aqli Saliim ah Mahan War Halagu Kufriyo Dhawaqiiida Asnamta Cabudayo Qaaatay Dastuurka Demuqraadiyada Isku Kiin Diraayo Waa Calmaniyiiinta

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 Місяць тому

    Waa wasiir nabada ka shaqeynaya oo dhiiga walaalaha kala dhexgalaya

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 Місяць тому

    Wlhi al cadala ruunta ayu ka hadlaay? Allaha ha lo noqdo dagaka sokeeye jojiyaa somaliye

  • @payitforwardpower9910
    @payitforwardpower9910 Місяць тому

    Al qabyala ileen wa nin aqli leh. Waxan mooday cawaan

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 Місяць тому

    Al Caddalla asaagaba mooryaan xun o tuug ah oo dilley Ikraan tahlil muxuuba dada usheegiya munaafaqa was Sheridan Habargidir ah

  • @saidkaamil6018
    @saidkaamil6018 Місяць тому

    Walllhi ninkan oo kale hadii la helihaa wa khyar khyr ku sug runta ayuu ka hadlay kalmada been ah Kuma jirto war somaalay wax maqla dagaalka joojiya

  • @HassanMohamud-oy3qq
    @HassanMohamud-oy3qq Місяць тому

    Guul Guul ilaahoo noo badi kuwa sidaan runta u sheega

  • @HassanMohamud-oy3qq
    @HassanMohamud-oy3qq Місяць тому

    Ilaahopw ifyiinka noo baxey noo badi Guul Guul

  • @mohamedabdullahi6556
    @mohamedabdullahi6556 Місяць тому

    Waa hadal qiimo badan waana runta u bahan in somali loo sheego markan garadsaday qola farta la iigu fiiqay inay cadow ii yihiin waxan ogaaday mar dambe inay naga culimo badan yihiin nagana. Ikhyar badan yihiin dagal qabiiil khayr maleh ogaada cirib dameedkiisuna waa cadaab iyo hoog qofka fiican baa walalkaa ah

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed4429 Місяць тому

    Al cadaala lafcad ayaat toopin kuhaysaa dowlada ayaa wadanka gabtay

  • @user-xs1yy8ff7h
    @user-xs1yy8ff7h Місяць тому

    Muslimka Shareecada islamka Ayaa Sharci u ah Gaaaladane Demuqraadiyad Marka Calmaniyiiinta Xasan y Aya Dadkan Isku Diraayo Ayaga Halaga Taquso Runta Walama Huraan Dhawaqiiida Diiday Kitabka Alleh Iyo Sunadiisa Ayaa Dagalkan Muslimiinta hurinaayo Dhiiigoooda Ka Faidaysanaayo

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 Місяць тому

    Waa aqliga iyo dabeecadda dhaqanka lagu yaqaan.qabiilka marexaan bal eeg saraakiil galaysa.dagaal qabiil hadana waxay lashaqeeyaan alshabaabka xaarmaajo ayaana ugu jira iyo kuwo uu xil.saaray

  • @axmedhhashi428
    @axmedhhashi428 Місяць тому

    Waa waaguu xalaasha ahaa oo uu ahaa N&N

  • @namiup0274
    @namiup0274 Місяць тому

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر
    Runta ayaa sheegtay

  • @AbdiMohamed-yk5uv
    @AbdiMohamed-yk5uv Місяць тому

    Hoolo baa thy aamus eey dagaalka idinkaa kadambeeya waxaas baa dowlad kamid ah caqli iyo xigmad midna mahayo waa xoolo iska socda allow ku magan

  • @aaa1211
    @aaa1211 Місяць тому

    Alqabiila adaa kakoowa
    Inta hubka iyo fidnada kawada
    Ddkii dhabeysey Alshababka
    Lashaqeysta ilaahey baan
    Kamagangaley daalin beenloow waa xisaabinya
    Qabiileyste tuugada shbbka

  • @safiyaali2641
    @safiyaali2641 Місяць тому

    Markay dowlada awood U yaalato in ay so qaba karto kiiy wax dilo markaas aya qabiil dhamaana

  • @familjenstv
    @familjenstv Місяць тому

    Waa waa horemarkuu farmaajo la shaqaysan jiray

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm Місяць тому

    War doqon yohow iska amus

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 Місяць тому

    .Habar gidir waa tuugada Somalia burburiyey oo Jahiiliin ah oo Yar iyo weyn Xashiishya caba

    • @lubex3486
      @lubex3486 Місяць тому

      Has wallahi 1990 illa hadaa

  • @namiup0274
    @namiup0274 Місяць тому

    والله Waa nasiib xumo in Aad ku dhimato adigoo naf gooyey قتل نفسه التي حرم الله الي بل حق 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht Місяць тому

    Runta waaye

  • @malaboa591
    @malaboa591 Місяць тому

    Waa Runtiis wasiir cadaala wuu la yaabay

  • @amineta378
    @amineta378 Місяць тому

    Yaad uuushheegi taas

  • @abdikadarmohamed331
    @abdikadarmohamed331 Місяць тому +1

    Talo nin weyn waayee hala qaato