War Naxdin leh Taliyahii ciidanka oo la dilay & Sarakil kale, Cali wajis oo maxkamad ka dacweyay CCW

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 чер 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

КОМЕНТАРІ • 30

  • @yonismahamoud5245
    @yonismahamoud5245 Місяць тому +7

    Waxa laynaya saragisha wa cadawga Somaliya Ethiopia

  • @fadumayusuf-bt9qq
    @fadumayusuf-bt9qq Місяць тому +1

    asc xasaan iyo farmajo labaadaba maistahiilan dorasho debe illaahay wAxaan kabeyena wax karoo amin

  • @siatbulle5893
    @siatbulle5893 Місяць тому +1

    WAxad kufaaxsantahay Mohamed dheere oo ladiley miyaa 😢😢

  • @shiinehiraab6647
    @shiinehiraab6647 Місяць тому

    Waa nin iyo nin la,aan

  • @xaliimogalbeed1315
    @xaliimogalbeed1315 Місяць тому

    Maxkamado hg bis bey xukuntaa

  • @user-ym8de1jc6g
    @user-ym8de1jc6g Місяць тому +1

    Xasanwaxba kuma fiicna

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Місяць тому

    No wey hasan.😊😊😊😊😊

  • @AbokorShide
    @AbokorShide Місяць тому

    Ha eegin. J. S l. Ee. Waxa. Kasocada. Somalia. Eeg. Hoostaada. Dhugo. Waa. Tii. Midgaanta

  • @ibraahimgaabaw7642
    @ibraahimgaabaw7642 Місяць тому

    Sax waaye

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule Місяць тому

    Farmaajo dhismaha ciidanka iyo Ilaalinta hantida umada ayuu ku fiicnaa

  • @user-ls6ph9ex6e
    @user-ls6ph9ex6e Місяць тому

    Fadmajo Waa nin aamkn

  • @olowjumbur1175
    @olowjumbur1175 Місяць тому

    1 Ethopia ayuu damac geliyey 6 dekadood buu u balan qaaday ,,2 qarax muqdisho iyo hareereheeda 3dekada iyo airporka alshbaab ayaa canshuur ka qaadeysay 4. Waxaa jiray shirqoolo lagu dilay madax iyo saraakiil xataa beledweynaa dad lagu dilay 5 wadamada dibada waxa uu waday oo kaliya qadar ethopia iyo turki aduunka kale oodhan waa soo laabay

  • @AbwaanDaadihiye
    @AbwaanDaadihiye Місяць тому

    Filasoomaaliya. Awalba vilasomalya alshabaab ayey ahad. Xagaykatimid

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Місяць тому

    Waa yaab

  • @Ahmed-cg8vh
    @Ahmed-cg8vh Місяць тому

    farmajo,wuxumudanyahay,indiblodorto,manshaallah

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Місяць тому

    Suldanka TV waa markii 4 eed sooba'dhitay waxaan Ku idhi habeen iyo maalin midmiyaa la odhankaraa farmaajo iyo xasan waa dambi inaad isgarab dhigto caano qub weeyi x s m farmaajo dhankasta waa halyay soomaaliyeed

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder Місяць тому

    Xassan iyo Farmaajo midna kuma haboona Madax wayne waxaase roonaa Farmaajo, Xassan waa musiibo qaran.

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule Місяць тому

    Xasan sh dagaalka shabab oo kaliya ayuu ku ficsn yahay

  • @ruqiyaxayeesi8048
    @ruqiyaxayeesi8048 Місяць тому

    SULDAANKA XILIGII FARMAJO MUCAARAD AYAAD AHEYDEEN WAX IS BEDELAY MA GARAN KARO XASAN SHEEKH &FARMAJO MARNABA ILEYSMA BARBAR DHIGI KARO XASAN SHEEKH WEY KA GO'AN TAHAY TAAS WAA BEEN HADII AAN -AS LA DHAMEY KHEYRAAD LAMA SOO SAARI KARO MW XILIGIISE HORE WUU DHIHI JIRAY WAA WIILASHEEN MARKA WAX CUSUB MA HA.

  • @sahrowaawcdeeynooloow6297
    @sahrowaawcdeeynooloow6297 Місяць тому

    Khalad weeye I aad sinto

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Місяць тому

    Farmaajo dhankasta waa halyay soomaaliyeed xasan se meel laqaato male caano fidhmo gabigeedu waa taa

  • @user-ew5oo4sf4d
    @user-ew5oo4sf4d Місяць тому

    xasan dhiiqo isagaa alshabaab ah weligiina wuxuu doonayey inuu dalka ku wareejiyo ajshabaab hadduuna bilaabay qaabkii uu ugu wareejinlahaa alshabaabka ay wada shaqaystaan koonfurta somaliya isagaana ka danbeeya qaraxyada koonfur galbeed ka dhacay iyo weerarada ka socda...

  • @calibare1641
    @calibare1641 Місяць тому

    Waxay ilatahay xasan sh iyo farmaajo lismababardhigikaro xasansh ( 1) musuqmasuq (2) qabyaalad.(3) eexiyogarabeshan ( 4) bookable hantidaqaranka iyoqubuuro lafagayo(5)iskudiridadadka qabaailka somaaliyeed lamadoorankaro xasansh) farmaajo (1) wadaniyad (2).dulqaad iyo tanaasul(3)socelinta hayadahadawladadhismeqaran (4)musqladirirkailaalitahantida qaranka( 5) qabyaalad laandawladsomaalioodhamikamuuqato eexla aan.hunaan halagudoorto farmaajo ok

  • @user-te7hx3yq4w
    @user-te7hx3yq4w Місяць тому

    Warki kooban farmaajo hantida guud iyo mid gaar ahba waa kanabad gashay,Lkn xasan wax ka nabad galay majiro teramkiisii hore iyo kanba,kan waxoowba ku daray dawladii oo family uu ka dhigay iyo Qabuura faagid marka xasan wax nool iyo wax dhintay waa dhacyay dhulkoodii,lkn marmaajo maya,
    Xasane dambi ma lehe kuwii laaluush ku doortay ayuu ilaah weydi doonaa waxoowsameeynaayo.
    NB fadlan ha isbarbar dhigina farmaajo iyo xasan
    Wiil hiiraan

  • @user-ew5oo4sf4d
    @user-ew5oo4sf4d Місяць тому

    sheydaan cali wajis wuxuu ka xanaaqay runta lagu caddeeyey ee ku been abuurashada dad dhintay iyo diinta islaamka iyo weliba iibsashada laffaha dadka....

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew Місяць тому

    Farmaajo mar danbe hanoo sheegin dareen hadaad tukato

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 Місяць тому +1

    Laba shaqsi oo la isbarbar dhiga ma aha xasan uma eka madaxwayne waa kaabo qabiil wax dan ah u hayn dalka iyo ummada intaba. Farmaajo waxaa uu ahaa shaqsi u naxa dalka iyo dadka intaba tusaale sacuudiga iyo imaaraad baa yiri qaado lacagtaan malaayiin doollar ee xiriirkabu jar qadar taas oo uu diiday iyo shaqsi qabuuraha lacag ka raadinayo.

  • @AbdishakirIbrahim
    @AbdishakirIbrahim Місяць тому

    xasan.waa.tuug.dhulka.booba.farmajo.waa.aamin.qable

  • @abidell4173
    @abidell4173 Місяць тому

    Qof cusub ayaa dooranaynaa kuwii soomaray ma doonayno

  • @siatbulle5893
    @siatbulle5893 Місяць тому

    WAxad kufaaxsantahay Mohamed dheere oo ladiley miyaa 😢😢