Xog Itobiya oo dhabarka xijisay S/land,DeniOo dagaal ku Qaaday Aaran-jan, Mooshin xoog badan oo miik

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лип 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

КОМЕНТАРІ • 22

  • @MohamedJimale-nn9iq
    @MohamedJimale-nn9iq 16 днів тому +5

    Benale imankaallaha kaqada

  • @abdulahiali7028
    @abdulahiali7028 16 днів тому +1

    Veri good

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 16 днів тому +3

    HA GUULEYSATO AWDAL STATE, GUUL....❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AhmedAbdallah-nm7fm
    @AhmedAbdallah-nm7fm 15 днів тому +1

    Regarding Somaliland and President Musa Bihi, this is your opinion and the opinion of the black press 😮

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 16 днів тому +1

    RIYAALE, MAXA SHARAF AH, UU KU LEEYAHAY SOMALILAND, MUDANE RIYAALE ISKA AAMUS HADDADAN XOREYNTA AWDAL STATE KA MID AHEYN, HARGEYSA WAXBA KAMA TIHID.

  • @MohamedHussein-vx1dn
    @MohamedHussein-vx1dn 16 днів тому +1

    Intii tendhada lagu laaba lahaa m/w gurgurte 5 sano oo kale ha loogu darsado

  • @simeh4522
    @simeh4522 15 днів тому +1

    Please make correction.
    There is no more Somaliland., just call Haberland

  • @SomaliPeaceAssociation
    @SomaliPeaceAssociation 16 днів тому

    Doorasho Qof iyo Cod Soomaali baa la rabaa i lagu khiyaano. Doorashadan ah i tus i taabsii baa Danta Dadkeena iyo Dalkeena ku jirtaa Cadow oo idilna ALLaha naga qabto Aamiin Aamiin ALLaahumma Aamiin, SPA. Shhukran.

  • @abdifataahahmed6476
    @abdifataahahmed6476 16 днів тому

    Haa way muqatabee tasi mayadaa suaal ubahan

  • @SABAADAPDI
    @SABAADAPDI 16 днів тому +1

    Beee naleee

  • @user-gt4sr5lu9z
    @user-gt4sr5lu9z 15 днів тому

    Dorasho qof iyo cod walaqabana walakala guuraa

  • @CabdishukuurAbshircabdulle
    @CabdishukuurAbshircabdulle 16 днів тому +3

    Haa waxshaki kuma jiro

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 16 днів тому +1

    MUUSE BIIXI, WAA QAIN AAN MARNABA LA AAMINI KARIN, MUUSE MA MUDNA IN UU MAAMULE SII AHAADO, WAAYO, MENTAL SICKNESS AYU QABA, TAKHTAR AYU U BAAHAN YAHAY.

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 16 днів тому

    Doorasho qof iyo cod waa waxaan suurtogal ahayn..waa gacan ku rimis xasan shikh uu wato.dictatornimo.

  • @user-ew5oo4sf4d
    @user-ew5oo4sf4d 16 днів тому

    waa lagama maarmaan doorashadii dadbanayd iyo tiindhadii afisyoone in la aado.... waayo ma dhicikarto wax la yidhaahdo doorasho qof iyo cod. loomana diyaarsana.

  • @HotaleHamud
    @HotaleHamud 14 днів тому

    Hadiiba ey dhaca dobah doorashbah waa dadbantahay, hadii kalena labada duq waxa ay heshiis ku yihiin in aan doorashoba dhicin.
    Iskul-buluusiya waxa la sheegayaa in laga digi doono laba huteello, oo labada odoay ay leeyahiin!

  • @user-rd9hw6bz5f
    @user-rd9hw6bz5f 16 днів тому

    Kan.mid.kabawsan.lama.arkin.waa.
    Waaneef.afkayfuran.wax.ma.tarto.

  • @aragsan5690
    @aragsan5690 16 днів тому

    dhulka waa dhul doowlladeed. Xildhibaanadu meelo hadajiyaan qaxootiga dhaqaalana hasiiyaan masaakiinta ..daaya dowlada Itoobiya maa idin soodirtay.

  • @abirashiidaadan3496
    @abirashiidaadan3496 16 днів тому

    Beenta iska daa ilaahay ka baq

  • @munaissa598
    @munaissa598 16 днів тому

    Duli Beenlow iska daa beents aad ka sheegeyso Somaliland idin Macan to ooyey weligeen😢

  • @CabdirisaaqHassan-oj9fm
    @CabdirisaaqHassan-oj9fm 16 днів тому

    Waar oohinta iska daa meesha ma hadaa abgaalkabdameerihii siyaad bare ahaa ayaa saxeexi lahaa .adeer dameeraha aadka soo jeedo ee xamar lagu ilaaliyo iyaga iyo hablohooda u sheeg