Proudly our new military generations songs r on tracks of nationalism songs Tks to our yuong military generations for there faithful and love to thier somali citizens
Ex president Farmajo song made by his army during his govt long live to farmajo and National Somalia army trained by Trukey govt tks all team of Farmajo insha Allah ameen
Heesta wadaniga iyo heesta kale wey kalle nidaam duwin yihiin 1gacan in gadaal la geeyo ayaa sax sh heesaha saddiniga diduu sameeyey mid ka mid ah kuwa heesaaya
WAR BEENTA AAD KU HEESEEYSID EE LAGUU SOO DHIIBEY ISKA DHAAF HEESTAANA WAXAA LA QAADEY WAQTIGII DIKTATOORKII SIYAAD BARE OO WADANKA DHIBAATADAAN MAANTA HAAYSATO U HORSEEDEY, HADANA MID UU ADEER U YAHAY WAA FARMAAJO OO SHACABKA BEEN U SHEEGAY INTAAN LA DOORAN, YIRINA HADII LEEY DOORTO DIMOQORAADIYAD AYAAN KU HOGAAMINAA WADANKA SOOMAALIYA, KA DIBNA ISKU BEDELAY XUKUN KALIGIIS TALIYE OO SHARCIGII IN UU KU DHAQMO DIIDEY. WAQTIGAAN SOOMAALIDA BADANAA WAXAY KU WADA DUUGAN TAHAY WADAMO SHISHEEYE. SOOMALIDA KII WADANKA DIBADIISA WAX KU SOO BARTEY XATAA WAXAA MADAXA UGA QUFULAN DIKTATOORNIMO IYO IN UU WADANKIISA QIYAANO WAANA KUWA HADA TALADA HAAYSTO EE FARMAAJO ARBACEEYSTE IYO KHEYRE WAXEEY UUN TALADA U HAAYAAN SHACABKA IN AY CABURIYAAN IYO IN AY XASUUQAAN OO WADAMO SHISHEEYANA U ADEEGAAN. HOGAAMIYO KOOXEEDYO AYEY NOQDEEN 30 SANO KA DIB. SOOMALIDA WAXEEY OGEEN IN HADAAN HADA DHALAANKA MUSTAQBALKOODA LAGA FEKERIN LOONA CADAALAD FALIN. SHARCIGANA HADA IN AY RAACAAN LA BARIN TUSIN DHALAANKOODA, IN UU BURKII HORE BUR KA DARAN UU DHACAAYO, WAAYO SOOMAALIDA WAQTIGAAN ILMAHOODA WAXEEY ISKU DILAAN WADAMADII AY U QAXEEN OO AY IS DHAHAAYEEN AAD NOLOL KA HESHIIN IDINKA IYO CARUURTIINA. SOOMALIDA INTEEY ISKA DHAAFAAN CAADO QAATANIMADA IYO QABIILKA AY WAX KU DIFAACAAYAAN IN AY SHACIGA UU SAREEYO IN AY QOF WALBO DIFAADO ARMEEY ROON TAHAY OO KII DIFAACI WAAYANA ISKU MEEL LOOGA SOO WADA JEESTO MADAXWEYNEBA HA AHAADEE. DOWLADA LAGUU SHEEGAAYO WAA SHACABKA. SHACABKA QAARKIIS IN AY ISKA DHAAFAAN NIN JECLEEYSIGA AYAA U ROON, WAAYO XUQOOQ KALOO WALAALKIIS MASKIIN AH AYUU MADAXA UGA ISTAAGAA, HADUU DIFAACO MARKII WAXOOGAA LA SIIYO ASAGA, HANA OGAADO WAXA ASAGA LA SIIYEY IN QOF MASAAKIIN AH AY XAQIISA TAHAY., LAAKIIN MARKII SHARCIGA LOO WADA HOGAANSAMO MADAX WALAA SHACAB SI ISKU MID AH QOF WALBA WUXUU HELAA XAQIISA OO AAN LAGA DUUDSIIN KARIN OO QOF QOF U BAAHAN MA JIRI DOONTO. EE SHARCIGA IN UU SAREEYO HA LA TAAGEERO SOOMAALIYEEY.
@@mhassan0163 iska hadloow ina egere, SIYAAD BARRE anagaa ka saarnay villa somalia, FARMAAJANA anagaa garab taagan, 8 sano ayuu kuu talinayay DAAHIR RIYAALE oo faqash, oo SNM ka garaaci jiray xiniinyaha, FARMAAJO oo anan waligiis u shaqayn siyaad barana waxad leedahay waa Mujrim, ogoow dadka aad la hadlayso waa kuwa kaa caqli badan ma aha kuwii aad ku qancin jirtay Muqdisho soo guba ,si HARGAYSA nabad u ahaato,
Maasha Allaah. Ciidanka Soomaaliyeed sharaftoodii waa soo ceshadeen. Allahayow quwee oo barakee qaranka Soomaaliyeed iyo ciidankeeda iyo shacabkeeda iyo dhulkeeda ballaadhan.
Proudly inaan arko dress kii calanku midigta kaga dheganaa oo maanta Lagu dhiiranayaa cimrigeyga 70 years ayaan marayaa balse intaa qurba Ku noolaa Saan Uma fikireyn alx
Ciidan sharafta iyo qiimaha soomaali soo muujiya allaha idinka yeelo aamiin yaa rabi
DJIBOUTI 🇩🇯 IYO.SOMALIYA 🇸🇴 . WAA WAA LAALOO
Viva somaliweyn cadowagan Allaha jiibayo waa runta from baydhabo janay
Ciidanka 21aad guuleesta ilahay ha idin sharfo militiriga Somalia 🇸🇴 hanoolaato 🙏
Allow dhowr Ciidankeena meel kasta Joogaan guuleysta geesiyada Dalkoow
MAN SHA ALLAH WAA CIIDAA..DA QARANKA SOMALIYA. 🇸🇴 .EE .AAN WAA LAA LAHAA NAAHAY
Masha Allah nabad ayaa soo udgaysa alle hanoo rumeeyo somalina alle qalbigooda haysku keeno amiiin ducada hala badiyo
Aamiin aamiin kuwa isku diirsada Allah naga dhigo
Dad badan oo aad u qiiray san markay daa wadaan hab samida ciidanka soo maliyeey ey arkaan.maasha allah.
MAN SHA ALLAH. SOMALIYA
DALKA AAN WAA LAA LAHAA NAAHAY
🇸🇴🇩🇯
Yaaa rabi ilaali Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏
Sethy
Amiiinyaarabi taqbal A llahu yaaraxmaaaaaaan
GUUL GUUL INSHA ALLAH
WAAX. WALBAA WEEY ISKA DHAMAANA YAN.🇸🇴🇩🇯
asc Walala maashAllaha Somalia guuuul 👍📀📀📀📀💕💕❤️❤️🫶🫶🫶🫶🌍🎁🎉🎉✌️🤲🤲🤲🤲🤲😘🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪😘🌹
Arligaygo wllhi wn ku jeclahy dalkaygow insha alla markay ahaato wan guulaysanayna I.a
ilaahow anigoon simaalia oo dunida usaraysa waad itusi kadhaa
Jhgr
hyef
Mansha allah somalia guul
guul xooga dalka 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Masha allah Masha allah guul somalia insha allah guul aamiin yaarabi
Proudly our new military generations songs r on tracks of nationalism songs
Tks to our yuong military generations for there faithful and love to thier somali citizens
Badhame
L to
Maaamusho qaran khayrto dumaaar arimiso murtiiso buraanburto iyoiyo ihihihihihihii heedheh.absuttly bahbahbahbah.
MASHA ALLAAH GUUL IYO GOBANIMO (((( CIIDAMADA XOOGA DALKA GUULAYSTA WALIGIIN CADAWGIINU HAJABO AMIIN CIIDAMADII QARANKOW GUULAYSTA AMIIN
guuleeso hanti qaranoow
MAN SHA ALLAH WAA AAN WAA LAAHAAY NAAHAY EE
SOMALIYA
Ex president Farmajo song made by his army during his govt long live to farmajo and National Somalia army trained by Trukey govt tks all team of Farmajo insha Allah ameen
Guul soomaalia
ANII DALKA DJIBOUTI. 🇩🇯 .AYAAN JOOGA
Hanblyo wall WA runta soomlaay damiirkina ha shaqqeeyo
guul iyo gawanimo somali
Waraa laakiin dunida wax firiiyaa majiro 🤔💖💙💖💖🌸🌸👋👋
Masha alaah noleda cadawgiine cagta hosteda
Heesta wadaniga iyo heesta kale wey kalle nidaam duwin yihiin 1gacan in gadaal la geeyo ayaa sax sh heesaha saddiniga diduu sameeyey mid ka mid ah kuwa heesaaya
WAA LAAHII WAN FARXAAY WAA MILITARIGA. DOWLADEENII WEEYND
. EE. SOMALIYA 🇸🇴
21/10
Masha alaah
Heestaan waan u Wii Roda’s je liga’s tuutaha iyo ciidanka xooga
kkk heesaha soomaliland bad ku noshihin wah wah
Naa bax wasaqyahay heesta hore uraac fakimad😡😡😡😡😡😡
Allha namidey🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️
💙💙💙💕💓💔💙💙💙
Dantucusud
Dantucusud
Dantucusud
Hggh@@CiisecabdulleGacal
Gor gor ok
Maashalaah. Allah. Guuuuuuul. Iyo. Gobanimo.
Cadoginu hachabo nolada amiin✈️🛩🌙🌷🌷🌷💐💐🌺🌴
Heesta kii caqli lah waa u fahama marka hos fadhiso nin dalkiisa dhistay😢
Waxa horay uqaaday nin layiraahdo tima jilic heestaan wadaniga ah
Khatraaaaaaay haweentu dumaaar khayrqabto hahalabafiyoo ihijihiihiiiihhii alnisaaaaaaaa khayr
Onliy
❤❤❤❤❤❤❤❤
Heskaan yaa curiyay oo iskaleh oo kuluqeyay laxankana saray alaha unaxariisto al abwaan cabdi bashiir indha buur oo udhashay beesha HG daka wadaniga saxdah iyagay kasoo wada jedan ee ogada
Haaa... Marka isla Habargidirta dhex deeda laga hadlayo sowma ahan..
Taariikhdu wey qorantahay Somaliduna iswada taqaaan e!!
Guuuuul iyo gobanimo Somali 💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🙏👍👍👍👍👍👍💯💯❤❤❤❤❤💯
😄😄😃♥️♥️♥️♥️👩🌾🤘👍
In an cadow kaa ilasho aayaha ka taliyaa wact kugu marayaa Taqabala laahu waa hes taabaneysa quluubtena inta Somalia jecel
Guul mudane.farmajo insha allah guul aamiin yaarabi
15/5/2022
Blk dey
Maalintii xumaatey
Waraa kulceliya dadka aan qofna iskakadeen😂😂💖💙💖💖🤔🤨🧐💖💙💖💙🌺🌸✌️
Guul iyo gobanimo geesiyaashii soomaaliyeedoow
Rabassuleman
Rabassuleman
Noolaaw
Masaakiin
Maxaa la lugooyay
Dadkale ayaa Ku shaqaysanaaya
KOOXDA. HORSEED. NOOLAADA WELIGIIN KUWA. UMMADA. U SHAQEEYA WELIGIIN.......
Yunafon israacsanen bila xiro turki miya mase elatare
masha allah ❤❤❤💜💜💜🇸🇴🇸🇴💚💚💙💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴
xasan
Aidan
xasan.aadan
Asc♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🍒🍒🍒🍇🍇🍇🍇🍇😁😁😁😁😁😁😁
Sedex tuna geeriyootay khatriiinacaday bahbehbahbshbahbah yarey mashaaaaaleh yarey.yartaan
WILKA HEEDAYA JANARAL ODAWAA YUSUF RAAGE.UEKAA
dad aan soo aragnay koley qadamo tahay iyo meelo shiisho iyadoo shibil layahay dariska dishibilin shaqo
Saas waaye
Guuuuuuul
Àli ahmed
ASC
❤❤p❤❤❤❤p
LIKE
LIVES
,🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖💖
Kkkkkkk allah barayadisa ayad kubadalaten heso iyo aqlaq humo.
Somalia wadan ludhiana karo ma ahan wa wadan qabileed aniga Somali ma ihii
nin qaawan oo cawradiisu muuqato oo ku faanay dhar baa xidhanahay, waa yaab!!!! haddii uu ciidan jiro Muqdisho ayaa nabad noqon lahayd oo Farmaajo kumuu dhexnoolaadeen kaaraha kufaarta
waa ciidankii hubka ka soo qaadi lahaa jeegaanta, hubkii aan u dhiibnay 1991
💔👮♀️🌍🤴🥺
FACEBOOK
ms
Cu
WAR BEENTA AAD KU HEESEEYSID EE LAGUU SOO DHIIBEY ISKA DHAAF HEESTAANA WAXAA LA QAADEY WAQTIGII DIKTATOORKII SIYAAD BARE OO WADANKA DHIBAATADAAN MAANTA HAAYSATO U HORSEEDEY, HADANA MID UU ADEER U YAHAY WAA FARMAAJO OO SHACABKA BEEN U SHEEGAY INTAAN LA DOORAN, YIRINA HADII LEEY DOORTO DIMOQORAADIYAD AYAAN KU HOGAAMINAA WADANKA SOOMAALIYA, KA DIBNA ISKU BEDELAY XUKUN KALIGIIS TALIYE OO SHARCIGII IN UU KU DHAQMO DIIDEY. WAQTIGAAN SOOMAALIDA BADANAA WAXAY KU WADA DUUGAN TAHAY WADAMO SHISHEEYE. SOOMALIDA KII WADANKA DIBADIISA WAX KU SOO BARTEY XATAA WAXAA MADAXA UGA QUFULAN DIKTATOORNIMO IYO IN UU WADANKIISA QIYAANO WAANA KUWA HADA TALADA HAAYSTO EE FARMAAJO ARBACEEYSTE IYO KHEYRE WAXEEY UUN TALADA U HAAYAAN SHACABKA IN AY CABURIYAAN IYO IN AY XASUUQAAN OO WADAMO SHISHEEYANA U ADEEGAAN. HOGAAMIYO KOOXEEDYO AYEY NOQDEEN 30 SANO KA DIB. SOOMALIDA WAXEEY OGEEN IN HADAAN HADA DHALAANKA MUSTAQBALKOODA LAGA FEKERIN LOONA CADAALAD FALIN. SHARCIGANA HADA IN AY RAACAAN LA BARIN TUSIN DHALAANKOODA, IN UU BURKII HORE BUR KA DARAN UU DHACAAYO, WAAYO SOOMAALIDA WAQTIGAAN ILMAHOODA WAXEEY ISKU DILAAN WADAMADII AY U QAXEEN OO AY IS DHAHAAYEEN AAD NOLOL KA HESHIIN IDINKA IYO CARUURTIINA. SOOMALIDA INTEEY ISKA DHAAFAAN CAADO QAATANIMADA IYO QABIILKA AY WAX KU DIFAACAAYAAN IN AY SHACIGA UU SAREEYO IN AY QOF WALBO DIFAADO ARMEEY ROON TAHAY OO KII DIFAACI WAAYANA ISKU MEEL LOOGA SOO WADA JEESTO MADAXWEYNEBA HA AHAADEE. DOWLADA LAGUU SHEEGAAYO WAA SHACABKA. SHACABKA QAARKIIS IN AY ISKA DHAAFAAN NIN JECLEEYSIGA AYAA U ROON, WAAYO XUQOOQ KALOO WALAALKIIS MASKIIN AH AYUU MADAXA UGA ISTAAGAA, HADUU DIFAACO MARKII WAXOOGAA LA SIIYO ASAGA, HANA OGAADO WAXA ASAGA LA SIIYEY IN QOF MASAAKIIN AH AY XAQIISA TAHAY., LAAKIIN MARKII SHARCIGA LOO WADA HOGAANSAMO MADAX WALAA SHACAB SI ISKU MID AH QOF WALBA WUXUU HELAA XAQIISA OO AAN LAGA DUUDSIIN KARIN OO QOF QOF U BAAHAN MA JIRI DOONTO. EE SHARCIGA IN UU SAREEYO HA LA TAAGEERO SOOMAALIYEEY.
Waa inamo iyo hablo masakiin ah, waxayna ogayn, dhiilada Farmaajo u qoolayo oo berrito la deldeli doono haddii uu awood u helo, sidii adeerkii haddii aysan mareexaan ahayn
Mashaalaha mashaalaha illahay soomali haa mideeyo isaga weeyne aya raabi naa mide 👌👌🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍🐪🐪
Cali Mahdi iyo Cabdiqaasimna sidaas ayaad lahayd waa reer hebel ee iska celiya, waa laga soo gudbay xiligaas waa cusub ayaa u baryay soomaali
Arligaygoow Axyaa Qaraami Hees Qaran Hambalyo Fanaaniinta iyo Abwaanada Somaliyeed Ee Wadaniyiinta Ah Weligoodna Ladataagnaa Guubaabada iyo Toosinta iyo Baraarujinta Shacabka Soomaaliyeed Ee Xalaasha iyo Xortaba Ahi Hanoolaadeen Wabi Laahi Tawfiiq
@@qubqac9913 Weligay ma odhan abdilqasim iyo cali mahdi toona, malala waad inu riyootay, laakiin kani waa mujrim, maxaa laga oo gudbay ma beenta Aad isugu shekeayso Ayaad rumeysatay, history repeats itself, wallaahi halkii iyo fashilkii adeerkii iyo kabtaydii meeday buu ku dambayn goor aan fogeyn, the goes around comes around baby
@@mhassan0163 iska hadloow ina egere, SIYAAD BARRE anagaa ka saarnay villa somalia, FARMAAJANA anagaa garab taagan, 8 sano ayuu kuu talinayay DAAHIR RIYAALE oo faqash, oo SNM ka garaaci jiray xiniinyaha, FARMAAJO oo anan waligiis u shaqayn siyaad barana waxad leedahay waa Mujrim, ogoow dadka aad la hadlayso waa kuwa kaa caqli badan ma aha kuwii aad ku qancin jirtay Muqdisho soo guba ,si HARGAYSA nabad u ahaato,
❤❤❤❤❤❤
Mashaalaah
💖💖💝💝💝💝💖💖💖💖🇸🇴💖💖💖🇸🇴💖💖💖🇸🇴💖💖💖💖🇸🇴💖💖💖💖🇸🇴💖💖💖💖
❤❤❤