Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Mawluhu habarakeeyo Shiikh Cabdiraxmaan Bashiir.❤
Mansha Allah shekh Cabdirahman Bashiir ❤👑🌎 legend
Maashaa Allah sheekh Alle Ha kubarakeeyo
ماشاء الله تبارك الرحمن هنيئًا لك شيخ عبدالرحمن البشير بارك الله فيك ❤
Great Sheikh
masha allah cajiib akhriska jasakallah shekha iyo warsadaaha
Masha Allah guulayso Shiikh ❤
Masha Allah Sheekh
Machallah chiek abdi 🎉
Masha allaH ilahey haizku daayO waa Caalim wax Badan og🥹👏
Adeero cabdiraxman bashir❤
Mnsha allh ilahay ha barakeeyo sh abdirahman bashiir oo ii ah shiikhayga kowaad aan diinta ka raacdo
The legend and great sophisticated. Abdirahman bashiir
Insha;allaah filasofar siyaasiya oo barakaysan allaah hakaadhigo aamiin amiin aamiin insha;allaah
Mansh alah tabarka raxman mahadsanid wlo sheekhna Alle hayno xifdiyo
Jazzaakallaah khayral jazzaa caalim daaci mufakir kudayasho mudan allaah hakuciseeyo ahlulaah insha;allaah amiin aamiin amiin
Maashaa;allaah allaah haxafido mufakir sh/c/raxmaan bashiir waa daaci halyay Somali iyo islaamkaba kudadaalay Barre umad badan soodhisay xaakim shareeco oosooshaqeeyay suugaan yahan fanka iyo dhaqanka umadiisa jecel ehelna aan nahay allaah habarakeeyo isaga iyo usradiisaba hana ilaaliyo daacigaa barakaysan insha;allaah amiin aamiin amiin
mansha allah mwoduucaan waa muhiim
Cheik moustapha haji ismail haroun ❤❤❤
Mnshlh shiikh Abdirhaman wxbdn ka faidey hiwaydayda akhriski ahyd aad bu igu dhiiri galiyay alaha barakeeyo
Maashaallaah sheekh cabdiraxmaan allaha xafido
Good podcasts. 😊
Muuqaal qiimo leh, shukran
Maansha ALAAH sheekha Alahabarakeeyo
illahay hanoo daayo sheikh abdirahman waa nin wax badan og
Ilaahayow hidaayo na sii oo nafahansii diinkaaga suuban
Maanshaallah .
MashaAllah Sh Mustafe
Sheekh wan jeeclahey waa cajiib ❤️
2:00 Warmoog awSiciid Wacays qoys ahaan waxay ahayd beelweynta " Dir / Gadabuursi - Samaroon / Maxaad-Case / Bahaber Abokor ".Sheekha beel mug iyo miisaan leh baa reer abti u ah , Isaguna qoys ahaan waa beelweynta " Dir / Ciise Madoobe / Yoonis Muuse "." intaasina waa halays barto لتعارفوا😁 "Sheekhu waa aqoonyahan masha allah...
Waxaas oo dhan waxaa kaaga filan waa aqoonyahan somaliyeed. somali hadii aynu nahay reer ayaa ina waalay, waxaad arkaysaa qof ku leh habel ama hebla reer wayn ayay ka dhalatay/ka dhashay, waxaana xaqiiqo ah reer wayn soo somali ahba ma jiro raasas yar yar oo kala fadhfadhiya weeye somalidu. Kaliya waxaa macno samaynaya waa qofka shaqsiyadiisa iyo dadaalkiisa.
@@abdihafidmuseomar9263Eeg waryaa qoyska in la barto wey fiicantahay.Sh C/raxmaan inuu aqoonyahan Soomaaliyeed yahay ama mid beelweynta Direed yahay waa la ogyahay inaan qoyskiisa sheego wax ceeba kuma jiraan
Adigoo fakarkaaga iska leh anigu uma arko in ay wax faa'iida ah ku jirto in aad qabiilkiisa la sheego. Waliba ma ilaawin beelwayn oo soomaaliyeed maba jirto reero yar yar oo meelo kala fadhiya weeyo somalidu.
Macha allah
much allah good podcast
Good question and Answers ,Waxbadan ayaan ka faaiday
subxanallah huuno beenta iska daa ha ka xishoon in aad tahay éthiopiens u timid jabuuti xaaskaakoo wa rer jabuuti true
As. Familyyyyyyy ooridumaroo qiimobadan cadayyareey murwodumaroo yariisEEy cadceeddumaroo tEEn ahey waa tuma yartaanaa tanaaa
Next time iftiinka iska gaabiya😊
تركت السياسة هي السياسه
😅😅😅😅
Siyaasi waa kadaab. He doesn't have any position.
Mufakir bey uguyeeraan qof aan fakirin miyaa jira waa laqab iyo title aan jirin ninkan xataa sheekh maaha waa mutakalim waa nin hadla oo kalya cawaam oo ah dadka inbadan miisaan a ay qofka kumiisaamaan maheystan
Adigaaba ka fiican oo mutakalimkii weynaa ah.
Adigu wax baro intaad dadka culamada ah ee waqtigooda ka faa'daystay aad dhaliisha iyo xumaanta ladaba taagaganta.
@jacfarcali9691 aniga maxa igataqaan cidaan ahey cawaamta yaad kamidtahey adiga aqoon aad waxkukalagarato baro markale yaad ogaandonta mideast oo qeyliya culumo miyaa?
Ninka afkaartiisa naqdi oo wax ka fcn wuxuu noo sheegayo noo sheeg iyo waxaa kaga saxantahay title ka dadkaa siiyayeNinkaan afkaar buu soo bandhigaa wixii aan sax u aragno waan ka qaadan wixii kalena waan tagi lkin adu maxaad no haysaaa
@daauud77 mufakir adiga iyo cid siisey majirto ee isaga isasiiyey maxa qofkale oo dadka mufakir ugu yeeraan loobarki wayey. Aniga waxan kuhaya dinta aan barano hadii kale saas baan qofkii lawaqaba loogu sacbinaya aqoon aan dadka kukalagurno aan barano diintena Hadii dadka ay mufakir cid kumagacabàn wadadka kale uu Djibouti kayim iyo sheekh cabdirashiid surfing oo tabliiqa kamid ah oo yiraahda habeenka abracada kasoqabgala fikrudiin ayey mufakiriin ugu yeeri lahayen marka sxb dadka magacyo mabixiyan ee saas ogowWaxbadan baanad ogeyn
Sheikh maaha waa sheydaan, dadka jahwareeriyo. Ihaah ha ka qabto
Cuqdad lagula ogayn dhibkeeday leedahay
👎👎👎👎👎👎👎
Mawluhu habarakeeyo Shiikh Cabdiraxmaan Bashiir.❤
Mansha Allah shekh Cabdirahman Bashiir ❤👑🌎 legend
Maashaa Allah sheekh Alle Ha kubarakeeyo
ماشاء الله تبارك الرحمن هنيئًا لك شيخ عبدالرحمن البشير بارك الله فيك ❤
Great Sheikh
masha allah cajiib akhriska jasakallah shekha iyo warsadaaha
Masha Allah guulayso Shiikh ❤
Masha Allah Sheekh
Machallah chiek abdi 🎉
Masha allaH ilahey haizku daayO waa Caalim wax Badan og🥹👏
Adeero cabdiraxman bashir❤
Mnsha allh ilahay ha barakeeyo sh abdirahman bashiir oo ii ah shiikhayga kowaad aan diinta ka raacdo
The legend and great sophisticated. Abdirahman bashiir
Insha;allaah filasofar siyaasiya oo barakaysan allaah hakaadhigo aamiin amiin aamiin insha;allaah
Mansh alah tabarka raxman mahadsanid wlo sheekhna Alle hayno xifdiyo
Jazzaakallaah khayral jazzaa caalim daaci mufakir kudayasho mudan allaah hakuciseeyo ahlulaah insha;allaah amiin aamiin amiin
Maashaa;allaah allaah haxafido mufakir sh/c/raxmaan bashiir waa daaci halyay Somali iyo islaamkaba kudadaalay Barre umad badan soodhisay xaakim shareeco oosooshaqeeyay suugaan yahan fanka iyo dhaqanka umadiisa jecel ehelna aan nahay allaah habarakeeyo isaga iyo usradiisaba hana ilaaliyo daacigaa barakaysan insha;allaah amiin aamiin amiin
mansha allah mwoduucaan waa muhiim
Cheik moustapha haji ismail haroun ❤❤❤
Mnshlh shiikh Abdirhaman wxbdn ka faidey hiwaydayda akhriski ahyd aad bu igu dhiiri galiyay alaha barakeeyo
Maashaallaah sheekh cabdiraxmaan allaha xafido
Good podcasts. 😊
Muuqaal qiimo leh, shukran
Maansha ALAAH sheekha Alahabarakeeyo
illahay hanoo daayo sheikh abdirahman waa nin wax badan og
Ilaahayow hidaayo na sii oo nafahansii diinkaaga suuban
Maanshaallah .
MashaAllah Sh Mustafe
Sheekh wan jeeclahey waa cajiib ❤️
2:00 Warmoog awSiciid Wacays qoys ahaan waxay ahayd beelweynta " Dir / Gadabuursi - Samaroon / Maxaad-Case / Bahaber Abokor ".
Sheekha beel mug iyo miisaan leh baa reer abti u ah ,
Isaguna qoys ahaan waa beelweynta " Dir / Ciise Madoobe / Yoonis Muuse ".
" intaasina waa halays barto لتعارفوا😁 "
Sheekhu waa aqoonyahan masha allah...
Waxaas oo dhan waxaa kaaga filan waa aqoonyahan somaliyeed. somali hadii aynu nahay reer ayaa ina waalay, waxaad arkaysaa qof ku leh habel ama hebla reer wayn ayay ka dhalatay/ka dhashay, waxaana xaqiiqo ah reer wayn soo somali ahba ma jiro raasas yar yar oo kala fadhfadhiya weeye somalidu. Kaliya waxaa macno samaynaya waa qofka shaqsiyadiisa iyo dadaalkiisa.
@@abdihafidmuseomar9263
Eeg waryaa qoyska in la barto wey fiicantahay.
Sh C/raxmaan inuu aqoonyahan Soomaaliyeed yahay ama mid beelweynta Direed yahay waa la ogyahay inaan qoyskiisa sheego wax ceeba kuma jiraan
Adigoo fakarkaaga iska leh anigu uma arko in ay wax faa'iida ah ku jirto in aad qabiilkiisa la sheego. Waliba ma ilaawin beelwayn oo soomaaliyeed maba jirto reero yar yar oo meelo kala fadhiya weeyo somalidu.
Macha allah
much allah good podcast
Good question and Answers ,Waxbadan ayaan ka faaiday
subxanallah huuno beenta iska daa ha ka xishoon in aad tahay éthiopiens u timid jabuuti xaaskaakoo wa rer jabuuti true
As. Familyyyyyyy ooridumaroo qiimobadan cadayyareey murwodumaroo yariisEEy cadceeddumaroo tEEn ahey waa tuma yartaanaa tanaaa
Next time iftiinka iska gaabiya😊
تركت السياسة هي السياسه
😅😅😅😅
Siyaasi waa kadaab. He doesn't have any position.
Mufakir bey uguyeeraan qof aan fakirin miyaa jira waa laqab iyo title aan jirin ninkan xataa sheekh maaha waa mutakalim waa nin hadla oo kalya cawaam oo ah dadka inbadan miisaan a ay qofka kumiisaamaan maheystan
Adigaaba ka fiican oo mutakalimkii weynaa ah.
Adigu wax baro intaad dadka culamada ah ee waqtigooda ka faa'daystay aad dhaliisha iyo xumaanta ladaba taagaganta.
@jacfarcali9691 aniga maxa igataqaan cidaan ahey cawaamta yaad kamidtahey adiga aqoon aad waxkukalagarato baro markale yaad ogaandonta mideast oo qeyliya culumo miyaa?
Ninka afkaartiisa naqdi oo wax ka fcn wuxuu noo sheegayo noo sheeg iyo waxaa kaga saxantahay title ka dadkaa siiyaye
Ninkaan afkaar buu soo bandhigaa wixii aan sax u aragno waan ka qaadan wixii kalena waan tagi lkin adu maxaad no haysaaa
@daauud77 mufakir adiga iyo cid siisey majirto ee isaga isasiiyey maxa qofkale oo dadka mufakir ugu yeeraan loobarki wayey. Aniga waxan kuhaya dinta aan barano hadii kale saas baan qofkii lawaqaba loogu sacbinaya aqoon aan dadka kukalagurno aan barano diintena
Hadii dadka ay mufakir cid kumagacabàn wadadka kale uu Djibouti kayim iyo sheekh cabdirashiid surfing oo tabliiqa kamid ah oo yiraahda habeenka abracada kasoqabgala fikrudiin ayey mufakiriin ugu yeeri lahayen marka sxb dadka magacyo mabixiyan ee saas ogow
Waxbadan baanad ogeyn