Ka Guulayso Biyo Baxa Deg Dega Ah "Part One"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 лют 2025
  • Waad ku mahadsandahay daawashada muqaaladeena
    Codsi xushmaysan fadlan la sii wadaag bulshadeena kale

КОМЕНТАРІ • 324

  • @akmuzig6867
    @akmuzig6867 Рік тому +24

    Walaalayaal ciladaasna wanleyahy aroos keeygiina wuusodhawyahy ee walaalahey isooduceeya inuu ilaahey igaqaado aamiin

  • @salankeyamore9751
    @salankeyamore9751 3 роки тому +51

    Alaha nAgu anfaco ragoow siigada ika ilaaliyA waa digniinee

  • @caadowalboxunkadherow
    @caadowalboxunkadherow Рік тому +7

    Biyo bax dag dag
    Waxaa keeno😢
    Filimanta xun xun
    Niiko iyo filiman xun xun
    Siigada badan ee keene biyo dag dag 😰✅

  • @Nolol_Toosan
    @Nolol_Toosan 3 роки тому +32

    Please 5 minutes or less than muuqaalada kasoo dhigi haay

  • @ismaannuur5499
    @ismaannuur5499 2 роки тому +32

    wllhi waa muuqal cajiibah ee xal inoo ah hadeynu nahay rijaal wadku mahadsanthy wll 😀😀😀

  • @abdirahmanmuuse5397
    @abdirahmanmuuse5397 Рік тому +7

    iisoo duceeya walalayaal inuu ilahay I caafiyo😊

  • @maslahmohamedabdullahi2516
    @maslahmohamedabdullahi2516 3 роки тому +69

    Nio dad waa wayn ba ku dhagaysanaya
    Marka hadalada aad dheereyneyso waxay Micna dilayaan clips kada Ee Nuxurka kasoo qabo oo soo gaabi 1 minute ayaad hal hdl kuso cel celineysaa
    Soo gaabi hdladada toos u abaar ujeedada mahadsanid

  • @mohamedabdi2521
    @mohamedabdi2521 4 місяці тому +1

    Thank you for your excellent lesson

  • @khalid-li4nh
    @khalid-li4nh 3 роки тому +4

    Asc
    biyo baxan dagdaga ah ila iyo meqa mudo ayey ku ekaankaraan mise aasaaskoda mexeynoqonkaran ?

  • @kuncadow3083
    @kuncadow3083 4 роки тому +33

    Sxp inoo soo gaawi jawaabta pls 🙏

  • @kamilabdi9353
    @kamilabdi9353 4 роки тому +43

    aan idiin fasiree niyadaad ilawsiinaysaa macaanka galmada aan ku dhex jirtid wax kale ayaan ku jeedinaysaa maskaxdaada si aanad hore ugu biyo bixin

    • @aqoonkororsi8512
      @aqoonkororsi8512 3 роки тому +2

      Wallo

    • @aqoonkororsi8512
      @aqoonkororsi8512 3 роки тому +2

      Iifaahfaahi

    • @betlikerbetliker4647
      @betlikerbetliker4647 3 роки тому +1

      @@aqoonkororsi8512 bro first question halkeed Ku nooshahay tan labaad waxaan qoraal Ka Ku arkay inaadan guursanin ... aan Ku weydiiyee adiga midkee Ka cabanee PE oo laga soo gaabiyay premature ejaculation biyaha baxa Deg dega Mise ED oo laga soo gaabiyay Erectile dysfunction xaga kacsiga ah hadii aadan guursanin sidee cudur kaaga Ku dateentay su'aasha meesha taalo waa taas

    • @aqoonkororsi8512
      @aqoonkororsi8512 3 роки тому +1

      Wax xaasa malini dadyduna waa 18

    • @aqoonkororsi8512
      @aqoonkororsi8512 3 роки тому +1

      Waxan.kacBanayaa.biyo.baxdagdag.iyo.siigo

  • @mukhtaralimohamed2155
    @mukhtaralimohamed2155 4 роки тому +10

    Asc warbixinihiina ka daaya sheekada badan waayo hadalka badan micnihii ayuu lumiyaa fadlan isku daya in aad sookoobtaan

  • @cabdulaahijaamac7680
    @cabdulaahijaamac7680 2 роки тому +2

    Allaha ku daayo ku soco walhi hawl baad haysaa alala kula garab gleee

  • @osmandoli6803
    @osmandoli6803 2 роки тому +4

    Many thanks Doctor for the medical directives which a seemingly very important.

  • @ahmedmuhammad5276
    @ahmedmuhammad5276 Рік тому +3

    War macalin waa mahadsantahay

  • @cabdala.chenal
    @cabdala.chenal 3 роки тому +4

    Ragoo gacmaha kadaayay qalbkiina ooaalaah ugu baqa oocaafi maadkiina ogaada

  • @hasandeedee97
    @hasandeedee97 4 роки тому +18

    Gabdhu waa caruur uga sheeke marka aad
    Hasawi jirten qosol ku gaad gabdha sawjadaha
    Qalibadan waad leedahay biyo bax degdeg
    Waad ka bogsanaysa cafimad sarecana insha allah

    • @somalia1366
      @somalia1366 4 роки тому +4

      Adiga sxp hadanad qaban maxa halkan ku keenay 😀

  • @mubaarakmaxamedcabdi
    @mubaarakmaxamedcabdi Місяць тому

    Thanks macalin🎉🎉🎉

  • @usaamexasan5199
    @usaamexasan5199 4 роки тому +16

    Warbadna kuxu 😅
    Dr warka soo gabi dee

  • @adoonkiialle8646
    @adoonkiialle8646 4 роки тому +11

    Thankz Dr 100%

  • @mohammedmohamudhamed9979
    @mohammedmohamudhamed9979 4 роки тому +21

    Fine Thank you for your advice. My question is does the age factor come in?

  • @abdiayanleh1155
    @abdiayanleh1155 Місяць тому

    ❤❤❤❤maachaallah waa sidaaa dhee wahan sugna qeybtaa 2

    • @ismaciilCade-cn1yk
      @ismaciilCade-cn1yk 24 дні тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂3sano ka hor waye

  • @ziyaad-gooni_socod
    @ziyaad-gooni_socod Рік тому

    Good advice ❤🎉

  • @Walaal2017
    @Walaal2017 3 роки тому +15

    Internet Qaali ah baan isticmaalna ee casharada soo gaabi adoo mahadsan

  • @abdiazizguled5485
    @abdiazizguled5485 2 роки тому

    dr waxad iisheegtaa habeenkasta waan riyoodaa anigoo Galmosamaynaya waxdhiba maleedahay iisoojawaab habeen kasta waan arkaa waxankabaqay inayxanuun dabadakuhayso

  • @a.a9584
    @a.a9584 3 роки тому +4

    Mahadsanid

  • @deeqbarkhad6815
    @deeqbarkhad6815 3 роки тому +10

    Wll waxaan doonaya mudo dhaw inaan guursado iskumana kalsooni xilliga gogosha ee wll maxaan ugu diyaar garoobaa wll

  • @XasancaliCabdi-vn6uq
    @XasancaliCabdi-vn6uq 7 місяців тому

    Thanks dr

  • @leyloalidheere6445
    @leyloalidheere6445 4 роки тому +4

    Biya Baxa mx laga hortagi kara dr adigo raliyah iyo wax udawah cuni karo jwb

  • @cabdulaahijaamac7680
    @cabdulaahijaamac7680 2 роки тому

    Cafimad ceeb ma aha waxaan la hadlaya dadka layaaban Dr..reer baadiye hanoqon waxaa jira dad raadinaya orahda Dr.. marka hadaysan ku qancin orahda Dr.. ka soco Maxaa badowga isaga dhigi aga

  • @leflefow493
    @leflefow493 3 роки тому +12

    Dr masha allah wadku mahtahay

  • @axmadyare4797
    @axmadyare4797 2 роки тому +1

    Dr aad iyo aad waa mahadsantihiin

  • @abdihakiimibrahim7341
    @abdihakiimibrahim7341 4 роки тому +6

    qofka aan wali guursan siduu training kan uu ku fulin karaa Dr??

    • @daryelkacafimadkanolosha
      @daryelkacafimadkanolosha  4 роки тому +4

      Kaasi uma baahna in uu sameeyo xiliga oo reer sameysto ayuun buu sameyn insha allah

    • @abdihakiimibrahim7341
      @abdihakiimibrahim7341 4 роки тому

      Daryelka Cafimadka Nolosha dr mahadsanid lkn padi dhalinyartu iyagoonpa guursan ayay iska ogyihiin inay cudurkaas biyo baxa dag daga ah qapaan ha ahaadaan qaar aafadan siigadu saamaysay ama ha ahaadaan qaar macsi iyo xumaan ku raagay markaa way u baahanyihiin inay iska sii daweeyaan intaan guurpa lagaarin

    • @shucaybapdi612
      @shucaybapdi612 4 роки тому

      Mjdyar kuqabso, 😂

    • @caydaruusxamed9522
      @caydaruusxamed9522 3 роки тому

      Qofka aan guurzan ee ku dhaca ziigada siduu u sameyn karaa

  • @sudeysibnuclaahi9772
    @sudeysibnuclaahi9772 2 роки тому

    Thanks for teling health traning

  • @abdiqani8387
    @abdiqani8387 4 роки тому +6

    Shiiqow ha dheren warka Faahfahinta bdn nagda soo gaba gabe

  • @queen_of_once3959
    @queen_of_once3959 2 роки тому +1

    Tnx all💖

  • @shushu2370
    @shushu2370 2 роки тому +1

    Chnal kii ma magaca lagabadaley dr midka biyaba ka imanan maxaa udawaa wana nin dhalinyara

    • @mohamedabdi5301
      @mohamedabdi5301 2 роки тому +1

      dr utag wuu xanuun san yhy 😅

    • @shushu2370
      @shushu2370 2 роки тому

      @@mohamedabdi5301 wuu diiday ma ogalo dr😁

    • @mohamedabdi5301
      @mohamedabdi5301 2 роки тому

      @@shushu2370 haku bashaal siiyi hee maxa rabta 90ka haka tumo 😅

    • @shushu2370
      @shushu2370 2 роки тому +1

      @@mohamedabdi5301 ilamaan rabaa ma tumiskaliyaan rabaa🤪

    • @mohamedabdi5301
      @mohamedabdi5301 2 роки тому

      @@shushu2370 iska fur hee Ani ii imow sii la yaqanan kugu kala kicina Ayago kuleelna waan kugu shuuba 😅

  • @inakoosaarofficial7588
    @inakoosaarofficial7588 3 роки тому +8

    Walaahi casharkan ayaan iskaga daayay siigaysigii xumaa walaal ilaahay ha kaa abaal mariyo

    • @deeqsane1439
      @deeqsane1439 2 роки тому +1

      Nio sidee udaysay bal inee noosheg anagane.?

    • @Maxamedshiine7
      @Maxamedshiine7 2 роки тому +3

      Deeqsane sanad wax yar dhiman ayaan moogahay siigada iyo filimada xun xun Xxx marka talo aan ku siiyo hadii aad weli ka cantaada isticmaalaysid
      1) Alle bari inuu kaa madoobeeyo siigeysiga
      2) salaadaada hagaaji ileyn salaada xumaanta iyadaa kaa reebeyso
      3) Go'aan qaado inaadan mardanbe sameeneyn adigoo Ilaahay lagaashanaayo ama baryaayo.
      4) Isliin iyo Khamiis soon hadii aadan guur awoodin
      5) indhahaada ilaali , dumarka qaawan dareyn kaada ayee ki cinaayaan ee iska ilaali
      Cuntada badan iska ilaali markaa kalikaa tahay oo qol kali ku tahay raashin badan inta cuntid sariir hala jiifan
      Insha Allah Ilaahay hakaa madoobeeyo walaal

    • @engabdizamedali5536
      @engabdizamedali5536 2 роки тому

      @@deeqsane1439lkn sxp Gabadha marka aan lahadlaayo ayeyba iga yimadan ma aqaano wax aan sameyo mudo 5 kudhaw baan wadaa allaha iga madobeyo

    • @warsamadheere1395
      @warsamadheere1395 2 роки тому

      @@engabdizamedali5536 kkkk ma gantada isticmasha

    • @AhmedMohammed-k8n
      @AhmedMohammed-k8n 6 місяців тому

      ​@@deeqsane1439mana siigeeysee shikh Mustafa maku saaranyahy hhhhhh wadadka ka xishoo waxana iska daa waa bakhti geedaasu sxb dhaaaf lafahadana unax

  • @daakirali6571
    @daakirali6571 2 роки тому +1

    Waar zxb waxan doonayaa inaan suaal ku waydiiyo

  • @saladomar3523
    @saladomar3523 3 роки тому +1

    Maxaa lagu joojin karaa biyo bax dag dag ah iyo dadaminata guska halmar kadib in uu damo maxaasa loo gaher tagi karaa jwb

    • @somgalaxy4445
      @somgalaxy4445 3 роки тому

      ila soo xidhiidh si aan ku caawiyo

    • @sigadyare9032
      @sigadyare9032 3 роки тому

      @@somgalaxy4445 inta maku sheegtid?

    • @sigadyare9032
      @sigadyare9032 3 роки тому

      @@somgalaxy4445 whtspkaga iso qor bro

  • @ahmedmicraj8283
    @ahmedmicraj8283 4 роки тому +10

    7 sano baa Siigada Wada dhibatoyin badana Waan ka daremey Marka hada Wn iska dayay Dr Siden uso kaban kara raganimadi iga qayb iga tagtey

  • @Mohamednormohamed87
    @Mohamednormohamed87 6 місяців тому +1

    Iisooduceeya xaaswaan leeyahee ilaah carruurbadan isiiyo

  • @feysalcusmanaweys366
    @feysalcusmanaweys366 4 роки тому +5

    Masha Allah

  • @xamsehm9303
    @xamsehm9303 2 роки тому +1

    Asc sxp waanku salaamay salaan kadib sxp waxaan rabaa inaad isheegto dawada biyo baxa degdega ah

  • @Qalinmedia
    @Qalinmedia 3 роки тому +13

    Alx aniga waligey ma siigeysan biyahana 30 daqiiq ama kabadan iga imadaan marka siigada waye cadowga ugu weyn

  • @MBAAZO
    @MBAAZO 2 роки тому +2

    DHAMAAN 🤲🏼🫶ALLAAH IDIN WADA CAAFIYO

  • @filsanismail4152
    @filsanismail4152 7 місяців тому

    Mashaalah WIIO ❤️

  • @khadarrashiiddahir6137
    @khadarrashiiddahir6137 3 роки тому +1

    M a wlaahi wx padan ayawan ka fahmey daryeelka nolosha

  • @aadanmanurmacalin810
    @aadanmanurmacalin810 2 роки тому +1

    maasha alaah

  • @abdullahiabdi25
    @abdullahiabdi25 2 роки тому +2

    Ok

  • @aliguedi4623
    @aliguedi4623 4 роки тому +2

    Doctor I want to ask you to make us the advantage of I eat lot ot loska

  • @Qabyaaladdiiday
    @Qabyaaladdiiday 2 місяці тому

    Ninkeyga 13 is qabnaa biya deg dega qabyaa
    Kaaga darane aniga gawar yar ahe oo aan marnawa dareen keedu damim 😢

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 3 роки тому +2

    Maxaan siin karaa walaal qof qaba sonkorda

    • @abdiasiisnur1401
      @abdiasiisnur1401 2 роки тому

      Aqrinta quraanka iyo soonka haduu awoodo inshaa Allaah

  • @shaficifarax3490
    @shaficifarax3490 3 роки тому +1

    Maxay ku dhacday noofaahfaahi

  • @mohammedfaysal9684
    @mohammedfaysal9684 Рік тому

    Allaah haku barakeeyo

  • @ahmedmohamoud8014
    @ahmedmohamoud8014 3 роки тому

    asc dr. markan is ilawsiiyo biyihii way baaba.ayaan saacado badan kadib ayay qaadanay inay imaada mxa xala igala tali tas

  • @cabdiraxmaanpilo3570
    @cabdiraxmaanpilo3570 4 роки тому +4

    thanks

  • @mohamednajax143
    @mohamednajax143 3 роки тому +2

    Asc dhemantin wan Idin salamy salan kabacdi wxan kacabanaya arin yar oo ihaysata Waxn ahy inan dhalinyaro ah wxan jira 22 Sano marka an kadiyo ayaa kadida inta udabaysa waxaa so racaya biyaha sibaala sababa aniga oo samayn wax galmo ah wxan doonaya in an Ogado waxa Kenaya arintasi

    • @mohaileeye2421
      @mohaileeye2421 3 роки тому

      Adoo niyada ku haya galmo ama xubintada taranka ay kacsan rahay hadaad suuliga kaadi ugasho arin taan way timaada

    • @abdinajibibrahimadan5968
      @abdinajibibrahimadan5968 3 роки тому

      @@mohaileeye2421 tnx pro

  • @abdishakurcade2949
    @abdishakurcade2949 3 роки тому +4

    Masha alah

  • @anaselmi6192
    @anaselmi6192 3 роки тому +2

    Doctor xageen kala so xiriraa😭🥺

  • @sayeuuuqcade
    @sayeuuuqcade 2 роки тому +1

    Aniga aniga ala mindaeynayo aya miyo dhim iga dhaca

  • @somalitiktokfunny8245
    @somalitiktokfunny8245 3 роки тому +2

    Teacher 2010 baabilaway ilaahada Marka sidee loojoojiyaa biya baxa dag daga

    • @maryancabduqaadir3252
      @maryancabduqaadir3252 2 роки тому

      Klkkk waqtigaaga wa qaadaye me el far is😂😂😂😂

    • @mohamedabdi5301
      @mohamedabdi5301 2 роки тому

      @@maryancabduqaadir3252 Qalbiga haka jabin Adiga qooq bdnida meshan maxa ku keeny 😂

    • @warsamadheere1395
      @warsamadheere1395 2 роки тому

      @@maryancabduqaadir3252 seetahay cadey

    • @warsamadheere1395
      @warsamadheere1395 2 роки тому

      @@maryancabduqaadir3252 maryan cadey

  • @maxamedcumar9017
    @maxamedcumar9017 3 роки тому

    Asc sax waaye dhibkaas washstand Hadalka aadsheegeyso hadaa kafikiro sxb

  • @alihussein1432
    @alihussein1432 4 роки тому +6

    Think you for mybathar

  • @mrmohangld352
    @mrmohangld352 2 роки тому +1

    In.allh

  • @cabdinaasir3497
    @cabdinaasir3497 Рік тому

    Ani wahiy wan sameeyeey dhaqtarna ma ihi markaan arkay biyo baxa degdega ah in aan is maqneeyo sidii qo aaan jogin

  • @drwaydow533
    @drwaydow533 3 роки тому +7

    Dre waxaan rabaa ninka ugu wanaagsan imisa daqiiqo ayuu gaar siin karaa cilinta biyaha

  • @mohadahir8174
    @mohadahir8174 3 роки тому +4

    Dr sharaxada soo gabi

  • @ciilowaarka6696
    @ciilowaarka6696 3 роки тому +2

    M.a Dr wad mhd santhy💗💗

  • @mohammedadawe6634
    @mohammedadawe6634 3 роки тому +1

    Waxaad ka hadashaa waxaan dhamaad iyo bilo too na lahayn . Ka hadal waxaad tabinayso. Oo kali ah. Oo lafah mikaro

  • @jidkagusha01
    @jidkagusha01 2 роки тому +2

    waaw nio shaqo wanag sana heysa wlhi

  • @guirre-bb1yw
    @guirre-bb1yw Рік тому

    Welcome

  • @CabdimaalikAsad
    @CabdimaalikAsad Рік тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 3:39

  • @cabdimuxumadhaybe1643
    @cabdimuxumadhaybe1643 2 роки тому +1

    Nice

  • @AhmedAli-mg8is
    @AhmedAli-mg8is 3 роки тому +2

    Masahllha 😍 😍 😍

  • @ciiltirehonest1232
    @ciiltirehonest1232 2 роки тому +2

    M.A

  • @maxamedmursal-e5p
    @maxamedmursal-e5p 2 місяці тому

    Oo hadaan khadka kabaxo ama waxkale maskaxdu ka fakarto sow matoorki damimaayo

  • @abdirahmanabdisalan1763
    @abdirahmanabdisalan1763 2 роки тому

    Muqaalada soo gaabi plz muhimada kaliya kahadal

  • @abdirahmanbabyed6879
    @abdirahmanbabyed6879 4 роки тому +4

    M.a

  • @BulshoMooge2
    @BulshoMooge2 4 роки тому +4

    Mahat sanit

  • @gabowgabow6032
    @gabowgabow6032 2 роки тому

    Ok sxb

  • @adianshaban7804
    @adianshaban7804 4 роки тому +4

    Wcs

  • @caaganechanell1609
    @caaganechanell1609 4 роки тому +6

    Asc Dr adigoo mahadsan arin gaara ayaa jirtee gmail kaaga isoo dir

  • @Ahmett_gelle
    @Ahmett_gelle 3 роки тому +1

    Daryelka Cafimadka Nolosha intaas dhip kuma qabneee gmail ma saas baa

    • @Ahmett_gelle
      @Ahmett_gelle 3 роки тому +1

      Haduu sidaaa yahy ma shaqaynaayo

  • @adoonkiialle8646
    @adoonkiialle8646 4 роки тому +7

    💟💟💟💞💞💞💞

  • @abdikariimmohamed7871
    @abdikariimmohamed7871 7 місяців тому

    🎉

  • @ismaaciilfaaraxgaaleef8444
    @ismaaciilfaaraxgaaleef8444 3 роки тому +4

    Asc waan idiin salaamayaa waxanka cabanayaaa biyo baxa degdega ah

    • @maazimabdi942
      @maazimabdi942 3 роки тому +1

      Sxp wexey ku xeran thy waqti intee la eg ayaad so wady siigada intaa in la eg ayaadana iska dayneesa siigada cunto nafaqana cun naso halahaas le waaye isku day inad sigada iska daaso 🙌

  • @deeqmaxaedsamatar3873
    @deeqmaxaedsamatar3873 2 роки тому

    Dhaqtar kan labar kiisa ishaaga fadlan

  • @maslaxmideeye3787
    @maslaxmideeye3787 10 місяців тому

    Maxa xal uah biyo baxa deg dega ah😢😢

  • @OsmanAhmedIbrahim-j3r
    @OsmanAhmedIbrahim-j3r Рік тому +1

    Allah kheyr kusiiyoo Dr janno Allah kugslyoo❤❤❤

  • @cabdirashiidjaadu4827
    @cabdirashiidjaadu4827 2 роки тому

    Diktoor waa mahadsnthy lkn soogaabi casharada nuxurka kasoqaado ok

  • @AhmedAli-no4cl
    @AhmedAli-no4cl 4 роки тому +2

    Aac walal

  • @ak1250
    @ak1250 2 роки тому

    Dr sogaabi casharka fadhlan

  • @guuledxafid2570
    @guuledxafid2570 2 роки тому

    Quruxey

  • @Malyuuncire
    @Malyuuncire Рік тому

    Dr wax tagay kafakar kulahaa marka dr ninkii waaba maqana joogee😂

  • @siciidkoboc2945
    @siciidkoboc2945 3 роки тому +2

    nosheg biyahaa degdegga dr

  • @keefcadeey7768
    @keefcadeey7768 2 роки тому

    Tuunta marka latumo biyo lagudaro kasoo hadal

  • @adoonkiialle8646
    @adoonkiialle8646 4 роки тому +10

    😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣

  • @amiinhamza6321
    @amiinhamza6321 4 роки тому +11

    Mahadsanid walal

  • @axmedgurey6252
    @axmedgurey6252 4 роки тому +5

    Sxb warka ha Dheereen adigoo Mahad san