Awoowe ciyaar jecel wadani nool ayu no yahay abwaanin culus ayuu soo kori allaha janeeyo somalia maxaa u diday in aay sidan camal noqdan dhulka hano dage ilahay amarkiise abwaan jooqle and huseion shire😍👍
waxaan ahay MAREEXAAN tuutaha ma dhigaayo xil gaar ah ayaa iga saaran shanta somaliyeed dabadhilifnimo ma aqaan duleysi ma aqaan waxaan ahay Geesiga east Africa
Wallahi wan jariiricooday allow itus wadankeyga o awood leh wali maarag dowladnimo. Waxan indhaha kuso kala qaaday dhiiga somaliga o micna ku fadhinin somalidi o saqiiraha iska gowracayo. One day one time I promise that I will serve my people and my nation fearly. Somalaay guulesta
Www Nice Wadani Song Big Abwaan Xuseen Shire And Super Laxamiiste Jooqle Waa Sax Qof Waliba dhulkiisa Hooyo inuu U Dagaalamo Si Uu Hormar iyo Wanaag u gaarsiin Lahaa Cadawgana Kaga Bixin Lahaa
ciidamada Koonfurta somalia ee mushaar la'aanta ka cabanaya 2019 may heestaan dhagaystaan oo dhulkooda difaacdaan #LIKE saar hadaad dhagaysanaysid #2019
msha allah reer ciyarjecel allah idin dhwro xqiqdi wxa thiin wadaniyiin dhab weliba ku dysho mudn blse mrby tarikhda idin xusi donto dadlkina halka ka sii wada insha allah somlia mar bay so laban hdu alle idmo
Wllhi markan arko waan iska oyaa allow wadankena no dhowr 2024 dawanaya🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭
Guulayso abyo❤❤❤
@@ArkaFreeman❤❤
illaaahoow intaana dhiman dawlad soomaaliyeed oo awood badanleh oo aduunyadu iyo cadawguba ka baqaan iyo umad saboolnimada iyo qabiilka ka qalinjabisay oo midaysan rabbigoodna ka baqqa itus yaa rabbi Amiiiiiin
Aamiin aamiin ya rabi aaamiin
Aaaaamiiiin yaarabi walahi markaa qoralkaga aqriyay indhaheyga ilma ku so istagtay ilahey waa awoodaa wana arkena insha alaah
Aamiin aamiin ilahoow ducada noo aqbal😭😭😭😭 hamuunbaan u qabnaaa dawlad qaran
Ma nooshahay bro rajo wngsn aya soo ifeeyso ?
Aaaaaamin yaa rabi 😭
runtii walaalaha fanka somaliyeed husein shire and abdi shire ilma ciyaar jecel waxa ay mudan yihiin taageero aan innaba caadi ahayn waa fanaaniin soo ban dhiga wax kasta oo wadani ah heestan aad ayay iiga qiiraysiisay runtii noolaada ayaan idin leenahay
runta ayad shegtay sxb
Saaxib waa kuku raac sanahay
waxaan jeclaan lahaa in aan ciidan somali noqo lakiin nasiib daro maa joogo samalia inha allah waan tagi
Hesstaan waan jeclahay qofki wadani ah baa fahmi kara Viva my dhulkayga
Uma malenayo qabilka marexanka ladhaho qabil ka wadanisan in u jiro marexan waa gob wlhi ayaga gawar ka gursan ❤️
Dayax Dalnuurshe lol ilmo wadani ba lagu dhali welcome bro
Zhp.intn qabil Kujirno her gari meyno qabil nimo hadalkaan kaa keenaayo
Sax waaye😢😢❤❤
Heestan dhamaan jidhkayga ayay xanuujisay waana dhab taala dalkeena
😭😭😭😭😭😭😭 Wlahy wan Ilmeeyaa heestaan markan Daawanayo
👉From somaliland peace and love
happy Ramadan Kareem
6sano kohor weeye qoralkagu wll ana manta oo la marayo2022 ayan comenti replay kuso galay oo walipa ramadan ahaytahay👈 from laascaanood waqoyiga somalia somali alow isku duub❤️
After 7 years RepLy Kuso GalaY ma NooShahay ToLow😍
Maansha allah walhay ilma ciyaar jecel waa muwaadiniinta dhabta ee nool rabigu ha idin xafido waa hees gubaabo u ah ciidanka xooga
drabdihafid ali
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😘😘🖐👍👍👍
Awoowe ciyaar jecel wadani nool ayu no yahay abwaanin culus ayuu soo kori allaha janeeyo somalia maxaa u diday in aay sidan camal noqdan dhulka hano dage ilahay amarkiise abwaan jooqle and huseion shire😍👍
Ogoow dhulka hooyo ogoow;
Axyaa hees wadaniya, 17/01/2022 , 5:35pm galabnimo.
Ilaahay ha caafiyo Cabdi Shire ( Jooqle ) 🤲🥺
Amiin 🤲🤲
waxaan ahay MAREEXAAN tuutaha ma dhigaayo
xil gaar ah ayaa iga saaran shanta somaliyeed dabadhilifnimo ma aqaan duleysi ma aqaan
waxaan ahay Geesiga east Africa
jaalle 143 heesta miraheeda ama ninka qoray saxiib waa surre waana Dir saxiibadiina siwanaagsan ayey u qaadeen kkkkk
Nimankaan Mahan marexaan waa habergidir ceyr sabuux ayey ka yihiin lkn marexaan ayey ladagaan waa niman layaqaan
@@deeqaduale6268 Ma abwaan Awliyaa heeskan sameeyey????
cc chanel waad ku faani kartaa
@@dr.abdiaziizhussein4024 maxaa tiri ilmo ciyaar jecel waa hg yaan lagu maqal waa marexan wagardhac cumar dheer cabdi shiraaba ah xildhibaan marexan dhabad ku matalo
2024 inta daawaneysa 🇸🇴🦁
reer shire ciyaarjecel xaqiiqda waxay tahay inaad muwaadiniin tihiin allaha cadawgina ha idinka qabto muwaadiniin dalkoda iyo dadkoda jecel ayad tihiin xaalada markaas taagana kasoojawaaba
Maxamed IndhoGagi kugu racsanahy Reizul wazare an kadignoo
Yaila dawanaya October 15🇸🇴
God bless Somalia dhuka hooyo ogow
Amiin yaraabi
masha'allah wlh dhabta iyo wadani nimada ayeey xasuusinayaan inta hilmaansan guul insha'allah
ilaahow rabiyow adaa awood leh noo daa wadani yiinta dhabta ah
Ilaa hda kma Daalo dhagaysigeeda 15/8/2023 🥺👋
Masha Allah waa labo wiil oo daacad u ah dalkooda iyo dadkooda waa run madax weyne ayuu kufiicnaa
illahow cafimad siii jooqle shire usoduceya
Aamiin
aamiin
wlhi marqatiya ka ahay inad wadaniyal dhab tihin ee allow idin dhor ameen
.xada igacda wlhi markan heestan maqlo ilma ciyaar jecel ilhy ha idin xifdoyo wale rag adg tihiin viva soomaliya🇸🇴🇸🇴❤❤
allow allow allow allow allow yaa rabi yaa rabi allow somali bogooda burcad isgu mari oo caduga ku wii iska weheshada allow ka dhig adaa raxmanee runtii heestani waan ka burugooday labadan fanaan waa labo mudan in abaal marin culus la gudoonsiiyo isdahila waayo waa laba ka damqada silica haysda maanta soomaali iyo wayo waayo siday ah hayiid markaan soo xasuusdo waan hoyay cawa labadan fanaan waxay matalayaan dhibta somali maanta kuga ugu jirta waan habal iyo habaliyo xuseen iyo jooqle labada nin hee runtii manta waxay matalayaan dhamaan somaali siday kuga damqadeen iyo heestan markaan dhagiisday waan murugooday hee alow is mafan sii umada muslinka ah allow waxan ka baryayaa kun jeer somali quwaday lahayd usoo celiso yaa rabi mantana waxa umadii ku habsaday shiisheeye hee allow somalida is garansii umadu waa walale oo melna makala tagasee rabiyow allow allow allow allow kuwa is kashada naga dhig hee cadawuga iska celiya rabiyow naga dhig oo qabiilka iyo qabyalada naga saar walalah labada fanaan hee xuseen shire iyo joqle waxan rabi idiinka baryay inaad cafimaad iyo cisi ku nolataan allow idin barakeeyo nolaada labada geesi rabi ha idin xafido wllo xuseen iyo joqe runtii waad iga ohiseen aax aaax aaax allow soomaali dhawuur oo nabad iyo farxad ku gadhsi qayrkeed
+Abdi Ali nour Nur Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin yaa Allaah yaa Rabbi yaa Raxiim. Sxp nin dadkiisa iyo dadkiisa jecel baa tahay masha Allah ilaahay haku xifdiyo sxb.
Mansha alaaah
(Ogoow dhulkaga hooyo)
Still we r watching 😘😍😍
2018 march 8😍
10-7-23 FROM HOLLANDA WAA UXIISAY WADANKAYGII 17 YEARS MA ARKIN INCHALLAH ONE DAY 🇸🇴🌿✈️🐎💯🤞🏿
O😅ol 5:20 )(j9,**(,(.55& the hol 😮did kimono come
Mise..Hye p😢😮
.lnok.😮
My lkn hada k m
M.a❤❤❤ogoow dhulk hoyo
2020 yaa dawanaya me ☝
Isku dareen ayaan nahay qaaali ilahoow ducada noo aqbal hamuunbaan u qabnaa dawlad qaran 😭😭😭😭😭😭
wan qiiroday wakii 21 Oktober ban xasuustay allow 21 Oktober noso celi ragi dalinjiray ba dalka u taliin imshalla
Riyo malin o qof so jedo u riyoday iga dheh
Alllow intey nafta amanada igu jirto itus dowlad somaliyed oo gabi ahan wadankena xukunta oo leh awood sare oo naga xajisa xad gudubka ey ku wadab shi sheeyuhu dalkena ❤❤❤❤
illahay ha cafiyo jooqle
Yaa iladaawanayo 2021 heesta wadaniga soomaliyeed
woow qabka wn ku dhaartaa
hoos layma dhugan karayo
qudhsina warkiis dhaaaaaaf
shekada baa igu socota
geesiyo xussen&jooqle
guuuuuul soomaali wayn
masha allaah wadaniyiinta dhabta alloow idiindhowr
Wallahi wan jariiricooday allow itus wadankeyga o awood leh wali maarag dowladnimo.
Waxan indhaha kuso kala qaaday dhiiga somaliga o micna ku fadhinin somalidi o saqiiraha iska gowracayo.
One day one time I promise that I will serve my people and my nation fearly.
Somalaay guulesta
In sha Allah doolad dhisan ayaa noqonaynaa 🇸🇴💪🏽
heestan qofki wadani ah waxay ku beereysa shucuur aad u ween runtii
wadani ayaaa tihiin walaahi forever libaaxyada wadaniga dhabta ah
wallahi waxaa tihiin wadaniyiin soomaliyeed waxaad tihiin madaxdii soomaalida allaha idin dhowro
We born we Rise we rule 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Masha alaah waa hees aad umacaan Reer shire waa wadaniyiin noolaada
♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️ m a
masha allah illow wadankeyga nabad buuxda nooga dhig aamin aamin aamin yaaaaarbi wadaniyaasha dhabtaa allow dhowr siba kooxda qeyladhaan oo ey ka mid yihiin reer shire jaamac ciyaaar jecel viva wadaniyaasha meelkasta oo ey joogan
Mashaallah they are trying to show people what is good about country and the important of peace I love my country 4 ever
Walahi waanku oyaah heestaan waa dareen badan beey igu reebtay 2025 2020
axsan hees qiira leh Allow dhowr dhulkena hooyo aamin aamin
Hada waa 15-May 2020, dalku waa nabad, Alxamdulillah, Ramadan Kariim🇸🇴❤
Qabyaalad halkaney nadhigti qarankena allah no hagaajiyo👏👏👏👏
Kunkay ?
mansha allah wlhy waa hees dhiiga ku dhaqa jini
Best son ilaahow caafi jooqle shire xuseena meeshiisa ku amaanso waa wadaniyin
Dhiiga haduusan kudhaqaaqin damiir malihid
Yaa ila dhageysanaya heestan maalmaha xoriyada 🇸🇴
ani aapo noo daar
ogow dhulka hooyo ogow 77 ayaan soxasuustay alee alee ciil lomadhinto
Tolayoo tolaay
War goorman duligan ka baxaynaa😢
xuseen shire iyo jooqle waxaa tihiin wadani dhab ah anigana wn idin taageersanhy cadawgiina unoolaada ilahow wadankeyna nabad nooga yeel adaa wx walbo aboodo amiin
mnsha allaaahh
wale ku waan in ey wadi niyeen yahiin wajigodo ayaa laga daree mayaa waliba kan yar ee xuseen shire
Cawoo ay tahay 7/20/2022 baan daawan❤️🇸🇴 God bless my beloved country🇸🇴❤️
Dad baa dhahaayo Xusen shire waa qabyaladiste
Www Nice Wadani Song Big Abwaan Xuseen Shire And Super Laxamiiste Jooqle Waa Sax Qof Waliba dhulkiisa Hooyo inuu U Dagaalamo Si Uu Hormar iyo Wanaag u gaarsiin Lahaa Cadawgana Kaga Bixin Lahaa
Dulkeygaa hoyo somalinimo ♥️😪❣❣❣❣
It deserves over 10M views 🇸🇴❤️
nn
@@diimowfreeman169 §dsxxsxßßcqdsqssaw
Wadani weye
😢 pp8yhuhuuyuyyycfyfycyffvyvyvyygwgrwtgyqtbqqggr2qjrjyruykgkyejmsg.f dmhfsxc 🖤💛👨❤️👨🤍🫅👬🧑💻🟥♊👬♊😁🥰😅🥰😚🙂🥹☺️🤩@@diimowfreeman169
20/11/2024 😢 ayaa dawanoya hestan waba iska jecelahy😢
ilmo ciyaar jacel wadaniyaal dhaba wllh noolada waligiin
2022 wali waan dhageysanoyaaa
maashaa aallah Allaha idin dhowro reer shire ciyaar jacel
Dhulku waa dhul alle barakeeyay nimco io barwaaqo ku maneystay blse dadkisa aya bahal ku noqday oo hormar io nolol u diidan😭😭😭😭
ciidankad dhashaan ahay
waxan dhaarku maraya inanku dhinto🇸🇴🇸🇴 9/1/2021
𝙒𝙖𝙡𝙡𝙖𝙡𝙤 𝙬𝙖𝙙𝙖𝙣𝙞𝙮𝙞𝙞𝙣 𝙖𝙝 𝙢𝙖𝙨𝙝𝙖 𝙖𝙡𝙡𝙖𝙝
waa hees aad u wanaagsan oo wadaninimo laga dheehan kaaro qeylo dhaan mahadsanidin sida wanaagsan aad u wacyi gelisiin shacabka somaliyed, soomaalidu sugaan baa wax loogu shegaa ee si fican haloo bogaadiyo shacabkenada oo kala jajabay...........
Heesaha wadaniga ah ee ambassador owliyo dadweyne uu alifay tan ayaan ugu jeclahay.
Heesaha waxan jecelhy kuwooda wadinigaaaa😭2014
Ogow Dhulka Hooyo Ogow Qaylo Dhaan Wan Idin Wataa Xuseen Shire Jaamac Ciyaar Jecel..🇸🇴💯🙏
Wadaniyiinta reer ciyaar jecel masha allah
Still watching and will never Tired 2022☕
Ciidankaad dhashaan nahay
Waxaan dhaar ku maraynaa
Inaan dhulka hooyo
Nacab kaa dhacshaayo
Diintayda dhowro
Udhintaa daraadaa
Eebbow soomaali weyn cududii ay lahayd usoo celi oo miday Soomaali oo mida maalin uun na tus
26/09/2024🎻🇸🇴🇸🇴
2024
❤️😭😭😭😭😭
Msh allh waa wadiniyaa allow dhowr xuseen iyo jooqle
xusen shire
Inta imatay kadib xukunkii bada ee somalia kugule satay 12 oct 2021 guul qaran
Ala Maxaan u xiisay jooqle shire😢😢😢😢😢😢😢😢
maasha,Allah allow nodaya, ilma shire waynasharfen
masha alaah dadkaan ayaa kaa eh wadaniyiin somaliyeeed inta kale beeeeeeen
somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫡🫡👨✈️👨✈️
Aallhayaw wallkeen jooqle cafimad sii wallyal usoduceya ❤❤❤❤❤❤❤❤
Somalinimo 🇸🇴 💪October 2020
#Mareexaan waa wadaniyin wlahi
Qabil maxa mesha ukeeni dadka xanunsan wa iskasidan
Dhaxalkii awoowgey marabno inaa katago ilaahow kuu naxariisto awoowgey maxamed siyaad bare somali oo israacsan rajeynayaa
Waa wadani daacad ah dalka qiimihiisa kafikira allaw riyadooda rumay masha allah f
Masha Allah xusen joqle reer ciyaa jcl waa wadaniyaa dhab ah allha nii daayo
Run ahaantii waa hees qiiro wadaninimo leh Good songs
masha allah kooxda qeylo dhaan noolada
Hiirey Caraale illahow somali xakheda usoceli Amin amin
2walaalo oo daacada illahow inoo daay wadaniyal dhab ah inaa tihiin aaa qirayaa soomali dhan illah sidan ka dhigo kuwa daacada ah
👑⌚allwo dhooro ciyaal jecel iyo walkis jooqale amiin waa daad wadin sax somalimo 🎓ku ween viv reer ciyaal jecel 📞 dhaamaanto 🌷
Ogow dhulka hooyo ogow🙏🏼😭😭
Mansha aallah. Libaxyada somalia nolada 👈
ciidamada Koonfurta somalia ee mushaar la'aanta ka cabanaya 2019 may heestaan dhagaystaan oo dhulkooda difaacdaan #LIKE saar hadaad dhagaysanaysid #2019
Siilka hooydaa bay Ka cabanyaan
4 years ago baa laga jogaa marki laso dhigay mantana Ani baa ka hadalaye dadka dhan wexey leyihin heestan siba dhabey itabaneysaa Lkn waa suale maxaa wadanka u xureysan la nahay ogow dhulka hooyo walalo isjecel wadinayad ka muuqato walahi xuseen shire jooqle shire walalayal alaha idin dhowro wadankena aan u dhimano yana sugin gerida anagoo cadawga iska dhaceyno aan dhimano
msha allah reer ciyarjecel allah idin dhwro xqiqdi wxa thiin wadaniyiin dhab weliba ku dysho mudn blse mrby tarikhda idin xusi donto dadlkina halka ka sii wada insha allah somlia mar bay so laban hdu alle idmo
that's long term goal Somalia hanoolaata amiiin
waligiiin jira fanaaninta qaranka aaaaan ku faaano xilli walaba
nin sagaal bilood lagu dhalay waxba iima dhimbin karo dhuuni doon xad gudub wada cashir baan u dhigayaaa
hees kalooo aan ladhacay
(dhaxal kiii awooow geeeyn dhurwaayada cunaayaan kama dhuumanaayeee waaaan ka dhiiidhinayaaa)
Allow wadakena nabad ka dhig🤲