Biyo dag daga ku yimaado raga Maxaa Sababi karo ? Maxaase Daawo u ah ? Aj jabra

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 149

  • @yassinhassan2566
    @yassinhassan2566 3 місяці тому +23

    Salaatu leyl tuko waaka caafimaade

  • @Almacarif
    @Almacarif Рік тому +30

    Kusaliya Nabiga scw اللهم صل على محمد وعلى آله وصحبه وسلم

    • @MohammedIbrahim-yj8bm
      @MohammedIbrahim-yj8bm 3 місяці тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @xabiibiaxmed1812
      @xabiibiaxmed1812 Місяць тому

      Scw❤

    • @KhadiijoMaxamuud-o4x
      @KhadiijoMaxamuud-o4x 21 день тому

      صلي الله عليه وسلم

  • @Almacarif
    @Almacarif Рік тому +11

    اللهم صل على محمد وعلى آله وصحبه وسلم

  • @Aqoonyahan21st
    @Aqoonyahan21st Місяць тому

    Waxyaabo badan oo uu ka hadllayo Sheekhu waa runtiis. Cudurro badan oo prostate gland ku dhaca wuu sheegay kanser ayaa ka mida; maansha Allaah.

  • @muhammadadan572
    @muhammadadan572 Місяць тому +2

    Kaadida oo la isku celiyo, Xanuuno halis ah yeey keenaan

  • @marwaancapitahnolixle402
    @marwaancapitahnolixle402 2 місяці тому +5

    Allaahu akbar

  • @abdulkadirfarey5183
    @abdulkadirfarey5183 3 місяці тому +4

    Wuxuu maqlay kegal exercise, kegal exercise waxaa ka mid ah inaa iska dhigtid qof kaadi naayo oo hadana isku celinaayo ee ma ahan kaadidii lafteedi isku celi, taas waa curud,
    Prostate kuna ma soo saaro ugxaanta ama ee wuxuu soo saaraayaa dheecaan nafaqo u ah biyaha ama xubinta dumarka sii jiclica,

  • @dajistech1042
    @dajistech1042 2 роки тому +12

    m.a waa qof cilmi ALLE siiyay ALLOOW xafid

    • @ilyaasmaal742
      @ilyaasmaal742 3 місяці тому

      Sidaa weeye aqoontu ceeb Maaha xishoodna uma baahna

  • @amin2465
    @amin2465 3 місяці тому +2

    This man knows what he's talking about.

  • @hassanmahamuud7167
    @hassanmahamuud7167 Рік тому +4

    Sheikh lanbarkaga ma iisoo qori kartaa

  • @Bukhaari_Cabdideeq
    @Bukhaari_Cabdideeq 2 роки тому +8

    Masha Allah

  • @mustafamohamed3761
    @mustafamohamed3761 4 місяці тому +9

    Siigada keenta biyo dagdaga

  • @abdirahmanibrahim4443
    @abdirahmanibrahim4443 3 місяці тому +5

    Biyaha dhaqsida Imaadaa macneheeda waxaad ubaahantahay inaad dhoor jeer cusbiicii aad sameey Sid walaahi waqti badan ayeey qaadaneeysaaw

    • @geedi1132
      @geedi1132 3 місяці тому

      Cid ay u shaqaysay ma aragtay sideese loo samaynayaa?

    • @hassanyussuf7063
      @hassanyussuf7063 2 місяці тому

      nalawa daag waxaa aad sameysay

  • @QeysQayaar
    @QeysQayaar Місяць тому

    جزاك الله خيرا

  • @mohamedmuktar3883
    @mohamedmuktar3883 Місяць тому

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته يا شيخ ما دواء (gaski or labqarar)

  • @AbdillaahiMoalim
    @AbdillaahiMoalim 2 дні тому

    Asc biya adeeg
    Maxaa lagu daaweeyaa
    Ama nin haddow xaaskiisa u galmoonayo biyo eysan ka imaaneyn maxaa lagu daaweeyaa ama la siinaa? Deg deg shiikh yuusuf

  • @MaxamedSharma-p2g
    @MaxamedSharma-p2g 7 днів тому

    Sheekhan xaguu joga

  • @hagimohamoud6653
    @hagimohamoud6653 3 місяці тому +2

    Dadka isku cusub wey dhici kartaa in ninka u dhaqso yimaado. Laakin marki ey is bartaan waa oki. Candho cando baratay ma maqlin?

  • @AliMohamedmohamud-u4q
    @AliMohamedmohamud-u4q 27 днів тому

    Sheikh dibigiisa alha dhaafo bejkiisa saxdaa nosheega walaalayaal

  • @ابنالإسلاممحمدالصومال

    يا اخوان اولاً جربو ان شاء الله بعدين نناقش ربما يكون الحل الوحيد استفيدو منه🎉❤

  • @Ogaahiye20
    @Ogaahiye20 Рік тому +7

    Scw❤😊

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 3 місяці тому

    Prostate ( waxba kama galin ) waxa raga ka imaaanaaya!!
    Prostate waxay la shaqeysaaa kaadida iyo kalyaha

  • @SaadHassan-o8e
    @SaadHassan-o8e Місяць тому

    Sh waa caalim.

  • @zakiyussuf3478
    @zakiyussuf3478 2 роки тому +1

    Shukran

  • @HamseIsmail-wx1pk
    @HamseIsmail-wx1pk 2 місяці тому +1

    Kaadida oo laysku xeliyaa xunuun badan Bay keenaysaa

  • @aq1186
    @aq1186 3 місяці тому +1

    Subxanallah, maalinba meel miyaa sheekadu, xishood la’aantu waa sidaa, qaraabasho qaab daran.

    • @geedi1132
      @geedi1132 3 місяці тому +3

      Maxaa xishooda dee. Dadka baahidooda in laga hadlo ma ceeb bay noqotay. War wixii cilmi ah ee loo baahanyahay ceeb ma galo

    • @MaankaMaanta
      @MaankaMaanta 2 місяці тому

      Jaahil ayad tahay walahi adiga ayey maskaxdaadu dhimatay oo wax kale ka fikiraya ee ninku cilmi ayu ka hadlay walipa si diin leh ayu uga hadlay ilaahay kama xishoodo xaqa jaahilow

  • @cabdalasiciid7321
    @cabdalasiciid7321 3 місяці тому

    Shiikh mrkan adaba kansar naguridaya waxay bahashan sida qasabda laxirayo marka iska ukaadineno o an kacsano ba layabaneen xanuunkeda kaadida se wa anago marna furena marna xirena

  • @mohamedabdulle358
    @mohamedabdulle358 Місяць тому

    Waxaa la yaableh qof aan wiligii u fadhiisan waxbarasho caafimaad in uu ka hadlo arimo takhasus u baahan GPxataa ma daaweeyaan ee Urologist yaasha ayaa ka daaweeyaa yaa shiikh xishoo umada ha halaagin

  • @saidsomali9259
    @saidsomali9259 2 роки тому +1

    Sh. MAHADSANID WAA INTE XARUN TAADA MADAWAD KA

    • @hadafmedia01
      @hadafmedia01  2 роки тому

      5th street Eastleigh Nairobi kenya

  • @sacdicabdi6208
    @sacdicabdi6208 2 роки тому +4

    Sh khayr alah kusiiyo sh iisheeg xageedjoogtaa

  • @mahamedabdille4489
    @mahamedabdille4489 Місяць тому

    Good waa cilmi jira

  • @mahboubsheikh5108
    @mahboubsheikh5108 Місяць тому

    Kaadida la isku badhgooyo waxaa lagaqaadaa jira xun waana wax Mujarab ah aana lagufududaanin.

  • @abdikadirOmar-i7o
    @abdikadirOmar-i7o 2 місяці тому

    Taas ma samayn karo qof cudurkaa qaba

  • @shficicisman9896
    @shficicisman9896 3 місяці тому +1

    Ninkan waxaanu garanayn ayuu sharxayaa illahay ha ka been sheegeen isku qajil adeer, 80% waxaad sheegtay waa qalad cilmiya.

  • @shafieabdirahman
    @shafieabdirahman 3 місяці тому +1

    This is not medical advive fadlan ka digtoonaada

  • @aliabshirow6694
    @aliabshirow6694 3 місяці тому

    There maybe side affect in this issue he spreading among the community
    If you hold your urinate 1 or more time the prostate gland will lost the control

  • @jamaabdullahi4736
    @jamaabdullahi4736 2 місяці тому

    Wariyaha suaashan waydiiyey laftiisay haysaa arintaasi

  • @kokeibro2480
    @kokeibro2480 Рік тому +1

    Mashaa Allah. Tuulo hadaan joogo kwrn.

  • @abdirahmanqaase279
    @abdirahmanqaase279 2 роки тому +2

    Màsha Allah

  • @MaxamoudMaxamed
    @MaxamoudMaxamed Місяць тому

    Somalia
    🤲🤲🤲

  • @sacdiyoxuseen6951
    @sacdiyoxuseen6951 4 місяці тому +3

    Sheeqow anigaa biyaahaa ciyow igaamaa imaado ilaa 2saacadood 3 maxaa xal ah

    • @MucadCabdi-ne6ww
      @MucadCabdi-ne6ww 4 місяці тому

      aniga Ila soo xidhiidh

    • @correct_score624
      @correct_score624 3 місяці тому

      Asc ila soo xiiri wll

    • @mukhtarjigre3880
      @mukhtarjigre3880 3 місяці тому

      Biyaha durba ayay iga imadan maxan sameyaa ila Taliya

    • @Twa917
      @Twa917 Місяць тому

      Beenta dadka ka dhaf fahraxaw

    • @Twa917
      @Twa917 Місяць тому

      ​@@mukhtarjigre3880 singada iska dhaf faraxaw

  • @DaahirXuseenxasan-un4yf
    @DaahirXuseenxasan-un4yf 2 місяці тому

    Kani waa shiikh nacasa

  • @bincabaas5516
    @bincabaas5516 2 роки тому +2

    See loo daaweya bawasiirka
    Iyo saxaarada adag maxaa sababa?

    • @Ujvjjfjfjfjfjf
      @Ujvjjfjfjfjfjf 2 роки тому

      Waxa lagu daaweeyaa inta aan garanaayo waa in cunada biyo laga daba cabo si ay u jilicdo saxarada, waxaakaloo lacabi karaa malab. Allaahu aclam.

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 2 роки тому +1

      Waa inaa cuntid cuntada viber ku ku badan yahay ama leh galka iyo khudradda cagaaran, 🥗 sallad, digir, hadhuudh, galley, waxa caleenta cagaaran u badan, waa caloosha oo aan fadhiisan baa u daawa ah

    • @engkhadarshiine8842
      @engkhadarshiine8842 Рік тому

      Wllo biyo la aanta sobabta biyo badan cab

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra Місяць тому

    Wadaadada yaaneey ka hadlin anshax xumida fadlan.
    Ninka iyo naagta Alaa isu abuuray oo iyagaa is yaqaana uma baahna sharaxaad iyo sheeko gaalo

  • @abdirahmanibrahim4443
    @abdirahmanibrahim4443 3 місяці тому

    Bismilaahi sheeqa been badanaa brostat war ninkaan hadheeceysanin

  • @abdikadirabdirizak2118
    @abdikadirabdirizak2118 3 місяці тому

    This is not the solution sheikh.

  • @CabdiraxmanMaxamed-n1u
    @CabdiraxmanMaxamed-n1u Рік тому

    MAHADZANID WLLKY 3 AYAAN GAADHAYAA

  • @khadarabdullahi2900
    @khadarabdullahi2900 2 роки тому +4

    Intuu jooga sheekhan

  • @yussufhaji225
    @yussufhaji225 Рік тому +2

    M.a

  • @LETGAZALIVE2024
    @LETGAZALIVE2024 Місяць тому

    Qof aan caafimaad soo badan inu arimahan ka hadlo maaha oo uu bulshada marin habaabiyo, waxan ahay anu GP, waxan uu ka hadlayo badi waa wax aan waxba ka jirin!

  • @nadifoabdi9606
    @nadifoabdi9606 4 місяці тому

    I don't understand I think he said

  • @suhaybxasan1160
    @suhaybxasan1160 Рік тому +1

    Daryel

  • @hasanmashaallh2154
    @hasanmashaallh2154 2 роки тому +2

    M.A

  • @abdixafidfaysal6717
    @abdixafidfaysal6717 2 роки тому +4

    Waxaad kasheekaynayso ma qofbay hooyadii barilahayd sheekh adigaaba bilaadhaqan ah

    • @hadafmedia01
      @hadafmedia01  2 роки тому +7

      fikirkaaga waa gooni wll lkn cayda ma fcno waana iga waano Mahadsanid

    • @saidsomali9259
      @saidsomali9259 2 роки тому

      Is fahan ka waa muhiim sfcn u fahan sh. Hadal kisa

    • @iimaanbile4382
      @iimaanbile4382 2 роки тому +3

      Aabbuhu wiilkiisa wax walba kala sheekaysan karaa ! Kala talin karaa.
      *sidoo kale hooyadu gabadheeda wax walba waa kala sheekaysan kartaa , tolo ka siin kartaa.
      Ceebna maaha

  • @Nasrudiin893
    @Nasrudiin893 Місяць тому

    Caruurta markey sokacayan siigada halooga digo

    • @amiinhaybe3178
      @amiinhaybe3178 27 днів тому

      Miyay ku dhimanayaan teeda kale ma ciyaal baa siigeeya🤔

  • @abdikadarmohamedibrahim8407
    @abdikadarmohamedibrahim8407 2 роки тому +4

    5th street wey weentahay ee walal nambarka misa meesha magaceeda iyo halka lagala xiriiri karo. Mahad sanid

    • @hadafmedia01
      @hadafmedia01  2 роки тому +1

      Madina Gust hoosteeda
      Telka waa +254 722 115 511

  • @guirehmoussa8848
    @guirehmoussa8848 3 місяці тому

    Tallada si waa khalad.

  • @zaalimozla8008
    @zaalimozla8008 2 роки тому +3

    Somalia xarun maku leyihiin

  • @muscabnafiisa1402
    @muscabnafiisa1402 2 роки тому +2

    sorry thas is not solution

  • @Ibnubirqaye
    @Ibnubirqaye 3 місяці тому

    Aniga walayabanhy Kan waresanyo

  • @alimuhsin1722
    @alimuhsin1722 2 роки тому +3

    💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @HudaNuura-1
    @HudaNuura-1 Місяць тому

    Raga Somali 90% waa wada dhibciye..15 seconds xitaa ma haysan karan kaliya way isku waysa jabayaan maahane raaxo mataal badana guryaha somalida 😢 anigu waxan umalaynaya cuntooyinkq iyo dawada laynoo soo waariday aya sida Inoo gartay..because xitaa kuma badinin cunitaanka cunada wadanka kaso baxda iyo cagaarka 🥬🥒🫛🍏🍐🫛🫑🥑

    • @hadalwanajiyeproduction5657
      @hadalwanajiyeproduction5657 Місяць тому +1

      Waa runtaa arimaha qoysaska burburiyay

    • @FarahHersi-b8p
      @FarahHersi-b8p 7 днів тому

      filimada sex ka ayaad badsatay marka inaa bohol tahay ayaa macquula filimka iyo runtu waa Kala labo macnaha waa run iyo vrmeen filimka aad fiirsatay indhaha iyo qalbiga ku tiray waa been wali masragtsy intaad qaraabanaysid mid sidaa filimada kugu sameeya

    • @HudaNuura-1
      @HudaNuura-1 7 днів тому

      @@FarahHersi-b8p waryaa qalbiga iyo guskuba aduu ku madow yahay waxad adigu qabato iyo shaqadaada aniga ha ii sharaxin 15sano ayaan ka shaqaynayay dhakhtar dumar wax kasta oo jira ayaan aqaan..somalidu 60% Ethiopia ayay taaganyihiin iyagoo ka cabanaya biyo daadasho dumarkuna dhalmo la,aan iyo dhasha oo kala fogaatay..dawo ayaan ka hadalay iyo waxa uwanagsan inay isticmalan adiguna waxad ila soo doonatay waxad adigu taqaanay oo qalbigaaga ku kujiray faarax kasta oo filimada xun dawada wuxu mooda inu qof walba daawado sidiisa..😹😹 acuudu bilaaah Waar orodoo cagaarka cun oo is daawee dhibciye 🥒🥬🥦🌽🫛🌽

  • @housseinhousseinbouh-pc2jm
    @housseinhousseinbouh-pc2jm 2 місяці тому

    A s c

  • @NajibHaji-i1n
    @NajibHaji-i1n 3 місяці тому

    Kaadidan la isku celinayo maxa waaye 😂

  • @sacdicabdi6208
    @sacdicabdi6208 2 роки тому +2

    Niiroobima imankarayo xageen ka helayaa

    • @hadafmedia01
      @hadafmedia01  2 роки тому

      xagee joogtaa wll
      maxaase u baahneed

    • @BaasheMahamed
      @BaasheMahamed 4 місяці тому

      Waan u bahaneee halkee ka helayaaa wxa aan jooga. Hargeisa

  • @macalinaweys1434
    @macalinaweys1434 Рік тому

    Infection isku rid ahaa war umada beenta kadaa

  • @alimuhsin1722
    @alimuhsin1722 2 роки тому +1

    🗣💯💯💯💯

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy 4 місяці тому +28

    Absolutely wrong. This is horrible advice. This could cause bladder and kidney disease. This is wrong and this man should not give medical advice. He doesn’t understand prostate diseases.

    • @faisaldk
      @faisaldk 4 місяці тому +3

      Most people will listen to these fabrication 😂

    • @felisabdi3794
      @felisabdi3794 4 місяці тому +7

      Are a doctor, if you are then bring evidence and refute him logically and medically, so, don’t only comment try to help people understand this issue and safe people with knowledge, thanks

    • @Seeykulatahy
      @Seeykulatahy 4 місяці тому

      @@felisabdi3794 Read my message and stop defending fake medical experts.

    • @M45_0
      @M45_0 4 місяці тому

      Absolutely agreed people in Somalia seem to believe this fake doctors a lot. They absolutely under no justification have any sort of credibility on medical grounds whatsoever no practical evidence its just words and this will be bad advice for innocent people.

    • @Footballgamer1589
      @Footballgamer1589 4 місяці тому +18

      Intaad ingiliish jajaban xarxariiqaysid hadaad is leedahay fariin gudbi maad afka ninkani ku hadlayo wax ku qortid? Yaad la hadlaysaa ileen meesha Soomaali uun baa ku jidhee? Badaw foqol badaw

  • @guirehmoussa8848
    @guirehmoussa8848 3 місяці тому

    This advice is forbidden,sorry .
    Kalyo xanun aya lakaqada.

  • @khadarabdullahi2900
    @khadarabdullahi2900 2 роки тому +3

    Xageee kala xariiraaa

  • @omarhassan9668
    @omarhassan9668 2 роки тому +3

    Intu jooga utaadka

  • @mohsen6878
    @mohsen6878 3 місяці тому

    Ninkan waa jaahil wxu bixinayaa talo caafimat oo qaldan
    Xarig ayiu mudanyahay yusan idin sumynin

  • @Omar76mr
    @Omar76mr 2 місяці тому

    Odaygaan umada ka Qabta yuu dilin Subahaana’Allah kaadi see ka iskuugu celinaa ? War Somaliyeey UA-cam Dr yuu Idiin noqon iyo nin Oday Oo herbal iibsho be careful

  • @ABDOURAHMAN-hw1tx
    @ABDOURAHMAN-hw1tx 5 днів тому

    والشيخ متخصص في العلاقات الجنسية بين الرجل والمرأة لكنه نسي إضافة أمراض مثل السكري، واكتفى بالحديث عن البروستاتا والالتهابات والبواسير. كان عليه أن يشرح أشياء مثل الأمراض العقلية والسجائر وأمراض الكلى وتعاطي الكحول والحوادث أو تشوه القضيب لدى الرجال الذين يحتاجون إلى العلاج. تحدث عن احتباس البول لكنه نسي أنه عندما يتبول الرجل لا يحدث انتصاب للقضيب بعد ذلك، كان عليه أن يضيف عندما يتبول الرجل يجب عليه الانتظار 30 دقيقة لممارسة الجنس مع زوجته

  • @taifakali1981
    @taifakali1981 4 місяці тому

    Just misleading information

  • @JimcaleJicda
    @JimcaleJicda 10 місяців тому

    😂❤

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 місяці тому

    FAKE NEWS WAX KAJIRA MAJIRTO WAA FAKE UA-camR ROOTI LOOGA RAADSADO NINKANI WAA BEENAALE NAHAAB AH ISKA JIRA